DAAWO SAWIRO: Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Ciidamada Kenya ee galay Kismaayo

Kismaayo; Muuqaalkani waa Ciidamada Soomaalida oo ku lugeynaya jidka laamiga ee magaalada ka soo gala dhanka Madhamaato. Inkastoo weli magaalada aaney dib u wada furmin haddana meelaha qaar dadka si caadi ah ayey u wataan hawlahooda.

ciidamada kenya ee galay Kismaayo

Kismaayo; Muuqaalkani waxaa uu muujinayaa askar ka mid ah AMISOM oo bilaabay miino baaris xaafado ka mid ah magaalada, maalmihii ugu horeeyey ee ay soo galeen.

Kenyaanka galay Kismaayo

Kismaayo; Muuqaalkani waa labo nin oo dadka deegaanka ka mid ah oo ay qabteen Ciidamada Soomaalida ee la socda ciidamada AMISOM.  Halkani waa meel u dhow saldhiga booliska Kismaayo, sida muuqata labada nin waxaa lagu hayaa meel qorrax ah iyagoo indhaha ka xiran.

magaalada Kismaayo

Labo nin oo lagu hayo meelu dhow saldhiga magaalada Kismaayo

Kismaayo  Waa labadii nin ee ay qabteen ciidamada

KISMAAYO_5

Kismaayo; Waa Labadii nin ee ay soo qabteen Ciidamada la socda ciidamada AMISOM oo ay dul taagan yihiin maleeshiyada Raskambooniyiinta.

 

KISMAAYO_7

Kismaayo; Ciidamada Soomaalida oo saaran baabuur kuwa dagaalka oo dhex socda magaalada Kismaayo.

KISMAAYO_8

Kismaayo; Askari AMISOM ah oo dulsaaran taangi, isla markaana indhaha ku haya qalabka meelaha fog wax looga arko.

KISMAAYO_9

Kismaayo; Halkani waa duleedka galbeed ee Kismaayo, deegaanka loo yaqaano “Geed kaama dambeeyo”.  Ciidamada AMISOM iyo kuwa Soomaalida ayaa magaalada soo galaya, waana maalintii 30-ka Sebtembar 2012.

KISMAAYO_10

Kismaayo; Waa askari ka mid ah ciidanka Soomaalida ee ku sugan Kismaayo, halkani waa wadada dheer ka timaada dhanka Goobweyn.

KISMAAYO_11

Kismaayo; Askar AMISOM ah oo miino ka baaraya dhisme ka mid ah saldhiga magaalada Kismaayo.

 

____________________________________________________________

RBC Radio
Raxanreeb.com

Use Facebook to Comment on this Post

Share

21 Responses for “DAAWO SAWIRO: Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose”

  1. luley says:

    nimankaan indhaha laga xeray ma kuwii kismaayo xaraaanta ku heystay miyaa mise waa al sheydaaankii oo nabada diiday , viva dowlada somalia , al sheyda ha dhacdo

  2. KarKaar says:

    Waxaad moodaa inaad kasoo horjeedo raaskaanbooniyiinta marka nimanka afka looduubay miyaad ka warqabtaa inay shayaadiintii yihiin dadka Dhibka kuhayay saxaafada waxaa leydinka baahanyahay dhexdhexaadnimo qormooyinka aad kismaayo kasoo qoraysaan waa wax xaqiiqada ka fog oo koox jeclaysi iyo sidaan rabey Kama muuqato marka wiilAsha raaskanbooni degas koodii bey joogaan cidna marti ugama aha wixii lidi ku Ahna wey kahortagayaan

  3. [...] Kismaayo (RBC) Afhayeen u hadlay militariga Kenya Col Cyrus Oguna ayaa shaaca ka qaaday in dawlada Kenya ay ka walwalsan tahay in dadka reer Kismaayo ay u arkaan ciidamadooda kuwo qabsanaya dekeda weyn ee Kismaayo kadib markii toddobaadkii hore ay kala wareegeen ururka Al-Shabaab oo magaaladaasi ka talinayey mudo ku dhow shan sanadood. [DAAWO SAWIRO KISMAAYO] [...]

