Madaxweyne Xasan SH oo London Gaaray (Sawirro + Video)
War-Saxaafaddeed:
Date:1/02/2013
(Muqdisho,Soomaalia,Febraayo,01 2013)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi sare uu hogaaminayo ayaa waxeey ka dageen caasimadda dalka Ingriiska ee London.
Waxaa safarkan Madaxweynaha ku wehliyo R/Wasaare Ku Xigeenka ahna Wasiirka arimaha dibadda iyo iskaashiga Caalimiga Marwo Fawziyo Yusuf Adam,Wasiirul Dowlaha Madaxtooyadda Mudane Faarax Sh. Cabdul-Qaadir, la taliyayaasha Madaxweynaha, iyo saraakiil ka tirsan Villa Soomaaliya.
Madaxweynaha booqashadiisa ayaa imaanayso kadib markii ay dowladda Ingriiska casuumaad rasmi ah u fidisay.” Cilaaqeed-keenii jiray ayaan rabaa in-aan dib u soo celino” Madaxweynaha ayaa safarkiisa wuxuu kula kulmi doonaa R/Wasaaraha Ingriiska Mudane David Cameron iyo madax kale oo ka tirsan dalka Ingriiska .
Safarka Madaxeynaha ayaa wuxuu qeyb ka yahay safarro kala duwan oo dib loogu soo nooleynayo xiriirka Soomaaliya ay la leedahay beesha caalamka.
Communication Office
Office of the Somali President
Mogadishu, Somalia



















Madaxweynaha isku diraha shacabka soomaaliyeet ee doolada qatar, waa in si dag dag ah barlamaanka uga tuuraan jagadiisa, wax uu kala fogeeyey ma’ahee, wax uu walaaleeyey ma’arag, wax qabad oo uu soo bandhigey ma arko aan ka ahayn doolad buuxda in loo aqoonsadey, war ma’isagaa ka saarey dooladan kumeelgaarnimada? Sidee buu u sheegan karaa guushaas?
Gafkaasi uu galay waaba iska cadahaye, wax uu qabtey in general malahayaa? Miyuu hayaa official reports cadeenkara wuxuu qabtey labadan bilood, kan wixiisa waa afka sheegasho qoraal aan lahayn, ka tuura jagada waa jaahile,,,…ragii ku soo caanbixi lahaa this political apportunity is here, this guy is very much hated and unpopular, waa jug isii aan kuu baneeyee, halaga faa’ideysto fursada uu isaga ciyaarey.
halagu banaanbaxo xoolahan hada. Madaxweyne somali buu sheegan meelaha lagu soo dhaweeyo Mooryaan unbaa joogta cid kale oo tagta ma jirto
Waa in la helaa dad la jaanqaadi kara madaxda
Dowlada faroole guruubkiisii koofurta waa ka
Dhamaadeen saaxiibadiis indhacade ,kharyare
Suudi iyo kuwii dhinteyba reer puntland waa
Iney keenaan nin qaran not nin qabiil ama jufo
Laakiin shacabka ayaa laga rabaa sida saacid
Uu sheegey ama raiisalwasaare saacid .
Xasan gurgurte. 4bilood waxuu safar ku tegay. Kenya, itobiya, Jabuti, Ugandha, amerika, beljamka, ingriiska. Kkkkkkk. Maxaa loolahaa waxaa laga baxay kumeel gaarkii iyo shariif airways, hada kahor baa wakhtigii. Gumaysigii ingiriisku ka baxay gobalada waqooyi , Ayaa oday reer baadiye ah uu xoolo keensaday Suuqa magalada burco, waxaa layiri adeer canshuurta keen, hadalkaas oo madaxiisa gali waayay , waxuu Si lama filaan ah ku yiri oo maxaa loo lahaa Waa xorawnay oo gumasigii ingriiska Waa baxay, waxaa loogu Jawabay haa Waa run oo waan xorawnay ee ingriiska bax, odaygii oo yaaban. Baa yiri. Oo maxaa hadaba isbedalay. Ingriiska canshuu ayuu qaadi jiray, idinkuna canshuur ayaad qaadaysaan, odaygii waxuu u tegay odoyaal kale waxuna ku yiri kuwaan canshuurta naga raba Waa wiilasheenii. Ee nin walbaw wiilkaaga kasoo Kaxee. Si. Aanba. Canshuur nalooka qaadin.
