Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin
[...] Read More: DAAWO VIDEO: Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Waxyaabaha Uu Ku Doortay Raysal wasaaraha Cusub Ee… [...]
ASS WRT WBTS
SALAAN KADIB WAXAAN ALLLAAH UGA RAJAYNAYAA INUU KA DHIGO MID UMMADDA SOMALIYEED WAX TARA HOWSHIIISANA KU GUULAYSTA????? !!!!
TAN KALE MADAXWAYNAHAY WAXAAN LEEYAHAY HADII AAD DADWAYNAHA SOOMAALIYEED TIX GALINAYSO AMA AAD DANAYNAYSO CODKOODA YAAD TIX GALIN LAHAYD WAXAADNA MAGA CAABI LAHAYD NINKA AY HUBAAN HAR IYO HABAYNA QAYLADIIDSA AY MEEL WALBA LA TAAGAN YIHIIN WAA ( FARMAAAJO)
DOQONTA SADDEXAAD
GOLAHA NACASYADA VILLA SOOMALIA EE CIDAMADA SHISHEEYE AY WAARDIYEEYAAN.
Salaan, kladib, waa wax la yaableh, in maanta nin asagboo 40 jir ah baadiye laga keenay oo jaamacdii gahayr shahaado muraayad garaad uga soo qaaday laga dhigo RYSULWASARE, sababta runta ma uusan sheegin madaxweynaha cusub waa ka leexday runtii, waxayna runtu tahay islaantii gudiga doorashada madaxda ka ahayd ee usoo olalaysay asaga inii madaxweyno noqdo ayaa hadana ka heshiiskii ay hore ula gashay madaxweynaha lagu abaalmariyey, balanta iyo heshiiska ayaa saas ahaa, maana wax qarsoon
balse xagee buu gayn dowladda, baladweyn ana itoobiyaan baa la wareegauy iyo koox ay rabaan, puntland maba tagi karo , xagee aadnaa CEEBAY TACAAL;
waa sidii cabdulqaasim meeshiisa afarta sani haku dhamaysto
anagaa kadanbay nay niin ka u diidnay kkk
[...] waxay kaloo sheegtay in magacaabista Cabdi Faarax Shirdoon ay ka dambeysay xaaskiisa Xildhibaan Caasho Xaaji Cilmi oo idaacadda Garowe ku tilmaantay inay [...]
Ra iisul Wasaaraha Cusub waan soo dhawaynaynaa hadii aanu nahay Umadda Dagan Puntland, marka waxaan leeyahay waa in uu noqdaa mid soomaalidu u simantahay ku dhaqma cadaalada iyo ixtiraamka umadda soomaaliyeed
[...] waxay kaloo sheegtay in magacaabista Cabdi Faarax Shirdoon ay ka dambeysay xaaskiisa Xildhibaan Caasho Xaaji Cilmi oo idaacadda Garowe ku tilmaantay inay [...]
qofka la baxay Frazer. wxan ku dhihi lahaa doqon calaf malaha waayoo ah adigoo kale ayaa ku jiro somalida oo mamul xun daba ordaya war orodoo cagaha dhaqo oo seexo waa naqaana adigo kle. tan labaad faroole na hda ayaa jagada laga dajinayaa waa hubaal mxaa yalay somaliya hda ayey is raaceysaaa adeerayaaal.
[...] Hoos ka Dhagayso Idaacada RadioKhatumo… Idaacadda waxay kaloo sheegtay in magacaabista Cabdi Faarax Shirdoon ay ka dambeysay xaaskiisa Xildhibaan Caasho Xaaji Cilmi oo idaacadda Garowe ku tilmaantay inay [...]
SOOMALIYEEY YAANLAGA HORDHICIN NINKAN WUXUUYAHAY MANAQAN QAYRKUNOOGU JIRYAAMA OGIN ILAHAY TALAD HALASARTO TAGERONA HALASIYO WAXKASTANA ANAGOO UJEDNA DANTA DALKA HALA EGO MADAXWAYNUHU ISAGA KITAB KUMARAY CADALAD DACADNIMO MARKA ILAHAY KITABKISII AN AMINO SIYASADISANA AYNU SUGNO ILAHAY BANAGA QABANAYA WIXII SHARWADA INSHA ALAH
Waxaa inaku haboon inaan u ducayno masuulka cusub. 22 sano oo dhib, dagaal iyo rafaad ah miyeynaan wax ku qaadan Soomaaliyey. Yeynaan xukumin inagoon arag wax qabadkiisa iyo wuxuu yahay. Wadanka wuu inaga dhexeeyaa kuligeen, qof kastana xaq ayuu u leeyahay inuu wadanka u shaqeeyo. Shakhsiyan waxaan jeclaa Gaas ama Farmaajo laakiin yeynaan degdegin.
somali sal fududaa, ninkani wuu cusub yahay ee fursad hala siiyo oo yaynaan qaylo-dhaan iyo dhiilo dirin, halagu qiimeeyo dawalada uu soo samaynayn doono iyo wax qabadkeeda
[...] Sheekh, ayaa ka cudurdaartay in waqtigan uu ku mashquulo arimaha Jubbooyinka, maadaama uu hadda magacaabay raysul wasaare uu doonayo in arimaha maamulada gobolada iyo heer deegaan looga dambeeyo raysul wasaaraha iyo [...]
[...] Sheekh, ayaa ka cudurdaartay in waqtigan uu ku mashquulo arimaha Jubbooyinka, maadaama uu hadda magacaabay raysul wasaare uu doonayo in arimaha maamulada gobolada iyo heer deegaan looga dambeeyo raysul wasaaraha iyo [...]
[...] waxay kaloo sheegtay in magacaabista Cabdi Faarax Shirdoon ay ka dambeysay xaaskiisa Xildhibaan Caasho Xaaji Cilmi oo idaacadda Garowe ku tilmaantay inay [...]
raaqiyo wax reebo bilcaanbaa tahaye madaxdana ha caayin yaysan ciladi kaaga dhicine