Waxgaradka Gobalka Jubooyinka Oo Ku Eedeeyay Ciidamada La Wareegay Magaalada Kismaayo Inay Rayid Dileen (Dhageyso)


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Muqdisho (RBC Radio) Maxamed Buule Ibraahim oo ka mid ah Waxgaradka ka soo jeeda gobollda Jubbooyinka ayaa ku eedeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa kale ee dhawaan gaaray magaalada Kismaayo in ay halkaasi ka sameeyaaan falal dilal ah.

Wuxuu Sheegay in ciidamadaan ay dilal ka geesteen magaaladaasi isla markaana ay dileen dad badan oo magaalada daganaa kuwaasi oo ay si gaar ah u guursanayeen

Maxamed Buule Ibraahim oo waraysi siiyay RBC Radio ayaa wuxuu sheegay in markii Ciidamada iskaashanaya ay gudaha usoo galeen Kismaayo ay filayen in ay Ammaanka wax ka qabtaan isla markaaisna Dadkii ay ka shakiyaan qabtaan si dambigyadoodu loogu qaado balse aaney taasi dhicin.

Wuxuu sheegay in magaalada Kismaayo ciidamadaan ay ku dileen magaalada dad shacab ah oo aanan wax dhibaato ah geesan isla markaana si gaar ah loo ugaarsanayay.

Sidoo kale Maxamed Buule Ibraahin waxaa uu ku baaqay in arintaasi si Dag dag ah wax looga qabto isla Markaasina Ragga arintaani fulinayo iyana Dambigoodu lagu qaado sida uu tilmaamay.

Dhawaan Ciidamada Iskaashana ayaa si buuxda Ula wareegay Gacan ku heynta Magaalada Kismaayo halkaas oo ay ka arimin jiren Ururka Al-shabaab.

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Halkaan ka Dhageyso Waraysi Maxamed ibraahim Buule

RBC Radio

Xafiiska Wararka Muqdisho

Use Facebook to Comment on this Post

Share

6 Responses for “Waxgaradka Gobalka Jubooyinka Oo Ku Eedeeyay Ciidamada La Wareegay Magaalada Kismaayo Inay Rayid Dileen (Dhageyso)”

  1. samatar says:

    adeer hadaalin wixii alshabaaba waa ladilayaa ,beentana iska daaya

  2. qandalaawi says:

    Libaax fuulay ma dhuusin Waar adkaysta calaacal wax ma taree 14 sano baad si gunnimo ah wax u dileyseen idinkubee mukulaal madow yahay
    Catow waa mirij xamar tii kugu adeeganeysey baa gawsaha laga rifayaa oohinta daayoo dhuusada xejista oo yaaca haawey yahay
    War ma loo sheegay qoladaan seeraar in uu dhintay indhacaddena xaar ku fadhiyo barre huuraalena uu waashay ka dib markii amxaaradu fara xumeeyeen

  3. Haji Yare says:

    Waqtigii iyo wuu dhamaaday. Alla maxuu carruurta ka layaway Barre Hiiraale worst leader, waxaa haysta hogaan la’aan

  4. soomajeeste says:

    kkkkk Waxaan ku qoslay arrinta ay ka hadleen QANDALAWI IYO HAJI YARE
    Waxaan hadaliiina micno uu yeelan lahaa haddii aad tihiin somalida kale,sababtoo qof waalan ama yaraantiisii lagu soo ababiyay nacayb qayb bulshada ka mid ah illahay ayaa dawan kara.
    Ta kale qofkii kismaayo ka hadlaaba waa miyaa?kkkkk wax la laynayaa waa somalidii kale ee loo xoog sheegatay,waan ku faraxsanahay haddii aan maanta lnala oroanayn malez waa dhintay balse somali kale un sow ma ahan wax naguwado dhib maleh.Bare hiiraale waa muwaadin somali ah laakiin wuxuu ka hogaan fiicanaa kuwii idin hogaaminayay iyo kuwa hadda idin hogaamiya sababtoo ah waxaad ku nooshihiin gumaysi iyo in aad ku faan taan amxaaro ayaan la shaqaynaa bare hiiraale ma ahan Abdi bile()xishooda kolay illahay xishood idiin ba dhaline massiinta ayay ahaayeen waxa la idilay ciidanka Kenya raggi ay dileenna mag ayay ka bixiyeen marka ogaada somalidu in ay idiin haysato umadda walan in aad tihiin

  5. lol says:

    lool maxaa tirahdeen duusada Bare Hururaale urkeeday naga daaya

  6. [...] uu ka soo jeeda galbeedka Kismaayo oo ay eheladiisu ku nool yihiin, sida Raxanreeb uu u sheegay Maxamed Buule oo ka mid ah waxgaradka deegaanka ee ehelna la ah ninka la [...]

Leave a Reply