Tacsi: Maxamed Xuseen Ilkadahab


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin


INAALILAAHI WAA INAA ILAAHAY RAAJUCUUN

Waxaa kaloo halkan tacsi ka diraya dhamaan qaybaha kala gedisan ee Bulshada Beesha Leelkase sida Issimada,Odayaasha, Culimadda, Aqoonyahanka, Saraakiisha  Ayagoo uga tacsiyeynaya geeridii naxdinta laheyd ee ku timid marxuum Maxamed Xuseen Ilkadahab i Qoyskii uu ka geeriyoodey iyo dhamaan Qoyska reer Xuseen Ilkadahab  inuu EEBE samir ka siiyo , marxuumkana uu EEBE Jannadiisa ugu naxriisto. “ Aamiin, Aamiin,Aamiin….“

1.       Ugaas Axmed Ugaas Maxamed

2.       Cali Ugaas Maxamed

3.       Cabdulaahi Ugaas Maxamed

4.       Dr. Aden Ugaas Maxamed

5.       Maxamuud Ugaas Axmed Ugaas

6.       Suldaan Cali Salaad Cusmaan

7.       Suldaan Mohamed Jaamac Shire

8.       Suldaan Xassan Xaaji Maxamuud

9.       Suldaan Subeer Xaaji Maxamed

10.   Nabadoon Maxamed Xaashi Cigaal

11.   Nabadoon Cabdirashiid Maxamed Garawaan

12.   Nabadoon Bashiir Cali Isxaaq

13.   Nabadoon Yaange Cabdulaahi Dooymare

14.   Nabadoon Axmed Ismaaciil Aden

15.   Nabadoon Maxamud Axmed Gaarcad

16.   Nanadoon Axmed Dacar Diini

17.   Nabadoon Axmed Yuusuf Raage

18.   Nabadoon Cabdulaahi Warsame Araxey

19.   Caaqil Cabdi Salaad xaaji Cabdi

20.   Caaqil Faarax Cilmi Ciise

21.   Caaqil Saciid Axmed ( Baati)

22.   Shiikh Ibraahim Xirsi

23.   Shiikh Maxamuud Xaaji Yuusuf

24.   Ganacsade Xaaji Muuse Saciid Xassan ( Muuse dhagey)

25.   Ganacsade Cabdirashiid Dhadin

26.   Ganacsade Faarax  Maxamed Jeenihaar

27.   Ganacsade Cabdisalaam Yuusuf Dhagey

28.   Ganacsade Cabdirisaaq Ashkir Muuse

29.   Ganacsade Axmed Cabdulqaadir

30.   Ganacsade Cumar-sayid Maxamed Guraase

31.   Ganacsade Maxamed Sooldaad

32.   Gudoomiyaha BDGP Cabdirashiid Maxamed Xirsi

33.   Wasiir Cabdikhaliif Shiikh Xassan

34.   Wasiir Saleebaan Maxamuud Saciid Dhoodi

35.   Xildhibaan Dr Cabduqaadir Cabdinur Xaashi

36.   Xildhibaan Avv Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil

37.   Xildhibaan Ciise maxamed Guraase

38.   Xidhibaan fadhaye Cabdulaahi Xassan

39.   Xidhibaan Cali Axmed Ilkadheere

40.   Ex. Xildhibaan Cali Ismaaciil Cabdi Giir

41.   Ex. Xildhibaan Cabdulaahi Axmed Cabdile

42.   Ex. Avv Xildhibaan Cali Muumin Ismaaciil

43.   Ex. Xildhibaan Cabdulqaadir Sh. Ismaaciil Aw Xaashi

44.   Ex. Xildhibaan Faarax Maxamed Garawaan

45.   Dr. Khaliif Muuse Samatar

46.   Dr. Cabdullaahi Axmed Karrani

47.   Dr. Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi

48.   Dr  Yuusuf Rush

49.   Dr. Cabdulaahi Shiikh Xuseen( Hantiwadaag)

50.   Prof. Saciid Cali Jaamac Diini

51.   Prof. Maxamud Xaaji Cabdiraxmaan

52.   Eng. Guuleed Dhurwaa

53.   Aabe Yuusuf Xaaji Cabdi

54.   Aabe Cabdulqaadir Maarshaale

