Waxgaradka Soomaaliland Oo Qulqulka Qaxootiga Itoobiyaanka Ku Sifeeyay Mid Laga Leeyahay Ujeedooyin Qarsoon
Hargeysa(RBC Radio)-Qaar kamid ah waxgaradka Soomaaliland ayaa walaac ka muujiyey joogitaanka mawaadiin Itoobiyaan ah kuwaas oo buuxdhaafiyey magaalooyinka waaweyn ee Soomaaliland waxgarad kasoo jeeda deegaanadaas ayaa kulan ka yeeshay dadka reer Itoobiya ee kusoo qulqulaya deegaanada maamulka Soomaaliland, waxayna sheegeen iney tahay arin aan la aqbali karin in Itoobiyaanku ay dhamaan la wareegaan shaqooyinkii hoose oo idil.
Mid kamid ah waxgaradkii ka qeyb galay kulankaas ayaa sheegay in Itoobiyaanku ay dhibaato kasoo fool leedahay hadii aan si deg deg ah go’aan ka dhan ah looga qaadane laga dhaxli doono dhibaato aan laga soo waaqsan karin isagoona sheegay iney gacanta ku hayaan xiligan Shaqooyinkii yar yaraa oo ay xaqa u lahaayeen dadka deegaanka, Masuulkaas oo lagu magacaabo Nuuradiin Xasan ayaa daboolka ka qaaday in hadii aan laga hortagin waxa uu ku tilmaamay damaca dowlada Itoobiya ee qarsoon uu dalku ka bixi doono gacanta Soomaalida wuxuuna intaa ku daray in dadkan oo sheegtay iney yihiin qaxooti ah uu arinkaasi yahay waxba kama jiraan wax kama jiraan ah.
Ruuradiin ayaa sheegay in ujeedka ay u yimaadeen deegaanada Soomaaliland uu yahay iney dalka la wareegaan mustaqbalka dhow isagoo sheegay iney deegaanadaas ka wadaan dhalan gedin iyo isku ballaarin dalka oo idil wxuuna sheegay in tobanka Sano ee soo socda ay dhici doonto iney sheegtaan dhulka Soomaaliyeed.
Waxgaradka ayaa baaq u jeediyey dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan deegaanadaas iney hurdada ka kacaan inta uusan dalku farahooda ka bixin, waxayna ku eedeeyeen dowlada Itoobiya iney Soomaaliland usoo dirtay Basaasiin xiligan hawlo sirdoon ah ka wada Soomaaliland waxayna intaa ku dareen in maanta aysan jirin wax sir ah oo u qarsoon dadka ku dhaqan Soomaaliland.
RBC Radio
Xafiiska Wararka Muqdisho










Qeyla yeertaa qoleeyan uga darin,naceybka
Somali wayn hadii uu ku bado dad aydaan isku
Caqiido iyo ehel ahayn waa arin keeni doonta
Mustaqbalka fog ilmaha somalidu ineey u shaqeeyaan
Ilmaha Ethopia maxaa yeeley aabayaasha reer
Ethopia waxay arkaan mustaqbalka fog aabaha
Somaliyeedna jufa hebel ??????????
asc waxay ila tahay qorshahaas ma ahan in aad hada ku baraarugtaan mar hore ayay ahay in aad ku baraarugtaan ee hurdada katoosa oo waa in aad amar kusoo rogtaan in ay dalkoodii waa nabade ay ku noqdaan hadey diidaana talaabo halagaqaado ku haboon hadaad yeeli waysaan cudur iyo wax yaabo fool xun baad dhaxlaysaan ee ogaada
Cuqubadii ay ku hayaan reer sool iyo sanaaag sida ay ugu maquuniyeen dad wax aysan rabin, hadde ka dheefa, yaa idinkala tashanaya qalbiyadiina, saaxibayaal, adkeysi hore yeesha ama mid dambe, arintani waa sida ay ku bilaabatey,,,…..weynu naqaanaa sida aan u aarsanno,,,….
Arinkan ku saabsan qulquulka dadka reer itoobiya ma ahan arin caadi ah siida ay aniga ilaa tahay, sidas darteed dadka reer itoobiya wa in ay sharci ku soo galan dalka soomaaliya sida dadka sooaamiyeed ay sharciga ugu galan dalka itoobiya waxaanaa masuliyadka saarantahay dawlada ka jira soomaaliya, iyo dadka shacabka ah oo ku xadaadiya in maamuladooda in ay ilaaliyan wadanka ay masuulka ka yihin hadi dhalilka muqato.
