
Tuesday, January 22nd, 2013 at 01:40 pm
Wararkii ugu Danbeeyey
- DOOD FURAN: Madaxda Dawlada Iyo Laamaha Garsoorka oo Siyaabo Kala Gedisan u Fasiray Kiiska Wariye Cabdicasiis Koronto Iyo ‘Haweeney La Kufsaday’ oo Xiran
- Shirar Aanan Iska Warqabin Oo Ka Furmaya Kismaayo iyo Baydhabo (Warbixin)
- Madaxweyne Xasan: Deriska Waxaan Ka Codsaneynaa Inay Nagala Shaqeeyaan Soo Celinta Qoxootiga Soomaaliyeed
- Laanta Danbi Baarista Soomaaliya Oo Sheegtay Iney Heshay Macluumaad Ku Saabsan Kooxaha Ku Caanbaxay Dilalka Saxafiyiinta Soomaaliyeed
- Xukuumada Soomaaliya Oo Ka Dalbatay Dhalinyarada Wax Bartay Iney Kusoo Biiraan Ciidamada Qalabka Sida Si Loo Soo Celiyo Sumcadii Ciidanka Xoogga Dalka
- Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Wadamada Qaarada Afrika Ka Codsaday Iney Gacan Ku Siiyaan Dowladiisa Sidii Ay U Hanan Lahayd Dalka
- Urur siyaasadeedka (UDAD) ee Puntland oo mucaaradka ugu baaqay in ay ururkooda kusoo biiraan.
- Bogga Raadiyo Muqdisho oo la noqday war lagu weerarayay qof Soomaaliyeed
- Dr Saadiq Eenow: Qorshaha Ururka Midnimo Xafiis Ugaga Furanayo Gaalkacyo Waxba Iskama Badelin
- Dawladda Britain Oo Uga Digtay Dadkeeda Somaliland iyo Somaliland oo Ka Jawaabtay
Somali News
- Photo of the Day: Somali journalists call government to allow free press and freedom of expression
- Somalia: Puntland democracy – Smoke and Mirrors
- Somalia: “Dharkaynlay district is ruled by armed thugs”
- SOMALIA: Senior government officials arrested for scholarship scam
- Somali Journalist sent to Prison Without Charges
- African Union Summit: Human rights must be protected during armed conflicts
- SOMALIA: AMISOM Police Concludes Third Criminal Investigation Training for Somali Police
- UN Envoy: Somalia Needs Secure Funds Before Troops Can Leave
- Somali FM, UK’s Minister for Africa give details about the proposed London conference on Somalia
- Somalia: What do Spiders and Silanyo’s Somaliland have in common?















guul allah haka dhigo
guuleyso
Kheeyr allaha ka dhigo
A/c
Waxaan salaamay Sharwaynaha, salaan kabacdi Arinta wadada waxaan leeyahay waxaad iskugu jirtaan intaqaan oo martay iyo in maqashay waxaana filayaah in aad wada dareensantihiin baahidda looqabo marka waxaan ku dhiirigalinayaa cid kasta oo kashaqaysa dhismaha wadadaas in ay aduun iyo aakhriraba guulaysanayaan in shaa alaah C/qaadir Khaliifna khayr alle hasiiyee waxaau wakiil uyahay umadda reer tanade ee wadadaas inay dhisanto raba meelkasta hajoogeene anagu muruqayaga iyo maalkayagaba waan kaga shaqaynaynaah wadada adinkuna walaalaho qurba joogtaaheey kaqaata qaybta ugu wanaagsan runtii waa dhaqaa lookacayo xaga horumarka.
Haddii ay dhamaato wadadu ma Faroole iyo raggiisaa loogu yeeri xaflada furitaankeeda mise madaxwaynaha Somaliyeed iyo Xildhibaanada Beesha Tanade ee Baarlamaanka Somaliyeed ku jira? Waxaa la xasuustaa hadalkii xurma xumida iyo xaqiraada lahaa ee aan porutakoolka ku salaysnayn ee Puntland ku hadashay markii loogu yeeray furitaankii Isbitaalka Guud ee Galdogob.
