R/W Shirdoon oo ka hadlay Kismaayo [War Saxaafadeed]
WAR SAXAAFADEED
Moqdisho, 23, Feb, 2013….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta soo saaray baaq ku aadan dagaalka ka soo cusboonaaday Kismaayo.
“Waxaa dhawaan isoo gaartay in dagaal ka dhacay magaalada Kismaayo. Waxaana aad uga xunnahay in dhiig dad walaalo ah oo Somaliyeed si micno darro ah u daato waqti ay dadka magaalada Kismaayo ay sugayeen in ay maamul sameystaan” Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Saacid
Ugu horeyn, waxaan ku baaqeynaa in si deg-deg ah loo joojiyo dagaalka. Anagoo ugu baaqayna dhinacyada ku lugta leh inay is xakameeyaa kuna raadiyaan xalka qaab ku dhisan is qancin iyo tanaasul. Waxaan xasuusineynaa shacabka deegaanka in dagaal iyo xoog uu san ku jirin xalka ummadda.
Waxaa xusid mudan, in dhawaan ay Dawladda Federaalka Soomaliyeed ay u-gudbisay casuumaad guddiyadda qabanqaabada maamul u sameynta deegaannadaas si ay isugu yimadaan kulan wadatashi ah oo dhacaya 26ka Feebaraayo ilaa 1da Maarso. Gogoshaas oo loogu talagalay in looga wada tashado sidii loo dedejin lahaa sidii shacabku maamul u samaysan lahaayeen.
“Waxaan mar labaad ku baaqayaa in la joojiyo dagaalka ahliga ah ee ay ku wax yeeloobayaan shacabku, Waxaana dhamaan xasuusinayaa in Soomaaliya ay maanta mareyso marxalad cusub oo ku salaysan nabad iyo wadatashi, taas oo looga soo gudbay xiligii ku meel gaarka ahaa, ayna hiigsaneyso mustaqbal wanaagsan iyo horumar”.
Ugu dambeyntii, waxaan ilaahay ugu baryaya wixii dhintay in uu ehaladoodii samir iyo imaan ka siiyo inta dhawaca gaarayna caafiyo. Waxaana Eebe ka baryayaa in qof danbe oo Soomaaliyeed uusan dagaal aan loo baahneyn ku waxyeeloobin isaga iyo hantidiisuba.
—-DHAMAAD—-














waa hadal wanaagsan oo xikmad sita..kenya maxay ka tiri dhinaca kale madama ay ayagana dhinac maamulaan?
ASC
Goormaa laysku afgartay in maamul loosameeyo jubooyinka, iyadoo lagu kalaqaybsanaa ayaa iigu danbaysay dadka degaanka iyo mooryaanta dowlada is ku sheegaysa. Soomaalidu waxay tiraahdaa fiqi tolkii kama jano tago. Waxaan oran lahaa reer jubland hadaysan isku afgaran waayaan maamul usamaynta jubooyinka hakala tashadeen.
WBT
Ilaahey hakala qaboojiyo dantoodana haku baraarujiyo,,,.Dhanka kale ee arimaha jubaland, hadalka uu isticmaalay shirdoon waa “Waxaa xusid mudan, in dhawaan ay Dawladda Federaalka Soomaliyeed ay u-gudbisay casuumaad guddiyadda qabanqaabada maamul u sameynta deegaannadaas”, waa hadal siyaasadeysan ee shirdoon wax amar ah qoraalkiisa kuma uusan bixin,,… Sidaa aawadeed hooshu wey soconeysaa insha’allah,,..
Dhibtu waxey ka imaaneysaa qolo mooryaan ah ina salaad booy kamidyahay ayaa hanjabaad ma’ahee wax kale aan ku wajihin reer caabudwaaq, calaa iyo kulli xaal jubaland insha’allaah waa dhismeysaa reer gedona waa joogaan wixii dhimanna wey imaanayaan insha’allah, Sidaa haloo fahmo, yaan lagu dag dagin saacid waa siyaasi weyn meelo badan wax ka fiiriya isagoo fiirinaya reerihiisa oo bartanka ugu jira ilma salaad booy because of that, lets try to understand him,,,…
Amar Dawlo Mudeec, Ninkii Diida Dabaal.
Febaraayo 26, 2013. Cidii isdhaga adkeysa loo joojin maayo horaa looga soconayaa.
