DEG DEG: Dagaal ka Bilowday Gudaha Magaalada Kismaayo


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Muqdisho(RBC Radio) Wararka naga soo gaaraya magaald Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose ayaa ku waramy in maanta brqnimdii uu halkaa ka bilowdy dagaal u dhexeeya ciidamad dowlda Soomaaliya iyo kuwa Raaskaambooni  ee ku wada sugan ilaa hada ma cada wxa sabby dagaalka bale warrka ayaa sheegaya in dagaalku uu ka bilowday saldhigga boolska magaalada Kismayo halkaas oo ay isku fara saareen labda dhinac.

Dagaalka aya la sheegay inuu markii danbe ku faafy qeybo badan oo ka tirsn magaaalada Kismaayo ilaa hada lama sheegi karo qasaaraha dhbta a ee ka dhashay dagaalka oo wali ka socda gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose.Isgaarsiinta magaalada Kismaayo ayaa hawada laga sary waxaana yar wararka lag heli karo magaalad.

Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo ciidanka Raaskaambooni ee la sheegayo in dagaalk maanta socda uu u dhexeeyo ayaa kasoo wada qeyb galay qabsshda magaalda Kismaayo markii laga saryey ururka ashabaab,masuuliyiinta maamulka kumeelgaarka h ee magaald kismaayo ayaan ilaa hada wax war ah kasoo saarin dagaalada maanta ka bilowday magaalada kismaayo wixii warar h ee kusoo kordh dagaalk ka ocda Kismaay waxaan idiinku soo gudbin doonaan wrarkeena danbe.

 

RBC Radio

Xafiiska Muqdisho

Use Facebook to Comment on this Post

Share

52 Responses for “DEG DEG: Dagaal ka Bilowday Gudaha Magaalada Kismaayo”

  1. ali says:

    dagaalka kismaayo waxa ka danbeeya madaxweynaha maamulka gobolka muqdisho hassan qoslaaye wuuse ku guul daraysan ilaahay idankiis

  2. Muxumad Colaad says:

    Waa howl fiican, waana intii ay Dowladda Federaalku raadinaysay, waxaase hubaal ah in Dowladda Federaalku ay fashilantay. Shirka Kismaayo ONE WAY OR OTHER waa dhacayaa si kastaba ha ku
    dhacee ee Ilaahay ceebta un buu la maagay Dowladda.

  3. wadaad yare says:

    Fitnadaani waa wixii intaas dadka ahlul caqligaa ka digayeen. Markii nidaamkii iyo sharciyaddii dowladnimo oo dadka kala hagi laheyd la diido ma qabiilbaa kala hagaya mise Kenya?

    Dadka u dhaqmaya sidii wax hadda god kasoo baxey oo dhibkii lasoo marey aan waxba ka baran haka digtoonaadeen iney ku gubtaan dabkey shidayaan.

  4. wiil Gado says:

    raaskaanboni hadeey awood leedahay waxbo yeesan reeban koleey ninkii waligiiii adkaan jiray baaa hadana adkaan doona mise ciiidamada kenya ayeey u soo yeeran doonaan ileen hadaba waa laga saaray saldhigga boolska magaalada Kismayo marka aan aragno sideeey xalaada ku danbeeyn doonto somalia guuuuuul

  5. Xooga dalka somaliyeed says:

    Raxanreeb runta maad sheegtiin ciidanka Qabiilka raaskambooni waa jabeen waxeyna ucarareen jidka aada dhinaca Afmadow oo qabiikooda dego, waana meesha kaliya eey kadagaan labada Jubo iyo Gedo bye bye Raaskambooni Hada qof idinkaga daba hadleyso malahan Afmadow deegaankiina jooga
    by waxaa qoray ciidamada Xooga dalka somaliyeed viv somalia oo mid ah

  6. Filipin says:

    Ma mul ka putland ama ma mulka somaliland waxay ku imaden rabi tan shacab dadke dhul kas dhesta ku hesheyay dowlada she sheye ma mul umay dhesen marka dadka juboyin ka intad iman isku yeshan dhul ka se xaqa ugu hesheya raskamboni wa ine ku biran cidamada dowlda walaga fcn yahay isdawa oradka ega na qora egad waxay wado o haga go wala wayay e somalia te hene ayar wax uqeb sado allow umada ugar gar

  7. rafiiq says:

    kkkkkkkkk allah maxaa kudhacay maleeshiyaadka raaskambooni viva ciidamada qaranka sidiii onlf ookale ayaa lookala ceeriyay viva reer gado

