Friday, February 1st, 2013 at 04:33 am
Wararkii ugu Danbeeyey
- Waa Sidee Xaalada Nololeed Ee Degmada Marka Xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose (DAAWO SAWIRRO)
- Ma Xassan Bilaa Mise Xassan Guurguurte. W/Q Wardoon Cali
- Mucaaradka iyo Dawladda Puntland Hadeyba Janaaso Kawada Qeybgaleen Maxaa U Diiday Danta Ummadana Iney Kawada Hadlaan?
- Dr Maxamed Cali yuusuf Gaagaab: Xukuumada Faroole waa Burcad Siyaasadeed wax kaloo ay yihiin ma jirto [Dhageyso]
- Wasiirka Amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan: Cumaan.Yemen iyo Imaaraatka Waan Kaga Dabatageynaa Hadey Tagaan Kuwii Dilay Suldaan Muuse Onkod. [Dhageyso]
- Dr Saadiq Eenow oo loo doortay hogaaminta Ururka Mucaaaradka ah ee Midnimo [Sawirro]
- Cadde Muuse Xirsi: Dhiiga Muuse Faarax Muuse”Onkod Yeynaan Dhiig Kale Ku Darin, EEBENA Ha U Naxariiso [Dhageyso]
- AUN Suldaan Muuse Faarax Muuse Oo Maanta Boosaaso Lagu Aasay [Sawirro+Dhageyso]
- Ra’iisal Wasaaraha oo maanta la kulmay Agaasimeyaasha Wasaaraddaha ee Dowladda (Sawirro + Dhageysi)
- 60 Kamid Ah Ciidamada Ilaalada Deegaanka Gobolka Banaadir Oo Maanta Muqdisho Tababar Looga Furay
Somali News
- Somalia’s human rights debate has begun
- Somali PM Pledges Commitment for Human Rights and Press Freedom
- US: World is watching and this is a litmus test of the future Somalia
- Trial in Mogadishu: UNPOS raised concerns of handling of the pre-trial phase, lack of access to legal counsel
- UK Should Show Leadership on Sexual Violence in Somalia
- EU aid to Somalia should focus on institution building
- SOMALIA: United Nations Top Political Official visits Mogadishu- Press Release
- Somalia’s intelligence services mimicry
- New Somalia Ambassador to South Africa
- Somali government to use police chief’s granddaughter as a witness against journalist















Su’aasha waxaa weeye, waa maxay agenda looga hadlayo, haddii uudabo socdo midkii hore, waa guul u soo hoyotay Shacabka Soomaliyeed, waayo waa aqoonsi caalamiyeed, sidaas awgeed Amiin caamir waxuu qodqodayaa arin shacabiga soomaaliyeed ka reesteen.
runtii waxaan u mahad celinayaa cartooniistaha amiin camir oo aan oran karo waaa wadani dhab ah dadka qaar waxa u arkaan haddii nin ay isku hayb hiyiin wax jira laga sheego in ayaga loo gafay waxaan oran laha dadka soomaliyeed in ninkii qaldan dha looga wada jeesto oo loo eegnin haybtiisa aamiin artis cid uu cafiyo majirto waana xaqaani noolow ayaan oranayaa
Abdirahman Abdishakuur heshiiskii is afgaradka ee badda Soomaaliyeed wuxuu ku saxiixey magac dowladeed oo dowladii Cumar Cabdirashiid hogaaminayey golaheeda wasiiro ayaa isla ogolaa marka maxaa shaqsi loogu eedaynayaa saxiixaas. Abdirahman Abdishakuur keligii ama magaciisa awood uguma laha in uu saxiixo heshiis laba dowladood, haddii qalad uu dhacey eedda waxaa iskaleh madaxweynihii iyo ra, iise wasaarihii dowladaa ilayn iyagaa dalka awoodiisa ugu saraeysey hayey.
Ninka baddeena ajnabiga u saxiixay ninkaan ma ahan ee waa kii buurnaayoo Ina Cabdi rashiid Cali Sharmaake ahaa. Midkaanu maba ogeyn waxa uu saxiixayay. Laakiin su’aasha ayaa ah, maxaa Ina Cabdishakuur loogu darayaa ka qeybgalka wada hadalkaan am dad dhaamaa la waayay? Wax hada tayo ah oo uu ninkaanu leeyahay oo shir loogu diro iigama muuqato.
