
Thursday, January 10th, 2013 at 06:05 pm
Wararkii ugu Danbeeyey
- Muqdisho: Garoonka Banadir Stadium oo Cawska Macmalka ah Lagu Goglay (Sawirro)
- Maxaan weel Ka dhiganaa? W/Q Cusmaan Maxamed Cali
- FADEEXAD: Booliska Muqdisho oo Haween Maalintii Labaad Ku Haya Xabsiga CID-da Iyo Masuuliyiin Maanta Booqatay, Maxaa Loo Heystaa Haweenkaasi?
- Xukuumada Soomaaliya Oo Ka Warbixisay Waxqabadkeedii Mudada Kooban Ee Ay Jirtay
- Wasaaradda Caafimaadka Puntland Oo Ku Guulaysatey Inay Xakamayso Cudurka Duumadda Oo Boosaaso Ka Dilaacay (Sawiro)
- Qaar Kamid Ah Magacyada Wasaaradaha Xukuumada Soomaaliya Oo Isku Shaandheyn Lagu Sameeyey
- Dowlada Canada Oo Walaac Ka Muujisay Dagaalyahanada U Dhashay Dalkaas Ee Ka Barbar Dagaalama Alshabaab
- Madaxweyne Ku Xigeenka Soomaaliland Oo Shacabka Maamulkaas Ugu Baaqay Iney Cadaalada Ka Shaqeeyaan
- Maxakmada Ciidamada Qalabka Oo Baaritaano Kuwada Askar Loo Heesto Kufsi
- Al-Shabaab Oo Ku Eedeeyay Kenya Iyo Itoobiya Inay Doonayaan Inay Qabsadaan Gobalada Soomaaliay Qaarkood
Somali News
- Case of Somali Detainees Highlights Obama’s Embrace of Secret Renditions
- SOMALIA: Banadir Stadium carpet installation completed
- Somali Police detain a Journalist, Summon another for Questioning
- SOMALIA: Defense minister says “foreign hands” were helping Somali pirates
- SOMALIA: Notorious Somali pirate king-pin announces he quits from piracy activity
- SOMALIA: Rape flourishes in Mogadishu’s IDP camps
- Djibouti minister and head of football federation meet with FIFA boss
- SOMALIA: IOM Somalia receives Euro 1-million to help IDPs in Somalia
- SOMALIA: Italian and Somali foreign ministers meet in Rome
- SOMALIA: AU special representative congratulates 41st anniversary of Somalia’s National Intelligence and Security Agency













Sawirkaan waxuu tusinayaa sida dhabta ah ee wax u jiraan…raiisulwasaaraha shaqadiisii waxaa qaatay madaxweynaha, waxaan ognahy in madaxweynuhu soo magacaabay dhammaan wasiirada oo ay daacad u yihiin asaga kaliya, waxaan aragnaa in madaxweynuhu qaabilayo wafdi kasta oo xamar yimaada darajadiisu inteey doonto ha ahaatee, waxaan aragnaa in booqashooyinka dibadda loo aadayo uu aado madaxweynaha ama wasiiradiisa uu ku kalsoon yahay oo kaliya…..marka waxaa la oran karaa jagada raiisulwasaaruhu waa magac u yaal. Sababta ay ku dhacdayna waa la garan la’yahy…waxayna u badan tahay ineey tahay jileec laga arkay dhinaca raiisulwasaaraha.
Waxaa wax lala yaabo ah in raisulwasaraha lagu eedeyo muxu khilaaf ukeeni la’yahay. War ma dhib ayaad ku qabtaan hadii raisulwasaraha hadalkiisu yaraadi shaqadiisuna badato. Misa waxaad rabtaan in uu saxafada hortaagnado. War ninkan waa nin aqoon leh oo wax qabad mujiyay intu xilka hayay. Ee waxa uu gabay bal hashego dulanlowgan artistaha ah.
