Daawo Sawirrada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Kulan La Qaatay Jaaliyadda Soomaalida Ee Dalka Uganda


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Kampala (RBC Radio) Madaxweynaha dowladda Soomaaliya,  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaley kulan  kula qaatay caasimada Kampala ee dalka Uganda,  jaaliyadda Soomaalida ee halkaas ku nool.

Kullanka oo ahaa mid ballaaran, ayaa waa looga hadlaayay isbadalka ka dhashay Soomaaliya iyo taageerada Jaaliyadda Soomaalida ay u hayaan madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa ugu warbixiyay qorshaha dowladda uu soo dhisaayo oo ku tiirsan lix tiir oo muhiim ah, waxana uu Jaaliyadda Soomaalida u sheegay in waddanka aan looga maarmin taageradooda, isla markaana ku boorriyay inay garab istaagaan dowladdiisa cusub.

Dhammaan dadkii ka qeybgalay kulanka ayaa madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha iyo afhayeenka baarlamaanka soo dhaweeyay, waxana ay ka dalbadeen madaxda inay ku dedaalaan  caddaaladda, si ay dowladda u guulaysato.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safarkiisa ugu horreeya ee dibedda uu ku aado ku jooga Kampala, tan iyo markii la doortay 10-kii bishii, halkaas oo  u tegay ka qaybgalka 50-guurada xorriyadda Uganda oo ku beegnayd shaley.

    Radio RBC

  Xafiiska Wararka Kampala

Use Facebook to Comment on this Post

Share

Tags:

5 Responses for “Daawo Sawirrada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Kulan La Qaatay Jaaliyadda Soomaalida Ee Dalka Uganda”

  1. [...] More here: Daawo Sawirrada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Kulan La Qaatay Jaaliyadda Soomaalida Ee Dalka U… [...]

  2. Ina cukaashe. Hussein ab mumin. Ab
    qaasin.issa cartan hussein haji ahmed dhamaan waad salaamantii salaan aad iyo aad uqiimo badan

  3. mohamed says:

    waa yaab hadii waxa qaawanoo agfadhiya ay naagtiisa tahay, khayrna kama imaan doono madaxweyne naagi lasocoto oo horboodaysa…..goormaa naagta loo doortay marwada koowaad ee ummadda amase xagee diinteena kasoo gashaa naag ninkeeda xilka lawadaagta.

  4. abuuzeyd says:

    markahore aniga waxaandoonayaa halkaan inaan kawaaniyo xarakada alshabaab maxaayeelay dhoormar ayaan kuwaaniyay webseedkooda jawaabneka aananhelin markahadane waxaandoorbiday inaankan kuwaaniyo si eeydadbadanne uguwaanoqaataan markahore alshabaabku waadhalinyaro kubaraaruktay kitaabka alle hasayeeshee waxeeykalagaranlayihiin gaaladanoocyadooda mathalan waxeeyleehiin doowlada soomaaliyeed waagaalo laakiin shacanka waamuslimiim marka waxaandoonaya inaanhalkaan kacadeeyo shacabka soomaaliyeed sida eey ubadanyihiin ayagane ineeygaalokaleyihiin waxaane cadeeynayo gaalnimadooda xafladaha kadhacayo caasimada muqdisho iyo gobalada oodhan iyo shacabka soomaaliyeed ee jooga qurbaha dunida oodhan shacabkaas oo taageerobuuxa uhaayo fircoonka soomaaliyeed xasan sheeq maxamuud iyo fircoonkuxigeenka saacid iyo doowladooda marka waamaxay farqiga udhaxeeya doowlada iyo shacabkeeda kitaabka alle iskafiiriya kunadadabura fircoon iyo intiiraacda waa iskuxukun waat arakteen shacabka soomaliyeed gaalnimada sida eey utaageersanyihiin maraka hakalareebina waa iskuxukee waadii aatdooneeysaan jihaadkiina unoownoqdo midxaq ah ootnarabtaan illaah inoowraali idinkanoqdo midakale runtii aniga aad ayaan ugufarxay intaqof aatqaarijiseen maxaayeelay qof aatdisheen majiro ilaa wuxuu ahaa mujrim kaafir ah mudana inladilo laakiin fatlan gaalada israaci hakalareebina aniga idinmalihi shacabkanelaaya laakiin ogaada shacabka raacsan doowlada ayagane waagaalo axadka sidaas dhahay aniga ma ihi ee waa alle weeyne

  5. abuumaryama says:

    doowlada soomaaliyeedeey iyo intiishacab ah oo taageersan doowlada illaah indaatkabaqdaan usoolaabta kitaabkiisa iyo aayaadkiisa kunadhaqma ayaga ee kasoobaxa gaalnimada aatdhaxda ogajirtaan oo soo islaama inteeydaankudhiman gaalnimaas waa igawaano gooloow waxiijawaabahna iigusoodira cinwaankaan {luudh1@hotmail.com}

Leave a Reply