No, Kenya, No Jabhad, No shit! Dawladbaa meesha maraysa iyo Nidaam. Welcome to the party!
bal hada 7 ruux oo beesha gado ah yaa ladiley maxay kudhinteen,sidaas waxba laguma helo
War saxaafadeedka Saacid shirdoon waa dhabar jabin loogu talagalay in lugu burbiriyo maamul u samaynta iyo xasilloonida jubaland iyo in guddiga xamar looga yeero dabadeedna hadday tagaan la xirxiro si xasan culusow iyo odayaasha hawiye uu ugu hirgalo xumaanta iyo duudsinta ay wadaan waxayse hilmaameen in soomaalidu tiraahdo shalaad dhalataye waa la shubi jiray, macnaha siyaasadda waa laydinka baadiyaaye haku daalina is hortaagidda samaynta jubaland .
ASC, dhamaantiin, waa hadal diplomacy oo wanaagsan hadalka Ra’iisalwasaaraha. Dadka raba in eey Dowlada Somaliyeed ayagoo ka cararaya hoos fadhiistaan Kenyaatiga, waa dad wadanka iyo dadka Somaliyeed qiyaameeyay. Waa dad aanan tolnimo, iyo Somalinimo qadarineeyn. Hadii eey qadarinayaan waxyaabahaas waa in eey dhageeystaan hadalka iyo talada Ra’iisalwasaaraha dalka, iyo Dowladiisa, lana raaca waxii uu ku taliya. Halaga waantoobo soo celinta dagaalka ahliga iyo durbaanka qabyaalada oo uu qaswade Faroole si jambal ah ugu tuuray Ahmed Madoobe iyo beeshiisa. War hooy halaga joogo. God bless Somalia.
[...] wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo war saxaafadeed ka soo saaray dagaalka Kismaayo ayaa ku baaqay in dagaalka la [...]
guul aan u raajeynaa jubaland
waa dhismatay maamulka ninkii ka naxayo wuxu ku dhintaay naxtintii
marka waa dhalatay mamulkii loga daan lahaa in loogu dhiso jublaand
reer salaad boy kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa ooynayan maalmahaan ileen runtii ayey arken
iyo in mesha looga badanyahay waxey iskuugu imaden meel bus badan ee hawan sida magacoda uu yahaay naarta magaceda oo kale yahuu yahuuuuu aaya ibliisyadaan lagu shaqeysan jiray waar u shegaa in ay ka jogan meshan
\vivaa jubaland
War maleeshiyo dhowr nin ah baa ku soo duushay Saldhiga Booliiska ee Kismaayo. Kii soo weeraray Laba Garre bartaas buu ku dhintay, seddex kalan waa dhaawac xoogaa kalana waa la qabqabtay. Ninka Taliyaha Booliska ahna waa dhhawac fudud, markaa Dagaal muusan dhicinee ee waxay ahaayeen labo nin oo Ilmo adeer gacan ka hadal dhex martay. Kan dhintay wuxuu rabay in uu ka furto niman shabaab ahaa oo ay isku hayb yihiin oo Saldhiga ku xirnaa. Markaa Saacid waanu garanay inuu ka xun yahay in laba nin oo Mareexaan ay midna reer Gedo ah midna reer Galgaduud oo ka tirsanaa Dooxada Jubba ay is fara saareen.
Ku: Samatar
Wixii Habaar ah waa xagaaga.
Wax intaa dhaafsiisan oo xiniinyo ah ma haysaa? Dhowr cunugbaa odayadaadii cayrsaday iyagoo gaaweeto masago ku wata kkkkkkkkk
Warka uu ninka Cawaale wata uu sheegayo waxba kama jiraan. Warkaas waxaa been abuurtay midka Biijada leh oo webka shacabkamedia ku farbarta.
Dagaalka dhacay wuxuu dhexmaray Jabhada Raaskanbooni iyo dhalinyaro katirsan ciidanka dawlada. Jabhada raaskambooni waa laga qabsaday Saldhiga Booliiska, ninka dhintayna iyaguu lajoogay kama buuna ku dhintay maxaa yeelay Kaambooniyiintu Saldhiga way ka carareen isaguna wuu ka haray kadibna mid iyaga kamid ah baa loo maleeyay sidaasuuna ku dhintay.
Dhawr nin baa wax weerartay iyo Saldhigbaa la qabsaday kala saara idinku. Been hadaad sheegaysaan been run u eg baa la sheegaa. Kuwiinaan Midka Biijada leh warkiisa la rooraya go get your facts straight!
Hadii ay dhawr nin ahaayeen maxaa hada Raaskanbooni looga raray meeshay deganaayeen oo Ciidamada Kenya loo kala dhex dhigay labada ciidan? Shut your Biijo lips and wait the final result!
Cadaado. Oo. Muwadin. Wadani ah iska dhigaaya. Isagoo. Axmed diiriye. U yaqaan. Haleyay, faroolana u yaqaan qaswade. Hadaba Caqliga mooryaanta Waa kaa ee. Soomaliyeey ila arka.
hala laayo mooryaanta lasoo adeegsaday ee ilka yarta ah hadday is waalan ar ha laaayo najaasta .
maxaa dhibaya @ samantar waa runtaa sxb.
