DAAWO SAWIRRO: Magacaabista R/Wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Share

Tags:

16 Responses for “DAAWO SAWIRRO: Magacaabista R/Wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon”

  1. baaruud says:

    waxaan sugnaaba waa siduu u arko madaxwaynaha dowlada buntuland c/raxmaan faroole ninkaan qaad cunka ah ee ay wajiguusu ka muuqato qaadirada

  2. SUULDHABAALE says:

    Haba ka yaabin in aad taageero ka heshid PUNTLAND iyo JUBBA LAND. Waayo?
    waxaa laguu magacaabay waa bur-burintaada oo in lagugu shaqyasto waa lama huraan, sida ina adeerkaagii kaa horeeyey- ninbaa laga sheegay MA ANAA LA II QARIYAA MINDIYO LAYGU QALI DOONO!!!

  3. Wiil-Mudug says:

    Waan in lasoo dhaweeyaa Ra’iisal wasaaraha cusub, koley dad xanuusan la waayi maayee, loona rajeeyaa in guulaysto, laakiin Buraanbur badan baan arkaa, iyo Ra’iisal wasaaruhu waa qayilaa,haduu qayilana, meeshaan shaqaa laga rabaa Ra’iisal wasaaraha anagu taas baan kasugaynaa, imisaa qof baa balwad leh howlkarna ah, Obama sigaar buu cabaa, meeshuu gaarayna waan aragnay. Marka Ninkaas hala taageero qunjufaarka inta la iska daayo, mideeda kale hadaad mucaaridid siyaasinta aan kula qabiilka ahayn soo kuwaaga la mucaaridi mayo.

  4. somali says:

    R/Wasaare soo dhawoow Noqo mid ka soo baxa xilka adag ee loo dhiibay ogoowna somalida inteeda badan ayaa kuugu qanacday sababtoo ah isbel xaga beelahaha ah ayaa loo baahnaa,dabcan caqabado wey kaa hor imaan doonaan laakiin mid caqli uga gudbo noqo. Beriga Yaa Faraxsan Yaase Foolmadoow :-D

  5. Mohamed ahmed jam says:

    waxaan leenahay raysal wasare waxaa Lagaa fiirin 2daa indhood Shacabka Somliyeed Sida aad wax u dhaqaajiso By ku xirnaan 1 arin baa Muhiim ah waa arinta Jubboyinka????????????
    Ogowna Xilka laguu dhiibay waa Lug baan kula jiraa Lugna banaankay iitaalaa

  6. [...] Original post: DAAWO SAWIRRO: Magacaabista R/Wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Fa… [...]

  7. prof piccolo says:

    waa dagaal culus oo somaliya ka dhacaa waa in la soo caliyaa jabhaddii SSDF oo taliska dhiigyo cabka ah dagaalka kula gashey somaliya vivvo SSDF

  8. hodan says:

    asc waan sugaynay raysalwasaraha lakiin kii shacabku rabay ma ahan madaxweynuhuna kalsoonidi shacabka buu iska lumiyey waxa uu yeelay ti mahiga iyo beesha caalamka,lakiin micno maleh asaga ayaa shacabkii soo maliyeed aysan kalsooni u haynayn,lakiin su aasha aan madaxweynaha waydiin lahaa waxa ay tahay hadii uu farmaajo diiday muxuu beesha ugu laabtay beelihii kale oo malahan nin wax yaqaan miyaa?

  9. Waayeel says:

    @prof piccolo KKK waxaan umalaynayaa in aad tahay qolyihii lasheegayay ee dhiigo ku karay markay maqleen R/wasaarihii waxaa qaatay
    sxb calaalka iyo gununuca waa dhaqan dumar waana la.idinku xantaa in aad dhaqan dumar leedihiin oo Sayid cabdile xasan ayaa sheegay hadaba labmarka xagsada rag iska dhiga magaciin bi.i waeye

  10. Cadaado says:

    ASC,dhamaantiin. Walaalayaal, wax iska sheeg sheegida ma fiicno, oo qof aan cilad laheeyn ma jiro, oo ilaaheey kaliya ayaa “perfect” ah. Marka, aan soo dhaweeyno ninkaan prime ministerka madaxweeynaha u magacaabay, oo hala wada garab istaago. Haduuba nin ganacade succesful yahay, waa nin aan meesha u imaan lacag raadin, oo iska ladan. Madaxweeyne, iyo prime minister iyo 275 xildhibaan iyo waliba ciidanka hada loo habeeynayo dolwada kaligood wax ma qaban karaan, waa in qof kasta oo dadka Somaliyeed ka mid ah uu kaalin wanaagsan ka ciyaaro dib u dhiska iyo walaaleeynta dadka Somaliyeed, taasoo waxa ugu yar ee lagu kaalmeeyn karo eey ka mid tahay ayadoo wax been ah oo aan jirin laga sheeg sheego, amaba qabyaalad iyo kala qeeybinta dadka Somaliyeed shaqo laga dhigto. Taladaas waxaan usoo jeedinayaa qofkasta oo wax garad ah oo Somaliyeed. Aan dowlada wanaaga ku kaalmeeyno. Mahadsanidiin. Viva Somalia.

  11. xaaaji says:

    RAIISUL WASAARE BULSHADA PUNTLAND WAXA EY KU LEEDAHAT SOO DHAWOOOW..

    WAXAAD TAHAY MUWAADIN SOOMAALIYEED OO WALIBA EHEL AH.

    WELCOME TO PUNTLAND IT IS YOUR LAND,

  12. Soomaalijecel says:

    Alle ka baqa qof qiimo iyo sharaf leh oo maalin wax soo bartay mid adduun & aakhiraba uma caytamo sida ay dadka qaarkii u caytamayaan.Nin rag ahna iskaba daa.

    Mudane Ra’iisal wasaare soo dhowow; Howshan adagna alle ha kula garabgalo.
    Xasuusnow mar-walba lama weynayo qof maangaab ah oo wanaaga dowladnimo rabin.
    ” IN THE END,
    WE WILL REMEMBER NOT
    THE WORDS OF OUR ENEMIES,
    BUT THE SILENCE OF OUR FRIENDS”

  13. cawaale says:

    waxaan maqli jiray, ADAA QOYSANAYEE YAA KUU XIIRAYA,waxaan ooga jeedaa dadka punland ku waa shay waxaan oran lahaa haday punland awood leedahay lagama tashadeen oo lama magacaabeen nin aysan aqoon raalina ka ahayn, dib isugu noqda oo maamulkiina iimansada,

  14. Bulsho says:

    heheheh waxaan soo dhaweynayaa reysalwasaara cusub aniga oo ah masuul ka tirsan dowlada Puntland, hadii aan nahey madaxda reer puntland, mowqif ayaan ka qaadaneysa siyaasada puntland,

  15. Waraabe says:

    Soomaaliya oo Gashay GODMADOOW’ CAJABAY CAJIIB waxaa is biirsaday Ma Gudbayaal madaxweyne ku sheeg iyo Raysulwasaare Maqaarsaar ah

Leave a Reply