DAAWO VIDEO:Dad Shacab Ah Oo Ku Dhintay Kuna Dhaawacmay iska Hor Imaad ka Dhacay Muqdisho
Muqdsho (RBC Radi0) Iska hor imaad geestay khasaaro ayaa wuxuu ka dhacay isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho, kaasi oo u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan dowlada Soomaaliya.
Iska hor imaadkaan ayaa waxaa ku geeriyooday inta la ogyahay ilaa iyo hal ruux halka ay ku dhaawacmeen ilaa iyo Lix ruux oo kale kuwaasi oo dhamaantood ahaa dad shacab ah oo ka agdhowaa halka uu ka dhacay iska hor imaadkaasi.












[...] See more here: DAAWO VIDEO:Dad Shacab Ah Oo Ku Dhintay Kuna Dhaawacmay iska Hor Imaad ka Dhacay Muqdisho [...]
kkkkkkkkkkkkkkkkkk
raxanreeb ciidaankaan waa aad kiswmaayo direysey miyaa kan shacabka laynayaa
ciidamadu waa kuwa dadka shacabka laaya baarta ,isbaaraysta , dumarkana kufsada :::::::
hadii aan sharciga lahorkeenin cidii dhib geysata xaaladu sidaas ayey ahaanaysaa .
waxaad maqlaysaa amaba arkaysaa ama idaacadaha laga sheegayaa dadkii oo qaylinaaya dhibaato sheeganaaya ay ciidamadu ugeysteen naftooda iyo maalkooda ,dawladu , madaxweyna , wasiirada , baarlamaanka , saraakiisha , jananada iyo jeenaraalada beenta ah xirtay midna uma naxayo .
ilaa layiraahdo qofka yaa dilay soo qabta kii dilay hala baaro maxay ku dhacday yaa ka dameeyey , taliyaha ciidama is casilo qof shacab ah oo ciidamadu dileen ama baarteen ama dhibaateeyeen , maxkamada geeya , baartamaanku ka hadlo arintu waa sideedii iyo ka daran oo dibi dhal ,