soomaaliya waa la burbuurtay sababa loo birbuuriyeey waxaa ka mid ah in wadankeeda qarkamid ah labsadooo loo qabsado qabfarsamaysan noocu doonoba ha ahaade, marka soomaalidu iyada oo in tas ka tabaryar ayaa laqabsan wayeey, ma isweydiney sababta hada laysugu deyaayo? Hala Digtoonado
meeshan somaliland walaahi khatar ayey kujirtaa oo waliba shanta sano ee soosocota oromo iyo xabashi ayaa lawareegi meeshan inta waxaa dheer cudur aids ayey wadanka kufaafiyaan
walaakiis diide wadbaa leh intay Soomaali kacarayeen wadanka Amxaraayo 8omalyan ah ayaa
ka qaadaysa mana dareensana waliba Aids-na waa fidinayaan Allaw sahal oo Soomaali dhamaateed wanaaga tus
Arintan waxay u bahan tahay in dhamaan shacabka somaaliyaya iska kashadaan ,khatar mustaq balka dhaw ayey ladahay , warka uu ka dhawaajiyay waa hore ayuu maskaxadda ummadda caqliga saliimka wabta qalbigoodda ka guuxayey, waxaan ugu yarayaa Somaliland puntland shacab & xukuumaddaba ka ilaaliyaha Qoomiyadaha Eithopia ee ku soo qulqulayaha. Shalay haddaada ka cabsanayseen Xukuumadda
Eithopia maanta calamka ayaa idin la jira ee ka hadla dhibaataddan dhulku uu gacanta u galyo qomiyadda oromadda sida xad dhaafka ee u soo dagaya somaliyaha
K.k.k.k.k.k layab.com wa qaran de wa ina qaxoti ga dar yelan wa jahuriyada somalilander k.k.k.k.k.k dumagora ti majirin ayaga kenay loolz hadal kasa ima anega
Waar war wanaagsan hala digtoonaado hadii kale dhaxal wareejis
Reerkaa Soomaaliland Marfashkeey galeen goor hore,markaad eegto magaalooyinka waaweyn waxaad arkeysaa marfash wada tixan garbo siman.Shaqada reerkan waxeey ka soo rawaxaan kowda duhurrnimo.Markaa kedib waxeey camiraan marfash iyo marqaan.Magaaladii hadeey wada fadhido yaa qabanayo shaqadii?
Waxaa meeshaas fursadii ka helay qaxootigaa laga cabanayo oo kiii caaajisaba u shubo bigeyska isagii oo fadhiyo,shaqooyinkii oo dhan la wareegay.Waa taas meesha qaladku ka jiro ee ma garowsateen?
Reerkan oo marduuf qaad ah helay waa hee ……idinku ku darsada inta ka hadhay! Booy beey heleen markaaseey buuq la ildaran yihiin reekan,markaa beey leeyihiin fadhiga ka kaca waa la ina heystaa.Walee fadhi iyo fuud yicib leeysku waa.Murtida maanta iyo raxanreeb murti baa daba taal.
Waxaan rajaynayaa in maamulka Somali land wax ka qaban doono qaylo dhaanta waxgaradka Somali land, waayo Anigu reer somli land ma ahi laakiin waxaan ku kalsoonahay shacab ahaan dad feejigan oo arintaan Halista ah ka hortagi kara.
Qofka markuu katago dibadaha, ayuu layaaba dhibaatada dalka kusoo socota, waana wax loo bahan yahay in laga hortago. Magaalada Hargeysa si xor ugu ma socon kartid hadii aad katimid konfurta somaliya, sida uu ugu soconayo kan Ethopianka ah. Waxaan u arkey siyaasad lasoo qorsheyey oo larabo is somalida dhexedada in aysan is aaminin, ilaa dalka oo dhan lala wareegaayo, dabcan waa waxaan kusoo arkey somaliya inteda kalena, Xamarba hagu horeesee, Somalaay kagaca hurdada!! Hadii kale Kurdistaan baan lamid noqoneynaa!!
Iska hadlow ina igare.,
Adeer, xamar ciyaalks burundiga ugaandhayska ayaa ka
Badan csruurta somalida kismaayo iyo jubooyinkana csruurtii
Keyna, puqland na kuwii sarcan iyo ubixii kacaanka oo cid shahay
La garanayn.
Laakin, rer s/land waxay garteen inay dhibaato jirto, laakiin dhulka kale,
Ilaa imimka waa la hurdaa kkkkk
meesha soomaaliland la yiraahdo waa meel dadkeedu qaad iyo qayilladu dishay oo dhulkii itoobiyaan ayaa la wareegay, siyaasiyiintiina waxaa ay ka badin waayeen laascaanood aan illaashanno, intii ay riyadaas iyo qayilaaddaas ku mashquulsanaayeen ayaa dalkiiba gaddaal laga soo galay oo la qabsday, hadda ayaa waagiiba ku baryeey oo ay arkeen in aanayba gacani waxba ugu jirin, waxxan kula talinaynaa war laascaanood waxbo ka guri maysaane oo waa meel dad leeyahaye dhulkiinna illaashada oo annaga hannagu mashquulina ee tuulooyinkiinna illashada qaadkana iska yareeya.