@Boosaaso, Walaahi baan ku dhaartee Ahmed Diiriye in uu ka ragannimo badan yahay qaswade Faroole, oo ah qof sida yahuuda u dhaqmaya, yacni munaafaq ah oo dadka isku dira. Waxaadna arki doontaa labadaan nin, waa Ahmed Diiriye oo oday dhaqameed ah, iyo Faroole, oo mooryaan qaswade ah, sida eey u kala fiican yihiin, oo taariiqda xusi doonta meesha eey ku kala dambeeyn doonaan. Sababtoo ah, waxaan ku dhaaran karaa, Somaalina ogtahay in oday Ahmed Diiriye uu oday dhaqan yahay, maslaxada umadana ka shaqeeyo. Shaqo iyo shuqula ku laheeyn siyaasad. Meesha uu qaswade Faroole, ficil iyo codba aan heeyno qaska, cadowtinimada, siyaasad fashilka ah, maadaama waxa marka horeba uu ku cabirayo wax aan diin amaba saynisba ku dhisneeyn, oo jaahil sida kuwa ariga raaca ah, taasoo ah qabiil. Marka, Somaliyeey, bal arrinkaas nala arka walaalayaal.
God bless Somalia.
kkk waa wax lugu qoslo war run ma rabtaan meeshaan kismaayo layiraahdo keenyaatigii qaati ayeey ka taagan yihiin wiilasha Sade ee sooma jeestayaasha ah hadaan looga danbayn oo aan lugu qadarin keenya naftirkeeda ayaa Raran lugu rogayaa Nijaasada Sambuuqada wayn
jubaland dhismaheeda Beesha Sade ayaa hurumuud ka noqonaysa waayo waa Beesha ugu dhulka balaaran dadka kale ee somaliyeed ee dagana ay iimaanka ku qabaan
hadaba R/wasaare Saacid baaqiisa waa in la ajiibaa oo la turxaa bixiyaa khalaafka jirana la dhameeyaa Sawaaxiligana ay faraha kala baxaan hawshaan somalida ayeey utaalaaye
Genaraal Cali xasan looyaan (Cali madoobe ) ayaa meeshaan madax ka noqonaya asaga ayaa reer jubaland isha ku hayaan waa halyeey maamul yaqaan ah oo haybad ilaah udhaliyay
viva somaliya oo fedaral is ogal ah
Hawshaan waa dhamaatay, waxay ku dhamaatay in ciidamada Jubbaland ogaadeen iimaan laawayaasha mahbarka ah inay a ad u jecel yihiin in Kismaayo ku dagaalamaan beelo walaalo ah. Reer Pintland sheekadoodi waxay ku dhamaatay inay habaartamaan sidii loogu sheegi jaray
Ku: Cadaado
Ku: Boosaaso
Gartu ilaaheed bay taqaanaa Axmed Diiriyaa kuleh. kkkkkkkkk
Laba nin oo la isbarbar dhigi karo maahan yaakheey, Cadaado waa inay reer tolkaa ku xiraan. Sidee Odeyga Mahbarkaa ee Faroole u barbar dhigaysaa Nabadoon dhan?
Faroole iyo inta la halmaasha waa Mahbar Soomaalida neceb oo gunimada jecel. Rag ilma adeerbaa iska yaqaan. Aniga i waydii, waligaa yaysan been kuu sheegin, Cadow labo maahan ee waa reer Faroole. lkkkkkkkkkkkkl
ASC,
Muqdisho waa laga feestaynayaa, lagana damaashaa dayaa. Waayo waxaa hirgalay qorshihii ahaa in laga hor tago dhismaha Jubaland. Waayo
hag waxay ka baqayaan:
1. Puntland oowaqooye ka xigta,
2. Jubaland oo koonfur ka xigta, waxay sahlayaan in D and M ay dhistaan Bay, Bakool iyo Shabeelada hoose. Maxaa markaas u soo haray Hawiye. nothing.
Raisal Wasaaraha Saacid:
1. Waa nin Qol lagu xiray, oo talaabo ma qaadikaro.
2. Wafuuda waxaa qaabila Culusow Gurguurte,
3. Looma ogola in uu dibedaha u dhoofo, waa maxbuus,
4. In uu dhiso Jubaland waa laga ilaalinayaa.
Dagaalka Kismaayo waa khiyaano iyo qiis isku qarin iyada oo la adeegsanayo kooxo yar yar oo Muqdisho laga maamulo. Ujeedadu waa in aan Jubalad la dhisin.
