Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Kulan Wax Looga Badalayo Dastuurka JFS Ku Yeelanaya Muqdisho
Muqdisho (RBC Radio) Xubnaha golaha Baarlamanka ayaa la filayaa in ay maanta kulan ku yeeshaan magaalaada Muqdisho kaas oo looga hadlayo ajanddo ku saabsan in wax laga badalo Dastuurka Cusub ee Jamhuuriyada Fedraalka Sooomaaliaya xeer hoosaadkiisa qeyba ku aadan qaabka uu Raiisul Wasaaraha loo hor keeni doono Baarlamaanka JFS.
Arintaan ayaa waxaa warbaahinta u xaqiijiyay qaar ka mid mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya kuwaasi oo sheegay in xildhibaanada ay maanta ku kulmi doonaan xarunta golaha shacabka.
Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud ayaa sheegay in mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya loo qaybiyay qoraalo ay ku aadan ajandaha maanta.
Kulanka Baarlamanka ayaa lagu wadaa in looga doodo arrimo ku saabsan xeer hoosaadka iyo dhismaha guddiyada Baarlamanka, iyadoona haatanba mudanayaashu ay ku sii qul qulayaan xarunta golaha.
Sidoo kale dhowaan ayaa waxaa lagu wadaa in baarlamaanka la horgeeyo Raysal wasaaraha iyo golihiisa wasiirada oo wada socda si baarlamaanka ay kaga helaan codka kalsoonida.
Dhanka kale ayaa warar lagu kalsoon yahay sheegayaan in fadhiga maanta uu yahay mid wax looga badalayo Dastuurka cusub ee dalka qeybta ku saabsan qaabka uu Raasul Wasaaraha loo horgeynayo Baarlamaaka.
Lama saadaalin karo in hadii ay hirgasho wax ka badilaan la shegayo sida shacabka soomaalidaay u aqbali doonaan.
Waxaa iyana muuqata in in ay dhici karto in isqbqabsi uu ka dhex bilowdo Madaxda Dowlada Fedraalka iyo Madaxda Puntland.
Xukuumada Puntland dhawaan ayey soo saartay baaq ay ku taageereyso Raiisul wasaaraha cusub ee dalka Mudane Shirdoon.
Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa haatan ku howlan soo dhisida xukuumad cusub oo aanan KMG ahayd, waxaana la sheegayaa in xukuumadaan ay u badnaan doonaan xubno ku cusub siyaasada Soomaaliya.
RBC Radio
Xafiiska Wararka Muqdisho













war kala dira mooryaantaan
waa iska hadal puntland waa qabiil yar aan miisaan ku lahayn somalia hadii dhaqaale iyo dagaal ay noqoto siyaasadana waa looga badiyay mar hadii ay joogaan waayo kana geesisan kana siyaasisan waayo iyo iyo iyo beesha 5 ada ayaa rabta garoowe canshuur dawlada federaalka kama soo xarooto gobolka barina waaba buuralay xittaa meel lamaal galin karo ma ahan sidaas darteed dadkiina dhinac ka raaca cuqdadana iska dhaafa
niinka leeh maxa ka quseeya arimaha dawalada dheexe sxb dawlada dhaxe maa reer baa iskalee puntland waxa kaa quseeya waxay u dhalatay somaliya maa waxa tahay kuwa somaliya oo dhan uu qaba muqdesho kaliiya waar wax iskula haar
warya tasturaka waxa sameyeey puntiland marka somaliya waxa burbuiyeey waa nocaka oo kalee daal iyo dadba waxa kadaqana malaha muqdisho kaliiya marka maa dul qadan doono maskiin batahay gada af kaka puntlandi byyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy reer badiyeee
[...] More: Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Kulan Wax Looga Badalayo Dastuurka JFS Ku Yeelanaya Muqdisho [...]
