
Monday, October 8th, 2012 at 08:44 pm
Wararkii ugu Danbeeyey
- Kismaayo: Haween Bambo Ku Tuurtay Makhaayad oo Dishay Wiil Yar
- Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kulan Kula Yeeshay Magaalada Kampala Dhigiisa Wadanka Uganda
- Saraakiisha Dowlada Soomaaliya Oo Ku Hanjabay In Al-Shabaab Ay Ka saari Doonaan Dhamaanba Gobalada Soomaaliya
- Ciidanka AMISOM Iyo Ku Dowladda Oo Ku Wajahan Buurhakabo
- DAAWO VIDEO: Waraysi Gaar Ah Oo RBC Radio Uu Siiyay Agaasimaha Isbitalka Daaru-Shifa Ee Magaalada Muqdisho
- Ciyaaraha: Elman oo Si Dirqi ah Kaga Badisay Dekedaha
- Ururka ICG Oo Ka Digay Howsha Turkiga Uu Ka Wado Soomaaliya ( Faah-Fahain)
- Ma rabbno doorasho! ee maxaad rabtaan? Q-tii 2aad W/Q Eng N D Qumiye
- Kismaayo yaa iska leh? W/Q Warsame Gaabane
- XOG: Kooxda “Damu Jadiid” oo Qaadaneysa Wasaaradaha ugu Mumihsan Dawlada Cusub (Magacyo La Helay)
Somali News
- SPORTS: Narrow win for Elman over FC Dekedaha
- Assessing Turkey’s Role in Somalia (OVERVIEW)
- Somalia: Top Raxanreeb headlines
- Somalia’s al-Shabab militants ban Islamic Relief aid
- Somalia: What PM Shirdoon told Somali Channel
- SOMALIA: Somaliland Business Fund: Unequal Opportunity, Unequal Outcome
- Somalia: AMISOM troops secure Wanla Weyn on Afgooye – Baidoa corridor
- SOMALIA: Amisom says they have siezed Wanlaweyn district
- AU Special Representative congratulates the new Prime Minister of Somalia (PRESS RELEASE)
- UN, EU envoys laud appointment of new PM for Somalia









































Allahaa unaxariisto abwaanka wuxuu ahaa abwaan somaliyeed oo abwaan qaran ah uma qalmin mana astaahilin in meydkiisa lasaaro calan qabiileed kaas sababtoo waa ma ahayn nin qabiil ee wuxuu ahaa nin qaran calanka buluuglaha ah ayaa aaskiisa ku wacnaa maradaas wa maro qabiil.
AUN Abwaanka weyn oo somaliga ahaa ee Kacaanka ahaa ee lagu duubey calanka ciraaq oo laga beensheegey calankii uu u soo halgamey ee somalida lagu yaqney la gubey maxey ku danbeyn doonaan kooxdaan qabiilka ah ee SNM oo beentii iyo muqayilkii dhamtey somaliya waa hal dal
[...] Read More: DAAWO SAWIRRO: Aaskii AUN Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaarriye [...]
Alle ha u naxiriisto abwaanka.
Ku Moo: Waxaad tahay qofaan warba hayn. Abwaanku wuxuu aad ugu ololeey jiray qaddiyadda SL suugaan badanna wuu ka tiriyey miyaad maqashay gabaygii uu uga qayb qaatay shirweynihii SNM ee 89kii ka dhacay Ethiopia.
Aakhirada iyo siyaaddu iskuma xirna balse abwaanka waxaa lagu duubay calankii uu taageersanaa. Alle jannada ha ka waraabiyo oo dambiisa iyo dembiga waalidkiisa ha dhaafo. Aammiin.
Allah ha u naxriisto iyo duco uun buu idin kaga baahanyahay maydka, dood iyo muran waxba ma tarayaan
Qabriga Soomaaliland iyo Somaliya ma taallo ee xisaab baa taalla.
Maydka u duceeya ee dushiisa ha ku murmina.
Allow naxriistii Jannaad sii abwaan Gaarriye.
ILAAHAY ha u naxariisto abwaanka , waxaanu ILAAHAY uga baryaynaa denbi dhaaf iyo janaddii farduusa ..AAMIIN…
@ moo iyo yarka kale….waxba hadal iskaga kiin khasaarayn maayo.ee iska daadiya ilmada yaxaaska ay indhuhu idinla casaadeen.
@ Mr soomaaliwayn , ILAAHAY caqliga ha kuu daayo , waad mahad santahay walaal.
alle ha naxariisto Ina dhamac, laakin ceeb waa falatiiniyinta marna dhihi carabaan nahay, marna yahuud. Ilaah wejigiina duule, mayd soomaaliyeed ayey maraadi ay duqda Elisabeth II yey abwaan soomaali sareen.
abwaanka waxa uu ka dhintay soomaali oo dhan abwaan qaali ahna wuu ahaa rabow janada ka waraabi
alaha u naxariisto marka hore abwaanka wayn ee somaaliyeed , abwaan gaariye ehelkiisana ilahay samir haka siiyo . mida kale nimankiinan aan xishoonayn maanta waa maalin barordiiq ninkana abwaan ha ahaado soomaaliyeed , hadana nin reer somaliland buu ahaa , iyagana xaq u leh waxay saaranayaan ee ciyaalka xaaafada xishoodka haka tagina ,kkkkkkkk
Allah ha u naxariisto Abwan Mohamed Hashi Dhamac Gaariye runtii wuxuu ahaa abwaan wayn oo umada waxbadan ku kordhiyey Calanka la saarayna waa calankii tawxiidku ku xardhanaa ee maaha calankii kacaanku wasakheeyey ee dhiiga umada somali oo dhan lagu daadiyey ee ilaa maanta dhibkii umada loogu gaystay uu socdo. Somalidu maradaa yar ee blue gaa hayska tuureen hadii ay doonayaan in umada isku soo dhawaato waayo waxaa lagu xasuustaa dhiig, xaqdaro, xadhig, xasuuq waatuu lahaa Abwan Hadrawi oo gaariye sxbka kowad ahaa …..
Ma bishii laf dhabarkiyo
Afarteeda kala dhigan
Udubkiyo dhigtiisii
Dhoomihii is celin jirey
Dhaayihii is tebi jirey
Gacal wada dhaqnaan jirey
Hilbihii is wada dhalay
Dab dhexdooda gelisee.
Dadku kala dhaqaaqaa. http://www.hadraawi.org/1984-jiitama.html.
October, 21, Calankaa Bluegaa iyo Kacaankiiba xaaraan bay ahaayeen umada somaliyeed eeday markaa wixii xun waa laga dego rogtaaye waa in somalidu iska tuuraan calaankaas hadii aad doonayso inaad fahamto cakaankiina gabaygaas oo dhamaystiran akhri.