55.   Eng. Maxamed Cabdulqaadir Marshaale

56.   Dr. med. Yuusuf Cabdulqaadir Marshaale

57.   Dr. med. Raage Cabdulqaadir Maarshaale

58.   Dr. med. Shucayb yuusuf Xaaji Cabdi

59.   Dr. med. Cabdirashiid Maxamed Aden

60.   Dr. med. Gaaciye Cabdullaahi Axmed Qaaje

61.   Dr. Axmed Faarax Muuse

62.   Gen. Axmed Cabdinur Xaashi

63.   Gen. Saacid Daahir Saciid

64.   Col. Maxamud Xirsi Geesood

65.    Col. Maxamud Xaaji Shire( Abu-raas)

66.   Col. Maxamed Cali Xaashi

67.   Col. Axmed Saciid Xaashi

68.   Col. Duuliye Faarax Salaad Gandershe

69.   Col. Cabdirisaaq Maxamed Ilkadigir

70.   Col. Maxamed Maxamuud Saciid Dhoodi

71.   Maxamed Cali Madhoodhe

72.   Cumar Maxamuud Sowjar

73.   Maxamed Cabdirahmaan Wardheere

74.   Cabdiqaasim Maxamed Xassan (Afhayeenka Beelaha Nugaal)

75.  Axmed Yaasiin Sooyaan

76.   Cabdikariim Wagaafe

77. Jaamac Ciise Gaab

78.   Mursal Maxamed Jaamac

79.   Cismaan Salaad Xaaji Cabdi

80. Cabdinuur Khaliif Xaashi

81. Xuseen Shire Aw Aaden

82. Sadik Warfa

83. Cali Warsame Araxay

84. Aadan Salaad Warfaa

85. Faarax Axmed Caato

===========================

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, Dhambaal Tacsiyeed Oo Ku Socda Dhamaan Ummada Soomaaliyeed, Qooyski  Iyo Qaraabadi Uu Ka Baxay Allaha U Naxariito’e Marxuum Proff. Xuseen Maxamed Ilka-dahab.

Tacsi Tiiraanyo Leh: Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun aniga oo ku hadlaya magacayga iyo kan dhamaan Aqoonyahanada iyo Qurbajoogta beesha Sade waxaan dhambaal tacsiyeed  oo tiraanyo leh u dirayaa dhamaan Ummada Soomaaliyeed gaar ahaana Eheladi iyo Qaraabadi uu ka baxay Allaha u naxariisto’e Marxuum Proff. Xuseen Maxamed Ilka-dahab, oo xalay ku geeriyooday dalka Bulgaria, waxaana Ilaahay uga baryaynaa in uu Marxuum Proff. Xuseen Maxamed Ilka-dahab uu janadi Fardowza ahayd ka waraabiyo samir iyo iimaana ka siiyo eheladi iyo qaraabadi uu ka baxay. Aamiin Aamiin Aamiin.

Geeridu waa xaq Allaha u naxariisto’e Marxuum Proff. Xuseen Maxamed Ilka-dahab waxa uu ahaa saaxiib iyo shaqsi bulshadu aad u jecel yihiin, waxa kale oo uu ahaa Aqoonyahan iyo Siyaasi dadka iyo dalka Soomaaliyeed wax badan u soo qabtay badalkiisana Allaha nasiiyo. Aamiin Aamiin

Nur Abdulkadir Ugas
nurugas@gmail.com

============================

INAALILAAHI WAA INAA ILAAHAY RAAJUCUUN

Waxaa Maanta oo Taariikhda ku beegnayd Sabteembar 21 2012 ku Geeriyooday dalka Bulgaariya Alle ha unaxariistee Prof. Maxamed Xuseen Ilkadahab. Oo Ahaa Taqtarka khaaska ah ee qadafi ee Indhaha soona  noqday safiirka Somalia ee Bulgaariya iyo Libiya

 

Waxaa tacsi loo dirayaa qaraabadii , eheladii iyo saaxiibadii uu ka gaariyooday marxuun Proff. Maxamed Xuseen Ilkadahab, waxaa marxuumka ilaahay looga baryayaa in uu janadii kawaraabiyo Aamiin, Aamiin, Aamiin.

