Friday, January 25th, 2013 at 03:19 am
Wararkii ugu Danbeeyey
- Madax-weyne, berrida quruxda badan waa hantida dadka laga haysto oo maanta loo celiyo! W/Q Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan
- Ciidamada Midowga Yurub oo 12-Burcad Badeed ah Ku Wareejiyey Dawlada Mauritius
- Koobka Qaramada Afrika: Zambia Iyo Nigeria oo Kula Bixi Waayey 1-1; Ethiopia Iyo Burkinafaso oo Ballansan
- Bogga Twitter-ka Ay Adeegsan Jirtay Kooxda Al Shabaab oo La Xiray
- Wax ogolow si wax laguugu ogolaado!! W/Q Abdulkadir A Osman
- Kun Askari Oo Kamid Noqon Doona Ciidamada Qalabka Sida Ee Soomaaliya Oo Tababar Looga Furay Beledweyne
- Gudoomiye Tarsan Oo Mar Kale Ku Celiyay In Laga Saari Doono Dadka Degan Gurayaha Aysan Lahayn Ee Xooga Ku Heesta
- Ciyaartoyda Kubada Kolayga Soomaaliya Oo La Ciyaaraya Xulka Ruwaanda Iyo Raysal wasaare Shirdoon Oo Hanbalyo U Diray Ciyaartoyda
- Tiifoowga ma malaaariyaa? W/Q Faarax Siciid Barre (Dr Xijji)
- Wax Ka Dheh: Sawir Gacmeedka Amiin Caamir
Somali News
- Somalia: What do Spiders and Silanyo’s Somaliland have in common?
- SOMALIA: Al Shabab threatens to kill Kenyan hostages in Somalia
- SOMALIA: EU extends training mission for Somalia
- Britain pledges $3.56 million to support anti-piracy mission in Somalia
- SOMALIA: National basketball team beats Burundian team in Africa’s ‘Zone V’ tournament
- Irish-led EU military to stay in Somalia
- Somalia: Free Journalist, Others Unlawfully Detained
- SOMALIA: Journalists are Concerned about the Way the Detained Journalist’s Case Handled
- Somalia: President Hassan Sheikh-an illusive ray of hope
- Photo of the day: Somali citizens rejoice U.S recognition
















waxay ila tahay amiin arts waa sawir yahan qaali ah oo fikirkiisa ku cabiro farshaxankiisa qaaliga ah ee uu ilaah hibada usiiyay waxaana leeyahay cid ku faraxda iyo cid ku nacdaba waa figrad toosan
waa wax aad ii farxad galiyay in somalia ay dib u hesho awoodii ciyaaraha afrika iyo guud ahaan caalamka ay ku lahayd kubada koleygu waa gaartay halkii laga rabey
dhanka kale xulka kubada cagta somalia waxay u baahanyihiin tababaro & waliba macalin tababare ah oo khibrad badan leh
madaxdanadu hadii halka sano ee soo socota ey iskugu duubnaadaan sida ey yihiin oo ey u shaqaynayaan somalia waxay gaari doontaa horumar aad u wayn dhanka wanaagsan ka eega inta howl ay hayaan
kkkkk lllllllll mmmmm guuul guuuul guuuul soomaaliya way kusoo laabandoontaa hawada aduunka.
sonali ha iska dhigo ama ha iska dhaafo si kastaba waa maxkamad suge waa sidan aniga u arko.
Amiin ishaad ka riday.
Ilaa iyo habeynkii – June, 2010- ee Ka’naan uu Baluugle ka lulay xafladii furitaankii Koobka Kubadda Cagta ee lagu qabtay South Africa, waxa soo noolaatay dhuxushii wadanimino ee danbasku saaraa ee mawaadin walba wadnaha kaga taaley. Waana tan keentay wiilasha maanta wacdaraha dhigaya ee dunida dacaladeeda ka yimid. Waxaan leeyahay, geediga wadaay! wadaay! wadaay!
Guul baan u rajeynayaa.
there is a light at the end of the tunnel
Labatan sano oo gaajo, dagaal, qabyaalad ayaa soo af- jarmaysa ee ha loo guntado dib u dhis iyo horumar. Israël waa la guumaaday oo lakala firdhiyey. Hadana maanta aduunka ayaga xukuma. Waxaan ula jeeda anigu soomaali hadaynu nahay waxaan huba 100/% inaan afrika ku qabsan karno labataan sano gudahood. Midna ogaada qaxii iyo dagaalkii faa’ido ayuu inoo keenay.
waa sawir qiimo badan ee aad uqurux badan kana tur jimaaya qurux da somaali sam cadeeda iyo awoodeeda ay caalamka ku lahayd waxaana ma hadeeda leh ilaah ka sakow saxaafada ay ugu horeeyaan aamiin iyo raxanreeb oo aan ka daalin iftiiminta xaqa soona gudbiya warar iyo sawiro xaqiiqda ku salaysan laakiin waan idin kugu han balyaynaynaa hadaa nahay ku miniti giina somaaliyeed waxaan kaloo u han balyaynayaa xulka somaaliya iyo ma calin kooda oo guushaan iyo sam cadaan noo soo hoyiyay laakiin waxaa is way diin mudan ma uhan bal yee yeen dadka madaxda noo ah qaasatan m\ kusheega xasan oo ah xuminta ugu wayn d\ ku sheega mase amaanay saxaafadaa har iyo habayn u taagan noolaynta sharafta somaaliya oo uu ugu horeeyaan raxanreeb iyo amin arts oo soo gud biyay sawir kaan qiimaha badan waxaan orankar naa ma uusan uhan bal yeen ee waa ku caasiyay asagoo shalay u gaystay af lagaado saxaafada qiimaha badan oo uu yiri saxaafada waxaa ku yira saxaasad xun sida ay dadka ugu jiraan dad xun taas waaye abaal marinta iyo uhan balyaynta saxaafada ee xasan culusow su aashay du waxaa waaye yaa dalka sam cadiisa kor uqaadin ? ma xasan culusow hadal kaa yiri mise saxaafada dadaalaysa ee qalinka wadata yaase xil kiisii gabay ?ma saxaafada mise m\ ku sheegii wadanka iyo calanka huwanaa? alow sahal amuuraha guuuuuuuuuuuuuul somaaliaya guul xulka somaaliya iyo macalinkooda shaqqo wacan halkaa ka siiwada shaqadiina taariiq daa idin xusin ee cid xusid ugama iidan baah nidiin ee guul mar labaad amin arst iyo saxaafada qaasatan raxanreeb.com