Maamulka West Puntland oo u dabaal dagay Sanadguuradiisi


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Shacabka West Puntland ee ku dhaqan qaarada Europe iyo North America oo u dabaalagay sanadaguuradii West Puntland ugana mahad celiyay shaqada wanaagsan oo uu qabtay maamulka tan iyo intii la soo doortay .

 WARSAXAFADEEDKA OO DHAMEYSTIRAN HALKAAN GUJI

Use Facebook to Comment on this Post

Share

19 Responses for “Maamulka West Puntland oo u dabaal dagay Sanadguuradiisi”

  1. dhago dhere says:

    waa wax lagu diirsaday ilaa iyo intii la abuuray dhulweynaha west puntl state waxaa laga dareemay
    xag kasta dhaqaalaha ,bulshada siyaasadda waxaa aad u horumaray xagga waxbarashada

    waaxaana ku dhiiri galin iyo hambalyo u jeedinayaa maamulka wps

    never go back

  2. laasqoray boy says:

    ari boowe west puntland xagee ka taliyaa?

  3. faroole balaaya wax kuu dhiibatay wakaas dadkii ugu hufnaanta badnaa waa ka go.een puntland
    war dadka hor dhaaf

  4. TAKAR says:

    MAAMUL GOBALEEDKA WESTPUNTLAND STATE WAA MAAMUL GOBALEED SOOMAALIYEED OO LAYQAANO WAXUU KA JIRAA XAAFADA GARSOOR GAALKACYO IYO GALBEEDKA MUDUG WAXUUNA TAAGEERSANYAHAY XUKUMADA QARANKA SOOMAALIYEED EE MADAXWEYNE XASAN SHEIKH MAXAMUUD IYO RAYSALWASAARE CABDI FAARAX SHIRDOON.

  5. laasqoray boy says:

    boowe takar waad mahadsantahay faroole balan wuxuu ku qaaday inuu puntland garoowe iyo tuulda eyl ka soo reebayo waana ku guulaaysanayaa hal sano waa loogu daray iyo 5 sano oo uu ku darsandoono

  6. Kamaal says:

    Laasqorey saxiib eyl waadiga tuulada ku sheegaye dib u jaleec magaca aad wadato wax badan ayl baa ka qadiimisan kana xadaarad horeysa taariikh ahaan tan kale faroole ayl Iyo garowe dhulkisu kuma koobna oo puntland oo dhan isaga ayey gacanta ugu jirtaa cid kashegan karta alle am ahe aadmi majiro hadii aadse reerka uu dhashey degaanka ay ku abtirsadaan sheekada du tahay beel ka Dhul baaxad wayn bad Iyo biri puntland madagana waa gartaa jiir haan ku way naadey baatahay kula yaabi mayo laangaab nimda iska daa oo sicaafimaad ku jiro u hadal

  7. Mahdi says:

    Guul iyo gobonimo Leelkase, qabiil qabiil ku hoos noolaan kara ma jiro. Laakiin waa maxay West Puntland? Waxaa ka fiican West Mudug.

  8. mudane says:

    aad u aad ayaan u soo dhaweenayaa maamulka west puntland hadana dadaal badan ayaa looga fadhiyay mana hayno wali wax la taaban karao magacna muhiim maahan haduusan lahayn caano

  9. garaad yusuf says:

    waxaan idiin sheegayaa faroole waxaa uu ku caan baxay sadex arimood oo kala ah been amaanadii oo uu qayaanay balan la aan waa sadex dii lagu sheegay munaafaqa isaguna waa munaafaq ee sidee loo aaminaa wisti buntulaand raascasayr state iyo kuwakale oo badan ayay u kala tag tay buntulaand ee ale ha idin dhaafiyo

  10. Khaatumaawi says:

    Laasqoray ina gumeed ina gumeed isga dhalay langaab snm u faataala.

  11. jabarti says:

    SC west puntland waxaan jeclahay waxaa dega reer ka mid ah reeraha soomaaliyeed run ahaan tiina la dhihi karo waa kuwa oogu nabada jecel xalaal quudatana ah mar hadii ay in mudo ah soo dulqaateen si tolnimo leh asaan wax loo hambayn soo hadeer xaq ooma laha inay maamul samaystaan yaase diidikara soomaali maanta nin nin sanka ka duri karo majiro reer kaana reer dulmi qaata maaha,marka WIILKA KOR KU QORTAY LAAS QORAY waxaan rabaa inaan in yar xasuusiyo hadii uu taariikhda yaqaan iyo hadii kalaba walaal waxaad raadisaa wali in laka lib keena cid reerkaas doonatay TAARIIKHDA marka adigu noqo nin xaqiiqda jecel ama rumeeya, PUNTLAND ma jeclayn inay kal daadato oo waxay noo ahayd GEED DAMAL HARWEYN balse walaalayaal waxaa kala sayray oo reer reer u kala qaaday dad aan danaynayn dadka ku wada nool oo ayagu ilaahay is baday dhulkana ku wada beeray hadii ay ayagu BASBOORO KALE SITAAN .ma.aha dadka meesha dagan inay dab dhex dhigaa oo kal daadiyaan maamulkii lagu soo gudbay marxaladihii adkaa ee dalka soomaaliya soo maray,,,,,,,,,,…