Saacid halayska daayo dabecadiisa Ayaa sidaa ah, oo hadiiba uu kufaraxsan Yahay in katirsanaato HAG ,USC action group , ururkaas oo loo aasaasay Inuu la dagalamo siyasada beesha uu saacid kasoo jeedo, hadiiba taas uu u Ogoladay in xafiiskiisa ay damjadiid ay maamulana diidi maa oo maba kala jecla.
prime ministerka waa nin daacad u ah dalka oo wax qabad wanagsan qabtay xiligii u hayay xilka marka aamin caamir waa nin calooshi u shaqeeesto hadad $100 aad sii sid oo wax walbo kuu sawiraayo marka amin lacag ayuu ku qaaday in uu soo sawiro sawirkaan waana mid la rabo in raiisulwasaraha sumcadiisa luku dilaayo
Adeerayalow soma ogid ninkan ciduu ku abtirsado kkk oowaligoodba hogamin jiray dalka iyagoon saxaafada iyo warbahintaba buuq iyo faan ka sameen. War nin kanu waliba oo wadan kan sohogaminayay mudo 30yrs ku dhow, waxa kamid ah M.SIYAAD BARRE, FARMAAJO. IYO C/LAAHI YUSUFNA WAA ADEERKIS OO KALE INTAAS OO DHAN SAXAAFADA KUMA BUQAN EE HOOS AYAY KA SHAQEEYAAN.
kkk waa yaaaap
soomaalidu. Waxay. Ka hashaa. Muran. Iyo isqabqabsi. Oo. Ay sababtu. Thy. Rasalwasaare. Saacid. Ma. Ahan. Ruux. Ilaa. Iyo hada. Dayacay. Shaqadiisii. Maamulkuna. Si. Buuq iyo. Taxadar. Ayuu. Ku socdaa. Wasiir walbana hawshiisuu. Haystaa. Marka. Ma waxay. Doonayeen somalidu. Duulimaad. Badan. Oo. Bilaa. Xisaab. Ah. Idaacadaha. Oo. Warar. Badan. La siiyo. Camera da ka. Hor muuqasho hadii. Madax. Weynuhu. Hadlo. Kadaba. Hadal adis ayuu. Tagaye. Nirobi. Aad. Etc. halka kaliya. Oo. Uu. Dayacay. Waxaan oran karaa. Waa. Isaga. Oo. Boring. Meeshii. Ka dhigay. Oo. La waayay. Shariif ayaa. Hadlay. Oo. Ina cabdariishiid ayaa. U jawaabay cabduwali ayaa. Diiday. Degmooyin uu shariif magacaabay. Faroolaa. Farmaajo. Diidan. Shariif sakiinbaa. Taako u dhigay. Shariif af gaduud.
warkan dadka dhintey ayaa dhaama ,odey xaad ayaa qataarey
soomaalidu. Waxay. Ka hashaa. Muran. Iyo isqabqabsi. Oo. Ay sababtu. Thy. Rasalwasaare. Saacid. Ma. Ahan. Ruux. Ilaa. Iyo hada. Dayacay. Shaqadiisii. Maamulkuna. Si. Taxadar.leh Ayuu. Ku socdaa. Wasiir walbana hawshiisuu. Haystaa. Marka. Ma waxay. somalidu.Rabeen. Duulimaad. Badan. Oo. Bilaa. Xisaab. Ah. Idaacadaha. Oo. Warar. Badan. La siiyo. Camera da oo laga . Hor muuqdo hadii. Madax. Weynuhu. Hadlo. In laga daba . Hadalo. adis markuu aado. . Nirobi. Aad. Etc. halka kaliya. Oo. Uu. Dayacay. Waxaan oran karaa. Waa. Isaga. Oo. Boring. Meeshii. Ka dhigay. Oo. La waayay. Shariif ayaa. Hadlay. Oo. Ina cabdariishiid ayaa. U jawaabay cabduwali ayaa. Diiday. Degmooyin uu shariif magacaabay. Faroolaa. Farmaajo. Diidan. Shariif sakiinbaa. Taako u dhigay. Shariif af gaduud.