  8. Max,ed xaashi says:

    Asc dhamantiin horta dagalku wuxu kabiloowday markay kooxda raskambooni ay galeen guulwade ayna dadki jogay ay kadhigeen waxay xirxiran iyo waxay jirdilan kadib aya dhalinyaro is abaabulay e kasojeda dadki laxirxiray ay werareen saldhigi ayna dagal lagaleen ilaladi saldhiga kadibna ay lawaregeen kana sidayeen dhaman maxabisti mesha kuxirneed marka miyay banantahay maleshiyad qabil in ay guryo dad leyahay dad kawatan tan kale kismayo wa meel fidmo marka allow sahal marka sasbey wax udheceen

  9. prof piccolo says:

    kkkkkkkkkkkkkkk meelashiyadkii mooryanta ahaa oo meesha ku soo dhuuntey maxaa ka racey Kismaayo meydkooda aya dhooban oo markii xasan uu ku fashilmey inuu Kismaayo gacta soo saari wayey ayuu hab qabiil mooryaan ah ka soo buuxiyey iyo kuwo aan laheen dowlad goboleed oo halkaas lagu wada xasuuqey sheekadu waa Kenya oo la wareegta Kismaayo oo ay ku darsato dhulkeeda waa guul u soo hoyatey raaskanbooni oo hadda kismaayo gacanta kuwada haya

  10. Jeesto says:

    Hada Ayaan la Hadley kismaayo isgarsinta intaysan
    Hawada ka bixin. Waxaan a la ii xaqijyey in maleeshiyo
    Badan laga dilay Ahmed Madobe. In kale oo badana ay carareen.
    Allow kala Qabo masaakiintaan Kenyanku isku diraayo.

  11. Cali Food says:

    Doqonkii soo joog laga waayo, sii carar baa laga helaa. Garoowe hakuusoo hiiliso marka reer Raaskambooniyoow waa iyagii gurbaanka kuu garaacayee. Ka xaaxaabi hee Dawladaad sandulle marti ugu noqonaysaane, xitaa Afmadow martibaad ku ahaanaysaan sidii markii horaba aad ugu aheydeen.

    Waa siduu hada dagaalku u biloowday cid kuu jixinjixixaysana maleh illeen adaa walaalnimadii iyo Soomaalinimadiiba diidaye. Kenyana juu ma dhihi karto hadii kale dagaal ka dhan ah baa Dawladu ku dhawaaqaysaa sida ay Jaalle Saacid xukuumadiisu ballan qaaday maalin kahor.

    Wadada hada furani ama waa inaad Barre Hiiraale iyo Dawlada kusoo daba fayshaan intaad isdhiibtaan, ama in aad bustayaashiina Gaarisa u qaadataan kkkkkkkkk

  12. Sool-Man says:

    Kenya waa fashlmatay ,Kenya lagama yaalayo inay jabhad Nairobi ka soo urooriso oo dhulka soomaaliya ku qabsatu … dagaalkan waxoo na tusaya umada soomaaliyed inayin gumaysiga jareerta bantuga ugalaanayn uu dagaal naga xigo… Ninkii jareerta kenyanka raboow go to kenya because soomaaliya soomaali baa leh.

  13. Sacdi says:

    Ciidanka dowlada Soomaaliyeed waa in ay ka saaraan gudaha magaalada Kismaayo,haraadigii Al shabaab(jabhada Raaskaambooni) iyo hogaamiyaha jabhadaas Axmed Madoobe,si loo helo nabad iyo kala dambayn.

  14. Xasan Nuur says:

    mudo laga joogo in kudhaw 60 sano waxaa gumaysi ku jirah dhulka looyaqan gallbeed ama ogaden, waxaana qabka ahaa inuu gumaystuhu qaato dadka qaarkiis kararayay in soomaalidu waxlayeelato. Maantadan la joogona waa nasiibdaro inay j.somalia gobolo katirsan kenya hoosgeenaan!
    Raaskaanbooni ayagu waa meeshii alshabaab laga soo unkay ,waxayna ku kalatageen kaleya kismaayo maamulkeeda. Dawladda waxaa la gudboon inay kaanbooniyiinta u aqaansato alshamaab an ladhaqan celin.
    kuna waajibiso inay maraan manhajka loogu talagay shabaabka isi soodhiibay hadiikale waligeed wareerka biximaso.

  15. Godeey says:

    waa arin aan filayey iney dhicidoonto. labo isbuuc baan moogahay Kismaayo. waxaan ku soo arkayna waa fajac madaxaaga ka wayn. fiidkii meesha lagu gaaro Maqrib, nin kasta qorigiisa ayuu la soo baxaa wax LAW AND ORDER la yiraah meesha kama jiro. maalinkii labo qabiil baa lakala celiyaa oo isku fakfakada. waxaase hubaal ah in meesha haday Kenyanku ka baxaan in meesha la isku jilba saari doono. ileyn Somalidu waa xoolo caqli kala celiya ma qabaan!! Beelaha iminka dagaalamaya midkood baa meesha raba in looga dambeeyo iyagoo madax salaax iyo taageero fican ka haysta wadanka Dariskal la’ah Somalia (Kenya). halka kuwa kale oo sheegta ciidamada dowladda laakiinse u badan Beel soocan ay taagero ka heli karaan shacabka reer Kismaayo maadaama 70% ay isu beel yihiin. shacaba reer Kismaayo Nasiib daranaa oo nasiib Xumaa.
    Allow kala qabo.
    Wariye madaxbanaan.

