Shirar Aanan Iska Warqabin Oo Ka Furmaya Kismaayo iyo Baydhabo (Warbixin)
Muqdisho(RBC Radio) Shirar lagu doonayo in lagu dhiso maamul gobaleed lagu mideesanyahay ayaa haatan waxaa la doonayaa in ay ka furmaan magaalooyinka Baydhaba iyo waliba kismaayo.
Shirarkaan ayaa waxaa wada siyaasiyiin iyo waliba masuuliyiin ka soo jeeda gobaladaasi waxaana qurshuhu yahay in la helo maamul gobaleed lagu mideesanyahay oo ay isku raacsanyihiin shacabka gobalada koofureed ee Soomaaliya.
Baydhabo.
Suldaan Xaydar Suldaan Suufi Suldaan Muunye oo ka mid ah gudiga qaban qaabada ee shirka ka furmaya Baydhabo, ayaa wuxuu sheegay in go’gosha la digay magaaladaasi isla markaana shirka uu furmi doono dhowaan
“shirkaan waxaa looga arinsanayaa maamul gobaleed weyn oo loo sameeyo goblada, Bay, Bakool, Jubooyinka, Gedo, iyo Shabeelaha Hoose, Sidaasi waxaa Yiri Suldaan Xaydar oo ka mid ah gudiga qaban qabada.
Wuxuu sheegay in ergada ka socota gobalada ay haatan qaarkood soo gaareen magaalada Baydhabo kuwo kalana la sugayo in ay dhowaan halkaasi yimaadaan.
Suldaan ayaa sheegay in shirkaan uu yahay mid leesku raacsanyahay isla markaan ay wax ka ogyihiin dhamanba masuuliyiinta ka soo jeeda gobalada Ba iyo Bakool ee Soomaaliya.
Kismaayo.
Inkastoo xaalka magaalada Baydhabo ka taagan uu sidaasi yahay ayaa hadana waxaa jirta qabanqaabo ka socota magaalada Kismaayo, taasi oo ay wadaan siyaasiyiinta iyo waliba dadka deegaanka.
Shir ayaa bisha soo socota la qaban qaabinayaa in uu ka furmo magaalada Kismaayo, waxaana shirkaasi looga arinsanayaa Mustaqbalka sadax Gobal oo ka mid ah gobalada Soomaaliya, kuwaasi oo kala ah gobalada Jubooyinka iyo waliba Gedo.
Ugaas Khaliif oo ah gudoomiyaha Gudiga maamul u samaynta gobalada Jubooyinka ayaa wuxuu sheegay in shirka ka furmaya kismaayo uu yahay mid ay aayahooda kaga tashanayaan shacanka jubooyinka.
Wuxuu sheegay in shirkaan uu yahay mid uu ka dhalayanyo maamul rasmi ah oo ay yeeshaan gobaladaan, si ay u helaan waxa ay xaqa u leeyihiin shacabka ku nool sadaxdaan gobal.
Siyaasiyiinta gobolka Gedo ayaa hada ku qancay maamul u sameynta Jubbaland, waxey intooda badan isku raacsan yihiin in ay kamid noqdaan maamul goboleedka Jubbaland.
Dadka ka soo jeeda gobaladaan ayaa doonaya in ay samaystaan maamulo u gaar ah si ay aayahooda ay kaga tashadaan, maadaama dowlada Soomaaliya ay tahay mid Federaal ah.
RBC Radio
Xafiiska Wararka Muqdisho














-Haaa Ha washleyso kkkkkkkk Waallida Ab iyo Issir u baan u lahaydeen Soomali maryooleey
waxaa wax layable ah Mamuladda isburinaya oo laga ababulaya konfirta somaliya oo midkasta midkale khilafsan yahay,mida kale goboladan isma qadan karan dadkuna xata waxay ku kala duwan yihin lahjada iyo xata dhaqanka marka qabiilka laga tago,side maraka isu qadan karan,waxad arakeysa in waxau aay kadan beyso siyasad gunween oo gurcan.
Waxaa la gaaray waqtigii ay Soomaalidu ka gudbi lahayd fakarka qabiiliga ah, kuna salaysan sadbursiga,isu xoogsheegashada,isbooka,isdhaca,,isdilka iyo isinkiraada,loogana gudb lahaa midnimo,wadajir,wax wadaqabsi.
