Friday, February 1st, 2013 at 09:45 pm
Wararkii ugu Danbeeyey
- Waftigii Ka Socday Dowlada Soomaaliya oo Gaaray Magaalada Kismaayo Kulamane kula leh Maamulka Kismaayo
- Guddoomiyihii Degmada Burtinle oo xilkii laga qaaday.
- Al-shabaab oo la sheegay inay marin ka dhigteen deegaano ka mida gobolka Sool
- Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo Maanta Degmada X/weyne Kusoo Qabtay Maandooriye Fara Badan & Dadkii Faraha Kula Jiray
- Maamulka Bacaadlaha X/weyne oo Markale Digniin u Diray Dadka aan Wali Furin Dukaamadooda Kuyaala Suuqaas
- Maamulka Degmada Huriwaa oo ka Codsaday Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya Iney Gacan ka Geystaan Dhameystirka Adeegyada Cisbitaalka Soos
- Hoos u Dhac ku Yimi Hawlihii Kaluumeysiga Xeebaha Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug
- Dagaalyahano ka Tirsan Alshabaab Oo Gaaray Waqooyiga Wadanka Maali Si ay uga Barbar Dagaalamaan Islaamiyiinta Dalkaas
- Shacabka Kunool Deegaanka Gubadley Oo Ka Cabanaya Rag Ku Labbisan Direeska Ciidanka Dowlada Oo Barakicin Ku Haya
- DEG DEG: Wafti Ka Socda Dowlada Soomaaliya Oo Goordhow Lagu Wado Iney u Ambabaxaan Magaalada Kismaayo
Somali News
- Somalia: AMISOM Gender unit conducts training in Baidoa, Beletweyne
- Somalia: AMISOM troops secure two key towns in Bay region
- SOMALIA: Kismayo impasse reflects ideological rivalry
- 11 killed in Kismayo after clan-based fighting
- CAF lauds for football progress in Djibouti
- The Netherlands: Halt Plan to Deport Somalis
- SOMALIA: Regional Court Denies Journalist’s Lawyer
- IN PICTURES: NUSOJ Welcomes Somali PM’s Pledge for Justice to the Somali Journalists
- Somalia: Interview with Former Prime Minister Dr. Abdiweli Mohamed Ali
- Amanda Lindhout speaks out about sex abuse while abducted in Somalia














mansha allaah madaxweyne warkaaga waanu tagersanahay waana ubahanay dalkeenii waana ku noqonaynaa hadii nafta beentaah laqabo insha allaah qurbo dhibaa yaal ee dheef mataal caruur iyo ciroole waa lawada dhiban yahay ilahay waxaan ka baryeeynaa inuu wadankeenii nagu dilo waanu daalnay umadana alle xaqa ha faham siiyo nin walba lama qancinkaree qabri uun baa ka eed beeli kara aadame waxaan urajaynayaa umada oo dhan in alle hadeeyo aamiin aamiin aamiin
Sanka farta kadaa madaxweyne
lama huraan waa caaws jiilaal!! walee mudane madaxweyne waa hadal nin weyni wax ku qaato
Marka hore banee guyihii aad bililiqaysateeen 1991 mooryaanyahoow dawladnimo waxba kama taqaanid adiga iyo awoowgaa. Xaaraan baad ku naaxdeen
ASC, dhamaantiin,
We stand by you, Mr. President, the Somali people are with you, except very few people led by spoiler Faroole, and his gangs. But, we will charge ahead, we won’t stop staying on course, a course of bringing the Somali people together. Making Somali once again, a Nation that is at piece within itself, and with it’s neighbors.
Mr. President, be aware that spoiler Faroole and the thugs in Garoowe has always been the enemy of Somalia, they want to make Somalia 10 small balkanized tribal states who would be in a perpetual state of wars. This will have a serious and grave impact on the security of Somalia, the horn of Africa, and the world at large, as these tribal states would be safe havens for terrorists.
