Guddi ka socda Jubbooyinka oo wadatashi u yimid Garoowe.
Garoowe (RBC Radio) Shiikh Khaliif Guure Cali oo ah Gudoomiyaha Maamul u samaynta jubbooyinka sida uu sheegay iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Garowe iyadoo ay soo dhaweeyeen Madax ka tirsan Puntland waxgarad iyo Ururada haweenka iyo Dhalinyarada Gobolka inkastoo Wafdigan imaanshahooda aan horay loo sii shaacin hadana waxaa safarkooda ku wehliyay Masuuliyiin ka socday maamulka Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya.
Shiikh Khaliif Guure oo si kooban Saxaafada ula hadlay ayaa sheegay in Puntland ay u yimadeen sidii ay wadatashi ula samayn lahaayeen Madaxda si ay uga wadahadlaan Dhismaha Maamul loo dhanyahay oo laga yagleelo Gobolada Jubbooyinka taasoo in mudo ahba uu muran ka taagnaa wuxuu kaloo sheegay in ay lasoo kulmeen odoyaasha iyo Samadoonada Magaalada Gaalkacyo sidoo kalena ay wadatashi xoogan la yeelan doonaan Dowlada Puntland iyo Waxgaradka Maadaama Puntland ay talo iyo Faragelinba ku leedahay Gobolada Jubbooyinka sida uu Hadalka u dhigay Gudoomiyuhu.
Wafdigan oo isugu jira Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kuwaasi oo kasoo jeeda gobolada Jubboooyinka iyo madax uu ka mid yahay Duqa Gaarisa ayaa la filayaa inay kusii nagaadaan Magaalada iyagoo la kulmi doona Madaxda Dowlada Puntland sida ay sheegeen, Imaanshaha wafdigannah wuxuu kusoo beegmayaa iyadoo in badan Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole uu dhawr jeer ku celcelshay in Gobolada Jubbooyinka loo madaxbaneeyo maamul ay samaystaan isagoo sheegay in Puntland ay ka damqaneyso Xaaladaha ka jira Goboladaasi.
RBC RADIO
Xafiiska Garoowe.















Allow sahal ummuuraha.
ASC dhamaantiin
Waxaan umalaynayaa inay caqabado badan horyaalaan, lakiin waxaan kula talin lahaa inay reer puntland kaalintooda buuxiyaan waayo way dayaceen gobolada jubooyinka iyo gedo. Waxaana xaqiiqa ah in gobolka gedo lugu muransanyahay haatan danbigaasna waxaa iska leh maamulka faroole oo xiriirkii goboldaas dayacay. Waxaan ka rajaynayaa maamulka puntland iyo shacabkiisa iyo kuwa kale ee goboladaas inay doorkooda buuxiyaan. Waayo way adagtahay sida ligu dhiso dowlad goboleed gaarsiisan mustawaha caalamka.Waad lasocotaan puntland hada waxay ka gudubtay maamulkii qabaliga ahaa waxayna ugudubtay nidaamka axsaabta badan, oo mar dhow loo samaynayo electrol system ay shacabku ku doortaan mustaqbalkooda. Waxaan ka filayaa guul iyo taageero naf iyo maalba.
WBTFQ
soo dhawaaada walaalayaal waana ku faraxsanahay in ay yimaadaan gudigaan kasocda somaali wayn oo u yimid wadatashi guud iyo mustaq balka maamulka jubaland waxaana lee yahay mar labaad ku soo dhawaada gurigiina iyo guriga somaali wayn oo mar walba ku caan baxay bad baadinta iyo talo ka qaadashada somaaliya taas oo uu ugu siiyo talooyinka wanaagsan uuna ka ga digo waxii somaali kal fogayn iyo cadaalad darada sida uu timaamay madaxway naheena allaha xa fidee dr_ cabdiraxmaan maxamed maxamuud xif dulaah marka waan soo dhaway naynaa hadaa nahay shacabka puntland mida maamulka kismaayo loo samaynaayo waxaa taladiisa leh dadka dagan amba beelaha dagan ayaa taladooda leh maleh kenya maleh etoobiya maleh igad waxaase meel kasoo galaysa d\ ku sheegaan oo markay dadkaan ay isku raacaan hadana ay ku soo midoobaan oo soo dhisaan m\wayne maamul ku xigeen iyo baar lamaan in ay aqoon sato oo ay lashaqayso taageer tana kuna dar sato gudi lasameeya inta ay wax sameenayaan shacabku laakiin tala marooqsi iyo xoog baan wax ku dhisaayaa taas ma soconayso hadii cidi ku dhisaysana c\ qaasim iyo usc ayaa ku dhisilahaa kkkkkk aanagoo ah shacabka puntland waxaan caday naynaa in ay shacabka kismaayo ay xaq uleeyihiin dhisida maamulkooda iyo ka fakarka wadan kooda dad kooda guud ahaan ayaga oo isku duuban oo ah 35 beelood oo daga laakiin ku taageeri mayno cidii caburinaysa oo rabta wax aan meel jirin in ay usoo dhoob dhoobto dadka dhigiisana daadisa mar labaad taana waa cirkoo roob laga waayo iyo dhulkoo caws kasoo bixi waayo kkkkkkkk guuuul puntland guuul jubaland and next somaliya kkkkkkkk
Habar dhali weyday aleelo ku waalatay, Reer Garoowe wareerayna safarro ku Waanshe. Dadkaan waa dadkii kusoo hungoobay inay Daaroodka reer Jubaland iska horkeenaan oo misane Daarood iyo Hawiye dadka u kala qaadaan iyagoo waxwalba qabiil ka dhigaya. Markii ay reer Jubaland Fahmeen xasadkooda iyo xumaantooda oo hangool laba ganood ah la iskaga qabtay fidnadooda dhinac walbana ay siyaasadii oga fashilmeen bay waxay soo kaxeysteen dad reer Garrisa, Kenya ah.