Wax aan ka sheego ma’aqaan saacid, sababtoo ah, ma hadal badna, sidaa aawadeed, khaladaadkiisu masoo baxaan,,,…, ilaa iyo hadda laba bilood ayuu ka isticmaaley afartiisa sano, aamusnaan iyo dagaansho uunbaa lagu sifeeyaa, waa fiicnaan lahayd in madaxweynaha uu sidaasoo kale u aamuso intaa wuu hadlayaa, ha ku daydo saacid iyo aamusnaantiisa,,,…ninkan amin arts fikradiisa kuma raacsani, waa qaldanyahay, saacid mooryaan baa hortaagan, waa dad wali isaga qasan damac iyo xaqiiq, waa ku qasbanyahay hab dhaqankiisa, wuxuu ka warhayaa c/wali gaas iyo siduu u sigtay, dhul aadan lahayna waxaa la yiri dareen ku joog,,,…
kkkkkkkkkkkkkk kani galbey kukale mooyee waa laga badalyaa sida ugu dhaqsaha badan meesha kani waa nin marqan weyne ah oo aan toosin aqoona aan laheen oo bug ah
Amiir caamir waa nin wadani sida uu wax u cabiro waa sax waana sida bulshada soomaliyeed ay wax u Arkaan waana taageeraanahey AMIIR WADANI DHAB AH VIVA
Ninkaan Amiin Caamir laleeyahay waa inkaarqabe waxaana uu kamid yahay kuwa marwalba uheelan inaysan Soomaaliya dawlad noqonin.
Sawir-gacmeedkan xadka saxaafadda wuu dhaafay, waxaan u arkaa kutalaxtag (character assisination) lagu talaxtagay wasiirka kowaad waana iska horkeen dowladda dhexdeeda, ma aha sawir cartoon ku eg, waxay dabada ku wadataa hadaf fog oo ah minjaxaabin loogu talagalay dowladdan, Amin caamir waayadan dambe dad gaar ah ayaa ku shaqeysta, mana kala jecla horumarka somalia iyo bur-burka somalia. wasiirka kowaad ma istaahilo qoraalo noocaan oo kale ah, waa nin waajibkiisa yaqaana wuuna gudanayaa, mana noqonayo Mr.Call box iyo cid kale nin u joojiya wax kastooy ka sheegaan.
amiin camir sawirkaan wuu ku qaldamay waayo saacid shaqadiisii wuu hayaa wax uu dayacayna ma jirto bal ii sheega shaqo uu dayacay wafdi ajnabi ah lamuu kulimin safar ma,aadin waxaas waa sheeko raqiis ah nin waliba shaqada geestiisa ayuu kahayaa gudaha waxa ka jira ayuu ku mashquulsanyahay
hadii uu madaxwaynuhu dibada hawlo kasoo qabtay saacid muxuu hawshaas u qaban waayay in la yiraahdo ma.ahan aamiin caamir waa nin far shaxan ah oo aan aad u ixtiraamo balse sawirkaan waa kahalaabay
tana manoo dan baysay waxaan kuleenahay fadlan iscasil ama meesha kamuuqo
War la’aan, ninkaan ma garan waayin waxameesha uu u joogo laakiin sida uu u shaqayniyo waa sidii saxda la ahayd ee meesha u yimid, waayo isaga labao shay baa muhiim ah agtiisa waana sababaha uu la seexseexanayo, midda kowaad waa mid ay isga iyo Amiin Caamirba aaminsanyihiiin waa colaadda Puntland, tan labaadna waa mid isaga u gaar ah oo waa inuu lacag iska urursadaa Xasan-xoolo iyo Dam-ul-jadiidna uu sidii shaqaale gurigooda ka shaqeeya ugu shaqeeyo laakiin taas ma aha inuusan fahamsanayn waa jibkiisa ee cadaawaddda doqonimmada ah ee ku jirto baa xaqiiqda inuu arko u diidaysa, oo waxa siday u kala muhiimsanyihiin ka indho tiraysa.
@ Gaashaan, Waad is yeelyeelaysaa nin garasho yar uma ekid laakiin waaxaan kuu sheegayaa Saacid khilaaf iyo khilaaf la’aan ma aha arrintu, wixii laysku khilaafi lahaa Xasan-xoolo waa uu bilaabay wali wax ku qabsadayna ma jiraan wayse iskaba imaan oo hubaal waayo Xasan-qoslaaye wax rag ku so dhammaaday oo 22sano laysku soo layniyay ayuu iska soo dhex fariistay isagoo qoslaaya, mana garan ina arrintu heerkan soo gaarto qiimaha ay ku kacday wuxuuna u celiyay meeshii ay ka soo bilaabatay 22sano ka hor marka ninka intaas ummadda Soomaaliyeed uga hiilan waayay khilaaf ma ahee arrinta meel kale ha la aadin.
