Golaha Dhaqanka Iyo Midnimda Hawiye Oo Bayaan Kasoo Saaray Marxaladaha Uu Dalku Marayo(Bayaan)
Muqdisho (RBC Radio) Bayaan dhinacyo badan taabanaya ayey maanta magaalada Muqdisho kasoo saareen golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye waxaana lagu bilaabay bayaanka ay soo saareen.
Kadib markii goluhu uu yeeshay maalmihii lasoo dhaafay kulamo looga arinsanayey xaalada dalku uu xiligan ku suganyahay ayaa waxa uu goluhu soo saaray bayaankan.
1. In la taageero Aqoonsiga dowlada soomaaliyeed ay ka heshay Dowlada Mareykanka ¡yo Arrimihii ku xusnaa aqoonsigaas 00 saI u noqonaya Midnimada ¡yo Qaranimada Soomaliyed Dhinac walbo, waxaana ku Amaaneynaa intii ka soo shaqeysay.
2. Waxaan aad uga xunahay dilkii wariye Cabdi Xareed Cisman Aadan wariyihii shabeelle ¡yo wariye Cabdi Casiis oo u xiran Booliska, Dilka ¡yo xariga wariyaasha 00 noqotay kuwa joogta ah cid wax ka qabaneysana aysan jirin ¡yo Cid loo raacdo, Waxan, canbaareyneynaa Dilalkaas, waxaan Hayadaha Nabadgalyada u soo jeydineynaa ay qaataan Masuuliyada ku Aadan ilaalinta Xuquuqda Dadka Shacabka ee Sabab laaanta loo leynayo.
3. Maamul u Sameynta Gobolada Dalka Waa wax ugaara umada Soomaaliyeed waxaana si cad ugu sheygeynaa urur goboleedka egad ay faraha kala baxaan. Dadka Dagan Deegaaamada jubooyinka waxaan kula talineynaa in ay ayagu dhistaan Maamulada Tuulo, Dagmo, iIaa ¡yo Heer Gobol si istixgalin ¡yo Cadaalad ku dhisan may u wadaagana Maamulka Deegaamadooda, islamarkaasna ay raali ¡saga wada yihiin Bulshada ku Wada dhaqan.
4. Ma ahan wax la qaadan karo in jabhad hubeysan oo qabiil ah in ay xoog ku maquuniso dadka deegaamada kuwada nool ayagoo kaashanaya Ajnabi.
5. Waxaan Canbaareyneynaa weeraradii Qaawanaa ee Faransiisku ay ku soo qaadeen Buulo Mareer, taasi oo ah Xad gudub Caali ah, waxaana u tacsiyayneynaa dadkii Soomaaliyeed ee ku geeriyooday ama ku dhaawacmay weerarkaasi gardarada ah ay Ciidamada Faransiisku u geysteen Muwaadiniinta Soomaaliyeed.
6. Waxaan kaloo Canbaareyneynaa Xasuuqii Ciidamada AMISOM ay ka geysteen deegaanka Leego taasi oo u muuqata Cadowtooyo Cad, waxayna laayeen Haweyn iyo Caruur oo reer Miyi ah waana xanuun aad u foolxun oo Umada Soomaaliyeed aynan u dulqaadan karin falkaas wax yeelada leh ee ka baxsan waajibaadka Ciidamada Nabad Ilaalinta Ujooga Soomaaliya.
Ugudanbeyntii qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed, waxaan ugu baaqeynaa in ay taageeraan dowladda si loogaaro Nabad iyo hormar dhinac walba ah.
Wabilaahi Towfiiq















asc odayaasha hawiye waxan kula talin lahaa in ay isaga baxan guryaha dadka muslimka ah ee ay xooga ku haystaan waa hadii ay ILLAAH ka baqayaan waxan leeyahay xamar dhul hawiye ma,ahee aada meelahad ka imaateen iyo dhuusa mareeb idinkoo aan cadaalan kula dhaqmayn bulshadiina sideed ku keen teen in aad cadaalad daro ku tilmaantaan maamulo uu rag kale dhistay !!!?