  4. abdi says:

    pls raxanreeb.com waa inaad so dhaweysaan horumarka kismaayo iyo alqaacidada laga xoreeyay. shacabka hakudirina ciidamada dowlada iyo kuwa deganka ee raskamboni iyo amisom. dhanka xun hakafiiriinina ee dhanka fiican also halafiiriyo. dont also be biased partisan.

  5. dhenged says:

    jubooyinka dadka ku nool walaalooba oo wadajira viva viva somalia ilaah baa mahad leh
    hadii maa mul loo sameenayana waxay u taalaa dadka walaalaha ah ee ku nool jubooyinka ee
    xamar wax ka quseeyo majiraan

  6. Bogsiye says:

    Saxid,
    Meesha nimanka lagu hayo eed aad leedihiin waa meel Saldhiga u dhow, ma, ahan meel u dhow Saldhiga!
    Waa Shiirkole waana meel aad ooga fog Saldhiga. Fadlan barta dhulka ama aan idin barno!

  7. Osman Yare says:

    Raxanreeb, waxaad moodaa in aydaan la dhacsanayn in la xoreeyo Kismaayo oo waa la yaab ee maxaad rabtaan. Warbaahin Soomaali u adeegaysa ma tihiin ee waxaad u adeegaysaan qolo gaar ah. warkiina waxa uu kusoo aruuray Kismaayo waa la qabsaday, waa baoobay, Kismaayo waa lagu soo duulay IWM. Warbaahinta waxaa laga rabaa inay wax dhisaan maha inay wax dumiyaan, oo ay inta xun raadsadaan ama ay inta xun abuuraan si ay runta dadka uga duwaan. Fadlan wax u qora si mas’uuliyadi ku jirto oo xitaa markaad waraahin tahay colaadaada waa la qarsadaa. NBADEY

  8. [...] Raskambooni ayaa sheegay in xaalada guud ee Kismaayo ay tahay mid xasiloon isla markaana “ciidamada Soomaalida ee wada socda iyo kuwa [...]

  9. baardheewre says:

    ISHII BUKTAAY KU BIKAACSO GUUSHA KOOBAAD WAA BEESHA ,OO HESHIIYAY 3GOBOL, MADAXWEYNIHIINA WUXUU NOQDAY. QABIIL, IYO DJABUUTI WAXAA GUUL AH INUU MADAXWEYNIHII UU YAHAY hILAAC BIYIHIISUU CADEEYSTAA DURBA SHAATI QABUUL AYAA LOO GALIYAY, JUBBALAND ,DIGTOONAADA ilaahay mas laxada somaaliya hagaran siiyo aamiin

  10. warancade says:

    Iska aamusa aad ogtihiin aa iskayar

  11. Sokor says:

    War yaa saxaafada ka rabo iney run sheegaan iyo inkale raskambooni waa wiilashii deegaanka oo iska dulqaadey xaaraantii ku soo duushey ….sida warsidaha shabeele net loga damiyey ayaa kuwo badan oo wariyayaal ah loo ugaarsan doonaa wada beenta iyo borobogaandada tii shabaab ay ku dhigtey wariyayasha waa ku sax sanaayeey iney laayaan wariye kasha oo bias ah oo ku dabaqa qabiilkiisa suu jeclaan lahaA

  12. Puntland boy says:

    waxaan lee yahay waa in loo sameeyaa gedo, gar & jubada maa mul sida u dhaqso badan Waxaan lee yahay happy birthday Jubaland, Xasanka Damul-jadiid maamul ha usameeyo hiiraan markasna Mooryaanta askar ku sheega dadka masaakiinta oo xamar & nawaa xigeea ku nool oo 20 sano dhibaa tada haysatay haka celiyo intuusan awood Constitution sii nin raa dinayo, Viva Puntland , Jubaland & Soomaalia

