Ogaysiis – Daahfur Buug
Ogaysiis – Daahfur Buug
Waxaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool UK, gaar ahaan London, lugu wargelinayaa in la qaban doono daahfur loogu talagalay buugga “Xusuusqor” ee uu qoray Siciid Cismaan Keenadiid Aun.
Daahfurku wuxuu ka dhacayaa
4-5 Lismore circus
London NW5 4QF
Taariikhda : Axad 13.01.2013
Waqtiga: 16:00 h
Buuga qiimihiisu waa £15
Kala soo xiriir Yuusuf N Osman
+44 7985 111 384
Ajoob1@gmail.com
Qofkii meel fog jooga posto waa loogu soo diri karaa.
Waad mahadsan yihiin














[...] Daahfurka Buugga ee London UK 13.01.2013 – Riix halkaan [...]
Asc, waxaan u baahanay inaan helo buuggaas oo muddo la sugey inuu soo baxo, waxaan kaloo soo jeedinayaa in walaalaha soomaaliyeed ee jecel aqrinta buuggaagta Af Somaliga ku qoran iney aqriyaan buugga “Kaftan Dhable” oo uu qoray Allaha u naxariisto Saciiid Cusman Keynadiid, waa buug xaqiiqda dalka iyo dadka somaliyed si kaftan iyo maad ah uga hadlaya,waan hubaa ninkii aqriya buuggaas in qosol iyo qiiro la ilmeyn doono.
[...] Daahfurka Buugga ee London UK 13.01.2013 – Riix halkaan [...]