  16. waa yaab waxaan waxaa wada xasan shekh ninka
    lagu sheegi shaydaan weyee waa nin qabiil diloday
    waxaan u shegayaa beelaha daarood qaybo kamida sida mareexaan waligiin hawiye hoosta hawga jirina ee sooraaca daarood ayaa wada dhalateen
    maalin ayaan xasuustaa uu dhahay oday caydhay aaar hooy door waa imisa saaladhahay waa
    kkablalax sade leelkase awrtable markaasuu dhahay aarhoor sade waa kii miyuusan ahayn wiil kanagii aan dhalay kkkk daarood kii waxay ladateen qoosl war aan iska dhaafno qbyalada daarood dhedooda ah

  17. sh:alidheere says:

    wadaadyare waad mahadsantahay hada kahorna fikirkaaga waan akhriyay waasaas hadii dowladnimo la diido xagee qabiil iyo deegaan xalka ka keenayaa wiilkase madaxwaynaha eedaydana dadkoo dhan ayaa doortee hadiyad laguma siin adeer kuwo durbaan loo tumayo ayuu daleesha raacshay marka cadiifada afkaaga ka dayso soomaalinimada iyo islaanimada aynu ku abtirsano

  18. Ila Qosol says:

    ASC wr Wbr

    Wacan maqli jiray (god walaal ha qodin hadad qodana ha dheereyn).
    Ragi ithopia an dartood ula dirirnay oo ayago qaxotiya marba kenya ithopia
    Isku dhiidhibayen an hoyga siinay ba hada dhulki nagu qabsanaya,
    Wale Ahmed mAdoobow malaga ba galay indha socdad leedahaye so soco caano baad naga cabeysaye
    Maamul baan dhiseyna? Afmadow un baad ka degta degmo oo dhan gobolka jubada hoose
    Ma waxey kula noqotay ithopia iyo kenya markad wax kaso weysay inaad somalia boobi karto? Sanadka sanadkan ah somali wada turub baratay hadaad idinku taariiqda ithopia wali la socotan ood
    Danbeysan qaxootigi 200 oo sano aad jirten baad ku laabaneysan.
    Sidi falastiin baad waligin la idin gumeysanayey 9 milyan oo talo iyo tayo laheyn baad tihin sidi
    Kurdigi dhax fadhiyey syria ,turki iyo ciraaq dhax fadhiyey baad kenya,somalia iyo ithopia ku dhex
    Waalaten, awalba maxamed siyaad ba somali idinku so dhax daray hadana anaga shaqadina
    Naqan qaxoti fowqul qaxooti!!

  19. dhuusamareeb says:

    ali waxaan kuusheegayaa madaxweynaha hakurafan waxaatahay waxaan weligiis madax iyo maamuus aan arag ee kukoray mooryaanimo iyo kaladanbeyn la aan waxaan leynahay waxkasta oo dhib ah oo meeshaas kadhaca waxaa kamasuul ah aduun iyo aakhiro nimanka doonaya maanta kenya in ey jubooyinka iyo gedo kuwareejiyaan taasna somali waadiiday waxaan layaabanahay wardadkaan xagee kujireen hada miyey god kasoobaxeen war dhul ninkiisa iskaleh orda kilirka 5naad waata gabdhihiina amxaaradu gabdhihiina kukufsanayaane kaceshta hadaad dadtihiin somaliaya gakulasolabaninee

  20. Hersi Moallin says:

    To: Ali
    Adeer haddii laguu sheegay dadkii awooyadaa diley (Eithopia iyo Kenya) ayaa kaga fiican dowladda Soomaliya oo Kismayo iyo Dhagaxbuur baa la isku xiri. Taas waa beentii General Ceydiid ku see xin jirey caruurta Galmudug, labaatan sano kadib caruurtii Galmudug runtey ogaadeen, haddana caruurta Dhagaxbuur ayaan sugeynaa. Runta waa midnimada dowlad Soomaaliyeed oo caddaalad ah iyo dambi dhaaf muddu weydiisato ALLE, laakin haddan kooyey dadlagu soo dagaal galiyey oo loo sheegay Gobol bad iyo wabi leh ayaan qabsaneynaa, Ceydiid ku xuus qaado eegada.
    WT

