Xuska Dhalashada Nabigeena Maxamed NNKH Oo Lugu qabtay Gaalkacyo (Sawirro)
Munaasabad balaraan oo lagu xusayey dhalashadii nabigeena muxamed CSW ayaa maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo taasoo lagu qabtay hoteelka Saylaan ee Gaalkacyo.
Xuskan oo si weyn loo soo agaasimay waxaa soo qaban qaabiyay culimada Ehlu sunna waljamaaca ee gobolka Mudug waxaana ka soo qayb galay waxgarad kala duwan.
Munaasabada oo bilaabatay 12:00 duhurnimo culimadii isugu Timid kaga hadleen qiimaha ay bishani u leedahay shacabka islaamka Meel kasta oo ay joogaan iyadona halkasi ay khudbadooyin kajediyeen qar kamida culimadii kaso qaybgashay Sheeq Mursal Shire Maxamed oo kamida culimada sida weyn loga dhex yaqano guud ahanba deegaanada Puntland ayaa munaasabada kaso jeediyay khudbad qiro leh tasi oo u uga hadlay qiimaha ay bishan ay bulshada u ledahay iyo sidoo kale wacdiyo kale oo diini ah.
Dhinaca kale madashay waxaa hadal kasoo jeediyay Guddoomiyaha gobalka Mudug Maxamed yuusuf jaamac (tigay) waxana uu guddoomiyaha hadalkisa kuso hadal qaday in culimada loga bahan yahay inay ka qayb qaatan xasilinta dalka iyagona shacabka ku baraarujinaya ku dhaqanka diinta,waxa kalo uu munaasaba dadwaynaha ugu sheegay ka shaqenta ammaanka gobalka.
Xildhibaan Yaasiin Cabdi Seed oo kamid ahaa dadkii kaso qayb galay Munaasabad lagu xusayay Dhalashadii Nabigeena NNKH ayaa isaga sheegay inuu ku farax san yahay kaso qaybgalka Munaasabad waxana dhinacisa uu ku buriyay shacabka ku dhaqan gobalka mudug inay ka shaqeeyan sugida amnigoda.
Munaasabad ayaa la qabta sanad walba bishan oo kale iyadoona lugu xuso Dhalashadii Nabigeena NNKH waxana ay ka dhacday deegaano dhor ah ku wasi oo katirsaan Puntland halka qaybo kamida gobalada dhexe iyo koonfurta dalkana xusas balaraan ay ka dhaceen.
Iimaan Maxamed Jaamac
RBC News
Gaalkacyo
























mashaa allah waa inaan xabiibkeena naf iyo maalba ku bixinaa dhalashadiisa oo aan qalbiyan u jeclaanaa i love u prophet mohamed scw allahu akbar
Waa Bidco wax Xus layiraahdo majiraan, Nebigeena CSW waxaan ka sugnaanin Waa Bidco diinta lagu daray mana aqbaleyno. Raxanreeb waxaan ka codsaneenaa waxyaalahaas camal inaysan soo qorin
waad mahadsantahy ahmed yare ,
waxaana orankaraa waa isku mid waayo mid walba waa bidco diinta gadaal laga soo daray,
xataa hadii hadii diinta nebi ciise NNKH ay sidaas qabtey maanta waa la nasakhay oo dadkii diintaas haystey hadii aaney nebimauxamed NNKH raacin diintoodii waxba kagama dhaqmin,
teena nebimauxamed NNKH yaa ina yiri u dabaaldega maalinta dhalashada nebiga?
hadey suno tahay nebimuxamed NNKH muxuu ugu dabaaldegi waayey? hadaad tiraahdo nebigu isagu dabaaldegiisa tawaaduc ayuu isaga daayey gadaashiis xidigihii iimaanku may sameeyaan?
