DEG DEG: Xafladii Magacaabista Raysul Wasaaraha Cusub oo Bilaabaneysa Goordhow Iyo Raxanreeb oo Aragtay Wareegtada Magacaabista
Muqdisho (RBC) Waxaa goordhow oo daqiiqado kaliya naga xigaan bilaabaneysa xaflad ballaaran oo madaxweynaha Soomaaliya uu ku magacaabayo raysul wasaaraha cusub ee dalka iyadoo wariyaasha iyo marti sharaf kale ay haatan fadhiyaan hoolka shirarka ee xarunta Villa Soomaaliya.
Wariyaha Raxanreeb oo ku sugan madasha ayaa sheegaya inuu arkay nuqul ka mid ah wareegtada madaxweynaha oo uu ku qoran yahay in raysul wasaaraha cusub ee Soomaaliya loo magacaabayo “Cabdi Faarax Shirdoon” oo ku magacdheer Saacid.
Mid ka mid ah kalkaaliyaasha xafiiska madaxweynaha oo aan rabin in la magacaabo ayaa Raxanreeb u sheegay in wareegtadan ay tahay mida rasmiga ah ee madaxweynuhu ku magacaabayo wasiirka koowaad ee xukuumadda (inkastoo aan si rasmi ah weli loo shaacin).
Tirada golaha wasiirada cusub
Raxanreeb waxay kaloo ogaatay in tirada golaha wasiirada cusub ee dalka ay ka koobnaan doonaan 23 wasaaradood ooloo kala qeybin doono sida soo socora;-
- 5 wasaaradood beelaha Dir
- 5 wasaaradood beelaha Hawiye
- 5 Wasaaradood beelaha Daarood
- 5 wasaaradood beelaha Digil iyo Mirifle
- 3 Wasaaradood beesha Shanaad
Sida ilo wareedyada ay u sheegeen Raxanreeb, waxay kooxda ‘Dam Jadiid’ ee taageerayaasha madaxweyne Xasan Sheekh ay qaadan doonaan illaa 11 wasaaradood oo ay ka mid yihiin;
1- Wasaaradad arimaha dibadda
2- Wasaaradda arimaha gudaha
3- Wasaaradda waxbarashada
4- Wasaaradda maaliyadda
Waxa kaloo jiri doono wasiir ku xigeeno iyo wasiiru dawlayaal ay yeelan doonaan kooxda ‘dam Jadiid’ ee sida weyn ugu wareegsan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Marka laga tago 11-ka wasaaradood ee Dam Jadiid ay qaadanayaan, wuxuu raysul wasaaruhu madaxweynaha kala tashan doonaa tirada kale ee wasaaradaha soo haray.
RBC Radio












Anigu waxaan rabaan cid ay madaxweynaha wada shaqayn karaan, oo Soomaaliya dhinaca wanaaga iyo wadajirka u jihaysa, ilaahow muu caruurtiisa magacaabo. Meesha Dadaal iyo howlkarnimaaa loo baahanyahay iyo wadankaan kala daatay sidii la iskugu soo celin lahaa, saxaafaduna waxaad moodaa waxkasta inay cilad u yeelayso runtii. Ninkaan wadaad ma ahan, waa nin Ilaahay yaqaan, laakiin Saxaafada soomaalidu waa dad ay kutiri kutoontu ku weyntahay.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
this is amazing waxaad moodaa dowaladdaan inay ku uruuri doonto mid aan dhaafsanayn madax tooyada
rag isgurayee
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk soomaali waxan ahay Ayaan barayaaa wali la ima baran waa in aan casharo dhigaaaa kkkkkkkkk waxa wali la jecelyahay dawlad la aaaan
mashaa.alaah aad ayaan usoo dhawaynaynaa Dr C/qaadir faarax Garaad (Saacid)
madaxwayne hawl nin u qalma oo bulsha somaliyeed dhibka ay qabto og oo wax kaqabankara ayaad soo magacawday aad ayaad u mahadsantahay marlabaad
waa Dr dhaqaalaha ku taqasusay dabeecad iyo dabacsanaan lugu yaqaan
reeka uu ka dhashayna hogaan iyo maamul ilaahay baa baray bulshada somaliyeedna waa ay shacashay
guuuuuuuuuuuuuuul iyo horumar insha.alaah
oo raysulwazaarihii lama magac caabine maxay yihiin golaha wasaaradeed eee dhisan waa layaab odaygaan lama fahmin
asc,somalida waa dad aad u nasiib daran maxaa yeeley hogaankasta oo la keeno wuxuu danta guud ee soomaliya ka hor mariyaa danta shaqsiga,qabiilka,asxaabtiisa, sida hada u madaxweynahan wax u wado aniga fikradeyda yar waxay ila tahay jug-jug meshada hadhaafin ama ka siiba xun.