  21. mugadisho says:

    raaskambooni waa qabiil xoog raba in ay wax kumaamulaan kana yimid ilaa gaarisa dhulka soomali ayaa le. ayagaana wax ku qeebsaa reer gedo ayaa maamulka iskale. inta kale waa in ay uga danbeeyaan ileen waa ugu badan yihiin.somalina soomali ayaa iskale.baraawe ayaan soo soconaa jilib ayaana ku xigta nagaarsiiya walaa kenyanka waan raacsiineynaa waa soo mali iyo kenya.. marna dhaha reer gedo waa kuba qaad hawiye marna dhaha nama metelyo oo naga mid maahan .waxaas oo dhanba idinkaa leedinka hayaa.qabiilka danta ayaa kaweyn raaskambooni gaarisa ayay unaqaayaan

  22. axmed shino says:

    warki ugu dambeyay ilkayarti o inti ugu dambaysay la qaqabanayo iyo jabka gaaray aysan ka so waqsan donin.

  23. Hersi Moallin says:

    To: Ibraahim Darwiish

    Hassan shiikh iyo R’saare Saacid waa maddaxda dalka Soomaliyeed aniga iyo adiguna waxaan nahay shacabka Soomaliyeed waa inaan kashaqeyno meeshii caruuteenu si nabad ah ugu noo laan lahaayeen Soomaliya waxaa igu danbeysay 21 sano kahor, waan ogahay colaadda dhacdey laakiin taas waa inan kagudubno oon ka fakarno midnimada iyo caddaa ladda qabiil iyo qaran meel mawada galaan, haddaad 2013 qabiil mooday inaad meel kuqabsato waad huruddaa ee toos. Mooryaan horaan usoo aragney wax beydumisaa ee wax matarto. Alle kacabso oo hagudheelin diintaada.

  24. ugaas-yare says:

    awalbaan ogaa in Faataxadii ay tufeen Culumadii Kenyanka aan lagu bogsoon..eega caqliga ha shaqeeyo..

  25. dowlad says:

    waxaan layaabanahay dadka iska hadlaya oo aanvba kafakarayn in dadku tashankaraan warjubbaland way dhismaysa cidina mahor istaagikarto dawlad kusheegta xamarna wayfashilantay

  26. Nin Daalan says:

    Wararkii ugu danbeeyay waxee sheegaayaan in ciidama beeleedka raas-kanbooni gabi ahaanba laga saaray magaalada kismaayo oo haraadigooda lasii ceeysanaayo ilaa iyo afmadow. Magaalada waxaa hada gabi ahaanba gacanta ku haaya ciidanka qaranka soomaaliyeed waqtigii mooryaan nimadii waa dhamaatay dowlada raac ama mucaarad noqo wax ka dhaxeeyo majiro.

  27. mahdi says:

    Cagdheertii ilkaha dhaadheera waxay u kala carareen Kenya iyo Ethiopia oo awalba ka yimaadeen.

  28. ugaas-yare says:

    cagabarartii maxa ku dhacay cashar baa la baray walaahi maanta..

  29. bahal bari says:

    scww waxaa ceeb ah inigoo qabiil ama reer caan iyo xurmad ku leh qabaailada soomaaliyeed inaan hadan qabaailka qaarkood aan ku hoos noolaado taasi waa iga dagi la dahay reerka aan ula jeedo waa la fahmi karaa aloow ka dul qaad waa duloobeene oo sharaftoodii u soo celi

  30. Midnimo says:

    Asc dhamantin somalidu waxa ilagudbon midnimo iyo iskudubni dagalna walagaso dalay tankale kenya nomayerinkarto waxba anaka maslaxadeena naqano ee si isku duban o somalinimo leh an wax usameysano qoloyinkan kenya benta usheegtay waxan leyahay somalinimo waxad kuweydeen kenya kahelimeysan dawladan somali kudhantahay amay dani noogu jirta o an kafa idaysana walee somaliyey dantena kujirta hadi kale sideyni ban iscuneyna oo an marba isjidjidaneyna marka shirka kenya horbodeyso marabno horana udareyn sana marba somalida in lodhiibo dhago libax markay isdhahanba manta rajadu rontahay fadaral sumeysan o ay sodiyariyeen cadawga somaliyed ba gacanta nalogaliyay e hadan suntan sikale an dawladu ubadalin halistayday ledahay e halaga digtonado o sikale an u isticmalno sunta nalodhibay

  31. sayidka says:

    k k k k k k k waar gedo arinta kismaayo kuma quseysee garbahaarey baa dayactir kaaga baahan inanka (ha haybin waxaadan helayn ha hawlin naftee halaaga ka dhaaf reer gedo)

  32. Filipin says:

    Aqiyarta aflagadada wa ceeb dad aya dhema nayo uduceya pls dagal qabil waka so godob nay wlh hadan dowlada arima ha joboyin ka lo den waxan waxa ka xo na bilawa nayo

  33. mudug times says:

    awal magaalada waxaa haystay oo ku adeegata
    laakiin haddaa waxaa magaalada haysta dadkii u dhashay waana laga gudbay
    cidkatimid gobolda dhexe ee soomaaliya inay ku amar tagleeyaan magaalada
    raskanboni waaa reer jubooyin ayagaana adkaanaya markasta
    maanta maleh isbahaysigii ee yaa kuu hiilin doona
    kuwa dagaalak kawad kismaayo.

