Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Barito Ku Dhawaaqaya Raysal wasaaraha Cusub (Xog)
Muqdisho (RBC Radio) Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu maalinta Barito ah uu si rasmi ah ugu dhawaaqi doono shaqsiga noqonaya Raysal wasaaraha Soomaaliya.
Madaxweyanaha Soomaaliya ayaa maalmihii ugu danbeeyay wuxuu waday latashiyo uu la lahaa qaybaha kala duwan ee bulshada iyo waliba siyaasiyiin ku dhow dhow, wuxuuna kala tashanayay soo magacaabista Raysal Wasaaraha.
Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa inoo sheegay in madaxweynaha uu doo gaba gabeeyay latashiyadii uu la lahaa qaybaha kala duwan ee Bulshada maalmihii ugu danbeeyay, eek u aadanaa shaqsiga noqonaya Raysal wasaaraha.
Inkastoo haatan aanan si dhab ah loo ogayn shaqsiga uu madaxweynaha u magacaabyo Raysal wasaaraha ayaa hadana waxaa la sheegay in maalinta barito ah ay noqonayso maalinta sida rasmig ah loo shaacinayo raysal wasaaraha.
Waxaa jira xubno badan oo maalmihii ugu danbeeyay qaarkood yimaaday magaalada Muqdisho isla markaana ku dadaalayay in xilkaan loo magacaabo.
Sidoo kale maalmihii ugu danbeeyay ayaa waxaa mashquul badan laga dareemayay madaxtooyada Soomaaliya, waxaana buux dhaafiyay siyaasiyiin raadinayay xilka Raysal wasaaraha.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa horay wuxuu u sheegay in shaqsiga noqonaya Raysal wasaaraha uu ahaan doono shaqsi karti iyo aqoon dheeraad ah u leh xilka loo dhiibayo, isla markaan soo dhisi kara xukuumad.
RBC Radio
Xafiiska Wararka Muqdisho












Ku: raxanreeb hadaydaan helin qofka loo magacaabayo PM waa Dr Ali Isse Abdi CV giisana Waan idiin soo gudbinayaa hadaad u baahantihiin , raxanreeb aad ayaan idiinku bogaadinayaa shaqada fiican ee aad dalka iyo dadkiina u haysaan.
kanaxoo nafta waa waxaa imaanaya dr cabdi wali gaas ayaa soonoqonaya miiska ayayna saaran tahay digreetadiisi insha allaah waxaa inaga xiga wax 12 saacadood kayar
[...] See more here: Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Barito Ku Dhawaaqaya Raysal wasaaraha Cusub (Xog) [...]
maalin walbaa waxaan maqlnaa beri buu ku dhawaaqayaa xataa lama hubo waan ku daalnay
Shaqadaas muddadii 22 sano ahayd baa la wada bartay ee ha i wareerinin qofkastaa qabankara
Dee dhib male lkn madaxweynuhu isag baa ka dhigaya lee mahoo haddii aanu nahay reet puntland waanu soo dhawenaynaa lkn duqa mgaalafda garowe a aqaan sida uu u arki foono
Waxaa isoo gaaraya in Madax weynaha JFS Inuu gaaray go aankiisii ahaa magacaabista Next Ra’isul wasaaraha cusub waxaana maqlay inuu u magaacaabi rabo Nin la igu yiri waxaa weeye professor Magaciisuna waa Muxiyadiin Cali yuusuf , Viva Puntland & Soomaalia
salaan diiran bahda Raxreeb. madaxweynow waxaan ku leeyahay shacabka ninka ay dooonayaan ku dadaal shacabka doonistiisa ayey dowlada ku taagantahay
yaa xaq u siyey ineeey noqdaan wax walba ka daya Takada aad ku hesan
Walee ninka aad ku heysaan madaxweyne ee caloosha ina cumargeele oo kale leh waxa uu soo wado iyo wabiga yaa weyn?? Ee somali ha is barato
Warheedha iga daaya muqdisho warkeeda kawarada Garoowe , Doorasho madhacaysaa janawari koley anigu umalayn maayo faroole Inuu si fudud ku tagayee,
Welee waxaan maqli jiray dhaglaa salagleh,,,
R/wasaaruhu waa Dr. Ali Isse Abdi. Guul Soomaaliyaa!