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waan layaaba caruurtan waalatay ee baratay puntland wax ka sheeg adeer puntland wax ay ogoshahay mooyee wax kale kascon maayaan
waxaad doonaysaana idiin hirgali maayaan Viva Puntland
Ragii saxiixay dastuurka waxay saxiixeen dastuur dowlada hoos geynaya gobolada, marka hadii ay isku dayaan inay wax bedelaan, waxay ku ciyaarayaan wixii beesha caalamku qabatay, markaasna filo askar itoobiyaan ah oo dadka xamar ku nool casharo ku saabsan kala dambaynta u dhiga oo sii ogeleysiiya in Itoobiya dalka sii joogto. dheekh Shariif baa darsigaas la siiyay, si fudud baa loo dhihi donaa Xasan Sheekh oo hada laga diiday in ahlu suna la baabi’iyo kkkkkkk
ASC @hasan abdulaahi akhii Somaaliya waa is raacdey marka dadkaaga dhinac ka raac kumeel gaar waalaga baxey indhaha fur oo gooni ugoosadka ku saleysan dastuurka Amxaarada jooji akhii. Mida kale waxaad tiri dawlada dhexe ee JSomilya ma reerba iska leh taasu jawaabteedu waxey tahay PLand ma reer baa iska leh su’aashaas shaqo guri u qaado aawey Hartigii 1998 ku heshiiyey PLand is weydii 14 sano kaftankuna waa idinka xiran yahay qolyihiina 15 jir baad tahay sida kaa muuqata kuna koray kilinka lixaad. Mida kale dawlada dhexe waxaa lagu soo dhisey qaab 4.5 ah PLand xisbiyo aannan dawladii dhexe lagu dooran ayaa la rabaa in laga hirgeliyo oo aan qaban karin marxalada maanta taasuna socon mayso, ka Pland ahaana dad baa ugu jira baarlamanka JSomaliya oo matalaya laba canleynta diinta looga baxo iska dhaafa. Xukunku waa laba diin ahaan 1. mid Xaq ah 2. mid hawaa’a ah kiinu waa kee aniga waxeey ila tahay waa hawaa’a bal u fiirso xukun waxa lagu magacaabo waxaan dadka muslimiintaa oo caqliga u saxiibkaa ugu nasteexeynayaa dhageysta khudbadii jimcaha ka baxdey Nayroobi oo uu jeedinayo sheekh M’med cabi Umal xafidahumullahu iyo khudbo kale oo ka baxdey Mareykanka oo uu jeedinayo Sheekh M’med idiriis xafidihumulaah waxeyna ku jirtaa webka halgan.net kuna dhaqma hadaad dhegeysataan sc.
Waa arin wanagsan in dasturka wax yaabo badan laga badalaa waayo markii hore waxuu ku koobnaa rag yar oo lixda saxiixayaasha loogu magacdaray lixdodana marka hal nin laga reebo dad tuugaa bay ahaayen hadana tuugadii qiyanada dhalay siyasada dalka waa loooga atkaaday wazirada ankee yaan lagu soo darin cid u hadasha xalal ah miyaa la waayay
umalayn mauo wakhtigan inay kuhaboontahay in wax laga bedolo dastuurka waxaa jira howla kamuhiimsan oo looga fadhiyo barlamaanku inay wakhtigaan qabtaan sidoo kale puntland aniga waxay ila tahay inay xaq uleedahay inay kahadasho waxa muqdisha kasocda maadama maamul goboleed sax ah oo aan iyada ahayn uusan somalia kajirin waxaa saaran masuuliyada maamul goboleedada somalia kadhismi doona inay xaqooda soo dhiciso