Dadkaan ay soo khiyaaneen ujeedada ay ka leeyihiin waxaa weeye oo kaliya in ay dadka Soomaaliyeed sawir been ah u muujiyaan oo yiraahdaan qanac la’aanta na haysa kaligaya ma ahee Ogaadeen iyo Daaroodka kale baa nala qaba. Inkastoo odeyga aysoo khiyaaneen uu yahay nin Muslim ah oo Soomaali ka dhashay, hadana ma jirto wax shuqul ah oo uu ku leeyahay dalka Soomaaliya maxaayeelay waa Kenyan.
Gaarisa bay danmoodeen markay Axmed Madoobe iyo ragiisa ka waayeen inay ugu kaalmeeyaan fidnada ay Soomaali kadhex abuurayaan. Xitaa mudaharaad ku sheegii Minneapolis oo ay Axmed Madoobe isku halleynayeen waxaa la yiri war anaga xumaanta iyo xasadku heerkaas ma gaarine waa idinku kaligiin. Afar habrood iyo todobo oday oo rafaadsan oo diif cunsurinimo ka muuqata waa adinkii arkayay.
Sababta ay fidno wadayaasha reer Garoowe odayaal masaakiin ah oo wadan kale kasoo jeeda dhalasho ugu beerlaxoowsanayaan waa aad xaalad ku abuurtaan oo aad u muuqataan dad jawiga siyaasadeed ee hada jira wax ka badali kara. Horay bay ugu fashilmeen sheeko qabiilka iyo taageero beenlaha ay rabaan inay Jubaland qudheeda kusoo galaan oo waa la ceyrshay. Hadana u maleyn maayo in odey daacad ah oo reer Kenya ah oo inta layiri kaalay waan ku martiqaadaynaaye oo Garoowe la keenay si sawir qabyaaladeed been ah loo muujiyo Inay wax soo kordhinayso.
Waxay intaas isku taxalujinayaan oo isu dhibayaan bal in lala hadlo. Umaleyn maayo inay jirto cid idiin Juuqaysa. Meelihiina iska qaadqaata tanagadihiina iyo baakadihiina.
ASC,
Waa munaafaqnimada aan sheegeeynay in maamul beeleedka Garoowe uu doonayo in uu xagal daaciyo Dowlada Somaliyeed, waana in wax laga weeydiiyaa xildhibaanada Garoowe ka yimid, iyo Wasiirka Maaliyada oo Xamarna inta soo fadhiisteen, biilna lagu siiyo, in mar hadii eeysan reerkooda iyo Faroole qaska Dowlada lagu haayo ka joojin karin, eey ayagana Garoowe iska aadaan, si si fiican loogu kala miirmo, oona loo wajaho dagaal beeleedka iyo qabyaalad soo celinta eey wadaan Faroole iyo dhowrka oday ee ku hareereeysan, iyo waliba dadka deegaankaas oo waxii eey ka helaan ka’aamusnaanta qaska Faroole aan u heeysano in eey raali ka’yihiin. Waa qabyaalad iyo qas in Kismaayo maamulka loo dhisayo eey u yimaadaan Garoowe oo intaas oo Gobol u dhaxeeyso. Wax aan aqbaleeynana maahan. Wax aan ka’aamuseeynayo maahan. Waa in General Darwiish oo gacan ku dhiigla dagaal, qab qable dagaal ah laga saaraa in uu wax lug ah ku lahaado dhisida maamulka Gobolka Jubada Hoose.
Dab aan lagu guban dambaskiisa lagama leexdo,waa maah maaah somaliyeed ,somalidu waxay ku maah maahda somali been waa sheegtaa laakiin been kuma maah maahdo @
Waxaa gaal isu raacey USC IYO SSDF,waloow SSDF ay bilaabeen iney intey Ethopia aadeen ay dheheen waxaan ku duuleeynaa dalkerenii iyo dadkeeniiye,allaha una xariisto Jeelle M siyaad bare
waxay ila tahay nin inta cadow aadeey amxar ku soo hogaamiyey dalkiisii dadkiisii UBAX kama
horgeeyneey,waxa uu fuliyey waa jibkii nin kastaa fulin lahaay,
Waxaa xamar soo galey USC iyo SSDF oo ag qaadatwey wixii xumaan ku bilowda xumaan ayey klu dhamaadaan.markii siyaad barre kabaxay casimadadii oo kismaayo laysugu tagey,su aashii la weydiiyey siyaad bare waxay ahayd madaxtooyadii yaa uga soo tegtey waxa uu ku jawaabey moorgan,,,,waxaa ku xigey yaaa harti aheey,markii la yimid afgooye,oo sheekadii socon weysey,waxaa kismaayo la soo galey ayadoo la leeyahay yaa daarooodaheey,,,,,,
Qolooyinkii USC ahaay oo ku qaylinaayey xaqaa naga maqan caloosha ayey is jareen ilaa ay ku wiil iyo wadaad beeleen,oo aan maqaley TIMIR SIIB EE TII TIIN ABUUR,ama duqii nooo doona ducana ugu dara waa na dubateena.