madaxweynaha cusub hadal kartinimo waan u qirayaa oo wax yaalo badan iga qarsoonaa buu meel dhoow iga tusay, taasi waa mahad alle, waxa hadda uu u baahanyahay inuu fahmo waa 22 sano lasoo dhaafay ma’inuu dib u dhac ku sameeyaa soomaaliya mise waa inuu la jaanqaado dadkii hormaray sida reer puntland iyo somaliland, wixii labadaa ka soo haray haduu jagada siiyo fariintiisu waxey noqoneysaa hadda iyo biloow, sababtoo ah, raggani puntland iyo somaliland waa dad qorsheysan mana sugu karaan gadaal ka gaaryo, lkn danta koonfureed waa hore u socosho iyo iney ka bowsadaan puntland iyo somaliland wixii dhaafay. IF NOT MOVING FORWARD, YOU MUST BE GOING BACKWORD, ka digtoonoow madaxweyni dib inaat soomaaliya u celisid, hawiye madaxweyna nimo waa heystaan ee cagaha dhulka dhig,.
raxanreeb waxa aan sugnaa waa magacaabida raysalwasaaraha waana maxamad abdulahi mahamad(farmaajo) halyeey qaran wadani kartileh argti dheer dulqaad badan dadku usimanyihiin astaan qaranleh
somalidu jeceshahay famaajo guul farmaajo guul farmaajo guul****(xerada qaxootiga)
Adeer anigu wan arkayaa hadii yeeli waayo waxan raaali Ka ahayn madaxa Ayaan Ka tooganayaa mana soo dhaafi karo wardhiigleey Iyo kaaraan
bal kuwaan arka mid walba odey ay isku reer yihiin magaciisa meesha kusoo qoraya oo leh adeerkey baa la magacaabayaa………… wali lama bislaan
Waligiis yuusan magacaabin haduu rabo raisul wasare tayo leh iyo mid tayo xun intaba asagaa ka liita ee maxey tarayaan haybad iyo maqaam iyo hadal dowladba malahan la soo tuurkaan meel noola kaga soo gamay maba aqaane
madaxweynaha waxaan leenahay puntlnad ayaa iska leh reysalwasaaraha hadaad qof kale ka dhigto waan goeynaa meesha anaga ayaa ugu tunweyn
Waxaa goor dhow la magaxaabayaa aqoonyahan
Cabdiqafaar cabdi wardheere
Waana xaqiiqda kama danbaysta ah
wlhi hadii uu soo magacaabo ra,isuwasaare iyo haddii kale waa iskumid sababtoo waxlaba sansantooda ayaa loo jeedaa marka tan ma,ahan tii dadka soomaaliyeed daryeeli lahayd
Marka hore Allaa mahadleh marka xigtana waan idin salamay marka ugu danbaysana Qof walba oo somali ah wuxu sugaya ama u dhag raricinaya yuu noqon karaa maga cabista Raysul wasaraha somalia kkk Ama kanax ama ku farax farmajo waa hal yay somaliyed buxin karana shurudaha loga bahan yahay midka soqortay Garowe walal jawab anku siiyo horay ma’umaqashay warabe hoyadii cunay habar yartiis har mageeyo A/wali Gas marki horeba waa lagu qaldana maga cabistisa adinkana hadii aad tihiin reer garowe iyo reer bari waxad noqoten ninkii marku indha belayay bakayluhu hortagnaa oo markii layirahdo war gariga iska jir oranayay bakayle intee kala’egyahay kkkk midna ogow maga cabista farmajo micne ayaa kujira farmajo waa wadani dal iyo dad jecela qibradna uleh sidan awalba horay usoo aragnay farmajo Guul farmajo dadka iyo dalkb kubahan shacabkaa ku tageersan Wellcom farmajo. Prepared by Galbed mudug state
mashala waa midaan kuu faraxsanahay wax qabad leehe somali wadaniiya kasara umada dhibatada anuku dhihi mahayo kanaxow nafta waa ee waxan leeyahay waa malee waa abdi wali ali gaas baan tageer sanahay waa anika kaas lakiin alow kii roon
Nin waqooyi ka soo jeedda, ma dhacayso in loo magcaabo Raysalwasaare ilaa uu iska xoreeyo somaliland. Dr. Cali ciise haddii loo magcaabo Raysalwasaare, qaran somaliland waa ka baxaya wada-hadaladii u dhexeeyey iyaga iyo walaweynta Somaliya.
