DAAWO VIDEO: Siday U Arkaan Shacabka Magaalada Muqdisho Raysal Wasaaraha Cusub?
Muqdisho (RBC Radio) Iyadoo madaxweynaha Soomaaliya uu magacaabay Raysal wasaare cusub isla markaana uu u magacaabay Cabdi faarax Shirdoon ayaa arintaasi waxaa siyaabo kala duwan kaga hadlay qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho.
Dadka Magaalada Muqdisho oo aragtidooda dhiibanaya ayaa waxay qaarkood soo dhoweeyeen Raysal wasaarahaan waxayna sheegeen in loo baahanyahay in uu wax qabada dhab ah la yimaado












[...] See the original article here: DAAWO VIDEO: Siday U Arkaan Shacabka Magaalada Muqdisho Raysal Wasaaraha Cusub? [...]
Dadka yaqaan si fiican waxay sheegayaan inusan economy dhamayn R/Wasaaraha cusub, iskaba daa taqasus kale. Drop out haddii yahay aqoonyahan, walee waa yaab….laakiin wuu dhaamaa Labadii Shariif.
war ninkaan diricyada ku gadijirey islii umalayn maayo wax qabad dhaba la iman karo sabab too ah
meesho bacaadle dhar maha ee waa siyaasad
wlhi yaaab hadenu nahy rer puntland war wa layabe ma qasab baaa in aaaaaaan raisul wasare noqon hadesan arinkana sura galin ma qasab baa ianan mucarad wax walba war magaca ha inogaga ciyari nine nagadaya qaska mida kale raisul wasaraha waaaaa nin walalkena oo kale ah marka janis aynu sino bal aan aragne wuxuu inoo so dabalo mida kale rer puntland hadaynu nahay haben iyo malin waxanu nagula aflagadeya waxaaad tihin dad qqabiil ee ma tihin dad qaran marka hubka intaad dhintan cadi iska dhigoo umada ges karaca wabilahi tawfiiq