Waxay aniga ila tahay in ay fiicnaan lahayd in shirka Kismaayo loo soo raro Baydhabo,lana wadadhisto maamul gobaleedka KOONFURTA SOOMAALIYA, oo ay ku midaysan yihiin beelaha walaalaha ah ee wadagego Lixda gobal (Gedo,Bay,Bakool,Jubada dhaxe,Jubada hoose iyo SHabeelada hoose)
Waxaa hubaal ah in lixdan gobal ay noqon doonaan kuwa ugu dhaqaalaha badan uguna horumarsan SOOMAALIYA.
waxaa halkas ka soo socda maamul weyn oo loo wada dhan yahay waa maamul miisaan leh waana ku farax sanahay in dadkii xaqa ulahaa ay ka arinsadaan maamulka koofur galbed ee soomaaliya waana soo dhawaynaynaa hadaanu nahay umada ilaahay kubeeray koofur galbeed
Wakhtigaan. In maamul loo sameeyo 6gobol Waa arin adag oo Aan macquul ahayn waana wakhti lumis ninka sidaas u fekaraya , waxaana ka dhib yar AMA macquul ah in lasameeyo 2maamul oo midkiiba ka koobay Yahay 3dex gobol Markaas kabacdi maamuladu ay Wada shaqeeyaan oo AMA isracsan AMA ganacsiga iyo amankaba iska kaa shadaan ,Hadii lafiirsho shirka baydhabo ,waxaa u fudud inay maamul u sameeyaan baay, Bakool, sh/hoose oo waxaa majority ku ah dad israaci Kara .taas badelkeeda. Juboyinka iyo gedo waxay ku yihiin minority oo 13kadegmo ee juboyinka iyo gedo waxay wax ka degaan 3dex degmo ,Luuq, baardhere, saakaw, Hadii Aan fiirsho shirka kismayo waxaa u fudud maamul u samaynta 2da juba iyo gedo oo dadka degan badankiisu israaci karaan 13ka degmo waxaysan wax kadegin AMA majority ku hayn 1 degmo oo ah jilib, arinta Waa sidaa laakiin hadiiba maamul lasamaynayo Maxuma. Oo. Xasan dhuxulawgii lahaa Anaa magacabin maamul ayay ku tahay dhirbaaxo iyo xaqii. Oo ku iftiimay.
Waxaad moodaa in Dadkeenu degdegayaan horaybaan uga yaabaneyn reer Dhobley oo nagu walay War Kismaayo War IGAD War Jubaland War Mamul goboleed etc, Hada waxaad moodaa in Bay iyo Bokoolna ku soo xigsadeen,Bay iyo Bakool baaba roon oo deganadodi jooga Gedo,iyo Sh/hose-na wax kadega, Inkastoo Sharciyadii maamul goboleedki lagu sameysanayey eeynan dhisneeyn.
Oo waxaa la yiri Baarlamanka Somalia ayaa sharciyada Maamul goboleedyada ka fariirsanaya oo soo saraya wixi ka Danbeeya Febaraayo ee sanadkan ee maxaa loogu qanci la,yahay?
Waxaa kale oo Sixitaan ubaahna Hadalka ah (Dadka ka soo jeeda gobaladaan ayaa doonaya in ay samaystaan maamulo u gaar ah si ay aayahooda ay kaga tashadaan, maadaama dowlada Soomaaliya ay tahay mid Federaal ah.) oo qabiiladani kala ordaya ee raba mid walba in uu intuu Buur fuulo yiraahdo goboladaas ayaa maamul usameeyey ayaa Sameyn kara maamul Goboleed ama degmo iyadoon Sharciyad kasoo bixin qaabka iyo sida loo sameynayo maamulka iyo Goormee?Dhulkiiba Faro uguma juree!
Waxaan ku talin lahaa in SHARCIGA baarlamanka uu soo saari doono laga war sugo,Hadii kale si aan horay loo arag ayaa markale leeysku leeyn doonaa iyadoo Tuuloyin leysku heesto.
AC:Waxaan u arkaa shirka Baydhabo mid laga leeyahay dano siyaasadeed iyo qas,sababtoo ah K/Galbeed hore ayay u socon weyday iyadoo itoobiya ay gadaal ka riixayso sida shirkii hawasa iyo kii ceelbarde waxaana lagu kala tagay k/galbeed digil iyo mirifle ha samaysteen Jubaland daarood.