war ileyn tanoo kale walee ninkaan aad iyo aad ayuu u jilicsan yahay mala waayey nin ka ad adag caaqiba badan maleh mar dhawna hooyooyinka ayuu la shiri doonaa, just name the prime menister koleyba adi waa ku aragnee
waa soo dhawaynaynaa ninkii la magacaabo maxaa yeelay waxaa loo baahanyahay
in la is aamino oo qofka la siiyo kalsooni uu ku shaqeeyo
soomaaliya waa ka baxday ku meelgaar ee dowlada ha laraaco sheekada daaya
waxaa fiican in uu kenoo nin cusub ileen dawladu waa ay cusubtahy waaa inuuu keeenaaa dr cabdiqadir cabdi xaashi
Adeer. Raisalwasare isagoo lamagacaabin waxaa sharif dilay madaxwaynaha Malaha waxuu ku raaxaysan. Nimanka kala dhuumanya oo ku baryaya Aniga iga dhig ceeb u dhinta. Hadii ay banaanka Kamari lahayeen. Isagaa ku khans banana lahaa Inuu raadiyo.
ilhow midkhaar qaba noogu toosi
waxaan filayaa waa c/wali gaas Ama cali cabdi awaare Ama c/rashiid mohamoud
TO ! GARAWE WAYAA GARAWE MAXAA IDINKA FARSOODHEERAATAY U TIHIIN MAXEYTAHAY WAXAAD KU HADLEYSID WARYAA SOMALIYA WAXAY U BAAHANTAHY MIDNIMO ADIGANA WAXAAD KADHIGEYSAA RAYSUL WASAARAHA QABIIL WAR INTAA ISLEEDAHAY QABIIL WAX KUTAAGEER DR KA SUMCADIISA HAKUCAYAARIN KADAAYA DADKA QABIILKA AAD LAWAREEGEYSAAN
Tommorow never comes!!!!
webka iyo shacabkisaba waan salamayaa, aniga waxa ii muqda isbedelo cusub .madaxweynuhu si lama filana ayu ku so baxay oo anigu beriguu musharaxa ahaa madhegaysan khudbadisa waayo ismalahayn wu so baxaya, hadana murashaxinta raisawasarayasha wan wada ixtiraamaya, inkasto cali cabdi awaare aan taageere u ahay.
asc iyo iyo adiga gaajo maa ku dishay kkkkkkkkkkkkkkkk maxaa kugu dhacay wax soo cun camal markas geele camal aad noqonee cadi iska dhig
dr ali iise cadbi raisal wasaaraha soo socda ka naxoo nafta waa aqoonyahan karti leh hambalyo ali ciise abdi hambalyo hambalyp aqoonyahan reer khaatumo ah
kan cali ciise la wareegayaa adeer meesha ma TUKARAQ baa la aadaysaa r\saaraha???
ilaahay mid khayr qaba ha ka dhigo dadka oo dhanna u siman oo aan khaatumoseeg ahayn.