 

Marxuun ka waxaa tacsi tiiranyo le u diraya dhaman jaaliyada beesha leelkase Nairobi oo kala ah sidaan

 

 

1.Gudoomiyaha Jaaliyada Leelkase ee Nairobi Xaji Muuse Siciid Dheere

2.Nabadoon c/rashiid maxamed muuse dhadin

3.Cabdirisaaq ashkir muuse

4.C/salaam yusuf dhagay

5.Farax maxamed jeenihaar

6.Cubayde cali gurxan

7.Axmed quute

8.Cabdirishiid dahir gaboobe

9.Cabdinasir gurxan shaybe

10.Muuse maxamed cali

11.Maxamed aadan gaawe

12.Ciid maxamed shire

13.Cabdixakiin dhahin muuse

14.C/samad sigad jamac

15.C/rashiid dhagajalac cali

16.Nuur maxamud indhaguduud

17.Farxan c/laahi quule

18.Axmed gooni

19.Maxamud bashiir cismaan

20. Kadar abdicasiis wardheere

21.Hooyo xaawo maxamed guraase

22.Hooyo sahro cali dahirabdigiir

23.Hooyo xaawo camir

24.Hooyo muxubo xaashi maxamud

25.Hooyo baar garaarawayne

26.Hooyo tariig boobe

27.Hooyo fartuun xassan maxamud

28.Sacdiyo abdirahmaan cigaal

29.Xaawo farax dheere

30.Sahro farax abdi giir

31.Cabdiwali afjabay xaleef

32 Caasho Daahir Saciid Xaashi

33 Roodo  Abdiaziz wardere

34 Sadia  Abdiaziz wardere

35 Nabdoon  abdirahman abdi wardere

36 Col Abdiaziz  Abdi  Wardere

37 Col Abdulqadir Facow

38 Abdinasir  Khalif Xaashi

39. Abdirashid Khalif Xaashi

40 Abdulqadir Khalif Xaashi

41 Abdullahi Yassin Khalif

42 Abdulqadir Yassin Khalif

43  Muuse maxamed cali

44 Mahad jaamac juunle

45 Abwaan bilig hurfe

46 Cabdiwali afjabay xaleef


Use Facebook to Comment on this Post

Share

Tags:

65 Responses for “Tacsi: Maxamed Xuseen Ilkadahab”

  1. Waa xaq. says:

    Wuxuu ahaa aqoonyahan, siyaasi, wadani. Illaahow janadii gee aamiin aamiin aamiin.

  2. Bahdoon says:

    Inaa ilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, Waxaan Eebbe uga baryayaa naxariistii janno, eheladiisana in Eebbe samir iyo iimaan ka siiyo,

  3. cadaalah says:

    inaa lilaahi wa inaa ilahi raajicuun, RBC war tafatiran naga siiya marxuumka, nin weyn oo qadarin mudan buu ahaa. allow u naxariiso

  4. Ceelbooc says:

    Aqoonbaa ciida kahoos martay, AUN

  5. Yasin says:

    Waa wadani ilaahow janadaadii KA waraabi aamiim aamiim

  6. Inaa li laahi WA inaa ileeyhi raajucuun marxuumka waxaa u ahaa Dr Siyaasi rugcadaa ah Ambashator Xildhibaan ku caan baxay isku xirka iyo wada shaqeenta wadamada Reer galbeebka iyo dowlada Somaliya inuu kawada shaqeeyo inay wada shaqeeyaan waxaan ahliyadii qaraabadii iyo dhamaan Somaliya oo dhan Ka geeriyooday waxaan Eebe u waydiina yaa camalkii wsnaagsanaa ee uu u qabtay dadkii iyo wadankiisa ugu naxariisto Janatul Fardoos na Ka wsraabiyo asaaga aweedeeh Aamin Aamin yaa Rabi

  7. Mahad Abbi says:

    Allah ayaan uga baryaynaa naxariistiisa. Professor waxuu ahaa nin aad loogu yaqaan international lakiin somali waxaa yaqaanay kaliya dadka aqoontoodu dhafsantahay somalia. ilahow u naxariiso marxuunka Aamiin

  8. galdogob-somalia says:

    allow kuu naxariisto wuxu ahaa halyeey aysan bulshada somaliyeed ilawi donin guud ahaan gaar ahaan reer mudug oo xiliyo adag is garab taagay wuxuna ahaa nin cadallada u hiiliyay allow kuu naxariiso

  9. Villa Garsoor says:

    Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajucuun, ilaahoow unaxariiso oo udanbi dhaaf profesorka aamiin, mutacalim weyn ayuu ahaa, oo ku taqsuusay cilmiga indhaha, oona soo ahaan jiray Ambassadorka Libya dhawr iyo toban sano, ahaana DOCTOR-ka ugaarka ee Muomar Gaddafi, ilaaheey ha unaxariisto asna, aamiin. Professorku waxaan umaleyn inuu ku dhashay deegaanka Bander Bayla, oo eey ehelkiisi badankood joogaan, oona sifiican looga tabi doono.