Masha allh ilahay haka dhigo madaxweyna kii umadda somaliyeed ee kala luntay mid isku keena oo sharaftiii somalia gudaha iyo dibada kulahayd soo celiya
London ku soo dhawoow Madaxweyne Xasan SHeekh Maxamuud,qurbojoogta soomaaliyeed ee ka soo jeeda Somaliland iyo Puntlandland waxay rabaan in aad shakiga ka saartid,oo aad si cad ugu sheegtid in aadan si gaar ah duulaan ugu ahayn ,ogoshahayna in wadahadaladii iyo dib u hishiisiintii ay sii sucdaan.
London ku soo dhawoow Madaxweyne Xasan SHeekh Maxamuud,qurbojoogta soomaaliyeed ee ka soo jeeda Somaliland iyo Puntlandland waxay rabaan in aad shakiga ka saartid,oo aad si cad ugu sheegtid in aadan si gaar ah duulaan ugu ahayn ,ogoshahayna in wadahadaladii iyo dib u hishiisiintii ay sii socdaan.
ciyaalkiiiiii reer faroole maxaa cabaad ka baxaaayo kkkkk war ileeen anagaa wax aragnay jaaale madaxweyne soo dhawoow well com to london 10 kun oo qof oo somali ah Welcoming event for The President of Somalia Hassan Sheikh Mohamoud tomorrow Saturday 2nd of February 2013
At Central Hall,
Storey’s Gate, London Westminster SW1H 9NH
At 6pm Insha Allah please be there to show your support to our President of Somalia Hassan Sheikh Mohamoud :
Madaxweynuhu wuu dadaalayaa intii tabartiisa ah, wadamada uu booqday dhamaantood ayagaa casumaad u fidiyey ee isaga ma dalban, sababtuna waxaa weeye qaran dhan oo adduunka ka maqnaa ayaa kusoo noqday, waxaa lasoo celinayaa xiriiradii diplomaasiyeed, teeda kale soomalia wax u dhisan ma jiraan waxwalba waa in hoosta laga soo unkaa taas dadaalkeeda ayuu hayaa ee Soomaliyey hala garab istaago, hadaad mucaarad tahayna sug 4sano iska daawo sida qaranka loo soo celinayo, markay 4sano dhamaato is sharax, laakiin ogow mar walba in qarankaaga kuu baahan yahay cid kastaba madax haka ahaato. Anigu madaxweynaha qabiil uma taageersani oo dameerahanaga isuma tagaan,waxaan kasoo jeeda degaanada D&M, abdulahi yusuf AUN sidaas ayaan utaageersanaa oo weli credit badan ayaan u hayaa sababtoo ah dowlad soomaliyed oo laga maamulo madaxtoyada Soomalia burburkii ka dib isgaa ugu horeeyey sidaas darteed waxaan taagersanahay ma aha shaqsi ee dowladnimada iyo kursiga madaxweynaha cid kastoo ku fariisatana sidaas ayaan u taageerayaa. TOGETHER WE STAND DIVIDED WE FALL.
Runtu waxay tahay xasan sheeq madaxweinaha Cidqabiil iyo jiir naceyb kujiro waa gaar lkin shaqada uu soomaali uqabtay wey muuqataa in calamka aan ku soo noqono saaxadiisa wa guul in isbaarooyikii laqaaday waa guul kale in 4,5 uu diiday waa hurumar kale.in amaanki soo hagaagay oo magaallkii dhismayo waa wax kale,in askartii wax kufsaneysay tiirka lageeyay waa wax cad oo fiican .in adinku aad qeylisaan oo aad ceytan taan waa guul isaga usoo hoyatay .