Waxaan qabaa in uu shirkaasi daba socodo dagaalkii qabiiliga ee na dhibaateeyay ee 1991 kii wax ka soo baxayaana ma jiri doonaan.
@SAACID IYO XAAWO waxa cajiib ah in khiyaali la iska dhaadhiciyo maxay tahay sababta Jubaland loo dhibsanayo ee loo rabo K/Galbeed mase u malaynaysaa in ay soconayso k/galbeed haddiba hore loosoo diiday?
Saacid waxaan jeclaan lahaa afkaaga iyo quluubtaada in ay isla socdaan waxaa tiri waa dhamaaday waqtigii isboobka isdilka waa runtaa oo dagaal adigaa un baa wali u ooman sida aan filayo,tusaale ahaan ka soo qaad in aad tahay reer baydhabo imisa guri ayaad boob ku haystaa?adigase meelaha laagaga badan yahay si somalinimo islaamimo ayaad kugu nooshahay meelaha lagaaga badan yahay.
dhinaca kale tusaale ahaan aniga waxaan ka imid luuq luuq na waa Jubaland qori diyaar ma kuu yahay?
XAAWO dadka koonfur galbeed waa bay bakool iyo sh/hoose inta ay mijority ka yihiin sida hadalkaaga ka muuqata qabiil waa ku soo daalnay qolo kastaa deganka ay u badan tahay ayay hadda joogtaa meel hadda aadan joogin maxaad ka heleysaa in aad ku dooddo?dhib ma leh haddii lagu noqodo 1991 kii haddaba 25 sanno kale sidan lagu jiro marna ma soconayso in 3 gobol jubaland ay ka mid noqdaan koonfur galbeed
daaroodka iyo dadka ladagan mamul bay samaysanayaan.ee beeshii wax samaysan wayda maxay
isugu kabtaa ama aan aqoon sida wax loo maamulo.hadii 3gobal israacaaeen.dib danbae la isugu xidhnaan mahayo.ee tashada reer bay.iyo bakool.maxaad hoosta uga galaysan dadtashanaya.horaa soomali uheshiinwayday.mida kale maamulga galmudug waad aragtan.meeshay caasimad kadhigan lahayeen magaalo ugooni gaalkacyay dul dageen.xaasidnimo.iyo kumarnaan beelha puntland.si ay.marwalbaa colaad usoo noqnoqoto.marka hatashadan beelaha digil iyo midhif.labagobal way haystaan.maxay rabaan in marwalba la isku dhaco..mida kale dad isku luuqadaba ma aha.oo waa qoomiyad.iyaga dhexdoodo hogaan masamaysan karaan miyayna ogayn.masuulki usareeyay shariif xasan iyo c/yusuf.inay 100 jeer iskudhecen.waxaan macana lahayn.shariif xasana raaci jiray marba meesha uu yiraahdo dhaqaala jira.marka tashada.shacb dhan oo shacabkale isku xoqaya.waa layaab.cid kastooo dadbad idinka soo riixdana way fashilmi.ee ogaada.jubaland tagtay alanaa ugargaari
siyaasada guracan oo ay ka dambeeyaan qaswadayaa magaalada mogdishow xoog ku haysata ujeedadeeduna tahay in la hortago in the deegaanada jubooyinka maamul samerystaan. hadaan dib u jalecno burburkii soomaaliya 21 kii sano waxaa dan gar ah ku haystay dad gobol kale ka soo duulay oo qabsaday dhulkii iyo beerihii dadka jubooyinka ay lahayeen. jaray dhirtii iyo geedihii qaaliga ahaa sida geed miryoodka cambaha oo ay dhuxul ka dhigaan. markii ay la wareegeen ciidamadda deegaan inta badan waxay jubooyinka oogu tegay dhuxul fara badan oo ay leehiin tujaar xamar toogta. dhuxushaasi waxaa lagu qiyaasay lacag dhan $40,000,000(afartan milyuun) oo doolar.dadka noocaasi ahaa qaylio dhan aan marna joogsan ayey afka furteen. siyaasigooda,tugartooda iyo oday dhaqmeedkooda hurdo way diideen qayli dhan ayey afka labadiisa yeeraan. Markii ay ku guul daraysteen hafkoodii gurucna ayey u jeesteen dhinac beesha raxanweyn ayagoo ku daabulay lacag sidii ay u sheegtaan lahaansha jubooyinka una dhisan lahayeen maamul ka kooban 6 gobol dowladda moqdishoo oo diyaar u ah in ay aqoonsi siisno. maxaa la gudboon dadka jubooyinka waa in maamulka jubooyinka maalin cad la dhisayo oona cidna oo joogin .
ani waxay ilatahay in wixii maamula oo suurtagala ladhiso. Shirka baydhabona haguulaysto, kan kismayana sidoo kale. Hadhaw bay haddana isu imaanayaan, wax dhibaato ah maleh. Annaga waxaa noodaran jabhadayn cusub, maamul dhibaato maleh, marka dambana caqligaa shaqayn doona. Middakale, soomali waxay iskuhaysataa wax lakalaqaataY.