kaartadaan hada socota,kkkkkkkk kkkkkkk waxaa hubaal ah baandhada turubka garoowe,,,,dhoohane ayey la gadoomi doontaa,dhoohane waa uu ogyahay gumeeysi xumaaantiis iyo wanaagiisa taas ayagaa kabadiya somalida kale.kkk
@cadaado
Waxaan layaabaa maxaa idinka quseeya beela aydaan shaqa isku lahayn oo waa hore kala tagteen inaad ka hadashaan arimahooda, mise waxaagu waa guri gubtay guri kale ka manaxo. Maxaa idiin samaynaa hadii reerkiinu kufsi, dil iyo jidgooyo dhaafi waayo, waxaad ogaataa inuu sharci kayaalo waxaad xamar kawadaan daraawishtuna waa badantahay sidaa ula soco, dowlada aad sheegaysid Israaiil la’aada, ninka shilimaadka idiin soodoontayna shan xabadood ku dhufta.
Tolow maxaa gaar isaga khuseeya garowe Iyo gudiga jubooyinka ? Haddii la leeyahay waa arrin beelweynta daarood khuseysase may dhulka kale wada maraan oo tagaan taleex,buuhoodle, xaafada gargaar ee kaalkacayood caabudwaaq iwm. Jawaabtu waa arrin munaafad lagu qarinayo oo la rabo in qas lagu abuuro iyadoo magac kale loo yeelayo.
waad wada aragtaan xasan sh. maxamuud halka uu waxkabilaabay si dhib la aan ah inuu horta soo xirtay albaabka doblamaasiyada, inuusan garoowe iyo gaarisa toona aqoon ee waxa uu yaqaan international low. mar dhow wax suga hadaad noo shihiin…………….
qoono @ waa saa usheegtay turubka baan dhayntiisa waa socotaa laakiin waxaa soo maalidu dhahdaa nin turub baan dhayn yaqaan dhaqan nah waa yaqaan laakiin waxaan leeyahay waxaan sugnaa waa natiijada iyo waxii kasoo baxaa mida usc iyo ssdf waa is yaqaanaan waxaana bilaabay turubka baan dhayntiisa xasan culusow laakiin cayaar waa galin danbee waxaan sugnaa waa rigoorayaasha laadidooda kkkkkkkkkk daawasho wacan somaliwayn kkkkkkkkk
wadaa yare @ oo qayl shana waad ila aragtaan ee alow sahal amuuraha kkkkkkkk
Ku: Maxamed Cali
Mararka qaarkood ciilka iyo calool xumadu habaarbay isku rogtaa. Jubaland ama Gedo ha ahaato ama Jubada-Hoose ha ahaatee waxaa masuul ka ah dad Puntland ka tiro badan kana tayo badan. Waxaa la yiraahdaa Mareexaan Sade. Marka soo kuuma haboona in aad habaarka iyo aflagaadada iswata ka gaabsatid? Waa dambi aad u weyn oo ahmiyadiisa leh.
Dambiga noocaanoo kale ah waxaa lagu mutaa xabsi dheer. Ragbaa Laanta-Buurood iyo Labaatanjiroow u galay ee is ilaali.
Dhinaca kale, awooda iyo xikmada ay Puntland cid kale ku taageerayso may guryeheeda iyo dumarkeeda iyo carruurteeda ku waardiyeysato? Ehelnimadase ay maalmahaan sheeganayso inay Jubaland ku taageerayso may Laascaano iyo Laasqoray ugu hiiliso?
Waan ogahay oo hadaan xaalada Puntland ku sii taraaraxo hulal qurmuun badan baan u galayaa laakiin way iska haboontahay in wax badan la xeeriyo. Marka bal Maxamadow Ina adeer intaadan u gudbin oo u boodin meelo ku yaalla cirifka Soomaaliya, marka hore bal jac iska dheh ragga Qardho korkeeda ka kaluumeysanaya.
Cadaado. ,reer garowe jubaland Waa degaan. Ehelkoodna Waa degaa ee soomaliya Cadaado Ayaa ka degan tahay. Hadii Ilahay. Maal ,caqli, dhulba sidaas kaa dhigay ma cuqdad iyo habaar baad garowe,kismayo,garisa,jig jiga wax uga qaadin. Dadka degaana waxay isku yihiin mayaqanaa kolayba mooryaanta caqli maleh ee dad ehel ah oo. Isbooqanaya waxaad uga hadashid Waa mooryaanimo, dhawrka qof oo xamar ka jooga putland , waxay ku joogaan magacaas casimada oo deeqada caalamka ee xamar lagu cuno ayay wax kacunaan. , Hadii kale oo Aad biil bixinaysid Cadaado Ayaa lagu la joogi lahaa.
KKKKKK Waxaan awalan idinku salamayaa salaanta islaamka dadka inta badan Jubaland waxaa ay ka maqlaan internet ka waxaa jira kuwa iska dhiga in ay waxbadan la socdaan laakiin riyo un la nool.