Mr. President, you and your government must safe guard the sovereinity of Somalia, and not allow spoilers like Faroole to bully you. While his actions and voices are well documented and can be found in public media, Faroole should be held accountable, for he is making it difficult for Somali’s rebirth. Thank you, Mr. President, and God bless Somalia.
ilaahbaan kudhaartee waa runtiis hadii alaha awooda leh noo dajiyo wadankeenii fursadaha shaqo iyo ganacsi ayaa si,aad iyo aad ah ooga wayn ama ooga badan kuwa qurbaha yaala waliba nolol fresh ah oon stress lahayn ALOOW NOOSAHAL NABAD KAMASHARAXDA GAYIGII UDGOONAA EE SOOMALIYA AAMIIN
wiil qardho sxb waxyaalaha qaar waalaga xishoodaa xadiith saxiixa ayaa macnihiisu ahaa hadadan xishoonayn waxaad doonto samee sxb waa run in guryo iyo hanti badan oo xaaraan lagu haysto laakiin taasi kuuma xalaalaynayso inaad madaxwaynaha umada soomaaliyeed iyo dad badan oo bari ka ah falkaas aad jamac u caydo tasaan walaale kaa waaninayaa ilahayna danbidhaaf oga waydiiso ,
Madaxweynaha isku dirka shacabka soomaaliyeet, waa lagu nacay waana lagaa tagayaa hadaadan tagin, fedaralismka iney maslaxo tahay muxuu isaga indha tirayaa? Arin lagu soo dadaalay oo soomaali la’isugu keeney ayuu rabaa markuu maslaxadiisa ka waayey inuu cakta ku laado, wallaahi baanan muqdisho mar kale kuu dhisi doonin,,,,….viva federlism ninkasta iyo deegaankiis,
Haduu cadaalad yaqaan oo uusan munaafiq ahayn car balantii lagu heshiiyey ha’oofiyo, kuwa taageerayana hadey xaqa yaqaaniin car haka soo horjeestaan damaciisa qaldan, ninkaan yaan la cafin,,,…..dhibta uu geystey oo ugu weyn waa danqin nabaro hore laga sii buskoonayey, hala ciqaabo si kuwa ka danbeeya ay san qaladkan ugu dhicin, jawaari iyo barlamaanka waa iney mooshin ka diyaarshaan,,,….yaan la cafin, sababtoo ah waxaa ka horeysey waano inta uusan dhiiqadan galin, intii la lahaa ka joog ayuu waanada qaadan lahaa, waa madax adagyahay waana calaamat shaydaanul insi, ka tuura oo ka tuura caydiidkii soomaali haligey waxna ma dhaamo,,,…..
Waa hadal fiican….. Waa khalad in aan dabeecad ka dhiganno in qofki hadlaba micno la’aan loo mucaarado.
@ cadaado wilka wada magaca iska sax ( cadaabo) ka adhigo mark ahore
adiga aakhirkaaga madaxweyne faroole ayaa ku dili doona ama cuduka faroole aya qabri la galee
duliyahaoow xaraanta ku koray guri xaraan ayaa ku jidha markaasi ayaa hadal dumar cml ka hadleysaa cadaabyeey ka aamus dadka kaa daraja sareeya .moryaanta kula midka ah ka hadaal iyo xaraan kunaaxyada kula midka ah , faroole waa nin nadiif ah guri xaraaan kuma jiro meel xaraan lafu heysto ma joogo adeerkaaga xaraan kunaaxe diiriye u sheeg in uu ka baxo guriga xaraanta uu ku heysto in uu ka baxo. reer xaraan ku naax idinka magacaan idinma haraayo ilaa yoomi qimaaya (mukulaal madow) umada somali waa dhibteen reer xamarka cad cad waa ka qeylisiiseen manta intee joogtaan dadka ugu foosha xun aya ku jirtaa balayo nila magac xumate maryaanyaheey dulmiga isku raaca
@ mr qardho kkkkkkkkkkk ishaa ka tuurtay sxb waa wada mooryaan dadkaani
walina waa soo agan yihiin iyagoo reer xaraan cuni ah
dadkani wa la yaqaan HAG waa duliyo oo soomlina ceebeeyay wasaaq ah
ma xishoodan ayaga oo xaraan ku cunayal ah beey hadlayaan war waxaan caqli xumaa ma xoolaa sida dameerkii oo kale iska qeyliyaan idkaar aya heysataa waxaani
kkkkkkkkkkk wadani
sanka farta suu kaga dayaa madaxweyne maba u ekee NGO waaye midkaani ma u qalmo madax
sankaa sheegaysayee isha farto gasho hadalkisan ku laba laboodaa aqas af somaligiisa xun soo baro af somaliga wanaagsan awalba meel xun ba ka soo jedee
To cadaaado war ninyahoow si ayaad u dhalaysa? Kkkkk adiga maleedihii qof lacaynkaro AMA wax caynkara habar baatahay waxa la ii sheegay
Madaxwayne soo dhawow dad badan oo Somaliyeed baa diyaar u ah soo dhawayntaada oo doonaya in aad la socodsiisid wixii umadda Soomaliyeed u qabsoomay iyo guulihii ay dawladdu gaadhay muddadii ay jidhay. Madaxwayne kuwa caytamaya iyo kuwa ku amaanayaba adigaa madaxwayne u ah.
