DAAWO SAWIRO: Wanla-Weyn oo Ay Gaareen Ciidamada Dawlada Iyo Amisom
Wanlaweyn (RBC) Ciidamada dawlada iyo kuwa AMISOM ayaa sheegay inay xaqiijiyeen amaanka degmada Wanlaweyn (Daafeed) oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose kadib duulaan ay ku qaadeen degmadaasi Sabtidii.
Haddaba daawo sawiradii ugu horeeyay oo Raxanreeb ka soo gaaray degmadaasi dagaalku uu ka dhacay maalintii Sabtidii.

Gawaarida ciidanka oo ku sii socda magaalada Wanlaweyn (Daafeed) maalintii Shalay ee Axadda 06.10.2012.
______________________________________________________________
RBC Radio
Raxanreeb.com





















Maxaan daawadaa waxan arkaa magaalo laga saaray ajnabi oo ay soo galeen ajnabi farqigu waa maxay
No Defferences!
sax weeye hadalkaah yaaqabsaday yaaa lagaqabsaday
There is a huge difference. The terrorists have been removed by Somali-AMISOM soldiers who do not dictate how people should practice their faith and who do not use suicide bombings to kill students. If one can not see the difference then one is realy too far out.
xooga dalka ha noolaado saaxiib maleeshiyo qabiileed illaahay baanu ka magan galay qolada aad ajnebiga ku sheegaysaa soow maaha ciidamada kenya adeer madaxda dalka loo doortay yaa xilkaas iska leh haday ka gaabiyaan wax ka dheh haddii kale saaxiib iska daa aflagaadada , waxaad u jeedo waanu garanaynaa waxaad rabtaa in kismaayo qabiil yeesho , soomaali oo dhan hadday degto way ku filantahay, adna waxaad rabtaa wixii aad daarood ku jebiseen , warkaa ma doonayno (. dadkii way heshiiyeen )
Waxaa laga Qabsaday Rag islaamnimo sheeganaya Afkooda saan ka maqlayno Urkooda allaa oge iyo Rag Gaalnimo Cadeystay Afrikaan Ajanabi ah iyo kuwo kulamaansan Somali ah, Marka waa su aale yaa mudan in la tageero bal intiina Quranka Taqaanay soo akhriya tafsiirka soona dhagaysta kadib yaan mudan in la tageero idinkoo mahad san
waxaa laga qabsaday shayaadiin, waxaana qabsaday ciidanka xoogga dalka somaliyeed oo gacan ka helaya ciidamo afrikaan ah oo noo gudaya abaal horay aan ugu geysanay, haddii taariikhda dalkaaga aadan aqoon wax la iskama qoro waa la bartaa. micnaha ay sameyneyso waxaa weeye wiilka yar ee Wanla-weyn jooga maanta mustaqbal ayaa u ifaya oo shalay uusan haysanin, meeshii markii hore uu ka filaayey in lug iyo gacan is-dhaaf ah laga gooyo ama uu is-qarxiyo sidaasna aakhiro iyo aduunba ku seego, maanta waxaa u muuqda waxbarasho, horumar , nolol aayatiin leh oo ku taro dalkiisa iyo dadkiisa taas waayee micnaha ay sameyneyso qabsashada Wanle-weyn ee laga qabsaday Alshaydaan.
@Mohammed well said bro, Dadkaaan mucaaradka ku ah dowladda curdinka ah qaarna qabyaalda beey la bukaan, qaaarna waab shabaab, maxeey rabaan, kuwa diidan in alshabaab laga saaro??? haddeey alshabaab rabaab rabaa, dhulkooda puntland ah ha ugu yeerteen, xagggaaas uma rabaan ee koonfur beey rabaan ineey waligeed ku jirta foowda iyo dowlad la’aan.
Waxaa muhiim ah in la ogaada in somliya leedahaya cadow gudaha ah iyo mid dibedda, ah, waxaan qatarsan kan gudaha ah.
Waa guul weyn.
salaama calykum, war meeye urukii shabaab, mise waa iyagii oo shaati dawladeed wata iyo xoogaa ugaandhays ah; waa maxay nimakaan wadanka iska dhexmushaaxaya.
ASC, dhamaantiin iyo walaalaha raxanreeb media. Walaalkeey, puntlander, kula yaabi maayo oo awalba waan ogaa aniga iyo dadka waxgaradka ah, in dad sidaadoo kale u caqli xun eey argagixisa alshabaab si dadban u taageeraan ayagoo is leh, Koonfurta Somaliya ku xumeeya oo ha qasnaato. Waliba, la yaabi maayo berri hadaan arko Faroole oo u duceeynaya alshabaab, oo raba in eeysan bur bur ku dhicin. Sababtoo ah, waxeey alshabaab iyo Faroole labaduba ka siman yihiin cadowtinimada eey u qabaan in eeysan Somaliya degin, oo eey dowlad xoogan kasoo bixin. Laakiin, waxeey hilmaameen sida eey aayaha Somaliyeed oo dhan iskugu xiran yihiin min gees ka gees. Waxeey kaloo hilmaameen, in dadka Somaliyeed eey maantay ka duwan yihiin sideey ahaayeen ilaa iyo waqtigii eey dowlada Somaliyeed naga burburtay.
@dhuloos, waa ku mahadsantahay caqliga wanaagsan ee ah in Somalida oo dhan eey hadii la isugu geeyo hal gobol, eey wada qaado. Waxyaabaha dadka Somaliyeed lagu kala qeeybiyo ayeey ka mid tahay in qolo walba iyo qabiil walbo uu sheegto magaalo, ayadoo runtii aan wada ognahay marka eey dad Somaliyeed oo kala duwan (walow aanan saas u kala duwaneeyn, waxaanse ka wadaa kala gobolo ka yimaaday) eey magaalo isugu yimaadaan sida Mogadisho, amaba Kismaayo iyo Laascaanood, in waxa la faa’iidayo eey aad u badan yihiin sida maskax, muruq, iyo maalba. Thanks
warka isiii ar maxaa ka danbeeyndoona tani??al-ashabab waytageen sidii maxkamadahii iyo warlordskii.kismayo waxaa kabilaabmey qabiil isqabsi baladweyn waan aragnaa mesha xaladeydii mareyso..xamarna in qabil qabil la isku cunaayo.we just waiting the next game of somali ppl.
[...] (RBC) Wararka naga soo gaaraya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in kolonyo ka mid ah ciidamada AMISOM lagu weeraray qarax [...]
Alaahayoow quluubteenna isu keen.