Sheekh Khaliif guure waa oday somaliyeed adderkay ah ma marbo in aan internet ka weeraro laakiin xaqiiqda aan idiin sheego.
Khaliif guure waa group ka Pro Gaandi waxaa loo wada socdaa waa sidan.
Khaliif Guure Pro Gaandi Gen Cali madobe iyo Gen Darwiish waa pro Kenya
Sheekh Axmed Madobe Sheekh Awlibaax iyo Gen Fartaag waa pro Itobiya.Waxaa lagu heshiiyay in degaan maamul lagu qaybsado degaanada aan xorta ahayn la xoreeyo madaxweyanahana si toosa oo xor ah loo doorto,waxaa bilowday is xulufaysi si marka loo oogo iyadoon la dagaalamin hala tartamo waa siyaasad soo korortay.
Khaliif guure iyo pro Gaandi maamulkii ay wadeen wuu fashilmay hadda ayay orordayaan waxaana fashiliyay reer faroole markii ay gaandi oo dadka iyo dalka aqoon dhegta wax ugu sheegeen dhaheena addeer malez ayaa arrintan kala turaya oo uu afmadow oo 4000 kun oo qof degen tahay iyo B/xaawo oo 80000 kun degan tahay uu afmadowna yiri 4 MP ayaa la siinayaa B/xawana yiri 1 MP cadaalada somalidu waa noocaa.
Socodka Khaliif wuxuu salka ku hayaa qaraw ka mid ah kuwii fashilmay,waxaanse kula talinayaa faroole meeshii daarood ku ogaa ayaa fashil kusocota SSC ayuu dayacay goldogob ayuu xabad la dhacay uma malaynayo in wanaag uu ku soo kordhin doono.
@MOHAMED ALI Gedo ayaa lagu muransan yahay walalow yaa ku muransan ma itoobiya iyo kenya mise reer puntalnd dhexdooda kkkk ta kale Gedo ayuu dayacay ayaad tiri kkk somalida xishood la aamnteeda waa taa puntland sow kuwii Gedo soo weerarayay ma ahan goormay wanaag u galeen mise waad ilowshiyo dhawdihiin kkk cajiib bal yaa ku muransan Gedo ta kale Jubaland Gedo la aanteed maxaa soo haraya mise afmadow iyo dhoobley ayaa jubaland ah sababtoo ah inta kale awood uma lihid xaqna uma lihid in aad kaligaa maamul ka samayo waa lagula degan yahay.
Waxaan idiin sheegayaa khiyaaliga goorta aad ka weynaan doontaa ma aqaan sawirka beenta ah ka gudba ninkan reer Garisa maxaa loo soo lugooyay war bal tanoo kale,muxu ka yahay somaliya yaa wax ka dhagaysanaya madaxweynihiisii ayaan waxba laga dhagaysane isbahaysigii qarawga iska daayaa dabka aad la wareegaysaan ka daaya dadka ehelka waliba idiin ah xumaanta ka weynaada arrinta jubaland meel fiican ayay maraysaa ha qasina minority dhib badan ha noqonina dadkuna waa adin arkaa sidaa ula socdaa
jubbaland waa socotay waana soconaysa sxb puntland dad u dhshay baa jubooyinka degan markaa talada jubooyinka wax baay ku leeyihiin markaa xaaladu waa saas jubooyinkana cidda degan waa la yaqaan halaayska daayo beenta iyo buun buuninta jubbaland reer jubbaland baa leh wadanku waa federal anaguba xamar,jowhar,beledweyn,cadaado iyo dhuusomareeb maamul inaan u samaayno ma rabo markaa idinkuna ha ku fekerina inaad garoowe,boosaaso,garbahaaraay iyo kismaayo inaad maamul u samaysaan wadanku waa federal ninkii taa diidana waa nin waalan oo aan xaqiiqda ogaayn!!!!!
Waxaan. Kayaabay. Reer tolkay gedo maxaa ka khaldan markay arkaan ssdf iyo spm oo kahadlaya juboyinka Ayaa la Arkaa oo ay jawaabaan, Hadii. USC. Kahadasho juboyinka nin reer gedo ah oo jawabaha ma arkaysid ee intaas Yaa iga jaahil bixiya.
gurigiina ku sooo dhawaada soo dhawaada walaalayaal,, waanu aqaanaa cadowgeena way jabi doonaan, wax ay isku hayaan maleh.
mardhow waanu soo afjari hadefkeena.
Jamhuuri waad asiibtay Reer Garoowe waa habar dhali wayday alleelo ku waa latay. Reer Garoowe iyo reer Pint land fitnada aad rabtaan ee ah inaad dad isku dirtaan oo markaasna aad ka fa’iidaan qofkasta waa ogyahay. Heesihii berigii kacaanka la idiin qaaday eye ahayd, dad baa meeli buktaa ayaan xasuustay.
Baandhada turubka awr kacsiga hore yaa
Reer hebeleheey awr kacsiga dambe yaa
Reer jufa ahaay kan dambe waa markii
Dhodaan uu ka tiriyey gabayaga xilligii
Ina omar jees .ma filaayo tolbeelayeey
Yaa hawiyaaheey ine dhacayso kol dambe
Maxaa yeeley darbigii waa ay soo taabteen
Laakiin qoladiiu xiisa qabta welcome .
Gaba gabadii nin og gumeeysi xumaantiisa
Intii dadkiisii xorta ahaydna raba inuu gumeeysi
Kale ku daro waa u maangaab nimo.
