Jaaliyada Soomaalida oo Markale la Kulantay Safiirka Turkiga u Fadhiya Dalka Mareykanka [Sawirro]


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Jaaliyada Soomaalida Minnesota ayaa kulan markale loogu mahadnaqayo Safiirka Turkiga u Fadhiya Dalka Mareykanka Naik Tan.

Kulankan ayaa waxaa soo agaasimay Udhaqdhaqaaqaha Arimaha Bulshada Jaaliyada Soomaalida ee Minnesota Mudane Sadik Warfa iyo Gudoomiyaha ururka Somali Action Alliance mudane Shaafi Xaashi

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Sida Sadik Warfa oo Raxanreeb.com  uga waramaya kulanka ayaa waxa uu yiri.

“…. Safiirka waxaan uga mahadcelineynaa sida dowlada Turkiga ay mashaariicda dib u dhiska ay dalkeena ka wadaan”

“Waa shir mahadcelin ah waxaana ka wada hadli doonaa sidii aan uga wada sheqeyn laheyn sii xoojionta labada shacab ee walaalaha ah , waxaana jaaliyada go’aansatay in ay soo dhaweyso saffirka dowlada Turkiga u fadhiya wadanka Mareykanka Mudane Namik Tan”

Sawirada Kulanka Halkaan Hoose ka Daawo

Use Facebook to Comment on this Post

Share

2 Responses for “Jaaliyada Soomaalida oo Markale la Kulantay Safiirka Turkiga u Fadhiya Dalka Mareykanka [Sawirro]”

  1. Masha allh mr warfaa waa mawaadin dhab ah waana taa lagu doortay hogaanka jaaliyadda viva mawaadiniinta somaliyeed nin walba mawalba oo mawaadin ah saasaa laga doonaa

  2. eebow says:

    eebow wiilkan warfa la yiraahdo waa wiil muwaadin ah oo wax qabad badan leh eebow wiilkan ma abgaal baa mise ………

Leave a Reply