DAAWO VIDEO: Raysal Wasaaraha Cusub Ee Soomaaliya Qudbadii Uu Jeediyay Magacaabistiisa Ka Dib


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Share

16 Responses for “DAAWO VIDEO: Raysal Wasaaraha Cusub Ee Soomaaliya Qudbadii Uu Jeediyay Magacaabistiisa Ka Dib”

  1. prof piccolo says:

    Somaliya meel xun bay ka dhacdey waayo nin Daroogiiste,Muqayil,Dilaal,Kirishboy,Qaadwale hadey meesha isgu tageen somaliya u dhamtey raggii aqoonta lahaa laga weeciyey nin Asakari Polizia Miltare ahaa oo dhiig badan ku daadiyey sanadihii 1980/89 dad badan ku cuney xamar iyo jubooyinka xilyadii kacdoonka afweyne lagula jirey haddba somaliya Dameer nin dhaanshey iyo nin cows ku gurey waa isku mid somaliya waa inaad kacdaan oo ku kacdaan ninkani oo ah nin ay Kenya soo dirsatey

  2. hodan says:

    asc waan sugaynay raysalwasaraha lakiin kii shacabku rabay ma ahan madaxweynuhuna kalsoonidi shacabka buu iska lumiyey waxa uu yeelay ti mahiga iyo beesha caalamka no more credict,lakiin micno maleh asaga ayaa shacabkii soo maliyeed aysan kalsooni u haynayn,lakiin su aasha aan madaxweynaha waydiin lahaa waxa ay tahay hadii uu farmaajo diiday muxuu beesha mareexaan ugu laabtay beelihii kale oo malahan nin wax yaqaan miyaa?

  3. Sniper says:

    yaa qayilay ???? kkkkkkkkk
    soo dhawow sacaadatul PM

  4. ceelbooc says:

    sniper, ader ninqayilay baaba ah nin plan badan mase lahubaa inuu qayilo mideeda kale mala arki jiray nin qayila oo malaayiin dollar leh oo ganacsade maalkiisu isgaaray ah??
    dadka dacaayada kadaaya dadkiinaan qabiilka kuriixaya ninkii mesha yimaadaba hadiikale cidwalba waa qaymo beelaysaa ninkuu raboba ha ahaadee

  5. aadan dhooqo says:

    anagu hadaan nahay shacabka reer puntland ma ogolin prime minester qandaraasle kenya ka ahaa puntlandna aayaheeda bay u tashanaysaa

  6. farahaan says:

    WAAA YAAB MUXUU AFSOOMAALIGA U AKHRIN LAYAHAY-ALOOW NOOHAGAAAJI ADAA WAX HAGAAJITEEE.

  7. Eybakar says:

    MAsha allah mudane Raisul Wasaaare Hambalyo…Hambalyo…Hambalyo… Ilaahay? garabkaaaga hagalo Kii Wadanka horomariya oo ka xasila ilaahay hakaa dhigo

  8. Eybakar says:

    MAsha allah mudane Raisul Wasaaare Hambalyo…Hambalyo…Hambalyo… Ilaahay? garabkaaaga hagalo Kii Wadanka horomariya oo ka xasila ilaahay hakaa dhigo

  9. Cadaado says:

    ASC, dhamaantiin walaalayaal. Congratulation, hambalyo ra’iisal wasaaraha cusub ee dalkeena. Ilaaheey prime ministerka, iyo madaxweeynaha iyo gudoomiyaha baarlamaanka iyo dhamaan inta masuuliyiinta noo ah shaqadooda ha u fududeeyo, oo haka dhigo ilaaheey kuwa dhinaca wanaagsan Somali u jiheeysa, soona celiya walaaltinimada dadka Somaliyeed ka dhaxeeya, una gargaara dadka danyarta ah ee wadanka goboladiisa kala duwan ku dhibaateeysan. Amen.

  10. qaxooti says:

    yaan in ku hadaanun eheyn mj waa la cayaaaya saw mahan war waa nin somaliyeed ee raaaca intaad iska daysaan xukun jeceelka iyo munaafaqada waligeen waa laydinku yiqiin hadaad mesha iska weydaan inaad wax ceydaan

  11. Dhagax tuur says:

    Waxaan is weydiiyey Siyaad Barre maxey ula dagaalameen haddey mar walba mid Ubaxa Kacaanka ahaan jiray keenayaan in uu Wadanka bad baadiyo xaalada uu ku jiro ? Guri Baáy.

  12. abdallah says:

    MAASHA ALLAAH SOMALIA WAXAY HESHEY NIN AAD U MUHIIM UGU AH XAALADDA SOMALIYA MAANTA KATAAGAN WAXAANBA ANIGU UMALAYNAYAA SOMALI ILAAH AYAA MARKAN LA DAMCAY INUU DIB UGU SOO CESHO DAWLADMINADII MAASHAALLAAH

  13. ceel-ciid says:

    dagax-tuur@ dee sxb idinka ubaxii kacaanka aya idin dhamay oo wa la idin tijaabiyay looolz

  14. Mucalim shamal says:

    Madaxdeena wixii wanaag ah waa inaan ku taageero wixii khalad ahna ka hor istaagno. laakiin qabyaaladu yaanay ina indha tirin. Dugsi maleh qabyaaladi waxay dumiso mooyee.

  15. GreatSomalia says:

    Ninkaan madaxweyna ku sheegaa wixiisu waa bal tijaabi mana noqon doono ra’iisal wasaare 4 sano ah, waana maqli doonaa waa la badaley waqti aan fogayn, ninkaan af soomaaligu ku dhib yahay seebuu aduunka ula hadli doonaa?

  16. putlander says:

    waan soo dhawaynayaa pm waxana leeyahay soo dhawoow mudane alle na hakula garabgalo masuuliyada aad qaday talnkale ninka caytamayo sxb wax laga gudbay iyo xanuunba kuhaye ee alle haku caafiyo dakana dhinac karaac somalidana waxaan kula dardarmayaa inaan sugno wax qabadka ninkan madama aanan aqoon hore ulahay waad mahadsan tihiin

Leave a Reply