Saturday, January 26th, 2013 at 06:10 am
Wararkii ugu Danbeeyey
- Rabshado Loogala Hortagay Xafiis Ururka Midnimo Doonayey Inuu ka Furto Magaalada Gaalkacyo.
- Prof Cali Khaliif Galeydh: Soomaaliland waxa ay lamid tahay Ximan & Xeeb iyo Puntland [Dhageyso]
- DAAWO SAWIRADA: Suxufiyiinta Soomaaliyeed Oo Maanta Ka Shiray Xariga Wariye C/casiis Koronto
- Booliska Soomaaliya Oo Maanta Soo Bandhigay Nin Gacan Ku Dhiigle Ah Oo Laga Soo Qabtay Wadanka Koofurta Sudan
- DAAWO VIDEO: Dood kulul oo ku saabsan Safarkii Madaxweyne Xassan uu ku yiimid Minnesota
- Ciyaaraha Qaramada Qaarada Afrika Oo Si Habsami Leh Uga Socda K/Afrika Ciyaarihii Xalay La Ciyaara Iyo Kuwa Caawa Dhici Doona(Warbixin+Sawiro)
- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland: Weli Wax Casumaad ah Somaliland Kamay Helin Shirka London
- DAAWO SAWIRRO & Video: Mar kale ayey Prof Cali KH Galeydh & Prof Axmed I Samatar Kulan Mugweyn kula Yeesheen Jaaliyada Minnesota
- Maamulka Sh/Dhexe Oo Sheegay In Amaanka Magaalada Jowhar La Isku Halayn Karo
- Siciid Cabdi Faarax: Gaalkacyo Waa Hal Magaalo Shacabka Kuwada Noolne Waa Isku Dan Waana Iney Gacmaha Isqabsadaan
Somali News
- Somalia: Puntland democracy – Smoke and Mirrors
- Somalia: “Dharkaynlay district is ruled by armed thugs”
- SOMALIA: Senior government officials arrested for scholarship scam
- Somali Journalist sent to Prison Without Charges
- African Union Summit: Human rights must be protected during armed conflicts
- SOMALIA: AMISOM Police Concludes Third Criminal Investigation Training for Somali Police
- UN Envoy: Somalia Needs Secure Funds Before Troops Can Leave
- Somali FM, UK’s Minister for Africa give details about the proposed London conference on Somalia
- Somalia: What do Spiders and Silanyo’s Somaliland have in common?
- SOMALIA: Al Shabab threatens to kill Kenyan hostages in Somalia
















Ninkaan iyo Abu-kaate Xoosh waa istaahilaan wax lacag lagu bixiyo in la dhagaysto, they really deserve runtii, Sanad bay ku qabteen ayaga iyo kooxdoodii howl aan caadi ahayn. Thanks Mr C/wali.
Masha allh dr gaaas waa mawaadin dhab ah oo mudan in lagu xasuusto wax qabadkiisii dhabta ahaaa qofkastoo somalia wax uqabanayana oo dhibka kasaarayana waa in lagarab istaagaa asagoo aan loo fiirinayn dhinaca xun ee loo fiirinayo wax qabadkiisa
Ma astaahilo qabiiliistaha in la dhageysto isaga iyo inta u sacaba tumeysa qaa,inul wadaniyiin doona in qaranimada somaaliyeed qabiil iyo shisheeye gacanta loo geliyo
waaan ku faraxsanahay inuu gaas kulmo jaaliysda waxaana rajaynayaa inuu kala hadli doono dhinacya badan
Runtii, Xildhbaan/Ra’iisal wasaarahii hore, Gaas hadii uu qeeyr umada Somaliyeed u wado, waan soo dhaweeyn waana taageeri. Hadii laakiin, dhagar iyo qiyaano iyo qabyaalad uu wado waan kasoo horjeednaa, yeeli meeynana sidii uu sameeyay waqtigii roadmap ka oo uu Dowladii uu prime minister ka ka ahaa, iyo Madaxweeynaheedii uu uga hiiliyay qaswade Faroole, iyo qabyaalad. Taasoo, aaqirkiina qiyaanada uu sameeyay uu ku waayay tartankiisii Madaxweeyne ee Dowlada dhexe, kaba sii darane, uu burcadii qaswade Faroole maalin cad ku yiri xildhibaan Cabdiwali, oo muwaadin Somaliyeed ah, in uu ka tarxiilayo magaalada Garoowe, oo uu ku qasbay in uu kasoo ceeyriyo.
Gunaanad, hadii uu Gaas talo iyo wax anfacaayo umada Somaliyeed iyo Dowlada Somaliyeed, waan soo dhaweeyn, hadii kale, dee waxuu noqon nin qabyaaladiista ah. We will see.
Anigaa waxaa ila roon in uu Gaas wajigiisa ka qariyo Jaaliyada Soomaaliyeed, siiba reer Puntland oo isku dayey in buuq iyo xiisaad uu ka dhaliyo. Illahey baa ka najeeyey P/land iyo dadkeeda beladuu soo wadey.
FULEY FULEY DHALEY, adeerkaa faroole iyo qashikiina qabiilka ku taageera ayaa ah cadowga qaranka soomaaliyeed qaranimada kasoo horjeeda waxa rabtaan soomaaliya iyo qeyraadka ku jira inaa gacanta u galisaan cadow shisheeye sidaa hada waqooyi bari soomaaliya gacanta ugu galiseen Saracen international iyo qunsulka itoobiya garoowe jooga, waligiin soomaaliya umeydan soo halgamin mooryaan faroole somalinimada ayuu dagaal kula jiraa cida adkaata waa la arki doonaa
qorrax harkii joogta cirka oo aan darruur lahayn sacabo laguma qarin karo. Dhab ahaan madaxwene shiikh shariif iyo pm Cabdiwali waxa ay ahaayeen halyeyo soomaaliyeed, una soo baxay soomaali xilli ay baahi weyn u qabtey iyagaiyo asxaabtii la shaqeyneyseyba waxa ay naga mudanyihiin gacaltooyo iyo mahadcelin. Waxa ay jeexeen waddo dheer oo bilow u qaran iyo midnimo soomaaliyeed. Waxa ay la yimaadeen hannaan siyaasadeed looga gudbey tiihii iyo iska dabawareeggii muddada na ragaadieyey. Waxa ay abuureen waddada u faleen, si habsami ahna ugu wareejiyeen xilka xukuumadda hadda jirta oo aan jeclaan lahaaa in ay inta badan kulamadeeda dadwenahay ku xusto xukuumadda ka horreysey.