DAAWO VIDEO: Waraysi Gaar Ah Oo RBC Radio Uu Siiyay Agaasimaha Isbitalka Daaru-Shifa Ee Magaalada Muqdisho


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Muqdisho (RBC Radio) Agaasimaha Isbitalka Daaru-Shifa ee magaalada Muqdisho ayaa waraysi gaar ah wuxuu siiyay warbaahinra RBC Radio wuxuuna kaga waramay xaalada dadka bukaanada ah eek u jira isbitalkaasi.

Maxamuud Cali oo ah Agaasimaha Isbitalka Daaru-Shifa oo warysi Maqal iyo Muuqaal ah aan la yeelanay ayaa wuxuu sheegay in ay jiraan dad badan oo siyaabo kala duwan ay wax u soo gaareen ay haatan ku jiraan isbitalkaan.

Agaasimaya ayaa sidoo kale wuxuu ka waramay xaalada ilaa iyo sadax wariye oo ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay guriga hooyooyinka bishii hore wuxuuna sheegay in xaaladooda ay haatan wanaagsantahay.

Sidoo kale wuxuu sheegay Agaasimaha Isbitalka Daaru-shifa in ay jiraan dad ku waxyeeloobay qaraxyada iyo waliba weerarada ka dhaca magaalada Mudisho ee caasimada Soomaaliya.

Use Facebook to Comment on this Post

Share

1 Response for “DAAWO VIDEO: Waraysi Gaar Ah Oo RBC Radio Uu Siiyay Agaasimaha Isbitalka Daaru-Shifa Ee Magaalada Muqdisho”

  1. [...] Read the original post: DAAWO VIDEO: Waraysi Gaar Ah Oo RBC Radio Uu Siiyay Agaasimaha Isbitalka Daaru-Shifa Ee Magaalada Mu… [...]

Leave a Reply