    Ilaahoow ehelkiisi samir iyo iimaan kasii, oo booskiisi KUN lamid ah tolkiisi ka dhex dhali, oo cilmiga iyo aqoonta meeshii kasii wada, aamiiin, aamin, aamin

  10. Gaalkacyo Puntland says:

    Ilaahey ha u naxariisto asagaa qaadir ahe. Annagana ha inooka daba naxariisto maalintaan meekhaankaas joogno

  11. Inaa lillaahi waainaa ilaahi raajucuun allaah ha unaxariisto marxuunka janadiina haka waraabiyo aamiin samir iyo iimaan dhamaan qaraabadii iyo saaxiibadiiba Aaamiin

  12. ceelshube says:

    ilaahay janadii haka waraabiyo ilkadahab aadbaan ula socon jiray wax qabadkiisa. amiiiiin

  13. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJUCUUN. ILAAHEY Ha unaxiisto marxuumka.

  14. A. Fakkad says:

    Allaah ha u naxariisto marxuumka.
    Tacsi ehelada oo dhan sabar muujiya.

  15. yaaq says:

    inaalilaai waa inaa raajicuun ilahay haw naxariisto ,jandiina ha ka waraabiyo ,qowskii iyo qaraabadii uu ka dhintay samir iyo iimaan ala ha ka siiyoo ….aamiin ….aamiin ….

  16. alidahir says:

    inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun ialahay waxan uga baryaynaa inuu unaxariisto proff ilka dahab janadisana igu deeqo waxa uu ahaa runtii nin aad uqiima badan isaga iyo dhaamaan dadkii ku geeriyoday qarax yadii ismidaminta ahaa

  17. yaaq says:

    waxaan halkan tacsi uga dirayaa .ehaladii iyo qaraabadii uu ka dhintay prof Maxamed xuseen ilka dahab ,,waxaana lee yahay isagana janadii ilahaay ha geeyo inaga iyo umada somaaliyeedna samir iyo imaan ala ha ka siiyo …..aamiin ,,,,aamiin…

  18. axmed rafle says:

    amin amin amin ya rabi, ninkani waxu ahaa aqonyahan somaliyeed xilal badana ka so qabtay daka somalia ahan jiray safiifkii somali ufdhiyay libiya xildhibaan iyo shaqooyin badan o dalka iyo dibadaba alow unacariiso samir ka sii eheladiisi iyo dhaman qarabadisi iyo dhaman umada somaleyeed

  19. xassan Waayeel says:

    Allaaha Ha unaxariisto Prof. Ilkadahab Janatulfardowsa Allaha Hakawarabiyo

  20. Inaa Lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun, Alle ha u naxariiso Prof. Mohamed Ilka dib. Nin qaali ah ayuu ahaa; waxaan siddoo kale u tacsiyaynayaa ehelkiisa. Sidoo waxaan halakan duco ogga dirayaa assagga iyo wariyayaashii naftii haliguhu qarxiyay.

  21. Cadaalad says:

    Ina lillahi wa ani ileyhi rajicun illahow Janatul Firdowsa ka waraabi ehelediisiina Samir & iimaan ka sii aamin aamin “kulu Nafsin daa’iqatul mowd”

  22. Aden Mohmed says:

    inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajacuun: kulu nafsu daaiqatal moowt waxaan si qaas ah ugu tacsi u dirayaa reer Xuseen Ilkadahab oo aan ehel iyo macaariif aheen Mogadishu, Somalia. Rabi samir iyo imaan hanaga siiyo marxuumka rabi janadiisa ha kawaraabiyo aamiin aamiin.

    Aden Mohamed Aden

  23. cawaale says:

    ilka dahab waan iqiinay oo markuu libiya joogaan aqiinay ale haaunaxariisto

  24. Ismail says:

    Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun,, geeridu waa xaq allah nagu leeyahay Subxaana watacaala, Abtigey Prof ilkadahab waxaan rabbi ugu baryayaa inuu qabriga unuuriya oo uu naxariistiisa janno siiyo. yaa allah

  25. inaa lilaahi wa inaa ilahi raajicuun waxaan ilaahey kaga baryayaa in jannada kaa waraabiyo waxaan tacsi u dirayaa carruurtiisa dr.kulmiye maxamed xuseen drs.safiya maxamed xuseen iyo drs.nuura maxamed xuseen samir iyo imaan ilaahey ha inaga siiyo aamiin aamiin

