Sunday, January 27th, 2013 at 12:54 pm
Wararkii ugu Danbeeyey
- Faallada wargeys Hargeysa ka soo baxa oo loo arkay hanjabaad
- Guddiga Difaaca Xuquuqda Suxufiyiinta oo Warqad u Diray Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya (Akhri Warqadda)
- Madaxda Ururka Horseed oo sheegay in ay 8da Gobol ee Puntland Xafiis ka furteen.
- Waftigii Ka Socday Dowlada Ee Gaaray Magaalada Baydhabo Oo Kulamo Halkaas Kula Leh Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Gobolkaas
- Ireland Iyo Britain oo Muwaadiniintooda Iyo Kuwa Reer Galbeedka uga Digay Inay Joogaan Somaliland
- Ciidamada Dowlada Oo Maanta Hawlgalo Dad Badan Lagu Soo Qabqabtay Ka Sameeyey Muqdisho
- Ra’iisul Wasaare Saacid Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaaniga U Qaabilsan Soomaaliya.
- Yugaandha oo ay ku soo Badatay Dilista Carruurta La Sharaysto (Warbixin)
- DOOD FURAN: Madaxda Dawlada Iyo Laamaha Garsoorka oo Siyaabo Kala Gedisan u Fasiray Kiiska Wariye Cabdicasiis Koronto Iyo ‘Haweeney La Kufsaday’ oo Xiran
- Shirar Aanan Iska Warqabin Oo Ka Furmaya Kismaayo iyo Baydhabo (Warbixin)
Somali News
- Somalia: A newspaper’s editorial seen as a ‘threat’
- CPJ’s letter to the office of Somalia president
- Britain and Ireland urge citizens to leave Somaliland
- Photo of the Day: Somali journalists call government to allow free press and freedom of expression
- Somalia: Puntland democracy – Smoke and Mirrors
- Somalia: “Dharkaynlay district is ruled by armed thugs”
- SOMALIA: Senior government officials arrested for scholarship scam
- Somali Journalist sent to Prison Without Charges
- African Union Summit: Human rights must be protected during armed conflicts
- SOMALIA: AMISOM Police Concludes Third Criminal Investigation Training for Somali Police














Osman well done job, Sadik you side stepped, gaffed, sorry you do not get the point
Osman waa xanuunsantahay allaha ku caafiyo
NACASKAAN CISMAAN WAA NIN QABYAALAD DILOOTAY XAMARNA WELIGII MA ARKIN WUXUU KU JIRAY GURI DOWLAD EE HADDII AAD RUNSHEEGEYSID DOONO GURIGAADA WAXAA AHAY NIN QABYAALAD DILOOTAY WAX AAD KU QAADEYSIDNA MA LAHA EE BADDA KA CAB…TIIMBARE AYAA KUGU DHEGAN…MAXKAD AYAA KU SUGEYSA HADDII AAD XAMAR TIMAADO
weriye qabiil qaadey midna waa aamusinayaa midna inuu hadluu rabaa waxaa taas ka daran kenya ayey taageerayaan war wiilka ha iskugu goobanina, kenya badayadii bey rabtaa kismaayo ayadoon loo ogolaan bey soo agshey oo aan igad fasqax ka heysan AMISON ka mid ahayn intaas oo ay jirto bey hadana dad shacaba iyo xoolahoodii diyaarado ku duqeeyeen war hawaalanina ee wiilka daaya.
ninkaas qaaylinaya saan u fahmay iyo meesha uu u wado arinta waa yaab ninkaas cusmaan la baxay laakiin bulshaweynta soomaaliyeed waxaan u sheegayaa cusmaan iyo wixii la mida ma metelaan dadka degan jubbaland iyo puntland madaxweyne xasana dadkaasi waa taageersanyihiin iyo raysalwasaare saacid laakiin ninkan daaroodna ma metelo jubbaland ma metelo puntland ma metelo wa nin qabyaaladi googooysay ilaahay ha caafiyo!!
War axadkaan meel biniaadam ku wada hadlayo ma’uusan arag miyaa, waxa cay iyo aflagaado iyo cabaad ka dhacaya ee uu meesha la yimid bal daya , waxaa ugu daran kuwa kaasi hal doorka uu u yahay ee iska soo xulay si uu fikarkooda iyo aragtidooda uu u soo bandhigo, waxaa la yiri “HILBO BOOWDA LAGA DOOROW BA’A”.
Saadiq WARFAA, sagaa reer Jubaland ah , ee ninkaan meesha aflagaadada madaxda Somaliyeed layimid waxba kama yaqaan Jubaland, dadka Jubaland ee asalka ahna sidaas oo kale umaba hadlaan.
SAADIQ guulayso asluubtaada iyo aragtidaada iyo masuuliyada kaa muuqata ee aad dooda kaga qayb gashay waxay kayd u tahay Somalida la doonayo in dib loo yagleelo, labaatan sanno kadib.
SOMALIYA HANOOOLAAATO, MADAXDEEDUNA HA GUULAYSATO.