Tacsi: Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sonkor
Tacsi
Anoo ku hadlaaya Magaca jaaliyada Jubbaland ee Dalka Finland, waxaan halkan ka direynaa tacsi ku saabsan Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Suldaankii absame ee Jubooyinka ahaana Suldaankii saldanadii Aji, Suldaan Abdi Ali Sokor, oo ku geeriyoodey xalay magaalada Nairobi, ee dalka Kenya.
Waxaan geeridan naxdinta leh oga tacsiyeyneynaa, dhamaan dadka dega Jubooyinka iyo dhamaan ummada somaliyeed meel kasto ay joogaan.
Waxaa tacsidan ku saxiixan dhamaan jaaliya reer jubbland oo ka kooban qeybo kala duwan sida dhaliyarada, urarada bulshada, odeyaasha, aqoonyahanada.
1. Dr. Hussein Hire Hersi
2. Laylo Hire Hersi
3. C-qani Hire Hersi
4. Dr. Cabdinaasir Hire Hersi
5. Mahamed xuseen Hire
6. Xasan xuseen hire
7. C-raxman xuseen hire
8. Liiban xuseen hire
9. yoonis xuseen hire
10. C-nuur xuseen hire
11. Yusuf Axmed maxamud
12. Muhsin Ali Dubad
13. Gurey ali Dubad
14. Ugaas Gaata
15. Eng. Ibrahim careys
16. Hani Ibrahim carey
17. Magan ibraahim careys
18. C-nasir ibrahin careys
19. C-rashiid ibrahim careys
20. Aniisa ibrahim careys
21. Adeer Xulbaale
22. Mahamed shukri BBC
23. Eng. cabdulaahi shukri
24. Mahamed halable
25. Malay halable
26. mahamed Ismaaiil
27. Mukhtaar abdi Jabhad
28. Mahamed Abdi
29. Adeer Amas
30. Adeer Dhadiimbe
31. Dr. Dek Gurxan
32. Dayib muhumed Barkhadle
33. Maxamed Deeq muhumed barkhadle
34. Eng. Hassan kamal
35. Eng. Abdirahman dheere
36. Eng Qaloombi
37. Eng. cabdulahi axmed nur
38. C-raxiin dhaadheere
Marxuumka waxaan ilaahay iga baryeynaa janadii fardowso geeyo, ehelkii iyo dadkuu tagayna samir iyo imaan.














Ilaahy ha u naxariisto suldaanka janadii fardasan ha ugu deeqo ,waxaana u rajaynayaa dhamaan eheladii iyo ummada soomaliyeed inmuu samir iyo imaan ka siiyo waxuu ahaa nin magac wayn ku leh issimad guud khaas ahaan gobolada jubooyinkaq