GARSOOR / GAALKACYO.
Alla maxaa dad ciil daraadiis cunaha kala go I rabaa. War waxaan ideen sheegayaa waa nalaga guulaystay doorashada ee hala aqbalo guul darada. Hadaad la raacin dowlada oo aan la ixtiraamin madaxwaynaha waxaanu la mid nahay qaran diid. Waa waxay umada soomaaliyeed ay nagu nacday oo ay doorasha walbaa nalooga guulaystaa. Xagxagashada ha la daayo. Midnimada eega.
@cadaado “xaaraan ku naax” iyo madaxweynihiisa waa labo xaaraan ku naax, adeerkoodna waa Mooryaan Axmed Diiriye, Xasan Culusaw waa madaxweynaha ummad habaar ilaahay ku dhacday oo ilaahay wax alla wuxuu xarimay xalaalaystay dhiiga ummadda muslinka, hantidooda iyo cirdigooda intaba, xageebuu sharaf ka keenaya, Cadaadow adduunkana ceeb iyo foolxumaad ku nooshihiin adiga iyo reerka aad ka dhalatay aakhirana siduu alla subxaanuhu watacaalaa noo sheegay ciqaab xun baa u damaysa qofkii waxaa laidinku sheegayo ku sifooba. ee xaaraanta iyo bakhtiga aad ku dhexjirtaan inta aydan hadlin ka baxa oo ilaahay u tawbad keena haddii kale jokoraagii oo kale is caytama.
Waxaan taageeraynaa MADAXWEENAHEENA, we support him. midna ogaada xamar guryo kuma laheyn iyo beero ee maxay la cabaaadayaan. iyo baa guryaha ku lahaa ayagana waa cafiyaan dadkii oo dawlad nimo ayeey qaateyn. wiilasha Garowe iyo Bossaso kasoo qeelinaya adeeryaal dadkiina dhinac ka raaca
Garsooooor
WestMudug
BAL MARKA HORE GURIGEYGA IIGA BAX, GURIGII AAN KU SOO NOQON LAHAA AYAAD HEYSATAA, BEERTII AAN FALAN LAHAA AYAAD HEYSATAA, GAARIGII AAN WDAN JIRAY AYAA QORI KU XIRATAY INTAAD DUSHA KA JARTAY. BAL SOO NOQOSHADA HANOO DAMBEYSEE XOOLAHEYGII II SOO CELI. DADKII AAD LEYSAYNA MAGDHOWGOODII KEEN.
Walaahi Somali dhib baa ku dhacey ninkaan bey madaxweyne u doorteen waana nin aan afsomaliga garanaynin ,wuxuu sheegayo la garan maayo,warkiisu ku deeqi maayo,marka waxaan dhihi lahaa ha aado hargeysa ama jig jiga si afka loo soo baro kadibna uu somalida madax. U weydiisto,xataa beri aan xamar tegey afsomaligu sidaan wuu dhaamey .
war aniga waxan la yabaay dadkan guryo aya la haysta ku waashay kii an waligiis xamar arkin guri baa layga haystaa ayu ku dhahaa gobalkiina imaansada no xamarna waa casimadii wadanka nin ki guri kuleh oo cadeyn u haysta wa lasiinayaa
Waa arin wanaagsan oo Ina wada anfacaysa in wadanka inoo wado hagaago
Anu ka gudubno kooxaysi,qabiilaysi iyo gobolaysi.
