Xog: Shariif Axmed Oo kala Diray Gudigiisii Ololaha Doorshada
Muqdisho (RBC Radio) Madaxweynaha Soomaaliya ee haatan waqtigiisa uu dhamaaday Shariif Sheekh Axmed ayaa si rasmi ah u kala diray gudigiisii ololaha doorshada xili 10-bishaan doorashada madaxtinimada Soomaaliya ay ka dhacayso magaalada Muqdisho.
Warbaahinta Raxanreeb ayaa heshay xog ku aadan arintaan oo sheegaysa in madaxweyne shariif uu qaatay go’aan ah in uu gudigaan kala diro ka dib markii uu saliigay tirade mudanayaasha baarlamaanka ee ay sheegeen in ay haatan ay yihiin diyaar in ay u codeeyaan musharax Shariif Sheekh Axmed.
Waxaa la sheegay kulan xasaasi ah oo habeen ka hor ka dhacay xarunta madaxtooyada in ay wadaqaateen madaxweynaha iyo waliba gudiga doorshada isla markaana ay ka sheekeesteen tirade xildhibaanada ee haatan liiskooda la haayo.
Gudigaan oo ay qayb ka ahayd haweyneyda lagu magacaabo Maryan jacayl ayaa la sheegay in ay u sheegeen madaxweynaha xildhibaanada haatan sida rasmiga ah loo heeyo in ay codka siinayaan madaxweynaha in ay gaarayaan 12-musharax oo kaliya.
Arintaas ayaa la tilmaamay madaxweynuhu in uu si aad ah uga carooday ka dibna uu si deg deg ah uu u kala diray gudigaas, wuxuuna sidoo kale soo magacaabay gudi kale oo ay ku jiraan qaar ka mid ah saaxiibadiis oo uu ka mid yahay C/kariin Xasan jaamac wasiirkii hore ee warfaafinta Soomaaliya.
Madaxweynaha haatan uu dhamaaday waqtigiisa ayaa dadaal badan wuxuu ugu jiraa sidii uu mar kale u soo laaban lahaa, xili haatan doorshada madaxweyne ee Soomaaliya ay ka dhimantahay halmaalin oo kaliya.
RBC Radio
Xafiiska Wararka Muqdisho















kkkkkkkkkkkkk ha waalato waleeee shariif weey heeysataa farmaajo madaxweynaha soo socda maalinta isniinta nooloooow farmaajo farmaajo farmaajo farmaajo farmaajo farmaajo farmaajo farmaajo
Caaqiba alle kaa qaad, waar nadhaafi murtadkaan. Arrintiisu waa cadahay duf iyo bakhti ayay kaa tahay soo noqosho!!!
Farmaajo wuu dhaama sheekh shariif marka caadifada iska daaya
shriiiiiiiiiiiiiiiiiif ayaa ah maadaxweyne
Aad baan ugufarax sanahay aniga iyo in badan oo dhalinta somaliyeed ah
Waxaan markii ladooranayay urajeynaynay guul wuxuuna abaal nooga dhigay
Biliqo iyo barakicis Somalia alle Waxay kaaga ga baryaysaa round ka koowaad in aad kuceebowdid in shalaah
shariif waa madaxweynaha 4ta sano ee soo socota xildhibaanada 80% asaga ayay tageerayaan qabyaalada iska daaya
Asc .. WaLaaLayaaL SOOMAALI WAXEEY Tiri Qofka U Quur Wanaaga Uu SaMeeyay Waana Wada Ognahay MadaxweeYne Sheeikh Shariif Inuu Wax Badan U Qabtay DaLka SooMaaLiYa Oo Waa Madaxweeynaha KaLiYa ee Soo Gaarsiiyay Horumarkaan uu Maanta Heeysto DaLkeena SOOMAALIYA .. WAAN Soo Dhaweeynaa Mudane Farmaajo Laakiin Waxaan Codsan Lahaa In Madaxweeyne Shariif LooGu Daro 4sano Si Uu Howshiisa Usii Wato .. WALAAHU ACLAM .. Wa BILAAHI TOWFIIQ .. WSC.W.W
Viva shariif
We love you
somali war waa dhameysay nin aan talin jirin hdi u taliyo nin aan tagi jiran ayaa tago lol mrka shariif nadhaaf khyr ilaah kuma siiyo umadana ka hordhaqaan .awalna wa ku soo baaday hdana wx uma hysid.somaliya ha noolaato
madaxweynaha waxaad ku aflaadeynaysaan qabyaad qeexan farmaajona ku taageyreysaan laakin waxaan idin sheegaa sharif asagaa somali barey farmaajo waliba waxaan idiin sheekaa shariif waxaa ninka rajada muuqata soo celiyey oo xataa somaliland wadahal wanaagsan la furey waxaana laga lagayaabaa in loo biiso marka ha ka nixina ee soo dhaweeya nin kasta oo la doorto waa iga talo hadii qabyaalad meesha timaado nin kastaa tabartiisa
baarlamaanka soomaaliya waxay u codeyndoonaan shaqsi marxaladan adag soomaaliya kasaarikara waana siyaasigaweyn danjire cadow shaqsi leh aragti fog shacabkana aan dambi kagalin
baarlamaanka waxay dooranayaan shaqsi aragti siyaasadeed oo fog leh daacad ah damina wadanka aan kagalin waa Dr cadow siyaasi rugcadaa ah
waxaa sannadkan madaxweyne ah mudane prof, mohamed a/lllahi farmaajo oo ah shaqsi nadiif ah iyo muwaadin xalaal ah waxaa alle ugu rajeynaa inuu ku guuleysto xilka madaxtinimo ee somaliya farmaajo runtii waa muwaadin dhab ah oo istaahilo inuu hogaamiyo wadanka soomaliya si uu u samato bixiyo shacabkiisa dhibaatada heysata insha allah guul farmaajo guul farmaajo guul farmaajo guuuuuuuuuuuul
waxaa ku guuleysanaayo prof, mohamed farmaajo oo ah muwaadin dhab ah kana saari kara dhibatada shacabka soomaliyeed guul farmaajo guul farmaajo guul farmaajo
Shariif & Farmaajo toona meesha waxbo kuma hayo, lakiin raggeeda ayaa jooga meesha. DUUGGEED. Kkkkkk
2daa nin midna waxbo ma qaban lkn waxa loo sameeye ayaa barobagaando ah.
