R/Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo Siweyn loogu soo Dhaweeyey Minneapolis


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin



Use Facebook to Comment on this Post

Share

14 Responses for “R/Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo Siweyn loogu soo Dhaweeyey Minneapolis”

  1. garowe says:

    waa istaahilaa soodhawayntaan mr gaas geesi geesi dhalay xasan qoslaaye bahashaan uu iskaga qoslayo oo aqoonsiga ah ragbaa soo dhirin dhiriyay oo futta dameer kalasoobaxay ee ma aha bahal uu isagu layimi muadane soo dhawow marlabaad

  2. Abdullah says:

    garowe,
    Waan ujeednaa meesha inaad faanki bariweyne aad lasoo istaagtay, waa dhaqan dumar oo aad laqabtid. Take faankaada somewhere else, anaga hanoo faanin Mr. Prozac si fiican baan unaqaanaa. Waala wada ogyahay sababta uu ugu soo laabtay mareykanka in ay tahay daawooyinka inay ka dhamaadeen.

  3. Soomaaliya meel hagaasan oo laga kaxaynkaro ayaad saartay ee dhicii Puntlaand soo eeg says:

    Ra’iisul wasaare hore ee Cabdi/weli waxaan ognahay in soomaliya aad saaratay birtii tareenka ee ay u baahan thgay keliya ciddi halkaa ka sii wadai lahayd.
    Puntlaand ayaan u arkaa in ay kuu baahan tahay maanata ..waayo mucaaradaka joogaa waa mid fashilan oo hore loo soo tijaabiyay waxtarala’aantooda.

  4. xasan says:

    gaas soo dhawoow

  5. ahmed says:

    mashalaa si heer qaranaa losoo dhaweeyey raysalwasaare gaas

  6. ahmed says:

    raysalwasaaraha iyo madaxwaynaha mustaqbalka xuseen carab ciise wasalamyaa

  7. farah puntland says:

    salaan Qaliya akhristyasha bacdal salaan aan fiirino dr gaas see ku noQday raysal wasare maxaa kalifay inuu noQdo yaa meesha gaysty dr gaas waxaa uumatalyay beesha daarood oo somaliya 100/90 puntland daga madaxdeeda ayaa keentay meesha dr gaas nin siyaasi ma ahayn ama ku dhexjiray waxaa uu ahaa macalin cshool jaamacd shaQo uusan aQoon ulahayn buu dhex galy waaku wareerary heer xataa waxaa uugaray uu dabo ordo tarsan….oo ah gudoomiyha gobolka banadir xataa hawiye shirQool bay damceen inay ku cunaan laakin ilahay waaka basd badiyay haduu san nooca daba ordeen meeshee looga yeero isagoo dalQ dalQeh buu ku dhici jaray….. dr gaas idaacda marlaga warstay waxaa uu yiri jifida aanka dhashay ee gaalkacyo israac baan matalaa ninka gaaray ilaa somaliya magaceeda masuul noQdo ayaa yiri ani reer gaalkcyo israacbaan matala puntland ma aQani ceeb dadkii oo dhan waa necen uf gaas..reer badiye weeye reerbadiye shahdo Qaatay weeye… cumar cabdirashiid cali sharmarke ilaahay hadaayo puntland wax wayn buu taray… noloshay mamaQal hawiye odashooda ninkaga yeersiya naga Qabtaay waawaraay… cumar c sharmaarke reer pl waa jecel yihiin waana mutacalin sare oo UN.. madaxda kasoo noQday aQoontiisu waa siydada… gaas waa 0 maanta laga bilaabo cidna ma dhagysanyso

  8. Cadaado says:

    ASC, dhamaantiin,
    Ninkaan ra’iisalwasaarahii hore waa “traitor” qabyaaladiista ah oo markii uu qaswade Faroole qaska iyo hagardaamada ku haayay dowladii uu Ra’iisalwasaarah ka ahaa wuu awoodi waayay in uu ninkaan waalan ee ay isku reerka yihiin xataa u sheego in uu qaska ka daayo Somali. Kabadaranee, qaswade Faroole ayuu las saftay, oo uu ka raacay Somali oo dhan oo uu ra’iisal wasaara u ahaa. Waxaan aaminsanahay in uusan aheeyn nin qaran, ee uu yahay nin qabiil.

    Kaba daranee, xataa qabiiliistaha uu yahay markii hoos loo sii daa dago raganimo iyo awood uu Faroole iskaga celiyo ma lahan Abdiwali Gaas,, markii uu dhawaan Faroole amar kusiiyay in uu deegaanada waqooyi bari si dag dag ah uga baxo, amarkii qasawade Faroole waa uu u hogaansamay, oo deegaankii waa laga soo raacdeeyay. Marka, nin aan xataa dhulka uu kasoo jeedo tagi karin, maxuu noo sheegayaa? Somali uma baahnaa Gaas iyo dhamaan inta “treason” qiyaano qaran sameeysay. Waxba yuusan ku war wareegin North America, iyo qurbaha.
    God bless Somalia.