NINKAAN WAA DOQON AAN GO,AAN ADAG QAADAN KARIN BIL GAAB AH AYUU WADAKA GALIYAY XILIGII UGU XUMAA BAA LA MARAAYAA VIVA FARMAAAAAAAAAAAAAAAAAAJO
waxan aamin sanahay in madax waynuhu saxan yahay waayo maxada lama lama dedejiyo,waxan dhihi lahaa waa in aad doorataa nin dadku rabo sidaada waayo waa in aan loodanayn,qabiil,siyaasi,iyo qof dadkale wataan sida beesha calamka oo ah gaalada.
Madaxwaynaha laftiisa ayaa laaluush iyo musuq meesha kuyimid siduu kusoo heli karaa nin fiican oo karti leh ??Wadamo shisheeye ayaa keena ninkay rabaan Somaliduna talo kuma laha meesha.
dalka is badal buu rabaa shakhsi gaas oo kala ah waa waxa habdhisba usocodka dalka ladagay
R/Wasaaraha la dooran doono magaciisu waa Dr Ali Isse Abdi wuxuuna u dhashay gobolada Khaatumo.
GUUL Soomaaliya
Nin ceesaantii ceel keen bay maraysaa
Wax la sugaaba la gaaree:ee yaan waxba laga hor dhicin,xaaladdu iyadaa isasoo gurine,walaalayaal war jiraa cakaaruu imaan,waxaa la yiri deg degsiinyo door maleh,kaadsiinyo kiish lacag ah bay dhalaan,waxay ilatahay inuu madaxweynuhu ninkuu dooran lahaa uu isagu go’aan ka gaaray,marka ha la sugo maantay iyo berri iyo beri dambe waxba ma kala aha,guuuuuuuuuuuuul somaliya.
Madaxweyne waxaad magacowdaa kii u wadaya.
wabilaahi towfiiq
midkastaa ninkuu la jecelyahay ayuu meesha kusoo qorayaa
nexet R/wasaaraha aan ahayn ku meel gaar waxaa weeye oon hadal ka danbayn MP MOHAMED C/LAAHI FARMAAJO
bari waad arki doontaan in laga dabaaldagi doono min raas ganboone ilaa raas casayr
muqdisho haba ugu badnaatee
waxay noqon doontaa bari maalin sharaf iyo karaamo gaar ah somali u leh ]
guuuuuuuuuuuuuuuuuul somaliya iyo madaxdeeda
Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas Gaas
gaas inshalaah waa ninkan tageersnhay ee o ah somliya rajdeeeda inshalaah
torobo
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waad iga qoslisay
Waxaa lamagacaabaya Mudane Dr Abdulaahi Omar Saalax-Deer.
xog culus oo aan soo helnay ayaa waxay sheegaysaa in lamagacaabayo siilaanyo!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
bari marka lamagacaabo meeshaad ka maqasheen waad ogtihiin
garoowe sxb haakudalin cabdi wali waa saanbuuse laga adimaye ninka sida dhabta ah loo hubaa waa (cali ciise abdi
dadku waxay ka doodayaan meesha mayaalaan , ee madaxweynuhu wuxuu mashquul ku yahay in uu soo dhiso dawladii { wasiiradii } kadibna wuxuu magacaabi doonaa ninkii aqbala wasiirada uu soo doortay oo aan hadal ku soo celin , arintuna waa sidaan :
madaxweyne : makaa dhigaa saaxiib quracow wasiirka 1aad
qurac : haa maxadweyne haa haa
madaxwene : waxaan rabaa in aadan hadal igu soo celin hadii aad jagadaas doonaysid
qurac : mudane madaxweyne kugu soo celinmaayo adiguba wasiirada soodhis
madaxweyne : waa ninkii aan rabay dastuurka ayaa sidaa qaba ma maqli karo , kkkkkkkk
qurac : dastuur maxaa iga galay adaan kula shaqaynayaa amarkaaga ayan ku soconaya
madaxweyne : waa kan liiskii wasiirada ee ku dhawaaq waxba kama bedeli kartid
qurac : haaa haaa mudane mudane ok ok ok