Asc all waxaan layaabanahay dadkaan cuqdada dilootay oo leh guryaa nagala heystaa war qof guri laga heysto inta meeshuu kuyaalo uu taguu dhihi karayaa gurigaan dadkaan ha laiiga saaree waxaan wax kabadane mala idin fara xumeeyay.
kkkkkkkkkkkkkn madaxweynihii hore allaha u naxariistee mohamed siyaad bare ninka uu sheegay waa ninkan Hassan qoslaye mxa yeelay madaxweyne siyaad hadalkiisi wuxu ahaa 21 sano hdi ay ka so wareegato ayaba loo yabaa mrka somaliyeey mucaradka iyo nin jaceleysiga iska daaya oo dowlada la shaqeeya,
Tankle oday hantaatac ah oo musqabalka wadanka aan ama aduunka rajo badan aan ka la hyn dhalinyarooy ha iskaga luminina mustaqbalkiina,,,,,, Hawiyo iyo Darood inta an ku hysan ayaa aduunki hormaray ee madaxwynaha wxa u soo jeediyo raaca odayaasha qabiilka qalbigu ka galay ka leexda waa iga talo talo talo hdii kle ciida cuno kkkkkk
@ Cadaabo
Cadaabada aad ka timid iyo magaceeda waalaga xishoodaa maadaama aad ku caan baxdeen tuuganimo, xaaraan quudasho iyo mooryaanimo. Gurigaad kusoo kortay yaa leh noo sheeg inan gumeed? isqari dadka hasoo dhex galin Inkastuu dabaashuu durdur galo doofaar ebedkii ma daahiro.
Ku: Wiil Sade
Magaca noo dhig hadii aad kiinnii wasakh iyo ceeb dartiis oga cararteen kaanaga ha naga halleyninee. Magacaad wadato dadka iska leh kuma hadlaan waxa aad ku hadlayso kamana suurtowdo. Waa dad Muslim ah oo xumaanta ka xishooda adiguna waxaad tahay qof xun oo madaxdiisa u gafaya oo aflagaadeynaya. Dhig ama waa lagaa dhigin.
Ku: Raxanreeb
Fadlan koontaroola ciyaalkaan akhlaaqdu ku yartahay oo dadka magacooda wasakheynaya.
@Shuuriya iyo G Goodir, waxa idinka qeeylisiinaya waa jagada Prime Minister ka oo aad weeydeen; bal dib u fiiri waxa uu Xasan Abshir u helay 5 cod kaliya markii uu Gudoomiyaha baarlamaanka u ordayay, sidoo kale prime Minister uu u helay 29 cod markii uu tartamay jagada Madaxweeynaha; Waxaana guul darooyinka noocaas ah ugu wacan siyaasada fashilka, qaswadanimada Faroole, iyo ruufiyaanimada mahbarka. Waxaan rabnaa, Somali cusub, oo dhiig cusub ku jira, rabana in eey horay u dhaqaaqaan, oo eeysan gadaal fiirin.
Somalia is a one Nation, under God, indivisible, with liberty and justice for all Somalia people. Marka, waa in aan u dhaaranaa, sidii aan u xaqiijin laheeyn taas. Kaganga hortagnaa kuwa raba in eey jid gooya u dhigtaan dalka Somaliyeed, oo eey u kala qeeyb qeeybiyaan imaarado yar yar oo qabiil ah. Thanks you, and God bless Somalia.