War doodaha waxba yaan lagu daalin waxaanoo dhan waa taladii odayaasha beelaha, farsamadii cabdiqaasin salaad iyo indhacadde iyo isku dubbaridkii xasan, waana xasad iyo xumaan ka soo burqanaysa xamar iyo dhuusamarreeb. Riyo maalmeed ka soo qaad.
Soomaalaay su’al: Dowladda Xassan Sheikh iyo Saaciid waxay aad uga horyimaadeen Jubbaland oo ay dhaheen dowladda ayaa maamul kumeel gaar soo dhisi. Isniintii hore waa tii golaha wasiirada ay go;aan ku gareen in wasaaradda arrimaha gudaha loo xilsaaray in ay u dhisto maamul kumeel gaar ah meelaha laga xoreyo Shabaab intii laga gaaraayo nidaam buuxa ee federal ah. Marka su’aasheyda maxay dowladaan uga aamusantahay maamul u dhisada ka socota Baydhabo? Dowladda Soomaaliya howsha Baydhabo raali miyey ka tahay, hadii ay ka tahay sharciyadee loo cuskaday?
Guulwadayaashiii dowladaan haa iiga jawaabaan.
@Somajeste
Hadii Luuq ku timid qori 1991, qori baa lagaaga saari, meeshas anagaa qeyb idinka mid ah soo dejiney 1926-kii idinkoo qaxooti ah. Limitkii la idinku talo galey waad dhaaften, taasna waxaa sabab u ah Kacaankii Dhiigyacabka ahaa.
Baydhabo guryo hadey kaa yaalin kaaley imaaw, balse hadii hantidii qaranka ama kuwii inta laga keeney Caabudwaaq iwm oo Baydhabo ku soo ilbaxey, canshuurtii dadweynaha sida badarkii ADC lagu dhistey kuwaa hanti idin noqon meyso, ee waa la xaraashayaa dowlada ama maamulka degmada loo celinayaa ama sidii haboon baa laga yeelayaa. Balse dadka xoog-maasha ahaa ee magaalada degan hadii wax laga hesyto kuwaasi in dharar cad looga soo qaadaya, waayo xushmeynta dadka martida inoo ah ama in soo walaashadey inaan xaqdhowrno waa wax astaan inoo ah, hadii kale sidii reer Cadaado ama Qardho ama Burco baan meel ku oodnaan lahayn. Adigana ogolow dhulkii xooga ku soo degtey from 1960-gii ilaa 1990 lagula xisaabtamo, kuwii qoriga caaradiis ku qabsaten wixii ka dambeeyey 1991 inaad baneysaan.
Maamulka Koonfurgalbeed cida hor istaagtey waad ogtahay iyo kuwa dagaalka kala hor imaadey. Kuwiina hada isku saf bey ku jiraan.
@Eng-Maalingarte! Horaan u idinku sheegney ineysan anaga iyo idinka isku luqad ahayn oo in mudo xitaa kasoo horjeedeen luqadeena. Dhulkiina waa taqaana iyo kuwa kugu luqada, sow ma haboona inaad kuwaas la joogtan, Ileyn maby i af goritoh!
Hadii meelahas iyo qurbaha ama Islii maqaayadeeha internet uun ka aragteen bootada iyo beenta lagu soo qoro wikipedia iwm ama dhageysteen hadalada kuwo aan dhulka u dhalanin ku hadaaqaya day and night ayagoo isticmaalaya BBC iwm, runtii qub MOOS/MUUS bey idin dhigeen. Xaqiiqda dhabta ah waxaa weeye in dhulkaan idinakaga badnahay.