Tan reer puntland waxay ku maahmaan
Walaale qeyla yeedhaa qoleyan uga darin
Ama balaayo abuur. si aad xal u raadiso.
Marka waxay u arkaan maslaxada reer punt
Land. Laakiin dariska ayaa jawaab laga
Rabaa sida reer buuhoodle & reer galdogob.
Aqoon la aaneey ba’
waxba yaanan dadka la kala gurin wafdigu walaalahood iyo tolkood ayey u yimaadeen. Puntland waxa looga fadhiyaa in af iyo adinba ay ku taageerto dhismaha jubbaland state. xasan xoolo iyo reer culusow meesha boos uguma banaana. culusow isagaa kaba uusan lahayn gashaday oo waxa uusan waxba ka qaban karin isku furay. reer culusow ma oga in maamulkii jaale cayr ee cabdiqaasim ay kismaayo arinteedu riday maantana aan la ogeyn meel ay jaan iyo cirib dhigeen. waxaan sugnaa waa reer culusow oo caliyaalo ka soo jabhadayn doona goor dhow.
Ku Jugsodhacay,
Su’aashaada hadaan ka jawaabo;
SSDF fikir amxaar iyo mid ajnabi unbay afsoomaali ku turjumaan kadibna ku hadlaan. Laakiin USC fikir Soomaaliyeed unbay ku hadlaan si kastaba mucaarad ha u ahaadee.
Mida kale Ina adeer duuduub wax uma liqnee inoo kala qaad SSDF iyo SPM. SPM udaa iyagu su’aalahay qabaan dadka ha weydiiyeene.
Hadii aad u baahatid faahfaahin intaa ka badan oo su’aashaada jawaabteeda ku aadan, fadlan ha ka caajizin ee nasoo waydii. Waan ku faraxsanahay in aan jawaab waafi ah siino reer Tolkayo Ina adeer.
waryaa meesha waxaa ka socota RAG ISKU RAAYE, ilma adeeryaaloow aniga nin kasta waa ila hadli karaa laakiin nin kasoo jooda sool yuuusan ila hadlin, dadkaas waxaan u aqaan dad aan jirin oo aduunka aan la socon MAANTA MA QADAYNAA rag kunool rag maahan,
@Jugsoo dhacay, Jawaabta su’aashaada ayaa waxeey tahay beesha uu Madaxweeyanah kasoo jeeda iyo beesha Ra’iisal wasaaraha uu kasoo jeeda dib u heshiisiin qadar Allah ku timid iyo caafimaad ayaa ka dhaxeeyay laga soo bilaabo bilo yar kabacdi dagaalkii ahliga markuu dalkeena ka dhacay. Taasna waa Ilaaheey mahadiis. Fiicnaan lahaydee kalsoonidaas oo kale in laga helo dadka Garoowe kasoo jeeda, laakiin ilaa hada wax aan ka aheeyn munaafaqnimo, lug gooyo, qiyaano qaran, cadow kalkaal, caajis iyo lazy nimo; daba dhilifnimo kama aanan arkin Faroole iyo gangs tuugta ah ee la rabo in dadka Somaliyeed la baro, loogana digo.
@mohammed Ali, shaqo waan isku leenahay anaga iyo adinka oo waxaan naga dhaxeeyo calankaas baluuga ah iyo xidigta shanta geesood leh, iyo dal, dad iyo diin. Marka, sinaba lagu kala tagi maayo oo waan isku qasbanahay ee maskaxdaada biyaha fadhiisteen intaas ma fahmi kartaa?
@Awsame, iyo Soomajeeste; walaalayaal isku page ayaan nahay, oo 100 percent, ayaan idinkugu raacsanahay waxyaabaha aad ka hadasheen, iyo waxyaabaha aad iftiimiseen. Fiicnaan lahaydee in madaxweeyanah, Ra’iisal wasaaraha, iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo sadexda reer ee 5 qabiil Somaliyeed kasoo kala jeeda, labada reer ee kalena ayadoo mas’uuliyiintooda kale la kaashanaya in habeeynta maamulada dalka Somaliyeed aan uga dambeeyno Sadexdaas mas’uul oo wada socda, waxii eey noogu taliyaan. Maxaa dadka somaliyeed ee Garissa, Kenya, jooga iyo gudahaba sida Kismaayo loogu war wareerinayaa in eey qabyaalad iyo qurun loogu yeero Garoowe.
Waxaan markale cambaareeyneeynaa qaswade Faroole; waliba waxeey aheeyd maalin dhaweeyd markii uu tacsida u tagay Jabuuti, in uusan Madaxweeyne Geele, iyo waliba madaxda kale qaabilin oo eeysan la hadlin qaswade Faroole, maxaa yeelay waa gudoomiye gobol, oo waliba sharci daro ku joogo Garoowe, maadaama uu waqtigii si sharcinimo iskaga darsaday, dadkiisana eeysan waxba ka qaban karin. Waa in Dowlada Somaliyeed eey ku celisaa qaswade Faroole, dhaladii jiniga ee lagu haayay 4 bilood ee lasoo dhaafay, si sunta iyo lug gooyadiisa umada Somaliyeed ee fiyow ugu faafin.
Thank you all.