kkkkkkkkkkk marka koowaad aragiisa kuma qan cinaayo marka labaad af somaaliga ma yaqaan oo waaba nooga dheelay marka sadexaad aqlaaq madaxwayne malaha oo fartuu sanka kula jiraa waxaan wax ka badane ma qadadaa ugowsay kkkkkkkk ka gudub waxaan waa lagu fashil may ee waa mooryaantii oo aan aqoon sida loo hadlo wax loo ha go iyo loo wacyi galiyo waxaaba iqan cisay kal mada uu leeyahay ha ka heliso kkkkkkk kal madaa oo uu ula jeedo aad ka helay saan waxaas aan aqoon af somaaligii uu xaqa ula haa ayaan hogaan ka sugay naa asagaaba ubaa han dhaqan celin kkkkkkkkk kkkkkkkkk ma daxeey xaal qaado waxii ara goodu ku deeqaa oon toodu ku deeq daa kkkkkkkk somaliland@ waa runtaa oo in labaraa af somaaliga waasax laakiin waxuu naga halayn dad ku hadlaaya af somaaliga oo jooga s\ and jig jiga kkkkkkk sidaa darteed waa in xero looga dhisaa buulo eelay oo koo naha muqdisho si dadka ay san uqaadan luuqadiisa qal dan kkkkkkkkkkkk waxaan kusoo xasuus tay sheeko dhex martay wiil iyo macalin kii carabla markaa ayaa macalin ku lee yahay alith dheh saa cunigaa ayaa dhaha alith markaa ayuu dilaa cuniga oo dhahaa alith dheh markaa ayuu cunugu dhahaa alith markaa ka dib ayaa ardadii mid ka mid ah waxuu yiri macalin adaa qaldan ee wiil ka ma qal dana adigaa leh alith markaa ayuu asna ku daray oo uu dilay aabihii ayaa yimid wiilka waxuu way diiyay maxaa wiilka udishay oo sidaa xun ugu garaacday macalinkii ayaa ku jawaabay waxaan dhahaa alith dheh mana dhahaayo ee aniguu i dhibayaa aabihii ayaa wiil kiisii ku yiri aabe alith dheh markaa ayaa wiil kii yiri alith aabihii ayaa yiri wiil ku waa sax san yahay ma calinoow ee anaa wax carab la wax u dhiibtay kkkkkkk hada xasan anagaa ka waalan oo wax aan aqoon af kiisii wax u dhiibtay kkkkkkkk
Wlh somali yab guri a ega maqan aka so hartay wlh kulel horta garowe wa yala rer abtiya shey qaq diya kadhama tay duqdi hbr yar ahen ayar xafadi xamar ega daga nedi kuso lawa tay marka rer gorowe balad kena iman sada idorland waxay 22sano so dho dhowa yen aya hal mar xasan shekh dar beyay ko xana qay waw cml madax toyo isu qarxiyay wlh waxa kasi daran rer darwishland qosol ke qoslen somaliyo dhana maqashay wala yaway shalay hargaysa tagay ko farmasheya joga iri kanini isee waxo egu jawbay kani niga ga ma aqane engeris cada nag dhuun tay wlh waxan dhehe lahay rer abti eebe iman ka hagal sho waxa mara xili an ira rer kas abtiyashey maha maxa yelay somaliyo dhana nacday ar wax isku la har allow somali dhoor
Ku: Cadaado
I’m from Caabudwaaq, and I approved this massage.
Perfect clarification!
war qabyaalada iyo uur mariidnimada iska daaya aduunkii waanaga tagay asaageen waanu kaharnay hadaanu shalay hawiye ku eedeynaynay inay nala hareen hadaan soomalinahay maxaad maanta reer p/land ugu wacan inay xagxagtaan qofkasta oo aan iayaga ahayn waxaas mafiicna walalyaal xasan sh maxamed waa madaxwaynaha soomaliya in la,adeecana waxay kamidtahay cibaadada oo iilahay ayaa na amray hadaanu muslim nahay inaan alaah iyo nebiga scw iyo madaxdeenaba adeecno sidaa daraadeed wadanku dhawr madaxwayne malahane waa hal madaxwayne masuuliyiinta goboladana waa barasaabyo ama gudoomiyayaal ee dadoow calooshiina qabyalada iyo xanuunka kasaara oo qaranimo hanoqoto hamigiinu yaysan noqon xayndaab qabiil iyo wax raqiis ah waad MAHADSANTIHIIN
TO WIIL QARDHO IYO KUWA KU CAQLI AH
CAQLIGOODA WAA IN LOO SOO DIRAA JABHAD XUDUUDA KA SAARTO ILEEN CAQLI MA LAHA WAA NIN BOOSAASO QORAX KU DISHAY BOWE BARI LAGA RAAYSAY QURMUUNE…
TO NACASKA SOMALILAND LA BAXAY
DAANYEER AAN WAXBA FAHMEYNIN ADIGA YAA AFSOOMLI DHAXAL KUU SIIYEY INA-QURMUUNOOW…MIDNIMADA SOOMAALI DHINAC KA SOO RAAC DANYEER AAN WAXBA FAHMEYNIN
@Khalaf Xuseen, from Caabdudwaaq, thank you bro, for approving the message of the new Somalia. Shaki Walaahusan iiga jiran in aad tihiin dad gob ah, wadiniyiin ah, oo xalaal ah.