  26. halgan says:

    inaa lilaahi wainaa ileehirajicuun ale waxaan ooga bar yayaa in uu janatul fardooso geeyo
    waxaa naga baxay nin aad u qiima badan alow u naxariiso amiin amiin yarabi

  27. INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN WAA XAQ GEERIDU WAXAAN HALKAAN TACSI UGA DIRAAYAA DHAMAAN QOYSKII IYO ASXABTII UU KA GEERIYOODAY MARXUUM MOHAMED XUSEEN ILKA DAHAB IN ILAAHEEY SAMIR IYO IIMAAN NAGA SIIYO JANADII FARDOWSANA ILAAHEEY GEEYO AAMIIN AAMIIN

  28. Birqaale says:

    innaa lilaahi wa innaa ileehi raajicuun,, geeridu waa xaq, professorka waxaan ilaah uga baryeyneynaa janatul firdoos, ummada somaliyeed oo dhan ayuu ka dhintay ,samir iyo iimaan ..

  29. Abdulkadir Afmaged says:

    INNAA LILLAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN WA LAA XOWLA WALAA QUWATA ILLAA BILLAAH .

  30. Inaa Lilaahi wa inaa ilahi raajicuun, Geerida waa xaq, Allaha Weyn ha u naxariisto, eheladii uu ka baxayna samir iyo iimaan Alle ha ka siiyo!!!!!!!!!!!!!

  31. Gabal qariye says:

    inaan lilaahi wa inaa ileyhi rajicun prof ilka dahab ilahay how naxaristo rowdatun oo min riyaadul janah alaah howga dhigo qabrigiisa aamin amin samir iyo imaana somali alaah haka siyo dhamaan aamin amiin

  32. Gabal qariye says:

    inaan lilaahi wa inaa ileyhi rajicun prof ilka dahab ilahay how naxaristo rowdatun oo min riyaadul janah alaah howga dhigo qabrigiisa aamin amin samir iyo imaana somali alaah haka siyo dhamaan aamin amiin …

  33. Inaa ilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, Waxaan Eebbe uga baryayaa naxariistii janno, eheladiisana in Eebbe samir iyo iimaan ka siiyo,

  34. Inaa ilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, Waxaan Eebbe uga baryayaa naxariistii janno, eheladiisana iiyo asxaabtiisiiba Eebbe samir iyo iimaan ka siiyo, Waxaan Eebbe uga baryayaa naxariistii janno in uu siiyo.

    Prof.Moxamud XaajI Cabdiraxman

  35. PUNTLAND112 says:

    INAA LILAAHI WAA INAALILAHI RAJUCUUN WAXUU AHAAA AQON YAHAN HADANA,,, WAXAAN ANIGA AAD UBARTAY XILIGUU AHAA SAFIIRKA LIIBIYA U FADHIYA SOMALIA XILIGIII QADAAFI NOOLA

  36. Eng. Mohamed Abdullahi says:

    Innallilaahi wa’ina illeyhi raajicun. Illahay ha u naxaristu, hana u danbi dhaafo Prof. Dr. Maxamed Xussein Ilkadahab, Amiin!!.

  37. j yasin says:

    INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAAHI RAAJICUUN. MA DHINTE WAA ILAAH, MOHAMED HUSSEIN ILKO-DAHAB WAXA UU AHAA NIN AAN AQOON U LEEYAHAY, AAD BAAN UGANAXAY GEERIDA KU TIMID INKASTOO GEERIDU XAQTAHAY. PROF. MARXUUM MOHAMED HUSSEIN ILKO-DAHAB WAXA UU AHAA SHAKHSI KU WEYN UMMADDA SOOMAALIYEED, AQOONYAHAN, DHAKHTAR, DIBLOMAASI IYO SIYAASI KABAXAY UMMAD SOOMAALIYEED OO DHAN. ILAAHAY SAMIR IYO IIMAAN HAKASIIYO EHELKII, QARAABADII IYO UMMADDA SOOMAALIYEED ISAGANA RABBI HAKA WARAABIYO JANNADII FARDOWSA. AAMIIN-AAMIIN.