abuubakar RUNBDANE muxuu usameynwaayey? faaruuq MULHAM ( nunkii quraanku ra`yigiisa waafaqay) muxuu usameywaayey? cisamaan NINKII MALAAIGTU KA XISHOOTAY muxuu usameynwaayey? cali oonebigu yiri waxaad iijoogtaa meeshii haaruun ujoogey nebi muuse muxuu usameynwaayey? hadaba waxaan idinleeyahay WAXAAN WAAGAAS DIIN AHAYN MAANTA DIIN NOQONMAYAAN ee caqliga fura
mahadsanidin
shiikh saraaxi alsoomaali
wahaabiyo waxay weyneyaan oo udabaal degaan farxad iyo damaashaad maalinkii uu dhashay
maxamed cabdi wahaab. wahaabiyo moyee cidkale oo muslin ah oo ka murma arki meesid dhalashada nabigeen csw caalamka oo dhan .dhamaan aduunka muslimiinta caalamka nabigooda udgoonaa xabiibu alaah nabi mahamed csw way ku farxaan oo siirada nabiga ayaa la’ akhriyaa masajida caalamka oo nabigeena udgoonaa xabiibka alaah mahamed csw baa lagu saliyaa
s/c/w. Walaalayaal wadankeena wadooyin laamiyaha ah malahan oo shalay baabur ayaa ku gadoomay Bita taagan oo udhaxaysa Garowe Iyo Galkacayo Miyaan maamulku Arag arintan wadooyinka ee dadkii Ku dhamaaday, Tankale dhir la’aanta magaalooyinka Iyo Nidaaminta wadooyinka magaalooyinka ku dhexyaalo oo waxaa jirta in xataa guryaha qaar aanay lahay meel uu gaari u soomaro xataa hadii laga dhino malaha wado loo soomaro waa yaab dadku caqli malahan miyaa hadii maamulku uuna arag waxaas oo arko lacag jeeb kushubasho bas, waryaa muslim ah waryaa Reer Puntlandi ah waryaa caqli leh Waryaa dadnimo leh
Bidco iyo Khuraafo ayay la wareegayaan , Muuqaalkiisa Iyo Iblayskuba waa isu eg yihiiin , waxaan moodayey in dalkii Khuraafadii ka dhamaataye waa sidee Gaalkacyaay
Wadan walba oo Islaam ah maalinta mawlidka waa fasax aan ka aheyn Sacuudiya. Ayagana waa Wahaabiyo maalintoodada fasaxa waa maalinta cabdulwahaab.
ku dhenged walaal heedhe waxbaa lagu weydiiyey ee kajawaab nimanka su aasha kuweydiinayaa waxaan hubaa inay nebi maxamed cswsm kaa jecelyihiin waayo waxay kudadaalaan inay kudaydaan camalkasta oo uu samayn jirey nebigeena suuban waxaykaloo kudadaalaan inay kafogaadan waxkasta oo uu kareebay hadaba walaal nebiga laguma jeclaado indho la aan ee waxaa lagu jeclaadaa amarkiisa oo laraaco iyo wuxuu kaareebay oo laga fogaado waxaan kaloo kuusheegayaa majiraan waxla yiraahdo wahaabiya ee waxaa jira xaq iyo baadil waxaanan kugulatalinayaa qolo aad necebtahay daraadeed yaan cadaabta laguugu jiidin cadaaladana haka tegin
@dhenged
Wahaabiiyo ixtifaal u sameenaysaa m.cwahaab lama arag. Lakin Adinka (suufiyo), xagee ka keenteyn maalinkaan 12-rabiicul awal in la wayneeeyo. Please adoon xanaaqin Adilo cad keen.
Islaamku wuxuu leeyahay labo CIIDOOD kaliya wixii kale waa BIDCO.
Suufiyo+Shiico waxaa lagu imtixaay Bidcyo iyo Quraafad. soo miidan arag kuwo 1-Muxram markii la gaadho KARBALA isku laaya oo dhiiga iska keena.
Soo ma iidan arag kuwa aami san in Sh C/qaadir uu ka horeeyey Nabi Aadam sida ku qoron kitaabkooda MUNAAQIB-ka ee baxar-buxuurka ah.
Niqaash wacan
Wadani
Xaqqu labo maaha waa kan allaah kitaabkiisa inooku sheegay Nabdi Muxammedna Caleyhi Afdalu salaam wa Azkaa taliim uu sunadiisa ku cadeeyay ee ninkii xaq raboow labadaasaa kugufilane ayaga ku fara adayg.amaa qarniyadii Nabi Muxammed salawaatullah Calayhi wasalam uu yiri khayral quruuni qarnii thumaladiina yaluunahu,thumaladiina yaluunahum waasax oo waxa laga helayay Saxaabi Taabici iyo Taabicu,taabici aan xaqa hareer marayn oo ama nabigii buusoogaaray oo lasoo fariistay oo macalin kale malahayn KAAS WAA SAXAABI ama saxaabigii nabiga lafariistay buu lafariistay oo xaqqa kaqaatay KAASNA WAATAABICI ama Taabicigii Saxaabiga lafariistay baa umacalinahaa oo xaqqa kaqaatay KAASNA WAATAABICU;TAABICI. wixii intaa kadambeeya xaalkii wuxuu noqday jaantaa rogan. ee xaqdoonoow, Janno doonoow waa niyad fiicnahay ku anfici maysee diintaada baro ee cid marti ha ugu noqon.