Aan bal isku dayno, oo aan gaarsiino walaalaha kale ee Somaliyeed ee Garoowe iyo Boosaaso jooga in uu dagaalkii ahliga ee foosha xumaa uu dhamaaday 1991, waxii ka danbeeyayna eey caqli xumo iyo dagaalo aan ujeedo laheeyn eey ahaayeen haba ugu dambeeyee kan eey alshabaab dalka ka wadaan hada.
Enough is enough, let’s come together and rebuild our Country, which is more than enough for everyone of us. Let’s bury the hatchet, and the ugly tribalism with it.
Somaliyeey toosoo, toosoo isku tiirsanaadee, hadba kiina taagdarane’e, taageera waligiinee.
God bless Somalia.
@cadaado horay baa looyir reer cadaado sir iyo xaasidnimo laga waayay waa dameer sakatimo iyo danbaaburo laga waayay
daris,kaaga afarta jaho kaaxiga baad soodiratay waxaad wadaana waa dhaqankiini waxaad faroole kunecebtahayna waa runta uu idiinsheego ee ka qaata waanada runtii waxa madaxweyne iyo dowlad,ah waa faroole iyo reer puntlad gacmahooda iyo cilmigooda maalay ninkan siibada ama surwaalka usoo furtay haweenka barakacayaasha miyaanay tolkis kadhargin kufsi mise xalaashu dhadhan umaleh
cadaado@ waxaad mar walba ku qaraa bataa reer puntland baa ka xun saacid laakiin waxaan ku way diinayaa maxaad u diidin 4 su aaladood oo aan ku way diin adiga cadaadaa waana sidaan 1_ fadaraalka 2_ maamulada oo aan shaqeeya 3_ caasimada oo labadalo 4_ xoolaha dadka oo aadan u celin ?? 4 su aaaladood waad ka meer meer taa markii lagu way diiyo ee maxaad uga leex leexataa anaa kuu qeexin hada 1_ waxa aad u diidan tahay fadaraalka haduu shaqeeyo waxaa imaan isla xisaabtan dhab ah oo dhaqaalaha maamulada iyo dadka tan dhaqaalaha waxaa la idin way diin dhaqalaha dibada iyo dalka ka soo gala ee aad ku qaraa bataan oo cadaan ka ka qaada taan idin koo leh caasimad baan ku dhisay naa mida dalka waxaa imaa naya dadka lahaa caasimada markaa waxaa loo celin dadkii cadaa ee banaadi riga taas oo idinka idin ku celinaysa dhagaxii gubnaa 2_ hadii ay dowlada dhexe keento nadaamka lagu dhisaayo maamul;ada waxaa meesha ka baxaaya oo aan waxba haysan shuruuda hana aan buuxin karin oo xataa aan haysan laba gobol iska daaye hal gobol oo dhamays tiran beesha cadaado sidaa darteed waxaa la idin ku daraayaa reer gal mudug oo yaqaan sida edebta loogu yeelo reer cadaado kkkkkkkkkkkkkk taas oo aad diidan tahay adiga cadaadaa 3_hadii caasimada laga badalo muqdisho waxay noqo naysaa bahalo galeen sida ay hada tahayna waa kasii dar naan waxaana meesha ka baxaaya lacagtii iyo beentii aad usheegi jirteen cadaanka oo dhihi jirteen caasimad baan ku dhisnaa waxaana meesha ka baxaaya shacabkii idin asturi jiray ceebtiina oo caasimada dhisi jiray si cadaan ku u moodo lacag tuu bixi yay caasimada aad ku dhisteen 4_xoolaha dadka oo aad diidan tihiin in aad ucelisaan waayo hadaa xoola haan xaaraan taa aad celisaan waxaa idin ku dhacaaya shiban biyood iyo abaartii dabadheer iyo tii hada kadhcday koon furta kaadibna waxaa la idin ku celin dhul kii gubnaa oo wax aad cun taan iyo geed la daaqo ma lahee mar kaasna shuban baa u dhamaanay saan oo cid wadan keeda idiin ogalaan majirto marka saas baa ucelin la dihiin dadka xoola hooda sidaa ayaa udiidin 4 qodob oo aan kuu soo qeexay kkkkkkkkkkkkkkkkk waad ka leex leexa taa why??
