Shir Kismaayo ka dhici doona
Qaban qaabada shir weyne la filayo inuu la dhaco magalada Kismaayo ayaa si weyn waxa u wada maamulka KMG-ka ee gobolka Jubooyinka.
Shir jaraa’id uu ku qabtey magalada Kismaayo, Gudoomiye-xigeenka maamulka KMG ee magalada Kismaayo ka arimiya Yaasiin Nuur Gaas (Raadeer) ayuu ku sheegay iney socoto qaban qaabadii ugu danbeysay ee lagu donayo inuu shirka ku dhaco.
Yaasiin ayaa xusay in xubnaha la qeyb gali lahaa shirka ee lagu casuumay ay jiraan qeybaha kala duwan ee gobolka si ay wada tashiyo ula soo sameyaa qeybaha kala duwan ee dadweynaha.
Khilaafyo badan ayaa ka dhashey maamul u dhisida goboladda Jubooyinka tan iyo markii magalada Kismaayo ay kooxda Al Shabaab ay ka qabsadeen huwanta ka koobaan ciidamada dowlada oo biratarayaan kuwa AMISOM ka socda iyo ciidamada Raskambooni.
Balse hada, labada dhinac ee dowlada iyo maamulka ku meelgaarka ah magaalada Kismaayo ka arimiya ee uu madaxda ka yahay SH Axmad Madoobe ayaa sheegaya inuu dhamaaday khilaafkii oo labada dhinac ay isku meel wax u wada wadaan.
Xigasho: Bartamaha.com













well done waanu soo dhowaaynaynaa maamulka jubbaland dadka aan jubbaland u dhalan oo foowdada ku wada waxaan kula talin lahaa adeer degaanadiina u taliyaha oo amaan ka dhigta jubooyinka iyo gedona rag baa degan una tashan doonaa
kkkkkkkkkkkkkk walee 8 million oo turubkii bartey inaana loo goodineyn noolow axmed madoobe
laasqoray boy
waa sidaad u sheegtay ninwalbo deegaankiisa ha soo hagaajiyo markaas ha la isu yimaado, kuwa Xamar ka qaylqaylinaya waa fowdo aabaheed waxa Somaliya halkaa dhigayna waaa iyaga oo ah ma’gudbayaasha Somaliya.
@laasqoray boy, dadka aad maanta iskaga dhigeysid inaad u hadleysid ama afokaato u tahay ogow waa dadkii shalay ehelkooda aad amxaarka gacanta aad u gelineysey, ma hadda ayaa waa cusub kuu baryey, damiirxumida qaarkeed waa dulinimo.
waan soo dhawayn waxaan sugaana waa waxuu dhalo iyo cidii kattalisa tan laasqoray boy adeer cidi tala kaa way diin mayso kaluunna cidi tala ma waydiiso ku kor xeebaheena hana gana wasaqayn sorryyyyyyyyyyyy kkkkkkkkkkkkkkk
Laasqoray boy, afkaaga malaayga ka uraayo ha ku qurminin magaca Jubbaland
waanu taageersanahay 100% oday axmed iyo dhammaan reer jubboland
Nimankan ku qamaamaya kismaayo kaluun la’aan ayaa haysa boowe waxaad ku fiicantahay in lagu gumaysto oo amxaaro laguu dhiibo ee doqonyahaw dalka nooga bax muwaadin ma tihide. Car nin hadaad tahay kiinya dabadeeda kasoo bax doqonyahaw fulayga ah.
To Car I dhugo.
Ma waxaad doqon kusheegeysaa ninka dhulkiisa kaa kaxeystey ee kugu celiyey meeshii aad kasoo duushey. Ninka kaa kalajebiyey isbaaradii iyo dhacii iyo kufsigii aad umada kuheysey.
Markaad jabuuti ka hoosbaxdo ayuu Kenya ka hoos bixi. Inta ka horeysa dhul ninkiisa ayaa iska key. Ee orod dameerahaagii raaco
waa sax nin kastaa waxuu leeyahay dulkiisa laakiin hadii somaali si daacad ah loo raadinaayo waa rati kale oo ay jirto dowlad daacad ah marka hada majirto dowlad daacad ah waxaana mauul ka ah dhulkasta ninkiisa waxaana usheegin dadka kasoo duulay xamer ku ekaada dhulkiina junbaland dad baa iskale ee ka fogaada hadaa naftiina unaxaysaan raali galin shaqsi laasqoray sxb waan kugui qaldamay oo waxaan mooday in aad duugaysid xaqa dadka kismaayo laakiin markaan dib u aqriyay qoraagaaga ayaan fahmay waxaana kuleeyahay halyay ayaa tahay ee halkaa kasiiwad xaqiiqda waxaaan akuleeyahay sorrrrrrrry bro
@ali somali
maalin kaliya dhib,kaad ka gaysatay dayniile iyo magacii kuwait ama ergo birayntii ganisor ama buuro ku erintii baladwayne ama baydhabo ama 4biloodkii mudulod waligayo is maanan gaysan marka sxb waxaan kaa waa ninayaa ama kugu la talinayaa ama kaaga digayaa inaadan soo faagin qurun iyo iska horkeenaka qabaailka dhaxdiisa hadaadan katowbad keenin ogsonow somali wax ku kalaqarson majiraan wax walbana lasoo bandhigayo adiguna kan ugu xuntahay