@Kacaami, kkkkkkk, aad baad u mahadsantahay isaxida aad isaxday, walaalkeey. qaladka in aan is bar bardhigay oday dhaqan Ahmed Diirie, oo hadii la raadiyo inta uu hadlaayay codkiisa eey kuu soo bixi doonta in Somali heshiiso in uu rabo, iyo qaqable qaswade Faroole oo hadii la raadiyo inta uu hadlay, la helayo dhagarta, iskudirka, iyo kala fogeeynta umada Somaliyeed ee walaalaha ah. Waana ka noqday sida aad igula talisay in aan labadaas qof is bar bar dhigin. Thank you, and God bless Somalia.
to bosaso
aanigaa ku shegaya runta Ahmed diiriye waa moryaan ku jira jamaacadi jaala siyaad aayuu nin ku dilaay
oo taaasi aniga kuu haya xaqiiq oo xamaar joogay marka cunugaan maagaca magaada busta badan
soo qatay oo moryaanimada ku soo koraay hadalkisa iska dhafee aniga aku kala sheegaya
waa DR c/rahman faroole aqoonyaahan geesi ah oo aan gaanbanin
ahmed diiriye wa oday moryaan ah xaraan ku nax ah oo maagacaa ku qarabta maarkaa sas u ogow
marka inan guboodkani warkisaa kor kaga bax waa mid ka mid ah isagaba moryanta xamar xaaranta
lagu koriyay wax u kala sari kara ma jirto
boosaso adigaa saxsan
dr iyo tuug nareed ayaa is bar bardhigeysaa
@luqman, adiga sida horta wax loo hingaadiya oo Somali loo qora soo baro.
Pathetic ignorant moron, baad tahay, markaasaad in faan been ah in wax lagu noqda u maleeysaa. War waxaan aanan xataa dugsi dhexe iyo mid kaleba dhigan arka, oo hadana u maleeya in qabiil lagu faano. War cawaanyahow, qofku waxuu wax ku yahay aqoontiisa, dadnimadiisa, wadaninimadiisa iyo waxyaabo badan oo adiga iyo qaswade Faroole oo aad [dr] ku sheegeeysid aadnaan laheeyn.
God bless Somalia. Down with the traitors and spoilers like Faroole, and his thugs.
kkkkk moryanta la soo adeegsaday ilka yarta kulahaaa qosol wa moryaan ficlan
dadkani waana u jedaa maamulkii dhismi lahay ayeey ka soo horjedan wa dad la so adegsaday
waa doqomadii ilka yarta aheed iyo hawiye group oo jubaland an rabin in ay ka dhalaato mamul
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk ilka yarta maad ka joogtaan aderkina qabriga si fican ha u jiiftee
@kacaami
haweenku aabohod nin ma,moodaan ee kan qaawiya ayuunbay uyaqaanin way,kaa samaysteen reer digir naagaynta nabadoonada inay ka dhigtaan gacan,ku dhiiglayaasha waa lagu yaqaan gobolada dhexe sharaf dhaca magaca nabadoon dee musaylama kadaab isba nabbi buu usheegtay tolkis binu xaniifa
Abdi Shirdoon waa box call. Nothing more nothing less. Waa project Hawiye oo aanan garanayn waxa uu dastuurka dhigayo iyo sida loo difaaco danta qaranka Soomaaliyeed.
Jubbaland maamulkeeda waa ay samaysanayaa Xamarna loo kala talin maayo ilaa ay Xamar noqoto meel Somali ka dhaxaysa
maxaa idiinka jira kismaayo iyo jubaland hadii aad qaylada dayn waysaan bossaso idinka cayrinaa awalba naago ayaa tihiine kulahaa kablalax war kablalax daaue wablalax noqo waa ogayd jen. morgan col. afgaduud jabhadii caanoole meel walba laf ayaan hadana nimankaa ogaadeen markaan naarta kabino oo aan shaydaanka ka shidno ishaada ayaa ka dhexqaylin markaas ayaad faryara bidix ka bixi doontaa ugu danbayn haku dulmeeraysane toos aniga ii soo abaar hadii xishood ileen sidii aan kuu maqbiyaystay ayaad wali maqbiyo u tahaye
cadaado axmad diiriye wuxuu dagan yahay guri uu lahaa oday masaakiin ah oo beesha sade udhashay waana la dilay axmad diiriye waxjira maaha duqa kiiskaa naga xir
@wiil mudug, waa taas calaamadaha munaafaqnimada aan idinku sheegayo, oo aad rabto dad walaalo ah sida beesha Sade, iyo beesha Ahmed Diiriye in aad isku dirto, marka aad leedahay nin beeshaas ayuu dilay. Munaafaq ayaad tahay, laakiin nasiib wanaag dadku kaa caqli badan, oo waan ognahay in aad cadow dadka isku dira aad tahay, taas oo ah shaqada aad waligiin ku shaqeeysan jirteen. Laakiin, no more, sheekadaas waa dhamaatay. Game is over.