Maanaa waalan mise Cadan baa laga heesayaa! Sowtay shalay lahaayeen ” wiilka ethiopianka ah ayaa iiga sokeeya wiilka Soomaali koonfurka ah.” Awalba Soomaalida ethiopianka ayaad ka jecleydeene dee adkaysta. Tan kale Ethiopianku waxay arkeen dadkan ma shaqaytayaasha ah ee iska qayilaya ee qaylada iyo qabyaaladda uun ku mashquulsan iyo shaqada meesha taalla. Tan kale idinkuna Soomaali ka go’a ayaad is leedihiin amxaarona Ethiopia inaad ka mid noqotaan bay ku mashquulsan tahay.Laba kala bariday kala war la.
dhagihii iyo caqligii waxaa qariyay 22 dagaal ah ee soomaalida kale ee aduunka kunool hanoo soo gurmato jabuuti baa u horaysa dhaxalkii dagaalka sokeeye hadaa lagaaray
Sow iyagu soomaali kama cararayn , hada ha ka xabxabyeen ,ethiopian 90 million ah oo miil aay cag dhigaan la ayaa kusoo futacaya , ethiopian jacalkoodi iyo soomaali nacaybka somaliland wataa ethiopia wada AIDS qaba bay soo xaraystiin.. That’s why Somaliland have highest number of HIV infection in all Somali territories.
Ethiopia don’t need oil or land they got it all
But guess what they looking for Red Sea so they will be the richest country in the world
If Somalia don’t stand up today themselfs it will be to late for tomorrow
Let me say the population in north Somalia is about 3 million
If 5 million Ethiopian come to who will own the land so call Somaliland
Adi uun ba yabiin
Kusocota. Hanad waxaan kuushegaya maantey waxaan aad ka hadlaysid mayaaliin meesha anigu kama soojeedo gobalada waqooyi laakiin waxaan cadaynaya hadii xitaa ay go’ aan marna maaha in lagu fakaro in xuquuqdooda hadal lagaliyo. Walaalahayo waa musliimiin naftaa naga dhexaysa waxaa nalookabaahanyahay sidii aan wanaag ugu soo dabaalilahayn ugu sheegilahayn in aan ilaahay raali ka ahayn in aan kala go’ono anaguna anan idinka maarmin. Arinka Saxda ah waa sidaa. Waligaa maskaxda adeegso ee futada ha adeegsan waayo futada waxaa kasoobaxa wasakh maskaxdana wanaag. Hadii aad si xun ufakertid waxaad ka turjumaysaa in aadan maskaxda adeegsan. Wabilaahi tawfiiq.
waa sidaa ay waxgaradka reer Hargeysa u arkeen waa qorshe fog oo cadowga Soomaaliyeed uu maleegay,meeyese ragii arrintaa ka hortegi lahaa waa kuwaa cadaawad qabyaaladeed darteed siyaasiyiintii reer Hargeysa qaarkood yidhaahdeen “wiilka Muqdisha ku dhashay waxaa iiga sokeeya wiilka addis ababa ku dhashay” oo hadan doorashadii deeganka ee dhaweyd Hargeysa ka dhex yidh nimaan reer hel ahayn Hargeysa iska sharixi karo. dad sidaa u fakaraya oo walaalkood cadow u aka oo iyagu uun sutida isu hayaa arragtidooduna aanay dhaafsiisnayn xaafadaha rag qorshe fog cayaaraya iskama dhicin karaane ee allow rag ragaa naga celiya noo keen.
sxbyaal somaliland ethiopa mar hore go een soomalina maanta somaliland ka jecel yihiin ethiopia haday ku dar soomi karaan oo arag sheko kartoon oow ka sameeyay amiin arts somaliland siil laanyo oo dhahaayo ma isku darsanaa koorfurta suudaan kan madax waynaha koonfurta suudaan lee yahay hadaan qaati uga soo go ay waqooyi danbe ha i maqashiin bal hadalkaas u fiirsada micno way ayaa ku jira qofkii wax fahma marka arinkaan hada ma bilaaban farsame waaye u dhaafa soomaaaliyeey ibn aay ku darsamaan ethiopia
Ninkan waxaa uu ka hadlay waa sax.
Caqli xumida mooryaanta SNM ayuu arkay.
Iyo sida ayan u hayn xal dhab ah.
SNM waxay gashay khiyaano qaran markii
- ay Somali dhulkeeda la dagaallantay
- Tidhi Xabashi waa walaalaheenna
- Waxaannu nahay Yahuudda Falasha
- Cigaal ku yidhi Isxaaq Raabin naga soo gaadha Islaamka iyo carabta
- Albaabada Gobollada Woqooyi u furay gaalo oo dhan
- Albaabada ka xidhay Somalida kale
- Iibiyey Somalida Ogaden fighters
- Qaadka noqday the favorite drug among Idoors.
- Guurku uu yaraaday
- Cudurka Aidisku faafay
- Hablihii wax guursada waa yeen
- deetana u hayaameen konfur
- Natiijada waxay noqotay in Abyssinian immigrants fill the gap.
Baraarugga ninkan wax badan baa ka jidha
Dhulka waa dhul Somaliyeed oo ka tirsan Jamhuuriyadda Somalia.
SNM-na waa koox mooryaan oo khiyaano qaran ku jirto.
Lagamana sugaanyo af qadhmuunka SNM inay wax ka qabato demographics is beddelayo.
Dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed waa inay ka hortagaan arrinkan.
Haddii kale berri meel fog ayaa laga dooni doonaa Hargeysa iwm