Sunday, January 6th, 2013 at 08:45 am
Wararkii ugu Danbeeyey
- Xukuumada Soomaaliya Oo Sheegtay Iney Dayactirayso Garoonka Caalamiga Ah Ee Aadan Cadde
- Laascaanood: Ciidamada Somaliland oo Dhaawacay Nin Ganacsade ah iyo Haweeney ay Qaraabo Yihiin
- Fowsiyo Xaaji Aadan: Wadahadalkii Somaliland Wuu Bilaabanayaa Mardhow
- Sanadkii Guusha 2013. W/Q Abukar Awale (Qaad diid)
- Maandhooyinoow cagta maad u dhigtaan!!. W/Q Eng. Abdulkhaliq Quluxiye
- Ganacsade ka dacwoonayo Hotel-kiisa oo si xoog ah looga haysto Muqdisho
- Maamulka Degmada Hawl-wadaag Oo Dib U Dhis Ka Bilaabay Iskuulkii H/Dhexe Ee XamarJadiid
- PDF oo ka hadashay Ismaan-dhaafka Siyaasadeed ee Puntland kana Digtay Burbur
- Feysal Cali Waraabe: Dadkeenii Waxaa Dhibaato Ku Haya Qaad iyo Sigaar oo Asaageen Naga Reebay
- Wasaaradda Caafimaadka Puntland Oo Qalab Caafimaad u qaybisay Isbitaalada Boosaaso iyo Badhan ee Gobalada Bari iyo Sanaag (Sawiro)
Somali News
- SOMALIA: Government forces and rebels clash, 9 dead
- SOMALIA: UK’s private company to fight pirates
- Two Somalis die in attack on refugee camp in Kenya
- SOMALIA: Government to recover assets frozen by foreign organisations
- Minneapolis, Columbus seek to hire Somalis in public safety
- INTERNATIONAL: 141 journalists killed in 2012
- Ethiopia: 15 Al Shabab suspects were arrested by Ethiopian police
- SOMALIA: Turkish Deputy Premier says I saw people saying “Turks have arrived, we would not die from hunger and lack of treatment”
- SOMALIA: Welcoming recent gains, Mahiga says consolidating peace still ‘not easy’
- SOMALIA: UN Expert says PMPF are working to prevent president Faroole’s candidacy, urges greater oversight for private security contractors














kkkkkkkkkkkk waa wax meesha ku jirah taasnah maxaa doorashada loo qar sadey ma laba nin baa loo afduuban yahay isboortiga soomali oo dhan kkkkkkkkkkkkkkk
Mooryaantan Muqdisho inta qol isku xiray is-doortay cidna ma matalaan. Olympic-da Soomaaliyeed waa in Soomaali oo dhan ay doorasho xalaal ah u galaan. Wax ka jira ma jiraan kuwan inta xoolihii ummadda hore dhacay ay isku dayaan in ay mar kale sii dhacaan. Doorasho xaq iyo xalaal ah ayaan qaban doonnaa haddii Alle idmo.
Dadkii berigii ka qaxay wadanka, ogaada in isbadal weyn ka dhacay puntland xaga sportiga, runtii isma oran reer gaalkacyood baa tuundheera kaa saaraya, lkn waa dhacdey(i’m not proud of that), anyways, mashaariicdan reer muqdisho iska cunaan hadde waa in laga daba tagaa sababtoo ah ina libaax sanka taabteba banoonigii barey,,,,kkk,,,,….