  13. Puntland boy says:

    waxaan lee yahay waa in loo sameeyaa gedo, gar & jubada maa mul sida u dhaqso badan Waxaan lee yahay happy birthday Jubaland, Xasanka Damul-jadiid maamul ha usameeyo hiiraan markasna Mooryaanta askar ku sheega dadka masaakiinta oo xamar & nawaa xigeea ku nool oo 20 sano dhibaa tada haysatay haka celiyo intuusan awood Constitution sii nin raa dinayo,madaxda jubaland plz mamnuuca cunista waraabaha waxaa larabaa in dadka cuduro aan la aqoon lagu rido Viva Puntland , Jubaland & Soomaalia

  14. [...] Dawlada Soomaaliya, gaar ahaan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaashaanka u daruuray gebi ahaanba in dawladiisu aqbasho qaabka ay Kenya ku sameysay maamul la sheegay inuu yahay mid si ku-meelgaar ah uga talin doona magaalada Kismaayo iyo guud ahaan gobolka Jubbada Hoose oo bishii hore laga saaray ururka Al-Shabaab. [DAAWO SAWIRADA KISMAAYO] [...]

  15. [...] Dawlada Soomaaliya, gaar ahaan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaashaanka u daruuray gebi ahaanba in dawladiisu aqbasho qaabka ay Kenya ku sameysay maamul la sheegay inuu yahay mid si ku-meelgaar ah uga talin doona magaalada Kismaayo iyo guud ahaan gobolka Jubbada Hoose oo bishii hore laga saaray ururka Al-Shabaab. [DAAWO SAWIRADA KISMAAYO] [...]

  16. waxaan leeyahay hala ixtiraamo sharciga hana la aamino ilaah Qabyaaladana hala yaraysto waa wixii hore noo baabi’yaye

  17. [...] Kismaayo (KP) Afhayeen u hadlay militariga Kenya Col Cyrus Oguna ayaa shaaca ka qaaday in dawlada Kenya ay ka walwalsan tahay in dadka reer Kismaayo ay u arkaan ciidamadooda kuwo qabsanaya dekeda weyn ee Kismaayo kadib markii toddobaadkii hore ay kala wareegeen ururka Al-Shabaab oo magaaladaasi ka talinayey mudo ku dhow shan sanadood. [DAAWO SAWIRO KISMAAYO] [...]

  18. [...] Al-Shabaab wuxuu soo gelitaanka ciidamada Kenya ee magaalada Kismaayo ku tilmaamay khalad taariikhi ah oo ay galeen wadamada reer Galbeedka, isagoo sheegay in farxada [...]

  19. [...] (RBC) Saraakiisha ururka Raskambooni ee gacanta ku haya magaalada Kismaayo ayaa maanta wariyaasha ka hawlgala magaaladaasi ku wargeliyay inaan war aanu ka warheyn maamulka aan [...]

  20. asc kismaayo waxa leh dadka dhalad aha saxaha somaliy dadka kismaayo ku nolool ya been lo sheek dadka sheekada aha somaliya ha ka baxan waxa shaqo ku lahen kismaayo dadka ku nolool magaald kismaayo oo ku dhaqana kismaayo iyo shacaka deganka / 1 dadka saxhaa dhalad somaliy il laliya wadanka iyo dhulak dadka / dadka ajnabaka oo joog kismaayo wa sheekato waye maho somaliy saxha wa 3qabo waye 1 dhalad / 2 dhalsho / sheekhato / somaliya dhalad aha iyo somaliy dhalasad firiya wadanka dadka iyo dhulka ilaaliya wa teste oo joog ingiriis mahadsan wakan num 00 44 79 602 10 704

Leave a Reply