WELIGIINBA WAAD NAC NAC LEENJIRTEEN EE ISKA SII WATA NAC NACDA INTA NOLASHIINA KAHARTAY FIDNOOLAYAAL..!!!
golaha dhaqanka beelaha daaroodna ama direed ama beesha jareer-wayna wa in la sameeya ileen wixiba waxay noqdeen odayeeyn e yaan la idinka badin idinkana soo sameeya oday dhaqameedyo idaacadaha ka hadla oo dalka siyaasadiisa wax ka falanqeeya sida nimankan dowladiiba ayuga ka af-dheeraaday
War Raxanreeb, war ninyahow nimankaan dadkooda ha kula hadlaan guryahooda, Jubooyinka caqli iyo talo ugama baahna raggaan ee haddii ay wax un caqli bini aadanimo ah leeyihiin kuwa la jooga ha u taliyaan kuwaas baa wax u taliya u baahanee, guryaha xaaraanta ah ee dadkii lahaa ay laayeena ha isaga baxaan.
Xaad Barber-shop-kaagii furo oo Ilaahay ku aqoonsanow, da’ 80aad baad ku jirtaan ma cimri baa idin haray, tuugo, kufsi, dhac, dil iyo wax xil leh oo dhan, bayaan naftiina bayaan u soo saara tuugayahay ururtay ee burcadda ah.
kkkkkkkkkk 3 nin oo ah kuwa xooga ku heysta hanti shacb uu laayahey
Odayashan Maxay yihiin oday beeleed mise siyaasiyin? Dowlada ma wax jago yay ka hayaan? Bayanadan Iyo shaqadan ka weyn yaa u dirsaday? War nimanyohow qabilka huwan umada ka fariista Hadi kale qabiilada dhan odayal ayay samaysan qabiilada u hadla Marka joojoya dhaqan xumada Iyo hadaladA bilaa macniga ah.
oda yaashaan waxay jecelyihiin in ay somaliya mid noqoto. odayaal qays ama qabiil deeqo. maahan..ee doqon waxaa ah ninkii maanatay ku qan cah qoys ama qabiil yar oo afarta dhinac ay kaxigto 4 beelood oo kale oo dagaal kaladhexeeyo ,anigu qabiil kutaageeri maayo laakiin realty ahaan ayaan uhadalayaa,,,,,,,,
Guryaha dadka ha isaga baxaan
kkkkk tuuugadii miyaa odaayashan afka xun xun
aaway kii cadaado watay maa ka bixisid hadal odayashaan .mise waa ganbatay, wa dadkii somali gadaal u celiyay
harkii ayay caasimadii Somaliyed gubeen hantidii dadkana dhaceen ayagoo awoow qabiil ku faanaya markaasay hada rabaan in ay dad wax usheegaan odayaashani oo wagaasna majoogin ilaa hadana marqaanti kama ahan in ay haystaan hantidii shacabkii qaxay ee ay laayeen. jawaabtu waa haah:
hadaba ha garweynaado ama suud ha xirto ama kutubo ha qaatee aniga waxba kadhagaysan maayo
DADKA GURYAHOODA UGA BAXA IYO HOTEELADOODA KA DIBNA HADLA,
USc. Haday odayaal. Lahaan lahayeen. 22sano, deeganada USc , sidaas ma noqdeen waxaa CAD in Aysan maamul samaysan Karin fiirsha galgaduud oo qayb ay kadegan yihiin waxaa kajira, galmudug,ximan iyo xeeb, ahlu suna, galhiiraan, Mareeg State , ceelbuur, xaradhere State , Hadaba markii ay waxba samaysan waayeen ayay diidayaan kana dun yihiin in maamul Loo sameeyo jubaland, waxay leeyihiin dawlada laakiin dawladaan in soomali oo dhan dhisatay ma ogsoona waxay u haystaan in ay dawlada USc dhistay maamulkooduna Yahay kan dawlada, hadii sharaf, soomalinimo, islaanimo jirto odayaashu waa xishoon lahaayeen oo sheegashada qabiilkooda waa ka faani lahaayeen, laakiin nin ku Dhex Nooma 22sano isbarada,kufsi , dulmi, dagaal ,wax walba waa u caadi ,war Cindy Cali iyo xishood xumaa dawladaan ay ku waasheen waxaa ciidan u ah ugandhees meel ay Somalië ku noqdeena lama sheegin mise ugandheska iyo USc waxay isku mid ka yihiin kufsiga malaha kenyaanka haday wax kufsan lahaayeen odayaasha USc waa is fahmi lahaayeen.