Waxaa la yiri nin ayaa dad tujiyey markii uu faataxadii dhameyey oo waladaaliin yiri oo larabay in aamiin la yirahdo ayaa nin dadkii ka mid ah wuxuu yiri ju ha udhihina kkkk aamin caamr ju yaan loodhihin
soomaalidu waa inay u helaan daawo ucdada iyo looma dhama, aniga shaqsiyan wali raadiskeeda ayaan ku jiraa.
soomaalidu waa inay u helaan daawo cuqdada iyo looma dhama, aniga shaqsiyan wali raadiskeeda ayaan ku jiraa. aflagadada hala iska yaana dadka la af lagaadeynin.
waxaa dhaga shacabka ka batay wata koobaade madaxwaynaha umada soomaaliyeed
gudoomiya ururada dhalin yarada soomaaliyeed
gudoomiyaha hooyooyinka soomaaliyeed
gudoomiyaha olympikada soomaaliyeed
gudoomiyaha ururada qashin gurbiska soomaaliyeed
halkaa waxaa kacad in wixii la qaribirabo shaad soomaaliyeed loo xiro
waxaa kasii daran dowlad 30 madaxweyne leh
1 MURQAAN LAND
2 KADABA MURQAAN LAND
3 GARDARO STATE
4 XIN IYO XAASID STATE
5 KHAWAARIIJ STATE
6 KHIYAANO STATE
7 KUDAYASHO STATE
8 TARSE STATE
9 GURAANGUR STATE
SIDA AALA SOCO TAAN DASTUURKU WUXUU LEEYAHAY WAXAA MAAMUL GOBOLEED NOQONKARA 2 GOBOL IYO WIXII KA BADAN SOOMAALIYONA WAAGII HORE 18 GOBOL BAY AHAYD BAL U QAYBI INTAA AAN SOO SHEEGEY IYO IN KALOO QURBAHA JOOGTA
SIDA
QURBAJOOG STATE
XOOLADOON STATE
ILA MURAN STATE
QOLYAHAAS OO KU CAAN BAXAY DUMAR LASOO URURIYO DABADEED HOTEL LA KIREYSTO DURBAAN LA TUNTO DABADA LA LULO DANBINA LA GALO
ISLA HABEENKAANA LAGU DOORTO MID KHAYR LAAWE AH
SIDA MUQAYIL SOOMAALIYEED IYO SAQRAAN SOOMAALIYEED TUUG SOOMAALIYEED
Olymoicada Soomaliyed siduu uu uga baxay ama xayirada looga saaray faarax weheliye cadow Sandiko sharaftiiba way beeshay allaha u naxaristo farax sandiko walalahey puntland la baxay meel walba way isku soo maqiiqayan bal sports maxay ka yaqaanin walba gobolada kale ha hadlan sida jowhar kismayo baladweyne iyo gedo lkn galkacyo iyo garowe no sports at boosaso macqul
asc wr dhamaan somali wayn anigu sida uu amiin caamir wax u sawiro majecli xaqna maahan sawirka hada meesha saaran waxa uu ka hadlaayo dabcan wacadaalad daro waaana mac quul in ay jirto musuq maasuq iyo wax isdaba marin lkn amiin caamir waa shaydaan qabyaaladi ka buuxdo waxaana daliil uga dhiga yaa
xiligii dowlada xasan shiikh lasoo doortay waxa uu u weerari jiray si qaawan markii maryan qaasim wasiir loo magacaabay oo ah reerka uu asagu kasoo jeeedo waa aamusay waana aamanay dowlada sidaas dar teed ma ahan daacad iyo wadani midna ……… intaas ayaan uga baxay .
Aamin camir an lolahadla uma bahna wayo marxada ay somaliya kusugan tahay okaliy ayo muqaalo kabixinoya waana wax mesha kujir mahad sanid ayan leyahay amiin camir
aniga sida aay ilatahay Hadii Magaladda Muqdisho Amankeda iyo Mamulkeda ladhiso oo laxasiliyo in wax ween Somaliya uhagagi lahaeyn,Xaqdaraba Hanoqto oo wax halaga tawdo Dadka Reer Muqdisho,tasi waa intas Mida kale Dawladda Muqdisho waxaa lagudbon in aay Dadka Somalida ah oo dhulkoda Laga barakiciyey,oo Hantidada Labobay oo Wali Laga Haysto in Losoceliyo,oo Xukumadu isku Daydo in aay wax Cadalad umuqda Samayso,waxan is 0ran kara waa Muhim.