  38. Jebarti ! says:

    ASC. INAA LILAAHI WAA INAALILAHI RAJUCUUN Dr. Mohamed Hussein Mohamed Ilka Dahab allaha unaxristo eheladii qarabadii asxaabtii uu ka geriyoday samir iyo iimaan allaha ka siiyo janadii fardoos allaha kawarabiyo aamiin aamiin

    prof. Mohamed waxuu ahaa PORF . DR .MD. PHD Ambassador Iyo Xubin Barlamaan wuxuu Mohamed ahaa siyaasi aad iyo aad caan ku ah doladaha yurub carabta iyo africa siyasada arimaha dibadana ku caan ah Dr. Mohamed waxuu ahaa dhaqatirta dunida caanka ka ah oo ku taqasusay cudurada indhaha ku dhaca waxuu indhaha ka daweyay boqoro dunida caan ka ah iyo madaxweyna yaal uu ka mid ahaa madaxweynihii la dilay ee dalka libiya Gaddafi marka waa aqoon yahan ka baxay umada soomaaliyed oo dhan allaha u naxristo samir iyo iimaana allaha naga siyo aamiin aamiin .

  39. Mohamed cadow says:

    Ina lillahi wa ina ileyhi rajicun waxaan aad oga naxay geeridii ku timid adeerkey illahey janadii firdowso haka waraabiyee Amin Amin….

  40. Anigoo Ku hadlaaya Magacayga iyo kan reer Salad Dude Waxaan leenahay.INNAA LILLAHI WAA INAALILAHI RAJUCUUN. Dr Mahame Husien Mahamed Ilka Dahaqb Allaaha unaxariisto,Anagana alaha nooga daba naxariisto,Qaraabadii,eheladii iyo waliba xasas iyo caruur intaba alaaha ka samir siyo,sasagana Janatu fardawsa allaaha ugu bishaareeyo,Amiin Amiin Amiin

  41. prof piccolo says:

    Dhamaan Rugcadaagii SSDF waxey tacsi u dirayan Allaha u naxariisto Dr M.H.(ilko dahab) marxuum oo ahaa rugcadaad siyaasi ah oo halgan adag u soo galey iney somaliya meeshan marto dhamaan asxaabtii iyo ehaldii iyo qaraabadii uu ka baxey marxuumka samir iyo iiman allaha ka siiyo Amiin

  42. Shandile says:

    Inalilahi waina ilahay rajucuun. Samir iyo imaan .janada ilahay ha geeyo.

  43. ayub jama ahmed shire says:

    inaa lilahi wa ina ilayhi rajucun allah ha u naxaristo walalken wxu aha tiir kajabay umada somaliyed waxana ura jaynayna allah jatul fardowsa in uu geyo aamin

  44. Innaa lilaahi wa innaa ilayhi raajicuun , waxaan halkan tacsi ugu diraynaa dhammaan eheladi iyo qaraabadi uu ka geeriyooday allaha u naxariistee Dr.Moxamud Xussein Ilkadahab , annagoo dhanna samir iyo iimaan allaha naga siiyo , assagana jannadii allaha geeyo, aamin .

    Prof.Moxamud Xaaji Cabdiraxman , xaaskiisa iyo carruurtiisa
    Axmed Moxamud xaaji (Khumayni) Guddomiyaha jaaliyada Soomaalida ee Kuwait
    Safiya Xaaji Moxamud
    Samira Ilkaluun

  45. illaahay janatul fardowsa hagu bishaareeyo amin amin ayaan leenahay usoo duceeya hadaba marxunka qofkasta aqoon buu u lahaa marxun prof, maxamed xussen aniga wuxu ahaa adeerkay sxbkay aqoon yahan somaliyed aad u jecel midnimada somaliada habeen ki igu dambaysay oo ahay sanadkan bishi may waxan xasuusta hadaladisii ku beeg naa xiliga kala guurka iyo ducooyin uu ku dhucaysanayay in ilaahay somalia dhibka ka dulqaado ugu dambeytii prof ilkadahab oo ahaa safiir in mudo ah libia xildhiman ahaa aqoon yahan kaso baxay jamacado kala duwan oo inta badan oga so baxay meesha uu hada ku dhintay ilaahay waxan oga baryayaa raxmad jano dambi dhaaf amin amin.

  46. Zack-London says:

    Inaa li laahi wa’inaa ileeyhi raajucuun allow kuu naxariisto Prof. Maxamed Xuseen Ilkadahab ilaahay janada hakaa waraabiyo…… qoyskii iyo qaraabadii uu ka dhintayna samir iyo iimaan ilaahey ha ka siiyoo ….aamiin.