Horta wa suaal odayaasha hawiye waligood bayaaan maka soo saareen guryihii iyo hantidii dadwaynaha naf iyo maaal ee la boobay AMA la dhacay??????? Jawaaabtu waa maya.
wax kasta ha la sheego kuwaan caaqibo ma lahan ee juba land dedejiya
Ilaa intay is-magacaabeen ilaa cid dooratay lama hayo, ma jirto haba yaraate wax maslaxa ah ay sameeyeen, ha ahaato waqtigii dagaalkii sokeeye, ha ahaatee waqtigii dowladihii ku-meelgaarka ahaa ilaa dowladda rasmiga ah, wax badan ayey isku dayeen inay isbaaro u dhigtaan dowladnimada soomaliyeed hase yeeshee waxaa ka xoog batay rabitaanka dadweynaha, waxaad ku tursan tihiin ma jirtee soomalina qabiil waa ka gudubtaye ordaaye tuulooyinkii aad ka timaadeen u noqda.
Somaaliya waa ka gudubtay waqtigii Odayaasha qabiilka dabada ka riixi jireen. Dowlada Federaalka iyo Baarlamaanka waa inuu albaabada u laabaa Odayaashaan beenta iyo xaaraanta ku naaxay. Maanta Somaliya waxeey u baahantay Maskax caafimaad qabta iyo dhalinyaro wax baratay.
odoyaaashaan waa kuwii ciidamada itopia ee 80kun ahaaaa xmara ka saaaaray marka ha dhaliilsanina umana daaahayaan kenyan sanweyne ah midaaaas niyada ku haaaaaya heee reeee h,a, kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
masha allah wanso dhaweyney odayasha baaqoda ku aadan xaalada dalka waxana ugu muhiimsan mida jubooyinka oo malmahan murakeeda batey oo hal qabiil xooga kuheysto waxan leenahey beelaha kale shir ha isuyimaada hana katashadeen ayahooda midakale raga commantisya qnshaxaxun sooqorey waxan leeyahey hawiye waa beesha ugu badan somaliya waana beesha ugu waxtarka wanaagsa xaga siyasada iyo xaga ganagsiga iyo waxkasta oo arimaha bulsha marka mawaxad kaxuntihiim oo aad kamaseysantihiin sida caasimada xamar ee unoqotey meesha lagahago somaliya waxan ognahey maamulka faroole in marwal karadiyo madaxda somaaliya garoowe xamar naceyb dartii oo maaumkii malmahanba kanaxsanaa aqoonsiga dowlada somaliya oo hada warsaxaafadeed kasoosarey iyo is urursiga beelaha daarod jubaland ee xamar kacardertii raba in eynoqdaan sida buntland ookale laakiin manoqondonto waayo siyasada darood waayfashilmatey waligood caasimad hawiye kacararikaraan iyo madax hawiye midnaba kuwakalana wansoqabaneynaa buntland iyo somaliland labadaba oo kanaxay aqoonsiga mid radiyey iyo mid neefta kudhaktey oo mardambe warsaxaafadeed soosarey waleyskuheystaa wixii madaxda idinkadhigey
xaydarah
waxaan kula talin lahaa odayaasha in ay dadka guryahooda uga baxaan waliba waxaan si gaar ah ula talinayaa Mudane Ahmed diiriye, ahmedoow ilaahay kabaq dadka masaakiinta ah guryahooda uga bax,
Asc weli mareyno beel xagee joognaa weli Qaran uma aanan gudbin ee wali qabiilkii baan joognaa Marka sheekadu ma dhawa 1991 ma dhamaan ee yaan la is gaadin !!!!!!!!!!!!!! Kow ma joogto ha isku xishoodaan oo qabiilku waa wixii dalka qaribay nin qabiil aaminsan qaran waa ka dheer yahay haday umada soomaliyeed dambigii ay ka galeen ha ka xaalmariyaan haddii kale ha iska AAMUSO
Wakhti umahayo nimankan gadhka dhaadheer waxaan maqli jiray maroodigu takarta saaran ma arkee takale mida saaran ayuu arkaa!
Hanoola imanina sheeko usc aqligu hashaqeeyo.
Gurigii abahay inaad ka baxdan isku daya!
Jubaland anigaa iskale…
Odoyaal kuwaani maahee waa Mooryaan caddeysatay dhaca iyo boobka guryihii Soomaliyeed oo dhan.