  34. Mohammed Ali says:

    ASC dhamaantiin

    Isku dhaca waxaa keenay maamul la’aanta gobolka, sidaas darteed way iska cadahay cida diidan in maamul loo sameeyo jubooyinka. Dastuurka hada dagsan wuxuu qabaa in labo gobol iyo wixii kabadan loo sameeyo maamul. Qoladii diidan in maamul lasameeyo xamar ha’aadan halkaas ayaa lugu soo dhaweeyaa wixii diidan maamul federaal, iyaga hakudarsadeen.

    WBT

  35. Shahdoon says:

    Caqli Darana kuwa maanta xabada isla dhacayaa waxan idiin sheege qalyahiinan meesha ka nacnaclow. Runta maxaad u diidaan waxa laysku laynaayo waa in qolo kasta xukun xaaran ah hesho waxa kaga bexi karnaa waa daiwlada somaliyeed oo talada loodayo dhamaan kuwa kudagaalamayana magaalada laga wareejiyo

  36. Cadaaado says:

    ASC, dhamaantiin,
    Horay ayaan uga dignay fitnada uu qaswade Faroole dhex dhigay dadka walaalaha Somaliyeed dhexdooda, iyo waliba dadka qaarkood oo uu duufsaday, kana dhigay kuwa mahbarka sidiisii u fakira.

    Waxaani waa waxaan sheegnay in eey imaan doonaan,hadii uusan Ahmed Madoobe joojin qaska iyo maamul ayaan u dhisayaa magaalo dad badan joogaan, laguna aragti kala duwan yahay. Sidoo kale, qaswade Faroole, iyo dhamaan dadka raba in eey magaalooyin iyo gobolo Somaliyeed qas iyo carqalad ugu geeysteen, waxaa haboon in la xiro, lagana wareejiyo title ka iyo cinwaanka qab qablenimo ee eey sheeganayaan. Ahmed Madoobe asaga ayaa mas’uul ka ah dhibka halkaas iyo Kismaayo ka dhacay. Mid ka darana waa uu soo socdaa. Hadii eeysan Dowlada Somaliyeed ka hortagin, afduubka uu Oday Ahmed Madoobe raba in uu Kismaayo ka sameeyo.

    Dowlada Somaliyeed waa in eey si dag dag ah ugu gurmataa ciidanka Somaliyeed. M dhici karto Dowlada in kuwa mucaaradka iyo carqalada ku ah, iyo kuwa taageersan si isku mid ah ula dhaqanto. Sidoo kale waa in Dowlada Somaliyeed eey si dag dag ah ugu amartaa Kenya in eeysan hal taako oo Somaliya ah sii joogin. Argagixisada alshabaab waxaa ku filan ciidanka Xooga Dalka Somaliyeed, iyo beelaha taageersan in Dowlada shaqeeyso, qaranimada Somaliyana lasoo celiyo, iyadoo la kaashanayo wadamada Africaanta ciidankooda oo aan ku xadgudbeeyn “sovereignty” iyo madaxbanaandia qaranka Somaliya, kuna shaqeeynaya agendaha iyo awaamiirta Dowlada iyo madaxda dalka Somaliyeed. God bless Somalia.

  37. kaambooni says:

    Raxanreeb horta idinkana warka hubsada oo saad u dhigteen ma ahan arinta meesha waxa kudagalamay waa ciidankii saldgiga joogay iyo kooxo qowleysata ah oo aan rabin hormarka gobolkan shalay waxaanu qabanay 120 qof oo lagu qabtay hub iyo walxaha qarxa arintaas ayeyna laxariirtaa arintan manta dhacday shirka iyo mamul usameynta jubbaland wuu qabsoomi doona inshallah intii nabada jacey ee anan cadifaad iyo qabyaalidi duleyn way kasoo qeb gali doonaan inta kalana dee meelaha shaaha lagu cabo kismaayo lee war haka dhigtaan adeer ama diida ama ogolaada Jubbalandstate gadaal cidna u fiirin meyso