Waa arin fiican in dasturka waxii laga awoodo laga saxo waayo markii hore qodobo badan baa qaldanaa haba ugu darnaadan kuwa maamul goboleedyada waana in awoodaha maamul goboledyada la dhimaa rer puntland yeesan u fahmin in iyaga wax loogu dhimayao waayo markii horeba adinkaa u ololooyay kala qeebsanan iyo federal hadii federalism la qaatayna ogaada meel walba mamul goboled bay noqotay marka hadi awoodaha la dhiman waa dowlada dhibkeda cuqdada gaarkaa dhaafa dadka wax la qeebsada rer puntland ogadana madaxweyne nimo iyo raisul wazare xita wazirada kuwa ugu sareya inaa weydan waa fashil uu idin horseday farole shar wadahina waa la qabtaa lkn hadat moodan inuu dad kale dhibatenayo hadaba arka waxa idinka qabsaday
Awalbaa Lala yaabanaa gurguurte oo sidii looga sugayey inuu raysalwasaare soo magacaabo yiri kismaanyo anigaa maamul u samaynaya. Baarlamaankuna inay dastuurkaan wax ka beddelaynaa yiraahdaan maalintii ugu horreysayba waxaa macnaheeda laga dheehan karaa inaan wax isbeddel ah haba yaraatee dhicin aan ka ahayn magacyada horjoogayaashii hore oo lagu beddelay horjoogayaal kale (dhaantada inoo wada) ciddii caano ka daataan halla arkee.. Iskula dhuuqis dhammaatay la iskuna xayirnaan maayo intaas kabadan. faragelinta dastuurku waa shaqada ugu dambaysa ee baarlamaanka ugu yaraan hadda maaha, Waxa loo dig iyo ham leeyahayna wax kale maaha waa federalka hallaga saaro…HADAL WUXUU KU IDIL YAHAY BOOWE AA LA TAHAY..CIDDII PUNTLAND CAAYAYSA ANNAGU MA CAYTANO CAYAYAANKANA WAQTI UMA HAYNO AAN KU DHAGEYSANO…SIDAAS DARTEED ISKA WATA WIXIINII..REER PUNTLANDNOW QOODHIIN IYO XERADIIN JUDHU YAAN LOO ORAN CAYAYAANKA AFXUMADOODA.
ASC.
dameer aan saarnahay dhuusadiisu iima urto, Mar haddaan ku saarnahay ama dama jidid ugu sheeg ama waxkale dani igama kaa hayso wiilka puntland u hadlayow.
Somaliyey ilahay kitaabkisii waad diiden inaad kudhaqantaan
culumadiini waad leysaan qarna gaalad udhiibten
wadankiini marlabaad ayaa waxaa qaybsaday Ethiopia iyo Kenya iyo calooshod ushaqeysta yaal dowlada kale soo kireysteen idina qabyalad xunoo mid waliba kan kale arko ayaad kunashquul santihiin miyaaydan ogeen mantay qofka somaliga in layaso AMA lagafaano melkasta dunida waryaa dadkan umaqan war isdabaqabta Allah sahal umurtanaa
Asc… Waxan rabaa inaan waxyar u iftimiyo ninka hanuuji labaxay o leh VIVA iyo beela sharafta leh ee Somaliyeed sida ee SHARAFTA LEH waligood bey VIVA ahaayeen ee kubaraarugsanow
Midakale qabiil laga mahadlayne ee maxa mesha kenay qabiil ? Mise mamulka iyo qabiilka makala taqaanid miyaa ?
Mida labaad miyadan lasocon somali iney qabyalad wax utariweyday isagana gudubtay o gacmaha isqabsatay ama isqabsan doonto ?
Midakale waa adiga leh VIVA ee maxa ugu diiday VIVA Kuwa walalahaa ah oo wax ay kaa haleyeen jirin IWM.