Jubbaland taladeeda kama go ayso Khalif Guure oo ahaan jidhey guddoomiya Baydhaba wakthigii Siyaad Barre.
Jubaland taladeeda waxay ku gowracan tahay Absamaha Jubbaland gaar ahaan Kumaandooska Kambooni iyo odayaasha.
Inta kale waa bar kuma taal
Jubooyinku ma dhul la dhaxlay baa? Ma dhul hada la helaybaa? Mee dadkii lahaa ee deganaa? Wali ma arag dhul sidaa la isugu haysto! Maxaa loo kala boobayaa ee qolo waliba u sheeganaysaa?
Wlhi arintaan waa mucjiso funny ah dad baa saacadan u ololeenaya in 1991kii loo laabto bal waanba soo aragnee maxaa noo celinaayo aniga labo erey ayaan oran lahaa 1 in dagaalka ay jeclesten dadkan mar labad la tuso fa,idadida oo ay 15 sano ka dibna ku calaacalan guryaheni boosaso hanalooga baxo inta hada laga xooga ama qodobka labaad aan qaadano oo ah in caqligena ka shaqesino dagaal iska ilowno alle barino oo aan isku dhinac kaga soo safano dadkan Gaarisa ka yimaden la oranayo wlhi kuwas qabil malahan xitaa ninkii ogaden ah lkn Soomaliya gudahisa ka yimid marku u martiyo waxay dhahan aga waa rer soomaliye kabandho maas wataa marka dadkan waagii iigu danbesay sidas ayee ahayen ee aan iska fogeno mida kale adoonti kenya aya wax kuso shubten oo dhahay soomaliya qasa oo boos ku yeeshay ka dibna in laga sii xoogaa la rabaa mida kale odaygan faroole ee garoowe jooga waxaanba qabaa hadii tolkis iska qaban waayen aan ka qabana oo hala fara xumeyo duliga fidno wadaha ah
War ileyn yaab la arag!!! maxaa ka galay mooryaan jooga Cadaado, habar fadhida Ceelgaab iyo Culusow arrimaha Jubbooyinka. Waxaan maqli jiray “Faruurow maxaa Burco ku geeyey, Faduul” waxaa yaab leh dad ayugu aan waxna sameysan karin, laakiinse intaas isha ku haya Ummada kale oo dowladinimo, horumar iyo nabad ku nool. Puntland ehelkooda oo ah Kablalax baa u degen Jubboyinka, ayagayna wax la qabaan lana qaybsanayaan.
QALALAASAHA,QABYAALADA,KALA QAYBINTA IYO QURUNKA WAXAA WAQOOYI BARI SOOMAALIYA IYO JUBOOYINKA SOOMAALIYA KA WADA HOGAAMIYE KOOXEEDKA FAROOLE AFYAXAAS LAYIRAAHDO
SOOMAALIYA HANOOLAATO!
WAR DHULKA SOOMAALI WAA IN LA WADA LAHAADAA AMA LA KALA LAHAADAA..TEEDA KALE NIN QABYAALAD KU SOCDA HADANA DHUL UU MARTI KY YAHAY U HANQALTAAGAYA WAA DHIBAATO WAR JUBOOYINKA HA LAGA QABTO DADKA HABAABKA AH EE UMADA DHULKAAS DEGAN IN AY AFDUUBTO RABTA…DIGIL IYO MIRIF JAREERWEYN, GAALJECEL BAAJUUN-WEYN IYO SHEEKHAAL AYAAN U NAQIINAY LAAKIIN DADKAAN KALE EE WARMAHA LA CARARAAYA DHULKIINA AADA SIDA KUWA GAROOWE U NOQDAY OO KALE OO GAROOWE WAA AADAYAA JUBALAND WAA DHULKEYGII WAA WAALASHO…EE NABAD KU JOOGA AMA NIN KASTA 10 FAC MEESHA UU KU DHASHAY HA TAGO….RUN AAN ISU SHEEGNO…YESAN NOQON ARINKII YURUB EE KU DUULAY AMERIKA …MARKII HORE WAXAY YIRAAHDEEN DHUL AYAAN HELNAY..KA DIBNA WAXAA XIGA HIDIYAANKII WAAN DAGAALNAY…ALIF WAX BUU LEEYAHAY HADANA MA LAHA WAAYE WARKOODA.
@Awsame ASC
Walaal waa ku salaamay, marka hore inkastoo, aad sifiican aad iigu jawaabtay hadana waxaa tilmaamayay dhaliisha reer puntland iyo kaalintoodii ay buuxin waayeen, ee igama aha liidmo iyo habaar sidaa ula soca, habkaasna anigu shakhsi ahaan uma fakaro, guul iyo is afgarasho ayaan u rajaynayaa dhamaan umada soomaaliyeed khaasatan beesha oo looga baahanyahay inay kaalintoodii buuxiyaan iyagoo gabay 23sano ee lasoo dhaafay sidaa ula soca.
Wbtfq.
ku: Jamhuuri
hadaan mowqifkayga cadeeyo waxaan qabaa in dadka reer puntland iyo maamulkoodu aanay arrinta jubooyinka caadifad ku gelin ee ay dadka Soomaaliyeed ee xalaasha ah ula simaan wixii dulmi ahna ka hadlaan meelkastaba haday Hiiraan tahay iyo haday Bay tahaba dadkana la isu soo dhoweeyo.