Masha allaah guuuuuuuul
maansh aalh guul inuu ku soo dhamaayo ayan u rajaynaya dhismahada wadada waxa laga reer jaailyada dibada ee gobolka xiriir sidi ay u dhisteen hospitalkii ay ku baday 1million ka inay wadaan u dhistaan wana mid dhaxal gal u noqon doonta somali oo dhan iyo cidkasta oo isticmaasha wada daas
Hambalyo allaah waxaan kabaryeynaa in uu shirkaas kadhigo mid Guul iyo isfahan ku bilowda kuna dhamaada,
isku sheegi mayno baahida looqabo Hagaajinta Wadada
waa ilaah mahadii alxamdu lilaah waan u hambalyenayaa kheer alaha kasiiyo cid ale oo kaqeeb qaadata guul guul
a/c waxaan salaamay shirwayna salan kabacdi walaalayaal wadada waxaan leeyahay waxaad iskugu jirtaan wax yaqaan oomaray iyo wax aan aqoonin oo maqlay waxaana filayaa in aad wada dareen san tihiin dhamaan adeeg yada bulshada ee loo baahan yahay oo ay kamid yihiin sida waddada laamiga ah ee isku xirta gaalkacyo iyo galdogob iyo isbitaalada iyo iskuulada iyo ceelasha biyaha intaasba waa in muhiim u ah bulshada meelkasta oo ay joogaanba marka anaga ka waxaa wakiil inooga ah c/qaadir khaliif xaashi haw shaas wadada isku xirta ee gaalkacyo iyo galdogob marka waa in aan gacansiinaa meelkasta oo aan joogno si aan wax u wada qabsanao waxa aan qabanayno waa in ay noqdaan wax ficil ah oo qalbisaafi ah iyo iimaan saadiq ah leh by jeejniya
waa in gacmaha la isku qabsada sidi aan dhuleeka u dhisi-layhayn maha inaan cid gaar ah wax ka sugno sido kale dowlada federalka somalia wa inay dhismaha wadadaas ka qayb qadata wayo wa dalkii ay masuulka ka ahayd waajib saarna dowlada ayeey shacabku fulinayan balse intii dowlad wax dhisi karta la helayo wa in la isku tashada oo dhulka aan dhisnaa insha lah
mashaa allah allaah hanagu guleyo mel kastoo aan jogno wan kaqayb qaadanaynaa waa in bangi loo furo lacagaha lagu shubo GUUUUUUUUUUUUUUL IN SHAA ALLAH
Waan soo dhawaynaynaa shirkaas waana ku faraxsanahy waxaan leenahy Allah ha idinku guuleeyo ha idiin fududeeyo. waa horumar la lagu hamin karo lagana guul gaari karo.
waxay ila tahy tan waa talaabadii horumarineed ee ugu horaysay kuwakale waan sugaynaa insha Allah.
Mahadsanid
In yar baa ka hartee HINJIYA. Guul reer Galdogob. Allaha idinku guuleeyo dadaalka aad wadaan. Aamiin.
Mida kale, soo ma haboonaan laheyn in shirka la ballaariyo oo soomaali badan lagu casuumo? Saas baa ila haboonaan laheyd si aan isu kaashano.
Bacda salaan, ihkiyaaray, talaa larabaaye, wadadaani waxay u baahan tahay dhaqaallo badan, dowladina majidho maanta mashruucaas qaban karta, sidaas owgeed khayr alaha siiyee ragga horseedka u ah iyo rag kale oo ay lakaashadaan waa in ay dhaqaallo u raadiyaan oo ayagu galiyaan hadhoowna ayagu u xilsaarnaadaan oo ay Boono u jaraan ciddii isticmaalays oo ay canshuur ka qaadaan baabuurta, si ay lacagtoodii ay dib uga helaan.
Guuuuuuuuuuuuul
Rabbi ajar iyo xasanaad ha ka siiyo Cabdiqaadir Khaliif dadaalka uu hayo. yo cidii kale oo howshaas u istaagtaba. mahadsanidiin
Asc wr wb dhamaan wallaalaha waa idinsallamay.waa waxlagu farxo harumarka aad wadaan Allaah haydinku guuleeyo masha’Allah tabaarakallah daddaal;ka halkaaka siiwada ajar iyo xasanaad Allaah haydinka siiyo alle dartiisna u niyeeysta waa arinloobaahi qabo in waddaas la hagaajiyo magaaladu weydhaqaaqaysaa hadii wado laami ah ay hesho xayaakumullah
War ninka wadaanta halala qabto oo halala bixiyo oo dadaalkiisa halala garabgalo danta umaddee kujirtee.
a/c aadbaan ugu faraxsanahay inloo istaago dhisida wadadagaldogob iyo galkacyo waxaan mahad balaaranusoojeedinyaa rag ukacay oo oo kahormariyey danahoodii danta guud waxaan aad ugu bogaadinayaa dadka wali fadhiya ayfadhiga kakacaan oo ay u istaagaan dhisida wadada laamiga ah
intii buburku dhacay soomaali waxaa ka faa’iidaystay laba reerood waana leelkase iyo samaroon dadku intay dagaalamayeen waxbay barteen waa laba reerood oo kudayasho mudan,