cadaad@ mida xasan abshir waa oday somaaliyeed oo aqoon yahana wax badan wadanka kasoo qabtay sida r\ wasaare xil dhimaan m\ ku xigeen p\ duq dagmo muqdisho \ safiir \ iyo nabadoon intaa uu soo qabtay waa howl qaran laakiin adiga maxaa wadanka uqabatay ?? aabahaana maxuu waadanka uqabtay ?? masa ii sheegi kar taa hal xil oo ugu yar oo nadaafad xafadeed uu qabtay aabahaa iyo adi markaa ayaad dad aqoon iyo karti leh oo aabahaa oo aan dhalan amaba hooyadaa shu kaan san ayuu wax soo xu kumaayay adoo shalay dhashana af kaaga qurunkaa ayaad ku taagin noo caage oo kale waan aqaan oo waxaad rabtaa in aad xasan meel ka soo gashid taas oo aan ula jeedo madaama uu yahay nin madaxa waxaad jeclaysatay in aad adeer ka dhigato laakiin waxaad is ku jirtaan inta dhulka iyo cirka ay isku jiraan sidaa darteed waxaad ku fakar tay in aad wab setka ka caydid oo markaa odaygu kuu jeero oo ku dhaho wiil kaygiiyo maxaad u baahan tahay mar kaasna aad dhahdid waxaa jirta walaashay oo cadaado ari ku raacin ee guurso ana iga dhigo boodhi gaar qaasa barina aad ku faan tid oo aad dhadid aabe xasan baa aabahay ah ileen nin xishoon waaya waa laga xishoo siiyaa kkkkkkkkkkkk waa taas waxa aad xasan aad ugu qar waysid laakiin balaayo ayay kaa tahay in aad hoos kiisa aad har sato qayli amaba ooyyyyyyy moor yaana lama soo dhawaysto bbyyyyyyyyyyyyyy
@Ciid yare, horta waxaan kuu sheegaa oo magaca Ilaaheey igu ogyahay Walaahi Bilaahi in aabaheey dagaalkii 1977 uu asago oo ciidanka xooga ka mid ah oo taangi saaran walaahi uu ka dagaalamay Ethopia dhexdeeda asagoo difaacaya dalka iyo dadka Somaliyeed. Taas kaliya ayaan kasoo qaadan waxa uu Aabahey qeeyr Alaha siiyee uu u qabtay dalka. Midaasoo aad ugu duwan waxa uu xasan abshir u qabtay dalkeena oo ah wax dhicid iyo is dabamarin, iyo munaafaqo kaliya. Mida kale, inkastoo aan rabin in aan kula caaytamo, misana Xasan Abshir ma siin laheeyn walaasheey iyo gabar Somali oo aan ka naxaayo, with all due respect, maxaa yeelay madoonayo ciyaal “traitors” qaa’inul wadan ah in aan abti u noqda.
God bless Somalia.
cadaado@ geeed walba mihiisa ayuu dhalaa ri kastana shilinkay is dhigtaa lagu qalaa hadii uu abahaa wadanka usoo hal gamay aday kaa muuqan lahayd oo waa aniga ku iri geed walbaa mirihiisuu dhalaa xaase suuraa asagoo itoobiya wax ka xadaaya in ay dileen oo aan ula jeedo ri walba shilin kay is dhigtaa lagu qalaa kkkkkkkkkkk bro hadii uu dhintay sabab walba ha u dhintee alaha una xariisto kolay waa soomaali oo af iyo diin baynu wadag naaye kkkkkkkkkk