@Jugsodhacow, Madaxweynaha aflagaada ka dhaaf, kaama mudna, waa qof in karaamadadii luntey soo celinteeda har iyo habeen u taagan. Illaahey quraankiisa wuxuu ku yiri Surat Anisa 59 “Kuwa Illaahey rumeeyeeyow adeeca Illahey iyo rasuulkiisa iyo kuwa mas’uulnimada idin haya”. Madaxweynaha wuxuu ka mid yahay ulul amriga maanta aan leenahay. Hadii wax qaldamaan sixitaan buu u baahan ee aflagaado uma baahna, aflagaadadu waa ceeb, waana xaraam.
Hadii statistics ama xisaab loo soo noqdo, triangleke Gedo ka degtaan waa la ogyahya, kuwaasna waxay ku kooban yihii magaaloyinka sida Garbaharey, Beledxaawo (Buuloxaawo) iyo Buurdhuubo. Marka laga reebo tuulooyinka ku hareersan Beledxaawo inta kale oo labada degmo u dhaxeyso waa lagaaga badan yahay. Hadad rabto aan ticket kaa bixinayo oo tuulo tulo ku geynayo. Ma diidanin inaad Luq soo degdeen wixii ka dambeeyey 1991 taasina waa qoriga caaradiis. Bardherena waligeed waxaad ka degneydey tuulada Sarinley.
U gudub Jubada Dhexe iyo Jubada Hoose, intaan taariikh dheer la isla aadin weydii Prof Gandhi sida uu ku ogaadey in Bu’ale xitaa lala dego. Wixii degmo oo intii KMG jirtey kuwaas cid aqbaleyso ma jirto. Waxaan kaloo kuugu siyaadinayaa inaad map dhulalkaas aad sheegtey aqriso tuulooyinka magacyadodana soo ogaato hadey yihiin magac Af-Maay ama mid Af-Maxaatiri ah. Hadii Af-Maay yihiin maxaa halkaas ku dejiyey? sidee ku degteen, ileyn dhulka la iskama soo dagee? goormaadna soo degteen?
Haddii ay balanqaadayaan bay iyo bakool iyo shabeelada hoose iney ka soo dejistaan ganacsigooda dhankaa iyo dakada kismaayo, in la soo dhaweeyo dan weyn baa ku jirta, isku siyaasadna in la noqdo waa in ay heshiiiska ka midtahay, hadii kale, maxaa laga dheefayaa?
@eng. maalingarte waa la yaab cabaadkaga waana wax aad isku sheegten cidna iskuma kaa riixeso cidna kuma boobeso ee qalbigad ka jirantahay waayo digil iyo mirifle waxay gaar uleeyihin bay bakol iyo shabelaha hoose hadana waxay wax ka dagan jubooyinka iyo gedo than ma waxad doonesa in dad wada dhashay kala jartid oo laba maamul ukala qeebisid never lixdan gobol hal maalin ayaa loo dhisayaa hadii aad moodo in ay isku kaa dhajinayan adigaa ka yimid galinka shanad gaarisa ama garoowe ee dib ugu laabo deeganba uma lahidee marexan waa macqul oo madax ayaa looga dhigi karaa lixdan gobol mida kale yarka dhahay baydhabo ayaa guryo nalooga heestaa waxan u sheegayaa iska ilow riyada rer garoowe ee hadat dhalad luuq tahay cidna guri kaama heesan karto ee ha u hadlin sidii dadka qalbigoda buka ee puntland
Torok-torok,war waxaa iska ilooba,laa Jubbaland wa laa Koonfur Galbeed,midna ka caga dhigan meyso dalka ee waa inaanu taageernaa fikirka saliimka ah ee Mudane Madaxweyne iyo Golaha Barlamaanka Qaranka intuu ka jaan goynayo qorshahooda ku aadan maamul u sameynta Gobollada iyo Degmooyinka Somalia oo aynu qoorta u dhiibanno hogaankeena suuban ee xalaasha ah oo aanu si Dimoqradyad ah u dooranney 23 sano ka dib burburkii,kuna kalsoonaana madaxdayada xaqqa u leh hogaanka Dawladnimo ee yaan la isku dhererin lana garab yaacin oo dadku shicib hogaansama ha noqdo waa iga talo….
ASC, dhamaantiin,
Waxaan maamul beeleedyada waa dhagar iyo qiyaano lagu qoray dastuurkii qabyada ahaa ee la gudbiyay, taasoo la raba in muraajaca lagu sameeyo. Sababtoo ah, adinkuba waad aragteen ifafaalaha qiyaayanada dhaheeysa “waxii laba gobol iyo ka badan ah maamul waa eey dhisan karaan? Waa luqunta/qoorta ha iskugu jiraan dadka waxmagaratada ah waligood.