yaahuu raxanreeb adigana ma sidii caadaqaatayaalka ayaad u dhaqmeeysaaa…sheeq shariif waa madaxweynaha ugu cad cad ee hada la dooranayaao inshaa allaah… waa ninka soo garsiiyey maanta in muqdisho lagu doorto madaxweeyne… marka is qabo raxanreeboow,, iskana dhaaf caadifada ku haayso…
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
allow mid aan dalka ibsaneyniin oo karti leh noo keen oo uu farole farta ugu yereyniin
viva salad cali jeele somali faidoo maleh salad baa ku roon
inu madaxweyne uu nooqdo
Adeer CID ay Puntland u joojinaysaa Ma jirto
waryaada beenta iyo barobagaantaha aad dadka beenta ugu sheegist iska daa saas wax laguma helo ”’ ciilka idiin haya ma yaro laakiin waxaa fiicnaa laheyd mid idiinka mid ah idiinka roonaado laakiin kuleigiina isku caqli waa laga fiicanyaha odaygiina 90 ka jiro iyo kiina 10ka jiro isku aqli ee qaraarka aad iyo aad weyn ayaa ku hayo markaad maqasheen shariif ayaa soo baxaayo war iska daa famaajo kiina madaxla’a oo aad meesha keenteen oo dadka iska gadaayo kuna hadley naag ayaa baraaminster ka dhigaaee ninmaka haweyi waa tusinaa horta waxaa ka horey adiga hel madaxweyne daqon marka calaacalka iska dhaafa bee man
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sharif iyo farmaajo waa seem wax ay isdhaamaan ma arko
Wallee Faroole ayay ku daadatay oo furka tuuray markuu maqlay nin-waallan in aysan cidi dooraneynin…kaas oo ah cabdiweli .. waxana laga codsaday in farooole keeno booska /// intuu keeni lahaa ”. arrintaa waxaa caddeeyay sharef Sakiin..
FARMAAJO HA NOOLAADO
CALI KHALIIF HA DHACO
GAAS KANIISADDIISA HA U NOQDO
]
kkkkk, waxaa muuqato in Puntland iyo raxanreeb afka furteen, kkkkk, waaga ayaa idinku baryay miyaa? waan ogaa in dhexdhexaadnimadiina eysan meel jirin, 12 musharax kulahaa kkkkkkkkkk, xataa 12 xilibaan waa kari waayeen, ma ogidiin miyaa in Aala sheekh kaliyah ey 40 gaarayaan, diida ama yeela, madaxweyne shariif waa soo socdaa
Wallee Faroole ayay ku daadatay oo furka tuuray markuu maqlay nin-waallan in aysan cidi dooraneynin…kaas oo ah cabdiweli .. waxana laga codsaday in farooole keeno boosk…. intuu keeni lahaa …. arrintaa waxaa caddeeyay sharef Sakiin..
FARMAAJO HA NOOLAADO
CALI KHALIIF HA DHACO
GAAS KANIISADDIISA HA U NOQDO
]
Waa yaab …. kkkkkkkk waar dadkii hurdada ka kace oo toose..
war waxaan duliga ah ee kabuuxda qabiilka iyo wasaq ilaaheey ha,idin caafiyo wiilasha faroole waxay idiika hartay siyaasada afka
sh.shariif filmkiisi waa dhamaaday meesha iska baandhee dheh, viva farmaajo.
farmaajo ayaa ah ninka ugu mudan soomaali inuu hogaamiyo cidna daah kama saarna marka soomaaliyey hadaad rabtaan inaad aayatiinkiina wax u qabsataan doorta hogaamiyaha sinaanta iyo cadaalada loo hibeeyay mudane Maxamed Farmaajo.