1-Dawlad baa dhalatay Qaran -wax aan loo dirsan bay ka hadlayaan,Shaqadii Wasiirada iyaga ayaa haya.2-Wadanka Madaxwayne ayaa ka Jira Shaqadiisa iyaga ayaa haya.3-Bayaan yaa soo saara Dawlada .4-Xamar ha bixiyaan Guryaha ay Sharci Darada ugu jiraan .5-Iyaga laftooda Guryaha ha ka
baxaan Odayaasha Laftooda ,waana Cayb wax aydaan Shaqo ku lahayn in aad ka hadashaan.
Waa iga Talo Xamar waa Caasimada Somalia ee Ogaada .
kKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
ASC dhamaantiin
Horta waxaa fiican inaan lugu dagdagi fikradaha, odayaashu marna waxay u hadleen si soomalinimo, marna si qabiil. Qodobka 3aad way ku saxanyihiin inay saa u hadlaan wayna u gaartay waayo kuwa badan oo dawarsi xamar u aada ayaa jira oo maalin walba arkaan, mida kale qabaailada soomaaliya ma’hishiin hishiina maysa sida hada wax u socdaan. Waad ku mahadsantihiin uganda iyo odayaasha midnimada beelaha.
Wbtfq
Guryaha Islaameed ka baxa
Jabhada Raaskaambooni, waxay la socotay AL SHABAAB iyo XISBUL-ISLAAM,marikii ay xooga ku qabsadeen k
Axmed Madoobe shalay waxuu ahaa Al-SHabaab / Xisbul-Islaam, mantana waxuu hogaamiyaa jabhad u adeegto dowlada KENYA, asal ahaana kama soo jeedo degaanka jubooyinka ,uma dhalan, waxuu ka soo duulay kilinka shanaad rr ITOBITA, marka ha ka daayo dadka walaalaha ah ee wada-dego dhibaatada uu ku hayo, jubooyinka kama tirsano KENYA . WAA DHUL soomaaliyeed.
Daarood odayaal malaha miyaa? Isaaq odayaal guurti ayay sameysteen, Hawiye odayaal. Aaway odayaashii Daarood.
ASC, dhamaantin, Bismilaah, horta ugu horeeyn, @foodaye, waa i kan, la’iguma yaqaan dhuumasho ee bal aan wax kuu faa’iideeyee dhagaha i sii.
1. odayaashan sida uu magacooda ka muuqda waa odayaasheenii, oo maslaxada dadkooda ayeey ka hadlaan, iyo waxii u dan ah umada Somaliyeed dhamaantood; waana talo bixiyayaal, waxii wanaagsan oo talo ahna dee waa laga qaadan, waxii kalana waa laga tagi. Aniga laftigeeyga ayaa waxyaabaha qaarkood oo eey meesha ku sheegeen qaarna ku raacsan qaarna ku diidan. Sida waxaan ku raacsanahay qodobka 1 aad, 3 aad, iyo kan 4 aad waan ku raacsanahay; qodobada 2 aad, 5 aad, iyo 6 aad waan ku diidanahay, oo shaqadooda waxaan aheeyn ayeey galeen. Dowlada ayeena u taal. Mana ahan in eey howlaha dowlada iyo siyaasada dhex galaan.