Ta xigta waxaan ka afeefanayaa halqabsigaga soo socda oo laga yaabo inaad ka xumaatid raalina iga ahow’. Waxaa la yidhi ninbaa gabadh la tuntay iyagoo mashquula oo xaaladu meel fiican u marayso ayey gadhii tidhi “war miyaadan ogayn helaayo iyo heblaayo iyo heblaayo waa lala qayilaa taan ragaa kaxaysta” gabdhihii xaafadoo dhan wax bay ka sheegtay markay hadalkii dhamaysay ayuu ku yidhi ” oo inagu iminka maxanu samaynaynaa” oo ah adigii baa ku dhexjidhee maxaa cid kale ku eedaysaa. Hadaba jamhuuriyow waxaan ku leeyahay adeer adigay xumaan iyo reer necayb kaa muuqataa ee intaad reer growe leedaha waxaa kuu dhaanta adigoo reer hebel yidhaahda oo cadaysta .Inta aad xumaan tilmaameysidna aday kaa muuqataa ee iska dawee dabadeena dadka kale u soo jeeso oo si xikamadi ku jirto u abaar adigoo wax daweenaya.
Waxaa soomaali hadaynu nahay inaga maqan caalad ,cadaalada ayaana ninkasta difaaci lahayd oo caadifad qabiilba meel uma banaanaateen, jubbaland iyo meelkasta oo maamul laga dhisayona aynu cadaalad ku taageerno waayo inta cadaaladi maqan tahay nadi ma jirto, inta colaadi jirtona horumar iyo wada noolaansho ma jiraan.
Waa yaab , bal daya kuwaan nafta iyo taageerada ugu yimid Puntland iyo Faroole, bal maxaa uga siyaadaya caqli-siyaasadeed iyo awood difaac toona tagida GROOWE. Wafdigaan GROOWE yimid waxuu ummada Somaliyeed u muujinayaa meesha heerkulkoodu marayo, laakiin wax ay saamayn ku yeelanayso Jubbaland maleh mana jidho. Arintu waa: GEELU RAGAADKA MA ISKU RIIXAA MASE WAA ISKA RIIXAA. (Wax is tara ayay is leeyihiin laakiin wax bay isu dhimayaan.)
SSDF ta laga sheekaynayo maxay tahay kkkkkkkkkk war rag taariikh ku leh dagaalka miyaad mooden gabigoodaba waxa la oran jiray ( sii orod oo soo orod oo diid furinta) marka jabhado dagaalamay laga sheekaynayo lagu ma daro ayada wayo habraha caanoo-layda ah ayeey baaran jireen teda kale waan la socona cidii idinka difaacday USC marka aayar cagaha dhiga magacan ceebta iyo fulaynimada xanbaarsan ka xishooda adeegsigiisa
Qoraalkayga Xaad u tiree? Raxanreeb administration warkaadan jeclaysan waad tirtiree, aniga rayigayga aan dhiibtay, dad oo caytamaaya oo qabiilo caynaaya aa meeshaan ka buuxa
To cadaado : adeer bakhti baatahay
Ku: Maxamed Cali
Waan ku faraxsanahay in aan isfahamno sxb. Ws cl
waxaan aad ugu faraxsanahay in dadkii somaliyeed aayahooda ka tashataan oo intaa isfahmikadha in ay wada noolaadaan wax wada sameeystaan ee aan cidna wakiil ka noqon marka hadii aad aragtaan labo qof oo muslim ah oo wada shuuroonaya in ladhaho mashaa allaah ee mahan in aad ka naxdid marka dad badan oo waxaan arkay caytamaya wax loo dhimay ma’aqaane qofwalboow isxisaami inta aan lagu xisaabin anigu waxaan ahay wiil somaliyeed meel walba oo kamid ah oo dalka somaliya kamid ah waan tagi karaa waana ku nolaankara wanaa jeclahay in ay nabad noqoto marka hala iska dhaafo qabiilka iyo waxay keentay aqoonyarida baro xaqa dadkaaga iyo dalkaaga
Horta waxaa jira wax la yiraahdo “symbolic politics” oo aan macno kale soo kordhineyne kaliya bixiya tilmaan ama farriin.
Booqashadaani waa uun taas oo kalee uma maleynayo iney wax kale soo kordhineyso. Waxaan nahey tol waxba kama gasho siyaasadda iyo maamulka.
Haye haddaad tol tihiin muxuu yahey biyo dhaceedu? Adiguna qaran kale ayaad ka tirsantahey adiguna mid kale.
Waa sidoo kale Jubbooyinkuna wax ka sokeeya soomaalinnimo iskagama jiraan Puntland. Bay iyo Bakool iyo Shabeellada Hoose iyo Banaadir ayaa wax ka dhaxeeyaan Jubbooyinka.
Haddii dagaal ahliya la abaabulayo oo ciidan iyo taageero laga rabo waa arrin kale. Taasoo aan hadda miiska saarneyn.
Pintland dadlka halaga qabto dulmi iyo isgu dirka somalida uun beey ka shaqeeyaan,walee iney cidina isga celi garin habraha.
dadku waa tashankaraan ceebna mahan laakin duqa gaarisa siyaasad soomaaliya xagee ka soogalikara? ilaa waa kenyane.
asc akhyarta inta xun iyo inta aqliga usaaxibka waftigan in lagu mashaquulo maha dhulka ay kasoo jeedan ayaa aad ubalaadhan mashaa allaah.