  38. khalid says:

    waar ilaahay ka baqa,xishooda waxaydaan ogayn haka hadlina waa lagu waydiinayaa, eeg qabiilka markaad dhalan kamaad mid ahayn, markaa dhimatana waad ka baxday,qabiilku waa xisbi yar oo mudo yar ku jiraysid,nin walooba qabriga xasuuso, dhimashada xasuuso,kismaayo hadaad guri ku leedahay aad somalitahay waad leedahay,maha hadii reerkiinu dego ama walaalkaa guri ku leeyahay,

    Adigu guri maku leedahay oo bililqo ahayn somali matahay muslin matahay? kismaayo waad degtaa lakiin malihid,

  39. bahal bari says:

    @cadaado kansarbaa ku haya see lagu yeelaa waa loo dhintaa mooyaane daawo malehan qarawgan kaa muuqda kaligaa ma ahan ee sinji baad u leedahay waana sida aad toowxiidka aad u aaminsan tahiin ayuu idinku yahay lagaamana tirtiri karo inaad u dhimato mooyee 1 maxamad siyaad baad ku qarwi jirteen alaha u naxariisto 2 sidoo kale c/laahi yuusuf alaha u naxariisto 3 sidoo kale faroole kkkkk iska wata qarowga iyo salalka aad ku jirtaan kolayba dhib naguma haysaan anagu iska wado koolka aanan kaa dhamaanayn ee aad ku jirto

  40. prof piccolo says:

    kkkkkkkkkkkkk hadda lagu raad joogo iyo ragga xamar boorsada lacagta laga soo siiyey oo hadda laga wada qaatey kadibna been loo sheegey halkooda lagu xasuuqey haddba USC hadey rabo iney gacanta ku dhigto kismaayo waa cirka oo caad laga wayey haddna waxa socda midgaha iyo ilko yarta lagu shaqeysto oo dadkooda lagu xasuuqayo sida SNM ay dadka ugu dilaan dadka u dhashey dagaanka sida dabo qoodiga iyo horgalha xamar laga soo daabuley oo meydkooda buux dhaafiye kisaamyo oo qurankooda laga jiidayo ilko yar dhamatey inta kahartey waa caawo ayaa guryaha loogu galayaa vivvo daroodisim D+Blood

  41. Cadaado says:

    @bahal bari, walaahi in aad adinka mahbarka uu hogaamiyo qaswade Faroole aad tihiin cudurka cancer ka iyo munaafaqiinta ku dhex jira dadka Somaliyeed, oo isku dira sida yahuuda oo kale ku shaqeeysta in aad dadka Somaliyeed ka dhex kaluumeeysataan. Laakiin, mahbarnimadiina iska wata, dhici meeyso in aad mar danbe Somaliya Dowladeeda dhexe aad ka noqotaan mas’uuliyiin jago sare ka haaye, sababtoo ah, waxaad tihiin munaafaqiin aanan is qaban, oo kuligood shiiq, caamo, iyo qaad cunaba waxaad tihiin dad ku mideeysan fidnada umada Somaliyeed. Car waa kaas ee qof kasoo horjeeda qaswade Faroole oo ah waxa mushkiladaan Kismaayo ka dambeeyo, asaga iyo gacan ku dhiigle qabqable Darwiish waaye waxa Dowlada carqalada Kismaayo raba in eey ku furaan. Mida kale, Madaxweeyne Mohamed Siyaad Bare Allaha u naxariistee, waa mahbarka kuwa ku qarwi jiray Jaale Siyaad, sababtoo ah, intuu fiiriyay, darsay, ayuu arkay in aad xaaraan duli ah, oo cadowga Somaliyeed in aad tihiin, markaas waaeye markii uu go’aansaday in la’idin cirib tiro. Marka waa adinka kuwa ku qarwa Madaxweeynihii hore Mohamed Siyaad, iyo qof kastoo fahma dhagartiina. God bless Somalia.

  42. Banaadir Boy says:

    Xaalka allaha dajiyo daba dhilifka allaha jabsho Soomaliya allaha is raaciyo

  43. Kacaami says:

    Ku: Pro Piccolo

    Adigu ma ciyaalkii Kacaanku bacrimiyaad aheyd?

    Adinku ma hadli kartaan mar horaan idin gumeeyay. Daacadii, Aabahaa xitaa ma taqaanid maxaa yeelay barigii Garoowe Kacaanka lagu beerayay baan ku bacrimsaday waliba Rag Muruqyo waaweyn baan adeegsaday si aad xoog u yeelataan oo aan beeraha idinkugu fasho. Ha khaldamin, Anigaa ku leh adiga iyo dhashaadaba ilaahay ka sokow ee ha igu caasiyoobin.