  12. asad says:

    waan u hanbalyeeynaya shacabka iyo maamulka west puntland sanad guuro wacan

  13. Barkhadle says:

    West Puntland qof aan aqoon Soomaaliya ma joogoo

  14. Cartan says:

    Raxanreeb,waxay soo qoreen ama ay soo bandhigen wax aad loola yaabo ama laga naxo inay maanta puntland kala jarjaran ama isku diran waa ceeb.Puntland waa puntland west puntland wax ladhaha ma,jirto waxaana waxaa ka danbeya nimankii argagixisada ahaa meelaha ku dhumanayey

  15. Mubarik Yusuf says:

    Aad baan u soo dhawaynaynaa maamulka West Puntland dawlada dhaxe ee fedraalka ahna waa in ay gacan qabataa kana caawisaa siduu ula jaan qaadi lahaa maamulada kale ee ka jira dalka..

  16. Mubarik Yusuf says:

    Maamulak west Puntland aad baan u soo dhawaynaynaa dawlada dhexe ee fedraalkuna waa in ay gacan qabataa kana caawisaana siduu ula mid noqon lahaa maamulada kale ee dalka ka jira

  17. laasqoray boy says:

    to khaatumaawi iyo wiilka kamaal la baxay wiilka kamaal la baxayoow waxaa la yiri shimbiri maalin baay dabqaaday maalintiina minankedaay gubtay markaa cr maantuu dabqaaday maantana waakaa puntland horana waxaaba loogu xamanjiray reerkaasi waxaay yaqaanaan sida xoolaha loo ilaaliyo markaa xilimaay siyaasada soo galee ? khaatumaawina kkkkkkkkkk ader maanaa somaliland u shaqeeya mise adiga kkkkkkkkkkkkk laascaanood yaa ka taliya haay oran somaliland wa dhulbahante somaliland u shaqeeya markaa calaacalka iyo somaliland baa i qabsatay ka baxa somaliland wax la yiraahdo ma jirtee waxaa xaqiiq ah in aad dhuuni raac noqotay dee taasna inaan kuu tacsiyadeeyo mooyaane wax kale kuma oranayo maanta khaatumada aad la ordaysid yaanan arag iyagoo bari somaliland u galay nacas fooqal nacas

  18. Murqo-Kuus says:

    Westpuntland waxay mardhow hormuud u noqonaysaa maamulka cusub ee dhawaan ka hirgali doona gobollada dhexe. West-Puntland, Ahlu-Sunna, Gal-mudug, iyo Ximan iyo Xeeb, iyo wixii kale oo soo raaca. Dadka halkaas wada dega waa soomaalidii dhanta aheyd ee ah kuwa iyagu dhaqanka wanaagsan horseeda oo xeeriya. Ma yaqaannaan khiyaano iyo ballan fur. Hadii ay dagaallamaanna way dagaallamaan iyagoon waxyeeleyneyn Biri-magaydada iyo maatada. Hadey heshiiyaana way xushmeeyaan oo gogoshay isaga kacaan iyagoo isqadarinaya.

    Galdogob iyo hareereheedu waxay ahaan jireen meelaha waxbarashada loo aado (Diinta) maxaa yeelay waxaa jooga Culumadii iyo Xertii oo idil. Hada markay Galdogob ku dhex qarsoontay Garoowe oo ay cilmigii lagu yaqaannay iyo hogaamintii ka tagtay bay wax khaldameen. Hadeerse hadii ay Culumadii soo noqotay oo ay ardadii, deriskii, qaraabadii, iyo dadkii qadarin jiray ay isu soo hiloobeen waa arrin farxad mudan. Xaalku waa, “Gacal kala maqnaan jiray iyo Geelba waa isu ololaa.” Gacmo furan kusoo dhawaada ayaannu idin leenahay. Kaalaya Ilaahay idinma qarine ha isqarininee kaalintiinii hogaamiyanimo, wadaninimo, Soomaalinimo, iyo Culimanimo qaata. Guul! Tanaadland.

  19. Dahir Yare says:

    War waa gobol ee ma ahan maamul goboleed ee sidaa ogaada.

Leave a Reply