KKKKKKKKKK SAACID OO AH MUQAYALWAYN AYAA NOQDAY RAISALWASARE TAASOO KADHIGAN NINKII UGU HOREYAY OO BALWAD LEH OO XILSARE KAQABTAY SOOMALIYA.
scww haaheey waxaan sugnaa waa qofkuu soo xushay xasan sh maxamuud iyo siduu u arko faroole wasiirka koowaad haaheey aan aragno waxa ku sooxiga haaa waxaan kaloo aan sugi la ahay dowlada buntuland ee uu hogaamiyo c/raxmaan faroole jawwabta uu ka bixiyo iyo siduu u arko haaaaa isagoo waliba la socda qaabkey wax u socdaa misana aan la gaban moowqifka uu ka taagan yahay sida ay wax u socdaan haaaaa
Ilaahay ha u fududeeyo Somalida Konfurta ee inta badan dhibaatada ku jirtay inay ka baxaan hana ogaadeen Somaliland Hiil badan ka heli doonaan hadii ay dhowraan doonista umada Somaliland ku nool hadii kale waa jug jug bartaadii joogtii aad shegi jirteen.
Runtii waxaan isleeyahay Somalidu waxay u baahantahay inay runta abaarto oo ka qayb gasho dibu dhiska wadankaa mudada dheer dhibaatada ku jiray oo aanay AMISOM iyo aduunyada kale oo dhami hadii ay isku timaad aanay waxba ka qaban karin hadii aan dadka wadanka lihi isu diyaarin inay hawl ad u adag qabtaan oo dowlad umadu raali ka tahayna u dhistaan ilahayna waxaan marlabad uga baryayaa inay dhibtaasi ka dhamaato walaalahyo Somalia
faarax c/qaadir kale miyaa ninkani mise waa faarax farsamo meeshii madaxtooyada aheydf faarax saacid iyo faarax farsamo ayaa ku kulmey 2 sharif iska baxo
ku ka guur oo qanjo uguur ahaaa
subxaanalaah oo heedhe maxay noo lahayeen cali ciise cabdi baa la magacaabayaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa na walen kuwa horufadhi wax kusoo qorra , walahay sidani waa ceeb ., ma baa loo dhafaayaa oo looga tagayaa , meeday dawladi
ader wo
Lol @ Khatumaysan Girl. Waa ku lu’gooyeen walaalo.kkkkkkkk
ASC, dhamaantiin walaalayaal. Congratulation, hambalyo ra’iisal wasaaraha cusub ee dalkeena. Ilaaheey prime ministerka, iyo madaxweeynaha iyo gudoomiyaha baarlamaanka iyo dhamaan inta masuuliyiinta noo ah shaqadooda ha u fududeeyo, oo haka dhigo ilaaheey kuwa dhinaca wanaagsan Somali u jiheeysa, soona celiya walaaltinimada dadka Somaliyeed ka dhaxeeya, una gargaara dadka danyarta ah ee wadanka goboladiisa kala duwan ku dhibaateeysan. Amen.
k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k wale iyo bile anugu uma bogin xasan abgaalow waar aaway somalia ma 750km oo koonfur ah ayuu mooday waxan sugnaa waa madaxwayne faroole iyo in puntland ka tashato koonfur qurunley
kkkkkkk @khatumaawi Girl. waxaan kaxumahay ineysan wax udhicin sidaad rabtey lakin waxan kugula talinayaa inaadan shaqsi kaliya aadan eegin waayoo shaqsiyyaad kale oo badan ayaa jira oo sida shaqsigaad jecleen ufiican karti iyo aqoon uleh iney qabtaan jagadaan. dhinaca kale Dadka faroole ayaan sugeynaa Jawaabtiisa kuhaayo Ogaada faroole inuu yahay madaxweyne Maamul goboleed loona taliyo marka Madaxdiisa ayaa soo magacowday Saacid, Reysal wasaaraha somalia marka inuu samcan wadaacan dhaho oo uu kadaba hadlin weeyaan dowga uyaala cid hadalkiisa wax ku qaadaneysa ama uu micno uuleeyahay ayaanba jirin meesha baryo mataalo ee saas u ogaada.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk oo dhan way israaceen waa arin lagu farxo sida ay wax usocdaan ayaan leeyahay wasiirka arimaha dibaba iyo gashandhiga ayagaa leh ha iska tago djabouti siyaasadeeda ayaa meesha kasocota ismaciil cumar geelle dowlada uu somaliya kadhisay waanu arkaynaa sida ay u shaqayso
Waa guul waxaanse la yaaabanaahay Madaxweyne ahaanjiray Makamadihii burburay oo ah xiisbbiga Dam-jadiid waxay la midtahay sii socoshada qiisadii socotay. Allaw na badbaadi