Somaliland Business of kordhisay waqtiga qabashada codsiyada


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Kaddib markii raaxanreeb.com lagu soo saaray warbixin taabanaysay xog aan sax ahayn, tarjumis gefef badan leh iyo shuurudaha aan ku sargo’nayn runta ganacsiga Somaliland, waxay maamulayaasha mashruucu ku soo daabaceen wabsaytka Somaliland Business Fund ogeysiiska soo socda oo isugu jira af Soomaali iyo Ingiriis sidanna u qoran:

“Carqaladaha Buuxinta warqada Codsiga

Problem with your application?

If you don’t know English very well or can’t access the internet easily or use a computer – call us at 485-0660 for assistance.

Ma dhibaato ayaa kaa haysata codsiga?

Hadaanad si fiican u aqoon Ingriisiga ama aand heli karin combuyuutar ama internetka – fadalan nagala soo xidhiidh 485-0660 si aanu kuu caawino

XILGA UGU DAMBAYSA EE CODSIYADA LA QABANAYO WAXA DIB LOOGU RIIXAY 31KA BISHAN OKTOOBAR

DEADLINE FOR ROUND 1 APPLICATIONS EXTENDED TO OCTOBER 31″

Raxanreeb

Carqaladaha Buuxinta warqada Codsiga

http://somalilandbusinessfund.com/index.php/news-a-events/20-carqaladaha-buuxinta-warqada-codsiga-

SOMALIA: Somaliland Business Fund: Unequal Opportunity, Unequal Outcome

Use Facebook to Comment on this Post

Share

1 Response for “Somaliland Business of kordhisay waqtiga qabashada codsiyada”

  1. [...] Read this article: Somaliland Business of kordhisay waqtiga qabashada codsiyada [...]

Leave a Reply