  47. acww walaalayaal
    aniga oo ah abdikassim mohamed hassan waxaan codsanaayaa in loo duceeyo maxamed xuseen ilkodahab oo maanta u baahan duco iyo in alle loo waydiiyo danbidhaaf iyo naxariista janno aamiin

  48. Abdi Isse says:

    Inaalilaahi wa inaailaahay raajicuun, waxaan halkan tacsi naxdin leh uga dirayaa dhamaan reer xuseen Ilka dahab iyo eheladii uu ka tagay marxuum maxamuud, waxaan Ilaahay uga baryayaa in uu naxariistii janno siiyo Aamiin

  49. REER DAAHIR SICIID says:

    waxaan hadaanu nahay reer daahir siciid xaashi tacsi u diraynaa reerkii iyo eheladii uu kageeriyooday maxamed xuseen ilko dahab ilaahayna uga baryaynaa danbidhaaf iyo naxariis aamiin

  50. PUNTLANDI says:

    ALAHA U NAXRISTO ILKA DAHAB SAMIR IYO IMAN ALAHA KA SIYO DHAMAN QARABADI UU KA TAGAY SAMIR IYO IMAAN ALLE HAKA SIIYO WAXAN WAY DIINAYA RAXANREEB ILKA DAHAB MA BASBUU U DHINTAY MASE QARII MALINTII DHAWAYD MUQDISHO BAL WARBIXIN NAGA SIIYA BAHDA RAXANREEB MAHADSANID

  51. inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun alaha unaxaristo walaal keen maxamec xusen anaga samir iyo iimaal alaha naga siiyo waxaa u tacsiyaynayaa dhamaan intii uu ifka uga tagay iyo eheladoo dhan alaha uraxmado aaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiin aaaaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  52. Inaa li Laahi wa Inaa Ileehey raajacuun Allha u naxariisto Prof Maxmed xuseen Ilko Dahab,dhamaan reerkii iyo asxaabtii,qaraabadii uu kabaxey marxuumkana waan ooga tacsiyadeeynayaa,waxaan alla oga baryaa,inuu naxariis iyo danbi dhaaf siiyo,shacbka somaliyeedna samair iyo Imaan allaha ka siiyo Aaamin Amiin Amiin Amiin

  53. Prof. Abdulkadir Nur Salad says:

    AInnaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Eebbe ha u naxariisto Prof. Ilkadahab. Waxaa iigu dambeysey shirkii Qardho ee 1994. Ka hor waxaan ku xusuustaa Isbitaal ku yaal magaalo la yiraahdo Ajdabiya oo ku taal Libya oo inta la igu qalay aroortii takhtarkii i qalay oo ahaa reer Bulqaariya ii yimid oo ii shegay in xaloo dhan uu i dul taagnaa walaalkay Maxamed Xuseen Ilkadahab.
    Ka dib wuu ii yimid wuxuuna ii sheegay in uu madax u yahay takhaatiirta Bulqaariya oo ka shaqeeya Libya isla markiina uu takhtar u yahay Madaxweyne Mucammar Al-Qadafi.
    Ilaah isna Jannatul Fardowsa ha geeyo xaaskii, qaraabadii iyo ilmihiina samir iyo iimaan ha ka siiyo.
    C/qaadir Nuur Salaad

  54. Dr. Mohamed Arab says:

    Acw,
    Anigoo ku hadlaya magaca Somalida ku nool wadanka Bulgaariya waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa xaaskiisa, awlaadiisii , qaraabadii, iyo dhammaan intii marxuum Prof. Mohamed Hussein Mohamed Ilkadahab taqaanay iyo Somaalida dhan
    waxaan ilaahay uga baryeynaa jannatul firdawsa, samir iyo iimaana inaga siiyo dhammaanteen.
    Marxuum Prof.Mohamed hussein Mohamed waxaanu aasnay axadii 23.09.2012 15:00 , waxaana lagu aasay caasimada Bulgaria ee Sofia.Qabuura muslimiinta ee BOYANA
    Aaska marxuumka waxaa uu u dhacay si aad u qurux badan oo xurmo iyo xushadi ku dheehan tahay.waxaa ka soo qayb galay qaar ka mid ah safaaradaha wadankan Bulgaria sida: Sudan, yemen iyo marti sharaf kale ,sida Syria ,Masar, Turki, iyo dad aad u badan oo Bulgaariyiin ah iyo waliba somalida ku nool Bulgariya oo dhan oo gaaraya 25 qof.
    Marxuum prof. Mohamed Hussein waxaa uu aa nin magac dheer iyo sumcad wanaagsan ku lahaaa wadankan Bulgaria, aadna looga jeclaa .
    Anigoo ku hadlaya magaca Somalida ee marxuumka aastay waxaan Tacsi iyo mahadcelin gaar ah u diraynaa dhammaan reer Cabdiqadir Muxumed Cilmi ,gaar ahaan Dr. Rage Abdiqadir iyo Dr. Yusuf Abdikadir oo sababay in si wanaagsan loo aaso marxuum Prof. Mohamed Hussein Ilkadahab , weliba gacan diirana ka geystay

