Tacsi: Cabdulqaadir Mohamuud Marshaale
INAALILAAHI WAA INAA ILAAHAY RAAJUCUUN
Jaaliyada Soomaaliya ee ku nool wadanka Denmark waxay tacsi u dirayaan alle ha u naxariistee qaraabadii , eheladii iyo saaxiibadii uu ka gaariyooday marxuun Cabdulqaadir Mohamuud Marshaale oo ku Geeriyooday wadanka Denmark.
Jaaliyadu waxay ilaahay oga baryaysaa in marxuunka janadii kawaraabiyo samir iyo iimaana uuka siiyo qaraabadii aadka ugu dhawayd ee uu ka geeriyooday aamiin.












[...] Continued here: Tacsi: Cabdulqaadir Mohamuud Marshaale [...]
inaa lilaahi wa ina ilahi raajicuun waxaan tacsi u dirayaa dhamaan reer marshal ilaahey jannatul haka waraabiyo aamin aamin
aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin yaaaa allaahu
cabdulqaadir marshaale allaah ha u naxariisto janadiina allaah haka waraabiyo aamiin Allaah samir iyo iimaan buuxa kasiiyo qaraabadii iyo qoysas kiisiiba amiin
ALLAH U NAXARIISTO
INAALILAAHI WAA INAA ILAAHAY RAAJUCUUN
marxuun Dr.Cabdulqaadir Mohamuud Marshaale oo ku Geeriyooday wadanka Denmark.
waxaan tacsi u direynaa eheladii kharabadii asxaabtii uu ka geriyoday marxuumka samir iyo imaan allaha ka siiyo aamiin aamiin
tacsidan waxaa si wada jir ah u dirayo Reer Mohamed Ali Haji Abdi rahmaan oo marxuumka kharaabo la ah samir iyo iimaan allaha naga wada siyo aamiin aamiin .
Inaa lilaahi wa inaa ilaahay raajicuun alaha u naxariisto dhamaan reer marshaale taxis Ayaan u dirayaa janada Fardowso ilaahay ha siiyo aamiin