Waxaan rabaa in qof uun uu ii cadeeyo (mana rabo fikirka qofka, ee waxaan rabaa “the logic” amaba sharciyad macno sameeyneeyso) in qof iga dhaadhiciyo oraahda “dadka degan gobol hebel amaba magaalo hebel ee ugu badan ayaa maamul dhisanayo” Deganaanshaha mawaxaa laga soo qaadayaa Hal sano qofkii daganaa magaalo/tuulo/amaba gobol, ma waxaa laga soo qaadayaa 2, 5, 10, 20, amaba Afartan sano dadkii daganaa meel? Yaase sheegi kari, tirada rasmiga ah ee reer kastaa? Su’aalahaan waxaan rabaa in eey ka jawaabaan dadka ayagoo fahansaneeyn maamul beeleedyada, daraasaadna ku sameeyn taariiqda Somalida, iyo wadamo kale oo badan iskaga dhagay maamul beeleed, oo ah godkii lagu aasi rabo Somalia. Waa in loo joojiyaa waalidaan si dag dag ah, oo ah qatar iyo dabin Somalida la rabo in loo dhigo.
Ugu dambeeyn, Dowlad ayaa wadanka ka jirta, oo Shanta qabiil oo dhan ku jiraan, oo baarlamaan leh, ayaga ayaa mas’uul ka ah dalka iyo sameeynta maamulada (ayadoo dadka deegaanka amaba gobolka la tixgalinayo, iyo daruufo/calaamado badan oo qofka gobol kasta oo Somalia 18 gobol ka mid ah hogaamin doona). Xukuumada iyo golaayaasha Dowlada dhamaantood waxii eey go’aamiyaan ha la raaco. Thank you.
jug sodhacay , sooma jeste , iyo eng. malin garte @ waxaa taabateen xaqiiqda oo dadku waa in uu isku raacaa isir dhaqan iyo deegaan in tii israaci karta amaba is fahmi karta laakiin waxaan isku keenin dayaxa oo shaqeeya habaynkii iyo qoraxda oo shaqaysa maalintii ayaan hal mar soo wada saarin taa waa waxaan soconayn oo waxay lamid tahay calaa cashaan timo ka soo saarin aniga waxaan qabaa in la is raacsho bay bakool iyo sh\ hoose tankale j\h j\dhexe iyo gado marka hadaan saas wax loo maamulin waa ay isku dhab qaysaa waana nin kii raayaa reerka uharin iyo is jiid jiid horleh mida dadka aan wax ba maamuli karin ee isku dha jiya beesha daarood oo mar kay wax dhisa nayaan jecel in ay ka dhex boodaan taas hala yaabin l oo horaa somaalidu waxay uti raah day laxo in dha hoodu waa riyo kk kk hal kaa yaana ka fah mi kar taa jawaabta kkkk kkkkkkk
kkkk mana waalan mise cadan baa laga heesayaa kkkk
adeer ama shira,ama gogol dhiga,ama 6gbol maamul udhisa idinkaa laydin yidhaa!
Jubbaland-state of somalia socotaye daruurahaas bay maraysaa kanaxoow nafta waa!
Xasidoow aday kutaal!
Flimka xamar lagasoo maleegayo goorma laga tagay warkaa!
Jubaland anigaa iskale…
Wxaan kayaabay dadka leh 6 gobla taa maaumal loo samynaya bal maxa aisi saaray jubaland,iyo bay
dadka dagan waxa ay ilathay waxaa la didinayahay oo la rbaa in la carqaldeeyo mamulka jubaland oo had ashirkiisa furmaya , bay .iyo bakool iyo shabelda hoose waa is leeyahiin maxaa jubalnd iyada waa 3 gobol cid adaysa oo wax ku darsnaysa majirto waxab yaa umada la jahawreerin.