2. Kuwiinaan guryaha guryaha ku waashay, beenaalayaal ayaad tihiin oo wax guri ah idinkama maqna, qofkii uu guri ka maqan yahay, meesha uu uga maqan yahay ha tago, oo hadii eey Xamar tahay, dowlada ha u soo gudbiya waxii dhib ah oo uu tirsanayo. Laakiin, suurtagal maahan, dadkiinaan in aad meelna Dowladii ku xagal daacisaan, oo aad isbaaro u dhigataan Dowlada sida qaswade Faroole, meel kalana aad cabaadaan oo aad dhahdaan Dowlada guryaha dadka ka maqan yihiin ha u soo celiso (waa hadii xataa aan “premise” ka in eey gurya maqan yihiin kasoo qaadno wax run ah). Marka, waa wax is diidan waxa aad ku hadleeysaan. Laba mid hala’idinka helo, reer Garoowe, in aad Dowlada u adeegayaal iyo taageerayaal u noqotaan si hadii eey jiraan “grievance” iyo waxa aad tirsaneeysaan wax idinkala qabato, amaba in aadnaan Dowlada ka sugin wax xaquuq ah marba hadii aad cadow ku tihiin Dowlada. Waxaan reer Garoowe u leeyahay, umad kale oo beentaan ruwaayada ah ee guryaha iyo beeraha ka hadla ma jiraan; oo reer Goldogob, Sanaag, Sool, Gedo iyo Caabudwaaq, Kismaayo iyo halkaa, Bay $ Bakool, iyo waliba inta deegaan ee u dhaxeeyso iyo waliba halkaa iyo Hargeysa, Berbera iyo Burca, wax ka hadlaaya quraafaadka guryaha iyo beeraha ma jiraan. Mindhaa, guryihii xaaraanta ahaa ee uu Xasan Abshir waaguu Gudoomiyaha ahaa toban toban guri idiin siiyay ayaad daba taagan tihiin. Kuwaasna aniga anoo si shaqsi u hadlaaya oo aan Dowlad u haldeeyn waxaan aaminsanahay in “redistribution” lagu sameeyo, oo xataa kiinii 10 guri oo waagii Xasan Abshir la bixiyay la yimaadaa, waa in 9 ka mid ah guryahaas la siiyaa shacabka kale oo reer kasta leh, oo qofkaasna 1 guri kaliya loo soo reebaa. Sababtoo ah, markii hore ayaan si “equitable distribution of wealth and resources” la sameeyn, oo waa in hada iyo waxii ka danbeeya cadaalad la falaa.
Odayaashaana anaga ayeey odayaal noo yihiin, waana rag geesiyaal ah oo qoortooda “on the line” saaray waagii amxaarada aan ka saareeynay wadanka, waana qoran tahay sida geesinimada ah oo eey uga qeeb qaateen xoreeynta dalka, dadka iyo diinta. Taasna waa in lagu amaanaa. oo odayaal sidaasoo kale ah reer kasta inta laga helo, dhaqankii iyo wanaagii Somali laheeyd lagu noqdaa. Waad mahadsantihiin, and nabadeey.
asc. haa walayaab 20013 odayaashii inay u ololeeyaan biliqo horleh ama dagaal horleh meeshii looga baahnaa in ay dadkaweydiistaan cafis iyowaliba ayaga qaas ahaan ahmed diiriye iyo xaad oo ah ku wii xalaaleestay dhaca iyo gumaadka iyo been abuur haween iyo maalin marka waxaan idin leeyahay odayaasha aan lagu caano shubinoow taariiqda waxaad ka gasheen baal madow waxaana idin sugeesa maxkamada ( heeg ) sidii looxukumay madaxweynihii laabeeriya oo lagu xukumay 50 year
Kkkkk HAHAHA Raxan reeb waa iga qoslisiinaysaa ragii isku magaabijiray guurtida hawiye weli ma jiraan waqti dawladnimo la tiigsanaayo may hadana hadleen??? marna shaarqabiil la qaato marna shaard diimeed Ehlul Sunna la qaato war wuxu miyay xishoonayn miyay caqliba lahayn. Kuwaan waa waalanyihiinee daawo hala siiyo
markasta oo bun iyo cambuulo ay soo cunaan beey hadlaan waxa ay ku hadlaan wax laga yaqyaqsado
Ugu horeen aad baan usoo dhaweenayaa bayaanka odayasha Soomaliyed ragan commentska soo wada qoray ee isku wararka eg oo aad mooda in hal ujeedo oo siyasiyin ku shega garoowe usoo meershen aan jwb idin wada siiyo kuwa leh dowlad baa jirtee odayasha maxay u hadlayan waxan idin leeyahay caqliga ha iska qaadina ee odayashan waa qeeb muhim ah oo bulshada soomaliyed ka mid ah bayankana maahan mid dowlada awaamir lagu siinooyo ee waa canbaaren gaalo loo jeedinayay iyo hal taloo juboyinka looga hadlay mida kale ciyalkan wada oranaya guryaha ka baxa miyadan ogen in xamar caasimadii tahay oo qof walba ku noolyahay oo aad si xoriyad ha ugu soo noqon kartan oo waliba qofki wax ka maqanyihin maxkamadaha inu ka andacodo loo ogolyahay mida ugu danbeeso odayashan sida wiil iga horeeyay sheegay waa ragii Ethopian indhaha u fiiqay marka kuwa is mooda in awod ku joogan kismayo wax ha arkan hana dareman hadii gaalada ka hari waayan in shekada is badali karto
Nin balaayo ah balaayo yaan loo bilaabin
Colka waraf malagu deyey
Odayaasha Hawiye hala waydiiyo waxa ay uga danleeyihiin jabhad hubaysan oo xoog dalka ku qabsanaysa oo gaalo taageerayso cidday ula jeedaan???