Saacid waxaa hiil ka rabay ummadda Soomaaliyeed si uu ilaaliyo xuquuqdooda ku salaysan isu dheeli tirnaanta iyo xisaabtanka haddii uu intaas gabay oo la sheegay khilaaf baa la rabaa inuu abuuro miyaa? mise adigu Xasan-qoslaaye raggiisaad ka mid tahay, haddii aad tahay ragga Xasan-xoolo waxaan kuu sheegayaa dalka adeer dad baa iska leh ee nin keligii ma laha mana soconayso waxa beenta ah ee uu kuu soo aqriyay ninkaas xaywaanka ah oo is fahamsiiyay gadfuurka dadka u dhuubo qabiilna hadda dib ugu celiyo, Ammin Caamirna sawirkiisa maanta wuxuu la mid yahay SHaydaankii Abuu Hureyrah kyir Aayat-ul-kursi aqriso ee halkaas mar runta sheegay.
war ninkan amiir caamir waa fardabaxsayey waa in sharciga la horgeeyaa.Wuxuu bilaabay in uu mashaqo hor leh abuuro oo balaayo jiifto kiciyo.Lagaa yeeli maayo saaxiib hadii aad lacag yar qaadatay oo lagu yiri dowladda fadeexeey waa lagu ogyahay.
kkkkkkkkkkkkkkkkkk ar aminaa suu u keenay ayaa iigu daran wajigiisa kkkkk
copy caadi ah ayuu ka sameeyay kkkkkkkkkkkkkkkkkk amiin lug aan ku taagay sxb wixii siyasadaa ku soo sa’ido sida ugu dhaqsida badan noogu sheeg sxb amin , sacid wajigisa laalaaban xitaa waa keentay kkkk
Sawirkan waa mid xaalada dhabta ah ka hadlaya. Jaale hurdada ka toos intey goori goor tahay kkkkkkkkkk
Amiin camir waxaaan wax qalbigiisa kayimid mahan waa wax lagu shubtay mideeda kale. Dr saacid waa nin aqoonyahana mana ahan nin hadal badan waana nin shaqo badan ilahay hadeestee mideeda kale dadka war xuma shiilka ah haka waantoobeen sida. Amin amir oo ah fadlan lcg kushubo
Xaqiiqo Jirta: In raysulwasaruhu uusan ceeb Lahayn illaa hadda.
Xaqiiqo Jirta: In raysulwasaaruha role-kii uu siiyay dastuur-ku uu madaxwaynuhu qabto.
Xaqiiqo Jirta: In Amin Arts uu noqday nin Shiddo badan.
Ka bad badin: In raysulwasaaruhu yahay nin iska hurda had iyo goor.
Ka bad badin: In raysul wasaaraha meesha loo keenay inuu yahay nin hogaansami kara.
Gabo gabo: Raysulwasaaroow waligaa cid ha mucaaradin,laakiin dhaq dhaqaaqaaga hala arko, role-kaagana qaado. Madaxwaynow, duq hadday Maraykan ka timaaddo adaa raba inaad soo dhawaysid oo qaabishid. Haddii qurbaha cid lagula kulamayana adaa raba inaad la kulantid… lama aqbali karo
Raisulwasaaraha waa masuul sare! Sawirkaan waa sawir been ka turjumaya, sababtoo ah xukuumada waa mid cusub, oo wili geedihii la abuurayo, sifiicana beey kusocotaa, oo insha’allaah mardhow ayaan mirihii guran doonaa!
Raisulwasaaraha hadii aan lagu arag is jiid jiid, khilaaaf, qeylo & buuq oo micno la’aan ah, ma waxaa la leeyahay wuu seexday??? Bal waxaas daya, Soomaali waa ineey soo dhaweysaa oo kor uqaadaa ninka samirka badan oo daacada u ah wadanka, sida Raisulwasaarahaan!!
VIVA SAACID!!