Cadaado. Hadii. Nin. Aan kasoo jeedin beeshada mooryaanta laga dhigo madaxwayne dawlad halaraaco ma dhihi lahayd
Midka leh hadii dakada kismayo wax laga soo dajinaayo waa ok miyadan ogeyn in kismayo ankee gacan kugu jirin laguuna ogalen in kismayo aad maamusha hadii nidaamkan dowlada madaxweyne xasan wax la wadi weysan ogaada dowlad la,aan dadka ku dhiban inaad tihin oo awalba bananka ayaad ka dawarsanesen
@Gedo (inkastoon ogahay in aadan reer Gedo aheeyn, saa dadkaas waa dad xalaal ahee), hadana jawaabta su’aashaada waa haa, waan ku talin lahaa in la raaco oo lala shaqeeyo xataa hadii uu qof aan beesheeyda aheeyn Madaxweeyne ahaan lahaa. Kaliya waxaa muhim ah in qofkaas sida Madaxweeyne Hasaan oo kale eey aqlabiyad ah 190 xildhibaan eey doortaan, hogaamin fiican iyo caqli lagu tuhmaayo darteed.
Laakiin, aad iyo aad ayaad u edeb darantahay markii aad beesheedya oo dhan ku tilmaanto mooryaan. Ayadoo la og yahay in cidkasta leedahay mooryaan iyo shiiq iyo wax walba. Marka, waan kaaga digi in afxumo eeysan ragna kaa dhicin, colaadna wax kuu tarin. Nabadna kaa fogeeysa.
Dadka Somaliyeed, yeeysan waxba ka cabsan in tilaabo horay loo qaado. Nidaamka iyo Dowladnimada marka eey hagaagto, qofna uma baahnaan doono waxa qabiil la dhaho. Marka fulaynimada nooc ka mid ah waayaba ayaan dhihi karaa qabyaalada. Waana loo baahan yahay in daraasaad lagu sameeyo cudurkaan si dadka uu haayo looga daaweeyo. Of the bet, aniga waxaan u maleeynayaa aqoon daro, gaajada iyo juuca, iyo waxyaabo kale ayaa ugu wacan. Laakiin, waa loo istaagay in shakiga iyo cuqdada dadka Somaliyeed la dhex dhigay eey Dowlada Jamhuuriyada ayadoo horumuud u ah umada Somaliyeed laga tir tiraa cabsida iyo kalsooni darada la dhex dhigay shacabka Somaliyeed. Yes, We can.
DADKA REER BAYDHABOODKA WAA DADKA ASALKA DADKA U DHASHAY 6 DA GOBOL LAAKIIN AXMAD MADOOBE XAGGEE KA SOO JEEDAA WAA NIN DHULKIISA KENYA IYO ITOOBIYA KA SOO GADAY HADANA RABA IN UU KISMAAYO KU DARO…YAAB IS DABA QABTA HADDII KALE WAXAA KA MID NOQON DOONTAAN QOOMAM KU MILMAY QOOMAM KALE…
labaatan iyo shan sano ka bacdi xamar nabad maahan wax walba waa dhaami doonaan waana
soo dhaweeyneynaa hadaan nahay shacbiga jubooyinka cidkasta oo nabada jecel guul somali
dadka meeshan ka mur-maya kala badh waa somali-diidkii oo iska dhigaya somalida kale dhex-doodana ka shaqaynaya say isugu diri lahaayeen thats reality on the ground
cadaado @ waxaa tiri waan taageeri laahaa qof aan beeshayda ahayn hadii uu xilka qaban lahaa ok maxaa utaageeri wayday dowladii c\ laahi yuusuf {axr} ?? hadiise aad qiil ka dhiga nayseen in wadanka aad amxaaro ka xoreenay saan ee uu gumaysi ku jiro maxay hada ujoog taa am xaarada wadanka ?? soo tiise aad lahay deen am xaaraa nagu maysatay kkkkkk maxayse c\laahi oo shalay am xaaro waday iyo xasan oo maanta soo siyaadiyay ay ku kala duwan yihiin ?? ileen labadu ba qaran bay u adeega yeene misa sheeka daadu waa ceesaan tay daan ceelka geeyaa mida ka lana iib maleh kkkkkkk
Waraada canugan ciid la baxay waaba wax waalan subxaanallahiye Cabdullahi yusuf maxaa u taageri weysay kuye war odaygas asaga amxaaro ma wadan ee asagaaba ahaa dameer lasoo kaxeestay asagana cadiifad qabyaalad ku jirtay inkastoo hada uu dhintay hadana adigaa magacisa keenay ee hanagu danbaajin odaygas
banaadir boy@ marka ay dooda yaan dadka caq liga leh dameeraha boos ugama banaana sida adoo kale sorry dameeraha lama doodo ee waan ka dheeraadaa sida adoo kale kkkkkkkkk