    Barre Hiiraalaa ayaantii Kismaayo khaldamay oo barkiina idin soo qixiyay barkiina bada ku guray shit! Wuu caqli xumaa maxaa yeelay inaan beeraha Jubaland kugu fashaan rabay. That was the purpose of Bacriminta.

    Hada waxba ha iga caroonin mirihii Kacaankoow. Ha igu khasbin in aan ku jajuubo sidii barigii. Hadaad igu caasiyowdo ogow waxa aad dhakhdhakhleysaaba waa intaan Ilkadheerta godkii lagu gumeysan jiray ku celinayo. Markaan kasoo jeesto adoga oo ah hantidaydaan kusoo doonanayaa. Maanka ku hay, Anaa ku bacrinsaday anigaana ku leh ilaahay ka sokoow.

  44. hogaanshe says:

    mooryaan @cadaado kkk waxaa la yiri dameer kaadinaysa ninkii sii fiiriyaa ka sii liita kk waxaad ka dhalatay qoos yar oo xaaraanta ceebta iyo isdabamarka ay agtooda ay caado ka tahay ee gobaladaas dhexe degan ee gaajada iyo haraadka iyo colaada ay aafeeyeen waxaana sabab u ah danuubta aad caado ka dhigateen ileen caqli idinkala cesha ma lihidine doofayahay qaaqaawan kala bax afkaaga dadka caqliga u saaxiibka ah ee idin hogaamin jiray ilaa sabankii cali yuusuf ama boqorkii hobyood taariikhda dib u raac soona akhri doofaaryahoow reerka aad hadeer sheegato awaxaaba laga yaabaa inaadan ahayn markii taariikhda dib loo raaco hadaad rabto iisheeg dheh anaa kuu soo qoraya sideey ku dhacday inaadan aheen reerkaas waa taariikho hore kuna saabsan waagii cali yuusuf boqorkii hobyood anaa kuu hayah daafaar inaad faruuqdeenii tihiin baan kuu cadaynayaa iga soo codso aan kuu soo daabacee hadii kale meel fariiso yaan ku sheeg sheegine

  45. mahdi says:

    Mahbar waxay cuqdada u qabaan waxaa weeyaan xaaraantii cuni jireen oo boolida ahayd ayaa looga dhaartay markaasaa waxaa ku dhacay soomaali niceeb. Labadiina gobol oo dhagaxa ah ku ekaada!

  46. Sacdi says:

    Waxaan la yaabanahay indha adeega qolyaha la baxay RAASKAABOONI,tuulada Raaskaambooni waxaa u badan Baajuun mana ahan dad ku indha adeego gardaro,beesha magaca sheeganayso oo la baxday
    (RAASKAAMBOONIYIINTA) hala baxeen magac kale.

  47. @kacaami
    waa dhaqanka gunta markaad rag is dishaan inaad maatada kufsi iyo layn kula,kacdaan nasab hadaadtihin birmagaydada aad ku xad gudubteen kuma faanteen adinkoo shaati dowladnimo wata somali waxaa kala,dilay ee maanta halkas dhigay waa dhaqankaad kula kacdeen walina waad ku sii faanaysan caqligii gaabnaa ee afwayne aayadaha quraankaah kuyiri anaa nasakhay baa lagugu barbaariyay beenti afwayne kugu qanciyay baa lagugu rabeeyay wuxuush,nimo baad la timaadeen waana layska kiin dhiciyay huuraale isagoo baroor ganbo xiran waatuu hoostagay habar gidir maxaad u magansateen beel idin la faca hadaad raganimo ku meel marikartaan maad wax iska dhicisaan markaad u cararayseen caado qaatayashi u kala hiiliyay beelo usiman iyagana waa mid taarikhdana ugu taal waligayana aanan ilaawayn faan badnaan iyo fulaynimo iyo faduul waa idiin caado REER XERAALE miyaysan idinka gubin faanka maad ugu yeerataan habar gidir mise waxay idin dheheen irir baanu islanahay anagu somali nabad iyo xadaarad baanu ku la noolnahay wixii na dulmana waan iska qabana si haboon sidiina ma aaminsanin inan gumaysano somali xoog iyo xaqiraad adinkaa caado uleh waxaa inoo balan,ah inaan xu maan ku kala sad qaadno jagadan raiisal wasaare baad futada lakala qabateen dir waqooyi shirka london ka eega kumaladaysan kuwaad hoosjoogtan baan horay uga diray kismaanyo markaad xaqdaro isku bahaysateen miyaad ku ladeen waa idin nacasnimo inaad moodeen in laydiin kaharay

    somali iyo muslin iyo gaalaba way ogayd inay isu kaayo bahaysteen beesha raiisal,wasaraha iyo beesha madaxwaynaha sidee noo matalaan waa is ba haysigi aan is haynaye