ASC, Amiir haddaad nin goodiya nin buuq badan u baratay waxaa jira ku isagoo aamusan hawshiisu si fiican u socoto. WBT
ALLE hatuso awoodiisa ninkaan sidiisakale ma xumee
waxaan aad iyo aad ugu hanbalyey nayaa aaminarts waayo wax uu sadaal dher ka bixiyaa siyaasada somalia marka raysal wasaruhu ma hurdo ee waa wadani marka madax waynaha ayuu ka danbeeyaa marka madax waybaha howsha waday waa siduu ahaa markii hore oo lala soo hishiinayey
hi
waxaan aad uga xumahay 22sano ka dib inay weli nagu dhex jiraan dad rabo iney soomaali sidaan ahaato
Macnaha Amiin caamir waxuu ubaaqayaah reesalwasaaraha in uu booqdo wadamada dariska ah kadibna khilaaf joogta ah sida dowlad somaliyed aan loo helin ismaqasho amin arts qalinkiisa waa burburiska magac dowladaad oo somaliyeed
Hadaan Somali nahay in aan jabnay oo xumaantii iyo wanaagii isaga kaanna qasmeen waxaa lagu garanayaa sida aan maantay u fikirayno. Raysal Wasaaraha waxaa lagu eedeynayaa war maxaad Itoobiya iyo Kenya iyo wadamada dibada safar ugu bixi weyday. War maxaad ajnabiga dalka imaanaya usoo dhaweyn wayday oo Garoonka usii istaagi weyday sidii shaqsi waalidkiis soo dhaweynaya. War maxaad Madaxweynaha u aaminaysaa oo aad ola murmi la’dahay sidii R.wasaarayaashii Kaa horreeyay. War maxaad dadkaaga Soomaaliyeed u dhexjoogtaa oo aad wadamada kale usoo bookhan weyday.
Waxaa lagu haystaa Mudane Saacid muxuu sidii raggii ka horreeyay ee xasaradda miiran ahaa ugu dhaqmi la’yahay oo uu ugu mashquulsanyahay wax ka qabashada dalka gudihiisa iyo hawlaha dadka iyo dalka Soomaaliyeed anfacaya.
Waa Arrin cajiib ah. Aniga iima muuqato wax aan intaas aheyn oo Saacid lagu haysto? Waa dad 22 sano nacab haystay oo ay isaga qasmeen “Danta Dalka iyo Danta Shaqsiga/Ajnabiga”, “Dawladnimadii iyo Ajnabi soo dhaweyntii”, “Is Aaminaadii iyo Iskhiyaaneyntii”, “Sharafkii iyo Sharaf-xumadii”, “Samofalkii iyo Xumihii”.
Nasiib wanaag, Raysal Wasaare Saacid iyo Md Xasan way ogyihiin in aysan dad caafimaad qaba hogaanka u qaban sidaas daraadeedna way ku khasbanyihiin wayna u bareereen in ay la macaamiloodaan.
Amiin arts waa qof waalan oo dulmi iyo fidno weyn wado waase laga yaabaa inuu lacago kusoo qaatay isku dirka madaxda Qaranka waayo waxaan ognahay in Dowladan cusub ay hor maro waa weyn ka gaartay dal iyo dibad waxaana ujeednaa in guulaha gudaha intooda badan uu raisul wazaare Saacid kaalin ku lahaa waayo xitaa golaha waziirada dadaalada ay hayaan waa shaqo uu u diray raisul wazare sacid waxayse u muuqata in guulaha gudaha dalka intooda badan uu Mr saacid horsed u yahay
Xamar Maxaa iga Galaya ” dhul aadan lahayna waxaa la yiri dareen ku joog ” Mogadishu dad kalaa leh waa na dhul shisheeye waana adagtahay in caasimad lagu tilmaamo. Goof waaye baladkaan Prime minister waaba nin ajnabi ah xaquuq na kuma heesto iyo sharaf marka inuu iska seexdo aa u dhaanto. meesha dowlad maahin ee waa Dulmiga Cusub ee Geeska Afrika
Dam-jadiid badan ayaa meeshan iiga muuqda. Haddii la idin kashifay oo aad mid hurda meesha keensateen ma waxaad leedihiin maxaad noo aragteen? Adeer waa la idiin jeedaa, qorax soo baxdayna sacab ma saari kartaan. karti-yarada Ra’isalwasaaraha waa waxaad ku doorateen kadib muddo 30 casho ah oo shakhsigaa oo kale aad raadineyseen. Waa kuma kan kale ee idinka yeeli lahaa jagada Ra’salwasaaraha & kan Madaxweynaha aan isku darnsanno haddaan nahay HAG.