Siirada Rasuulku waa kitaab Macruufa ee maaha wax Mawliid daliil looga dhigto ee xaqqa iyo baadilka kalasooc.qofka waxa kitaabka allaah iyo Sunnada Rasuulka NNKH kabaxsan layimaadoow ogoow sunadaas khaldan oo aad jidayso adiga iyo intii kaadhaxashaba wixii dambi kaxasila korkaaga inay yihiin.
Ugu dambayn xaqdoonoow xaqqa karaadi meeshuu jiro (WAANA KITAABKA ALLAAH IYO SUNNADA RASUULKA NNKH) oo ayagu hagu fillaadeen hadiikale meel khaldan baad lugaha lagalin.
XAQQA ALLAAH HA INAKU HANUUNIYO DHAMAANTEEN:
suufi gar xiir ah waa in shabaab loo raadiyaah raxanreeb waxaan umalaynjiran rag wax fahan siisan .nabi maxamed scws madhihin hala ii sameeyo maalin gaar ah ee munxarifiin ah oo shiicaa oo laraad goobo waxooda iska ilooba
MASHALLAAAH ALLAAH HA BARAKEEYO UMMADDA GOBOLKA MUDUG GAAR AHAAN GAALKACYO WAA L;AGU YAQAAN JACAYLKA AY XABIIBKA UQABAAN
RAXMAD ALLAAH NOO SOO DIRAY BUU AHAA NABI MUXAMMAAD SCW SIDA ALLAAH UU YIRIBA:
??? ??????? ??? ???? ????????
“NAXARIIS ADOO AH UN BAAN KUUSOO DIRAY CAALAMKA”
ALLAAH AYAANA NAFARAY INAAN KU FARAXNO NAXARIISTAAS UU NOO SOO DIRAY OO WUXUU YIRI ALLAAH:
?? ???? ???? ??????? ????? ??????? ?? ??? ??? ??????
“KU DHEH MUXAMMADOW KU FARXA FADLIGA ALLE IYO NAXARIISTIISA ISAGAA KA KHAYR BADAN WAXAAD URUURINAYSAAN”
ALLAAH HANAGA YEELO KUWII WAYNEEYA NABIGOODA SCW, OO RAACA SUNNADIISA
ALLAAHNA HANOOGU GARGAARO DHIBAATOOYINKANA HANOOGA SAARO
UMMADA ISLAAMKA MARKAY NABIGOODA WAYNEEYAAN BAY CIZIGOODA IYO SHARAFKOODI DHABTA AHAA HELAYAAN.
ALLAAH JACAYLKA XABIIBKA HANAGU DILO XAWDKIISANA QIYAAMAHA HANAGA WARAABIYO
AAAMIIIIN>
kuwa leh xuska nabiga waa bidco waa wahaabiyiin + Salafi + khawaarij = Alqacida
Qofka diidan xuska nabigeena suuban naxariis iyo nabad,galyo korkisa ha,ahaate wuxuu lamid,yahay shaydaankii diiday nabi aadam mana ahan wax lagaba wada hadli,karo ama laga doodikaro amaanta nabiga qofka maqla ooaan kusaliyin ilaahay baa ubalan qaaday cadaab ilaahay baa yiri aniga iyo malaaigtayduba waanu amaanaaye muuminay adinkuna amaana marka dee munaafaq ilaahay amaanta rasuulka umaba dirsan waa nasiibdaro firqada khawaarij ama wahaabiya dad somaliyeed inay wali culimo uarkaan ilayn dad meel,loowado looma,taag,helo xaqiiqdi cidaan firqadas ahayn madiidana iyaguna ilaahay xataa sifo uu kana sahan yahay bay ku sheegaan iyo inuu kursi kufadhiyo subxaanalaah wax kasta oo diinta kamida way badalen
Umad,kasta meeshay nabigeeda dhigto baa ilaahay iyagana dhigaa