  48. Cadaado says:

    @ hogaanshe, doofaar in aad adinku tihiin, ma aragtay sida uu u egyahay gudoomiyaha magaalada Boosaaso, oo ah caruurtii eey bacrimiyeen askartii ciidanka xooga dalka ee jareer weeynta aheeyd, kkkk, sababtoo ah waxaa la’idinka waayay in aad meel tartiib u fadhiisataan oo dadkiina dhinac ka raacdaan. Mida kale, Cali Yuusuf iyo magaalada Hobyo iyo sheekooyin ku tiri kuteen ayaad meesha ku heeysaa. Waxaan ku weeydiiyay, intaad iska hilmaanto sheekada raqiiska ah, waxaad ka jawaabtaa magaalad Hobyo oo aad sheegeeysid hada yaa ku nool?

    Walee, qaswade Faroole iyo inta la halmaasha hadii eeysan ka waantoobin munaafaqnimada iyo isku dirka eey wadanka Somaliyeed iyo dadka Somaliyeed ku hayaan oo eey ugu dambeeyso waxa aad ka wadaan Kismaayo, in eey dhici doonta in tilaabo cad dadka Somaliyeed oo mideeysan, oo ul iyo diir ah eey idinka qaadi doonaan. Joojiya iskudirka dadka walaalaha Somaliyeed.
    God bless Somalia.

  49. @cadaado
    cali yuufus maxaad kasheegi 92 markaad gardarada bilowdeen reer ayl baa cadaado iyo godinlabe kugu fuushanaaye waligaa dameer baad ahayd maxuu dameer cay iigu dhimi wuu iska ciyayaaye horay baa looyiri saleeban xaasidnimo laga waayay waa dameer sakatimo laga waayay reer galmudug baad nabad galinlahaydeen hadii cidi idinka nabad galayso iyo beelaha jaarkinaah ee maalinwalba aa dhaqan xumaanta ku haysaan

  50. @ kacaami
    horta wacal inaad tahay ayaan qirasanahay waliba kuwii SOOS ahkkkkkkk
    adeer waxada ku faanaysaa maataan xasuuqay iyo xoolaan dhacay. adigu ma is weydiiisay wixii aan kugu dhigay maad illowday wixii kaa qabdsaday TUULO EELAY.63 QOF oo reerkaagaa aan hal maalin ku dilay 2. CILLILAANLE 49 QOF oo reekagaa aan hal galab ku laayay 3. laan wilif kkkkk iyada aan maalin kaa barakiyay intaasreerkaaga ayay ku dhacday oo khaasah markaan KULMIS ahaa intaasayaan kuu gaystay maad ilowday mase laguumana sheegin kkkkkkk
    all in how haddana wali kaama harin ciyaari waa galin danbe Galakaio, boosaaso, garoowe , qardho calwula, baargaal, qandala bayla ilaa xaabbo illaa raasiga anaa iska leh haddaan kugu arkana foosto naafataa ayaan kuu karkarinayaa oo aan kugu gubaa walaahi xitaa inaadan qaxooti inaad ku ahaato aanan kuu ogolayn……. idiot of real

  51. Cadaado says:

    @Kacaami, kkkk, ninyahow meel aad u danqaneeysa ayaad ka taabatay reerka mahbarka ahaa.
    Mida kale, in eey ducufo jilicsan yihiin waan ogeeyn, sababtoo ah bal arka hal nin Kacaami ayaa waxuu ku aadi karo 10 nin oo ayaga ah. Taasna waa u dhalasha karti, iyo ragannimo. Waxaa Ilaaheey mahadiis ah, in dib u heshiisiin rasmi ah u dhaxeeyso beesha Sade/Mareexaan iyo dhamaan beelaha Somaliyeed. Kuwa hada raba in eey fitno kiciyaan oo dadka isku gooyaana waxaan leenahay Ilaaheey fitnadiina ha idinku celiyo idinka.

    Kuwa raba in eey dadka Somaliyeed isku diraan oo eey reer Garoowe jambalka u tuureen haka waantoobaan. Somalida reeraheeda kala gadisan ha fahmaan, sababta reer Garoowe la qeeylinayaan, waa sad bursi, waa xaaraan quutanimo, waa handadaad oo eeysan ragannimo la socon. Taasna shaqeeyn meeyso.; Ra’iisalwasaaraha, Madaxweeynaha iyo Gudoomiyaha baarlamaanka iyo golaha fulinta iyo sharci dajinta Dowlada Somaliyeed waa in eey meel saaraan kuwa qaska iyo isku dirka dadka shaqada ka dhigtay, mahbarka waa in tilaabo laga qaadaa, lana dareensiiyaa qiyaanada qaran oo eey gacmaha kula jiraan. God bless Somalia.

Leave a Reply