Madaxweyne Xassan SH oo Maalintii Labaad Safar Shaqo ku Jooga London [Sawirro + Video]
Muqdisho, Soomaaliya,01 Febraayo, 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi heersare ah oo howl shaqo u jooga London ayaa maanta kulamo la qaatay saraakill sar sare oo ka tirsan dowladda Ingriiska.
Kulamadaan ayaa waxaa Madaxweynaha kala qeyb-galay R/Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arimahha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Marwo Fawziyo Yusuf Adam,Wasiirul Dowlaha Madaxtooyadda Mudane Faarax Sh. Cabdul-Qaadir, la taliyayaasha Madaxweynaha, iyo saraakiil ka tirsan Villa Soomaaliya.
Wafdiga ayaa waxaa saakay qaabilay saraakiisha ugu sareyso xagga amniga ee dowladda Ingiriiska. Waxaana halkaas looga hadlay qaabkii Soomaaliya dib loogu soo celin lahaa nabadda.Amniga ayaa wuxuu kow ka yahay Lixda Tiir Sayaasadeed ee dowladda Soomaaliya.
Sidoo kale Madaxweynaha ayaa wuxuu la kulmay hey’adda u qaabilsan dowladda Ingiriiska, dhanka horumarinta.Goobtaas wuxuu Madaxweynaha ka sharaxay qaabka ay dowladda Federaaalka Soomaaliya ku dooneyso in ay u geeyso geeyso adeega bulshada goboladda dalka oo dhan.
Ugu danbeyntii ayuu Madaxweynaha ku tukadey Masaajidka Islamic Cultural Center. Halkaasna uga mahad celiyay maamulka Masjidka, adeega ay u hayaan Muslimiinta ku nool dalka Ingiriiska
Safarka Madaxweynaha uu ku joogo Ingriiska: Maalintii Labaad


















Arey Xassanow xaad haysaa? LOL
ASC, dhamaantiin,
We stand by you, Mr. President, the Somali people are with you, except very few people led by spoiler Faroole, and his gangs. But, we will charge ahead, we won’t stop staying on course, a course of bringing the Somali people together. Making Somali once again, a Nation that is at piece within itself, and with it’s neighbors.
Mr. President, be aware that spoiler Faroole and the thugs in Garoowe has always been the enemy of Somalia, they want to make Somalia 10 small balkanized tribal states who would be in a perpetual state of wars. This will have a serious and grave impact on the security of Somalia, the horn of Africa, and the world at large, as these tribal states would be safe havens for terrorists.
Mr. President, you and your government must safe guard the sovereinity of Somalia, and not allow spoilers like Faroole to bully you. While his actions and voices are well documented and can be found in public media, Faroole should be held accountable, for he is making it difficult for Somali’s rebirth. Thank you, Mr. President, and God bless Somalia.
REALLY CADAADO, HE IS YOUR TRIBE THAT WHY YOU STAND BY HIM. WHAT ABOUT MORYANIMADA IYO BILLIQADA XAQA BELLAHA . DO YOU STAND BY HIM THAT. IS THAT WHAT YOU HAVE IN COMMEN. OGOOW QARANIMADA IYO QABIILKU WAA LABO AAN IS QADAN KARIN.
iam very sorry about that man wrote to insult tribe he doesnt want farole he wants tribe growe is somali province capital so u are wrong and u spioled somali nation for 22 years if u are wise man u will not stop somali nations in 22 years so look yur slef bye
Faroole iyo Faysal Cali Warabe ma ku dhufteen,ilama ahan Faysal iyo Faroole in ay FIYOOW-YIHIIN.
Labadan nin caafimaad qabka maskaxdooda ha la baaro.
Cadaado
Do you think your president will read your comment?
@ Barwaaqo, I sure do hope the president reads my comment or his secretaries pass on this to him during the daily briefing. But more importantly, I want the Somali people to read.
We need to pledge our allegience to the flag and Somali nation, that it is one Nation under God, indivisible, justice and liberty for all it is people. We, the Somali people, must ensure we join hands to move our Country ahead, from recovery into full reconstruction of our nation state. We must seize the moment. This government will protect and preserve the rights of all Somali citizens. It belongs to all Somali people, so, everyone of us need to do his/her little part. Thank you all, and God bless Somalia.