Caruurta faroole qabyaaladaa idinga guuxeeysa ,1,000,000 oo ruux oo soomaali ah ayaa u diyaarsan ineey madaxweynaha london ku soo dhaweeyaan,
@Ali soomaali, anagu qeybtayada ayaan xoog ku qaadaneynaa, adigu nin fiican baat tahay sidaa ugu qanacsanoow mooryaanta, ma iswey diisay sababta ay u fakadeen abaartee 2010 qolooyinkaan somaliland iyo puntland iyo mogadisho, reerahaagana abaartii 2010 iney ku hoobtaan, hada kahorna caydiid baa idinku sameeyey sidaasoo kale, waa la’idiin yaabanyahay mar hadaad mooryaan aaminten, si isku dhaama, jubaland in la idiin adeegsado sidii eygii waa arin laga naxo, shanta kala baxa oo maamul lagu muransaneen sameysta si aat u heshaan khasnad wax idinkugu soo dhacaan, isna weydii inkastoo aan idinla dagan nahay bay iyo bakool ma aragteen anagoo idinku heysana maamul dhisidaa? In aanan ku badneen baan ognahay marka waa inaan xishoonaa, majority rules, sidaasoo kale uga gaabsada jubaland hadaad wax fahmeysaan, ogoow soomaaliya in la dhisayo amaah iyo maal galinba iney bilaaban doonto, dhista maamul goboleed hana u hadlin sidii jaahil aan war hayn, be leader and take the lead for your afairs, fuley hadaad tahay dan iyo maslaxo laguma mar marsiyoodo, iska dhici mooryaanta, anagu dadkayagaan u dadaaleynaa, Xasan xoolo waan la xisaabtameynaa, miraheeda anagaa leh, somaliland waxey dhacsatana iyadaa leh, adigu malihid, balse adigu waligaa sidaa u hoos fadhi mooryaan soomaali baan nahayna ku hay bal ineey wax ku tarto, nin aan ciyaalkiisa kor san, hadde darbi jiif iyo tuugsi waligood ka dhamaan mayaan, i’m sorry for the harsh words, but you need to wake up,,,…
ASC, dhamaantiin,
We stand by you, Mr. President, the Somali people are with you, except very few people led by spoiler Faroole, and his gangs. But, we will charge ahead, we won’t stop staying on course, a course of bringing the Somali people together. Making Somali once again, a Nation that is at piece within itself, and with it’s neighbors.
Mr. President, be aware that spoiler Faroole and the thugs in Garoowe has always been the enemy of Somalia, they want to make Somalia 10 small balkanized tribal states who would be in a perpetual state of wars. This will have a serious and grave impact on the security of Somalia, the horn of Africa, and the world at large, as these tribal states would be safe havens for terrorists.
Mr. President, you and your government must safe guard the sovereinity of Somalia, and not allow spoilers like Faroole to bully you. While his actions and voices are well documented and can be found in public media, Faroole should be held accountable, for he is making it difficult for Somali’s rebirth. Thank you, Mr. President, and God bless Somalia.
Hanad@
waa ka xumahay qabyaalada intaas la eg oo ku heyso oo wax ma garato cml uu hadashay ceeb bee kugu tahay Wallahi in qabil dhan aad moryaan ku sheegto, qabil kale dhibaatada gaartay aad wax lagu Caayo uga dhigto! dhibna qabil uu gariin maleh.
Abaarahii 2010 waxee xog uu sameeysay bay, bakool iyo gedo iyo meelo kale oo sameytooda ee yareed lakin waxa hor istaagay in dadkaas la caawiyo waa alshabab ma aheen qabil adigana dadkaas waxaad u aragtay qabil meesha aad u arki laheed dad walalaaha ah oo soomaaliyeed oo dhibkaas ka xanuunsan laheed, aniga hiiraan aan ka soo jeeda Wallahi Marar badan baa lacag uu aruriyeey aan diray aan aad uga xanuunsaday dhibka walalaaha soomaaliyeed heysta meesha aad adiga hada wax lagu Caayo uga dhigtay! Dhaqan Islam iyo mid soomaaliyeed ma’ahan hadalkaaga ee ka firso.
wanna lagu jeeda in madaxweynaha aad uu mucaaradi qabil ahaan oo dhul boobka kaa celiyey ! Jubbaland baad ku qafifteen war meeqo mar baa lagu yiri dagaano, tuulo, dagmo baa lagu xisaabtama oo wax lagu qeybsanaa ? nin aan dhul heysan baa warkaas ka soo horjeedo, labada beel aad aflagaadeysay waaxee ka mid yihin beelaha majority ka ah ee isku xisho hadaladaada ka firso.
macagu waa maxamed salaad cumar aad baan u faraxsanahay inuu safar u tago madaxweynuhu dalka london iska oo raadinayaa xasaloonida dalkeena hooyo iyo arinta dalkeena
waxaan madaxweynah leehay guur guur waad ku guulaysadaty nabad ku soo dabaalida dalkeena
marka halkaa ka sii ka sidaa wad ilaahayna hakugu guulayo
Madaxwayne ku soo dhawaw London, ummadii Somaliyeed baa diyaar ah siddii ay kaaga dhagaysan lahaayeen oo aad ugu sheegi lahayd wixii guulo la gaaray ee u soo hoyday dadka iyo dalka SOMALIYEED. Qolyaha ku fekaraya oo leh mudaaharaad baan dhigaynaa jawaabta aad sii naysaa waa tii aad horay u siisay kuwii joogay USA, waayo kan mudaaharaadaya iyo kan ku soo dhawayaba adigaa madaxwayne u ah.