waxay ila tahay waxay raadinayaa waa dhacii iyo bililiqadii 1991, Mooryaantiina dharkaa laga bedelay oo laye waa askar dawladeed, marka iyagaanba xamar ku heshiinayne maad isu daysaan wixii ka soo hara soomaalinimo dib ha loo baree. ileyn jifo jifo ayey noqdeen oo cidkale iska daaye iyagaanba wax isu ogolayn.
waa nimankii somaaliya burburkeda qeyb libaax ka qaatay kuwaan beydhabo maxey u imaan wayeen kuma dhacdo , ma imaan karaan casharkii loo dhigay wey xasuustaan wali tiitiinka markey ku dhuuntan xitaa wa lagu gubi jiray wey istaahilan. jabkii ku dhacay ila hada wey kasoo kabsan la’yihiiin . xoolo aan leeyahay ma qadana kartiin idinka iyo wixii idinka daba yaaca
Ari boowe afartaan oday aa na qabsatay anagii oo dhan reer Puntland hadaan nahay, see yeelaa aaway odayadeenii aaway Dowladdeenii iyo madaxwayne Faroole.
war dadkan guri bay ku washeen war qofkasta hadu dhaho xamar ayaa guri kulenahay . xamar dadka somaliyeed odhan ma wada deeqi kartaa waa maya , war goboladiina dhista dunkan qofkasta magaladu ku dhashay ayuu histaaye oo isku tashada , magacaan hawiye iskadaaya
am from hadana am proud to be mudugian , so qofkasta haku qanacsanaado meshu ku dhashay ama degaan ahaan kasoo jeedo …..
@baydhabo boy kkkk sxb hada ka hor hadaay is dagaalen hawiye iyo raxanweyn qalad wayn ayuu ahaa hadana alle mahadis wuu dhamaaday mar danbana isma dagaali doonan insha allah sabab aad u hanjabtana ma jirto oo u dhahdo inooma iman karan iyo tiin tiin aan ku gubnay maxaa yeelay marnaba diyaar uma nahin inan umad soomaliyed oo walalahen ah aan xaq daro ugu duulno ,dagaalkii hore ee dhacayna minaa na leesen wan idin cafinay minaa idin leenayna cafis aan alle iyo adinkaba idin weydisanayna dagal danbana ma rabno hadan rabnana dadkas dhoobley ka yimid aan kismayo ka bursena hadi aan gar daro rabnana xoolaha garoowe ku nool ayaan ku duuli lahen
waxaa la yaab ah in qof kasto xamar ku yeeshay guryo.ala doqonsanaa dadka qaar.in xamar derisku is yaqaanay moogaa oo caqli xumaa dadku.mise beesha daarood oo dhan baa xamar deganeed.walciyaadu billaah dadku ma xishoodaan.qofkastoo hawiye ahna guri islaameed ma haysto ilaahay ka baqa jaahiliinta beelaha ijaafeysanaayo
TO: Ansaar-muhajiriin,
Saaxiib waxaa la yiri “calaacasha marka aad rabtid garabkaa ayaa la sheegtaa”, marka waxay ubadan tahay in aad heshid suxulka oo meel dhexe la’isugu yimaado, calaacashuna waa kuu garantii, sidaas darteed markaad tiri qof walba oo “DAAR—-D” ah guri miyuu Xamar ku lahaa ogow sheegashadaan markay ugu yaraato arintaan waxaa ka ratibmaya in ay kalabar qaan dhaw helaan, sirna waan kuu sheegay ee ogoow, ileen daacadnimo nagama soo hartee.
cidaha guryahooda lagaheysto fadlan isdabciya oo colaada iyo burburka hadii adsiiwadan nabadna lahelimaayo guud ahaan adigana guri mahelasid gar ahaan midna weynagawada dhaxeysa midna adiga ayey qaaskugunoqon marka xamaaska areeya dowladnimadana sodhaweya wadmahadsantihiin