Hurdada ha isaga jiro, waagii uu soo tooso ayaan arki doonnaa. Ogaadana qofka hurdada badan mar buu toosaa. waqtigaa wixii dhaca aynu dhaga-dhageyno, inta ka horreysa iska baashaala oo lacagtii ummadda iska qeybsada kana raaxeysta.
amiir amir salaan sare waxaad moodaa in madax waynuhu uu kacaankii ka dheereeyay raysulwasaaruna wuxuu ku hadalo ama uu ka aamuso uu garan layahay that why buu fakii baa juuqna gabay . waxaan aan oran lahaa aan baxnaanino wabilaahi toowfiiq
Waxaan u arkaa anigoo ka daacad waramaya Raiisal wasaaraha nin wax badan qeerinaya iskana illaa linaya inuu dag dago rabana inuu bal qabsado shaqadiisa bal aan siino 3 bilood markaas ayaa loo baahan yahay sawirkan oo kale ee hada waa iska guubaabo
waa gaf loo gafay saacid amiin amir si degdeg wa inaad uga bixisaa raali galin
DR saacid ceeb malaha
war cagta u dhiga sidii afwaynuu rabaa inuu cidla ka qaatee wuxuu sugayaa inta gurguurte mawdku uga imaanayo
@Hargaysaawi
Reer Somaliland labaatan sano ayaa waxaa baarlamaan u ah gurigii Morgan uu Hargaysa kulahaa,marka sow wax lagu qoslo maaha inaad Xamar wax kasheegtid adoo xaaladaa kusugan?
Waxba hays martiyeynin ee soodhawoow minanka minankaaga waaye………
Soomaaliya xaalad cusub ayay gashay waana dawlad kaamil ah mucaarad masayrsana loomabaahna iyo kala qobqobnaan run ahaantiina horumar ayaa loosoo jeestey ee meesha kakac ninyahoow waad huridaaye
qof kasta wuu og yahay in nin sidaan ah 2 bilood la raadinayay waxana kula taliyay madaxwaynaha inuu nin hurda keeno HAG oo yiri nin active ah hadaad keento muuqan maysid balse waxaan ogaanaynaa meesha wax maraan ilaa xamar caasimada laga wareejiyana ninkii dawlad somalia ka sugaa iga badiyay !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Amiin caamir Waa iskumasheexe ruuf-yaan ah, wuna u gafay Dr. Saacid.
XIL DOONKIIW XAALKU SIDIIMA AHA Markii ay dawaladdii dhexe dhaxda ka baxaday Waxaa caalamku isku days in xal la helo. Lama soo koobi Karo tiradda dowladeed ee la samayey intaas kuligood waa la dhaarinaayey . Kuwa hadda jooga Iyo kuwii faraha badnaa ee dawladdihii la dhisayey xilalka loo magacaabayey alamtara soo dhaafee. Bal shab shable aan ku dayno. oo aladda “Internet ” halga wadda arko. Amin Amir waa warmaha loo yasto kitaab jeexyadda . Inta aad helaysid dad ku caawiya warmo warmee ima Caamiroow
Kkkkkkkkk Amin Amir wax waalan kulahaa Mar horuu seexday… Laakiin yaa Dam-jadiid fariinta soo gaarsiiyay in uu mar hore seexday??
Qiso waxaa jirtay Nairobi ka dhacday, waxaa gar isu qabsaday labada reer ee ay kakala dhasheen R/wasaaraha & Madaxweynaha. Kuwa R/wasaaraha waxay ku doodeen sababta 2-da jago uu madaxweynaha isugu darsaday, oo wufuudda oo dhan u qaabilo. Qoladii Madaxweynaha waxay ku jawaabeen Muqdisho wafdiga waxaa la qaabilaa maalintii oo keliya, maalintiina R/wasaaraha waa hurdaa, Marka waa ku khasban yahay madaxweynaha in uu 2-da shaqo-ba qabto. War maa yaallo hee!!! Waa Lagu kala dareeray meesha.