DAAWO VIDEO: Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo La Kulmay Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanadii Hore Ee Soomaaliya


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Muqdisho (RBC Radio) Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa maanta magaalada Muqdisho wuxuu kulan kula qaatay xildhibaanadii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Kulanka Gudoomiyaha baarlamaanka iyo mudanayaashaan ka tirsanaa Baarlamaankii hore ayaa wuxuu ka dhacay xarunta golaha Shacabka umada Soomaaliyeed.

Waxa loo hadlayay kulankaan xaquuq ay sheegeen in ay ka maqanyihiin xubno horay kaga tirsanaa baarlamaanka Soomaaliya kuwaasi oo aanan ka soo mid noqon baarlamaanka cusub.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay ku dadaali doonaan sidii Baarlamaankii hore ee Soomaaliya ay ku heli lahaayeen xuquuqdooda iyo ammankooda in la ilaaliyo.


RBC Radio

Xafiiska Wararka Muqdisho

Share

2 Responses for “DAAWO VIDEO: Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo La Kulmay Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanadii Hore Ee Soomaaliya”

  1. [...] See more here: DAAWO VIDEO: Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo La Kulmay Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanadii Hore Ee … [...]

  2. hogol says:

    waxaan aad uga xumaaday runtii sida loola dhaqmay xildhibanad caasho abdale oo ayad qof howl kar ah ayadoo uu faroole kusoo badashay qof ku mab’da ah waxan orana laha reer makhir xubintii idinku fir-firconayd waxa la degay faroole balse idinku dhexdiida ha is eedaynina arka cida ka danbaysa filmka

Leave a Reply