  9. [...] Cabdiwali Gaas ayaa socdaalkiisii waxa uu kula kulmay Jaaliyadaha Soomaalida ee Magaalooyinka Toronto iyo Minneapolis si weyna ugu soo dhaweysay kadibana uu kulamo la qaatay. [Halkaan ka Daawo soo Dhaweyntii Minneapolis] [...]

  10. Ahmednuur says:

    @Cadaado, Adigu Xaraan ku naax, iyo Iyo Qabqabyalayaashii Xamar oo dhan”Hero” baad u taqaan, saad Barlamaanka baa lagaa waayay war dad fiican kusoo darsee, C/weli wuxuu qabtay waa wax cad, cidkastana waa kasoo horjeeday Faroole, walaa labada Shariif, laakiin xirfad Siyaasadeed buu isticmaalay. waliba Reer Xamar waa ku mudaharadeen markay maqleen Road Mapka, aragti gaabni darteed miyaa alaahu-aclam. War iyo Dhamaanti Faroole iyo siyaasiinta Xamar ay soo saartay the last 20 years hadii la isbarbardhigo, I will take Faroole without hesitation.

  11. Wiil garoowe says:

    To : cadaaado .. Adeeeer maleeedihiin qof la soo dhaweeyo AMA xitaa siyaasi la caayo AMA la amaaaano ?????? Jawaaabtu waa maya suaal kale ma leedihiin qof la cayriyo AMA qof wax cayriya ?????!! Jawaabtu waaa maya.. Maleedihiin qof lugla gacanla in dha la abaaar gaaajo , israsaaaseeen , mooryaaanimo , anaaa ku habsadey , iskuuul la aan faqri gocoso cun ??????? Jawaaaabtu waaa kkkkkk yes haa yes , waxan umaynaya halmid baa caluushaada ka buuxda xaaaraaantii aad cunteeeen iyo hantidii aad cunteeeen waxaad ogaataa hadii mar dambe aad dad xaqooda hawaysataa bada ayaa la idinku darayaa waa la idinka badan yahay wana la idinka tashtey waana isku duubanahay Ina gumeed baatahay nfd, Ogaden , juba land , puntland khatumawi land kkk casayrland iyo adeer land way midoobayaaan wana la idin kufsanayaaa

  12. qandalawi says:

    @ cadaado adigu bullaacad baad tahay mar kasta dad aadan gaari karin ayaad isku dhererineysaa war meeshan isbaaro laga hadli maayee ilbaxnimo iyo xaddaarad iyo soo dhoweyn dad madax ah ayaa laga hadlayaa dameeryohow jaahilka muxassadka ahi xumaanta calooshaada ka buuxdaa waxa ay ku tusustay in aad mar walba dhulka uduga xaddaaraddda iyo ilbaxnimada geeska africa iyo halyeeyadooda aad afka ku taagtid war orod shaqa yeelo ini xassan xaad timajare sare la shaqee ama isbaaradaadii ku noqo

  13. Cadaado says:

    ASC, dhamaantiin,
    @Ahmednur, sida uu madaxweeyne Xasan Sheikk dhahay, “one’s hero is someone else’s warlord”. Marka Ahmednuur taas ogow, saaxiib.
    @will garowe, adiga nacas majeerteen ah baad tahay, balse u maleeya in uu ka caqli badan yahay qabiilada kale ee beesha aan walaalaha nahay ee Daarood. Gobolada aad meeshan ku tixday ee qaarkood Somalia ah, qaarna Ethopia iyo Kenya ah, bal aan aragno in Ogaden idinka caqli yar yihiinn oo eey qaataan durbaanka aad rabtaan in aad qabyaalada kusoo celisaan.
    @qandalawi, adiga sidii r’i oo kale ayaad is faanisay, waliba waxaad ku faaneeysaa aqoon adiga oo jaahil ah. Dabadhilifnimo iyo jaajuusnimo hadii aad ilbaxnimo u taqaaniin ilaa iyo waagii “pro Italia” ayaad munaafaqiin dabadhilif ah aheeydeen. Maantase waa 2013. Shalay maahan. Toosh weeyn ayaana idinku heeynaa in eey Somali idin barato ruufiyaanimadiidana.
    God bless Somalia.

  14. [...] waan ka hadlay aniga waxaan ahay taageeraha ugu weyn nedaamka fedraalnimada sababta aan u leeyahay shirkii baan idiinkaga sheegay hada ku celinmaayo laakiin halbaan idiin sheegayaa Puntland dabeecad bey leedahay, dabeecada ay [...]

Leave a Reply