nacaska haruuniye la baaxay , waa qof qalbiga ka jiran isagaa jiran markaas ayuu leeyahay cuqdad iska saara , adeer adigaaba cuqdad tacbaan la ah oo waliba shaki weyn kugu aabuuran maxaa yeelay 22 sano ayaa xaraaan cuneysay guri xaraaan ku jirtaykufsi iyo barakac ku jirtay aqas adeerkaa iyo abshaxankaaga ayaa xaraan kugu soo koriyay waliba waaa sii hadleysaaa doqon . qabiilka aad afkaaga xaraaaanta ah la gashayna waa qabiilka ugu xibinta weyn , ka nax oo naftaada waay, Dr iska aad adigaaba daawo u baahana , daadku waa saliiim adigaasa xanuunsan waxaaa la xanuunsatayna wa xaraanta aad ku jirtid , adeerkaaga calasow haaduusa kaa sari wayo xaraaanta aad ku qabsatay xoolaha islaameed , ithopiyankiii ku cuni jiray daraato ayaa kuugu sooo food leh shit jaaahil haduu noo celiyay gadaaal ,viva jubaland
War ninyahow waxaa la yiri ninba meesha bugtaa ama hey ama haab haabey reer muqdishu weli waxay wadaan waxay soomaaliya ku burburiyeen sxb ogaada soomaaliya in meel kaliya laga xukumo wey ka qudubtey qof welibaa asagaa is maamulaya haday la tahay raga qaarkood in wax welibaa dowlada fderaalka maamuleyso la soco oo dib ugu noqo wwixii lagu heshiiyey tan kale dadka isku dayaaya in ay umada isla dhalatey dhibaatadooda iyo musiibada ku habsatey ku soo rogaann umad kale anagu waa ognahay waana kasii gaashaney weligaa qayli futu iyo dhulbaa leh wax welibaa wey inay isoo maraan hadii kale waan leeyahay aqoonta aan ku ogaado ama ku hor istaago waxaan ii cuntameyn oo muqdisho marqaanku siiyo federal is the solution wixii cabaada adeer u joojin maayo
asc,waxaa iigula yaban badan haddiiba la tartamey oo qofku ku soo baxey lana ayidey maxa kenaya cuqdada & xamarashada waxan maqli jirey “farta & mesha bugta is og” umaleynayo in somaliya wax ka hagagan inta leyska dabashaqeynayo oo danta garka ah tan guud laga hormarinayo hana la ogado hadan leys tixgelin waxba ma soconayan waxana loga bahan yahay hadba qofka kursiga ku fadhiya baa loga abhan yahay isku isku xirka & wax qabadka umada somaliyed saa horaa loo yiri:”nin gursi dalbadey cilaaq dalbey” wana is wixi lagu heshiiyey oo mamulka hada jira ee barlamanka & wadaxweyanah,raiisal wasaraha dhaley ee dastuurka dowlad fedralka somaliyed la ilaliyaa laguna dhaqaa umada wadankuna qof walba ama degan walba soo dhista mamulkisa hoose ka dibna leyskugu yimada dowlada dhexe iyaga oo gacan weydisanaya dowlad dhexe & calamka wixi tas ka sokeya hade waxay ila tahay waa wixi an xabad ku waayey hadal & indha adeyg an ku helo ma soconeyso dadka ra’yigoda ka hadlayow yeysan kuu muqan degamada dadka kalee kaga u tasho kuna tasho hana ka xuman qofkii somali ah ee wax sameysta,sida islamku qabo,,,,,ws
war nimankan wax ma soo wadaan, madaxweynaha markii la magacaabay waxay ku qaaday bil inuu soo magacaabo raysulwasare, raysulwasaarihiina maanta baarlamaankii ayaa ku qasbaaya inuu hor yimaado oo uu keeno golihiisa wasaaradaha, ummadda somaliyeed maanta waqti ay wax la qaban karo ay ku sugto ma joogto, waddan wax sugi kara ma jiro, nimankan labada ah ( madaxweynaha, Raysulwasaaraha ) sida ka muuqata aqoon ama karti uma laha hawsha hortaala, ma garanayo waxay meesha ka soo dooneen.
Horta Dastuurka waxaa ku jiray qodob sheegaya in aan wax laga badali karin 7 sano ee soo socota, waayo habar iyo oday kastoo waab fadhiyaba waxay jeclaan lahaayeen inay farfareeyaan. No WAY OUT.
soomaalidu waxay tiraahdaa mindhaa af qoyan baan hadal deyn.qof waliba waxuu rabo buu iska soo qorayaa,laakiin diirshe baa soo af jaray 7 years going one way street.lagama hadli karo badal iskaba daaye.midkale waxay tahay hadii aad aaminsantihiin in aan dhul iyo dad jirin puntland 22kii sano oo aad meel walba boobka u doonaneyseen oo kunka jabhadood iyo xisbi diimeed la baxeyseen fooda aad gelin weydeen in aad qaxooti ahaan ugu tagtaan sidii dowladaha qaxootiyada qaabila,ma maantaa shaati kale heshay is tiri isu yeerta kuligiin oo ha idiin noqoto beging for the end.wixii ka danbeeya waa i hoos joogeysaa haduu rabi idmo.