Garissa,garawe,jigjiga,kismaayo,laascanood waxaa dagta halbeela inay isu tagaana waa caadi loomana bahna in lagu mashquulo beelwaynta!
Langaab waa ehlu naar, waxa meeshaan ka cabaadiyo oo dhan waa langaab.kkkkk
Beesha hadeey kulanto aa shaqo iyaga uu taal. Puntland iyo Jubbland waa far iyo faraanti, ka naxa oo nafta waayaaaaaa
garowe laguma dhisi karro jubaland sxb garbahaarey ayaa lagudhisi somalida juboyinkana waa kuqanacsanyihiin @midka leh gedo ayaa la isku heystaa sxb adaa jecel gedana la iskuma qabsankaro jubaland anaa la idhahaa aaminsana dowlada dhexe ee muqdisho joogta so that iska iloowa inaad dadka arimahooda faragalisaan ileen waxba idinma yaalaan juboyinka manadagtaan hadaad sheekadii kablalaxa ahayd wadaana ogaada garowe inaadan joogeyn oo sidiini la idin kufsan viva somali weyn
Haddaba waxaa la yiri nacas kula dhashey nacab ka daran,haddaan si kale u dhigo ,doqontu waxay leedahay 10 indhood—sagaal waxay isaga ilaalisaa gacalkeed,tan soo harteyna qashinka iyo saxarka ka gelaayey isaga ilaalisaa, haddaan sii raaciyo –doqontu weligeed meeshii lagu dagaallamey ayuun bey ogeed ee in la heshiin karo war uma heyso
hadaba waxaan reer pl kula talinayaa in ay soomaliya dhib ka ka dayaan dad ku waa ehel iyo walal e
(where there is Hyenas as judge, goats have no rights). meel dhurwaa uu garsoore ka yahay arigu wax xuquuq ah malaha. jubboyinka dad baa taladooda ka go’daa, taladiisana garowe iyo qabridaharre midna loo tegi maayo. dhul ninkiisa iska leh.
asc\ shacabka puntland iyo dowladoodu hay simaan sanamka qaataan oo saamaha mar wada dhigaan allaha sara qaadee wax ka sadroon lawaah shacabka puntland iyo dowladooda haday simaan calanka qaataan oo saamaha mar wada dhigaan allaha sara qaadee wax ka sadroon lawaah anaguna hadaa nahay somaali wayn duco iyo kal soo naa ugu sii daraynaa ugu sii daraynaa,, taas waa heesta cusub ee ay ku tilaab satay puntland waana mid aniga ciid ahaan ii qaasa ee aan soo foota koo biyayn sida heesaha ka aanka dadka soo koo biyaystay ee aan wax keensan karin mida dadka dagaalka dalbanaaya sida banaadir boy adeer hadaa saas ukar kar san tahay anaa kaa kar karsan ee maad bilowdidid aan ogaanee meesha ay kula gaarto hadaysan ka dhicin kabtay aaway xalaal kuma dhalan dadka guryahooda dabada looga wasinna waa la arkin saaba sheegtay hadana bada lugu shubin ee maad inoo bilowdidid maxaa wabsetka uga nac nac leedahay hadaa wax isku hayso waa kala reebta iyo dul banaan fadlan soo da daji waan u baah nahay in aan si fiican aan uwada qadayno ani iyo adi kkkkkkkkk
@ all MOORYAAN’S (from A to Z) !!! !!!.
war illeen af nooli hadal ma daayo,war nimanyohow qoonkaan ee P/land
& Juubbaland maalinwalba ka hadlaya, ma waxay doonayaan in aannu ka baranno:-
Ilaah diidka;diin la’aanta;doofaarnimada;damiir la’aanta;dullinnimada ;dadqalnimada;dumar kufsiga ;
caqli la’aanta;ceeb ku faanka;cayr ku tuugsiga;ciyaal iibsiga;shaydaanno & tuugo shiikh u bixinta?!.
Taas idinkaa geya ee annagu diidney, ee horta Xamar kuddaafaddiinna & isbaarooyinka
iska hor qaada intaydaan afka ku taagin:-P/land,J/land ,Gaarisa,& Jigjiga midna !!!
Illeen ceeb uma dhinto mana xishoodo;tanoo kale waa lama arag & lama maqal !!!!!!!!!! .
awsame
ishaad ka tiday kaartadii harti ayaa gubatay reer halkeer ahina waa creepers yacsii waa geedaha kora oo ku baxa gidaarada ama geedaha kale keligood ma istaagi karaan saw imaad fahmin kkkkkkkkkkkk
TO:GALOW FINN(ina N. Frdhs)
Qoodhay iyo xeraday inaad tahay rag rag dhalay oo aftahan ah oo wiil hoog ah oo aan car ismarin, adeer haddii ay ogaan lahaayeen inta adigoo kale noo joogta ma’aysan hadleen, adeer haddee caqli majidho.
Ku: Gaasira
Perfect analogy; Creepers.
Si fiican baan kuu fahmay marwo, ileen Qadaw kaligiis ma baxo. kkkkkkkkk
Waa un iska caleen cuskasho u baahan marwalba, Yacsii.com. kkkkk si fiicanbaad iiga qoslisay. Naa heedhe, tilmaanta heli okidaa ma Gabyaa baa ku dhalay? kkkkkk