  55. Dr. Mohamed Arab says:

    Acw,
    Anigoo ku hadlaya magaca Somalida ku nool wadanka Bulgaariya waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa xaaskiisa, awlaadiisii , qaraabadii, iyo dhammaan intii marxuum Prof. Mohamed Hussein Mohamed Ilkadahab taqaanay iyo Somaalida dhan
    waxaan ilaahay uga baryeynaa jannatul firdawsa, samir iyo iimaana inaga siiyo dhammaanteen.
    Marxuum Prof.Mohamed hussein Mohamed waxaanu aasnay axadii 23.09.2012 15:00 , waxaana lagu aasay caasimada Bulgaria ee Sofia.Qabuura muslimiinta ee BOYANA
    Aaska marxuumka waxaa uu u dhacay si aad u qurux badan oo xurmo iyo xushadi ku dheehan tahay.waxaa ka soo qayb galay qaar ka mid ah safaaradaha wadankan Bulgaria sida: Sudan, yemen iyo marti sharaf kale ,sida Syria ,Masar, Turki, iyo dad aad u badan oo Bulgaariyiin ah iyo waliba somalida ku nool Bulgariya oo dhan oo gaaraya 25 qof.
    Marxuum prof. Mohamed Hussein waxaa uu aa nin magac dheer iyo sumcad wanaagsan ku lahaaa wadankan Bulgaria, aadna looga jeclaa .
    Anigoo ku hadlaya magaca Somalida ee marxuumka aastay waxaan Tacsi iyo mahadcelin gaar ah u diraynaa dhammaan reer Cabdiqadir Marshaale ,gaar ahaan, Eng. Mohamed Abdikadr Marshaale Dr. Rage Abdiqadir Marshaale iyo Dr. Yusuf AbdikadirMarshaale oo sababay in si wanaagsan loo aaso marxuum Prof. Mohamed Hussein Ilkadahab , weliba gacan diirana ka geystay.

  56. waxaa tacsi udiray maalin hore alaha unaxariistee walaal kay inka dahab

  57. Inaa Lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun

  58. Waxaan Tacsi halkaan uga diryaa Alle ha naxariistee Dr. Maxamed Xuseen Ilkadahab, waxaan leeyahay Ilaahay Janadii udgoonayd ha hageeyo. Xaaskii iyo caruurtii u ka tagayna samir iyo imaan ayaan u rajaynayaa Amiin.

  59. Ali Hassan says:

    Waxaan Tacsi halkaan uga diryaa Alle ha naxariistee Dr. Maxamed Xuseen Ilkadahab, waxaan leeyahay Ilaahay Janadii udgoonayd ha hageeyo. Xaaskii iyo caruurtii u ka tagayna samir iyo imaan ayaan u rajaynayaa Amiin.
    Aniga oo ah Eng Ali Adam Hassan (Afgaab) ahna asxaabtiisii ay isla ahaayeen reer Bulgaariya Muddo Badan. Marlabaad waxaan leeyahay fardowsa ALLAHA kadhigo gurigiisa danbe, anoo ku hadlayo magaca beesha Sade Daarood. Aamiin

  60. miidat says:

    inaa lilaahi wa inaa ileehi raa jicun allaha unaxariisto dr maxamed xuseen maxamed

  61. siigoboor says:

    Inaa lillhaahi wa inaa illayhi raajicuun, waxaan lee yahay anigoo ku hadlaya magaca reer (Siigo) dhamaan eheladdii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuun Maxamed Xuseen Ilkadahab, Allaha u naxariisto janadiina allaaha ka waraabsho.

  62. M.Najeria says:

    Innaalilaahi wa inaa ileehi rajucuun waa geri naxdinleh ilah sabir hanaga siyo idilken waana aqonyan somali oodhani tabidonto

  63. Inaa lilaahi wa Inaa ileehi krajucuun ilaa hay ha unacariisto murxuumka

  64. Ilaahay ha unaxareesto marxuunka janadina hageeyo amiin

Leave a Reply