GARSOOR/GAALKACYO
@cadaado, mid caaq ah baa ku aaminaya, dadkiisa iyoo dalkiisa aan kala jecleen,,,.. Miyiidan nagu gumaadin kismaayo ilaa iyo gaalkacyo? Dhacdadaa ka dib, waxaan go’aan ku gaarney inaan iska adkeysanno dhulalkiinana idin kaga tagno. Maxaat u rabtaan inaat uga takhalustaan federlism? Miyiidan go’aan lahayn, soo tii shalay aat ina ceyrsateen? Fool me once shame on you, Fool me twice shame on me,,,…
The trust is broken, i don’t care if your people were used by habash or italians to commit the crime back in 1991, all we know is your people did the deeds, it is your people who we blame from the bottom of our hearts, maxaa beenta la’isugu sheegayaa, idin ma rabno, have some selfsteam and count yourselfs, why run after people who don’t want you? Take care we are not coming back to rebuild mogadisho, count on your statemen, you lucky we are not after Vengeance,,..JAW,,,..
Hadaad xoog heysidna maba heysidee ogoow you are nothing, somaliland waxba kama qaadi kartid, jubaland sidoo kale, puntland iskaba iloow kuwaa hadaad isku taabato wallaahi bey xamar kugu imaanayaan intey cadaado xoog ku soo dhaafaan, qurmuunka reer jabuutiga ahna, amar baa la siinayaa iney baneeyaan waxba yuusan isku haleen, plan b and c intaba waa diyaar,KKKK,,,…
Cadaado well said bro/sis, wallahi I couldn’t have said it any better lol. And by the way I’m from Cadaado too *wink* may god bless you too.
As for our president we welcome him and congratulate his victory in getting his government recognised by the international community. Thank you, your Excellency, for bringing back the Somalia we know and love. As for kuwa ciilan ..sakiin laqa oo ku dhinta xaasidnimadiina. Somalia Hanoolaato Oo Ha jirto!
@Hanad, brother, isn’t it time to bury the hatche? and come join hands, uniting all Somali people?
The things you mention here regarding the civil war, how we chased you and killed you and all that, brother, first of all, that was a tragedy of our own making, where everyone of the Somali tribes took part, and no one tribe is to be blamed, as they were all fighting, and committing crimes agains each other.
However, the way forward is not to look backward, and as President of Somalia Hassan said, “those who look back only yesterdays, will be missing the tomorroows that are coming”. We ought to stop holding grudges against one antoher, and move on, rebuild our country with the determination of not making the same mistakes of yesterdays. But, my concern is the people like you, who see that their clan was the only victims of the civil war, whereas, all Somali people, of all clans and regions were victims of so many horrendous acts of violance.
It is time to be hopeful for Somalia is on the course of healing the wounds and scars of the civil war. We got to support the current president, and prime minister, and speaker of parliament because they have vision of making Somalia come back and lead our people in a new era, an era of peace and harmony. We also want to ensure the integrity and sovereignty of Somli state is preserved. Somlia is and will always be one Nation, under God, indivisible, wiht liberty and justice for all Somalia people. Thank you, all, and God bless Somalia.
@Salma,
glad you agree with my message of hope and healing, also glad we are from same town whose people are known to thier unwavering loyalty to the Somali state and justice and fraternity.
We must seize the moment as President Obama has told the Somali president during his visit in the States. We will extend our hands to those who are willing to unclutch their hands and join our brothers and sisters to make Somalia a beatiful place, where life, liberty and pursuit of happiness is an alienable right to every Somali citizen. Where the individual is judged not on what clan he or she belongs, but the conent of their character and capability. This is the new Somali, a Somali with a new blood, so don’t be left out. Than you for everyone who is working hard day in and day out in the rebirth of our beloved Somalia. Thank you all and God bless Somalia.