Kaliya waxaan dhihi karaa Somaliland baa waxay la dhacsaneeyd kii afka guduudnaa oo ahaan jiray wasiirka amniga KMG C/samad Macallin Maxamuud. C/samad wuxuu raali ka ahaa in ay Somaliland go’do wuxuuna qeyb ka ahaa wadahadalladii labada dhinac isla bilaabeen. C/samad waa nin qabyaalladu aad ugu dheertahay wuxuuna aad u necebyahay Daarood oo uu xitaa qarsan kari waayey isagoo masuul qaran ah. C/samad afguduud waa ninkii ku yiri reer Somaliland Shirka ka baxa markii laba shaqsi oo Puntland ka socda lagu soo daray. Afguduud waa ninkii Shariif Axmed ka dhaadhiciyay in uu magacaabo 80 degmo oo cidooda kaliya ah si ay Daarood ogula tartamaan.
Marka Cabdiraxmaan C/shakuur iyo odeygaas C/samad M. Maxamuud waa isku falsafad waana limo adeer. Labadooda iyo Yuusuf Garaad iyo qabiilkoodoo idil waxay cabsanyihiin Somaliland. Waxay dhahaan markuu C/llahi Yuusuf Itoobiyaanka soo galiyay qoysaskanaga waxaa soo dhaweeyay oo daryeelay Somaliland inkastoo aysan xaajadu sida ay u dhigayaan aysan aheyn.
Waxyaabahaas oo dhan marka la fiiriyo waxay u muuqataa in ay Somaliland qudheedu ay dalbatay cida ay la xaajoonayso. Dabcan Sh. Shariif oo odeygii C/samad afguduud ahaa la taliye u yahayna taluu ku darsanayaa.
Hadaba hadii aan laga fiirsan cida wadahadalladaas ka qeybgalaysa waxay u muuqataa in dadka iyo dalka Soomaaliyeed meel looga dhacayo. Waa in laga fiirsadaa cidda wadahadalladaan ka qeybgalaysa waana in aan cid gaar ah lagu Aaminin.
Ninka shidaalka badda Soomaaliyeed u saxiixay Kenya waa in takooraa!
waxaaa inoo ballan ah hadaadn nahy dadka soomaaliyeed ee wanaaga wadankeena jecel. inaan niraahno dawlihii kumeelgaarka ahaa heshiisyadii ay galeen waa waxba kama jiraan waayo paarlamaan shacabku soo doortay heshiisyadaas lama marsiin.
dawladaan hadana hadii ay gasho heshiis qaranimadeena wax udhimaysa waan ku gacansayrayanaa,
waxaanaa ceeb ah wararka ahada dawlada xasan ku faanayso, maraykan aa na aqoonsadey, midowga yurub aa na aqoonsadey, war aqoonsi cidna ugama baahnide wadan weligiuis jirey baad tahaye hankaaga weyney oo waxaad tiraahdaa dawldahhas wada shaqayn ayaanu bilownay IWM
Ninkaaan hadda la eedeenayo kaligiis dambi malaha oo dambiga waxaa laleh ninkii uu ahaa wasiirka oo soo magacaabay. Ee ina abdirashiid iyo golahiisii wasiirada ninkaana masaxiixi karo wax eysan ogeyn ra iisal wasaarihii iyo golahiisa wasiirada. Marka aan ninkaan kaliya dambi looo saarin
Garnaqsi
Waa sidaad sheegtey,laakiin dadka qaar waxaa muuqata iney si ula kac iyo iska yeel yeel ah ay sidii dibida isbaanishu ku ciyaaraan oo warmaha ku mud mudaan ay marada guduudan u weerarayaan meeshey ninka waranka ku mudaya ka abbaari lahaayeen!
Dibigu marada guduudan ayuu ceyrsadaa meeshuu ninka ka ceyrsan lahaa.
Dad badan hadalkoodu wax ka soo qaad ma lehe waa dad iska hadlaya oo wax uun iska ceebeeya is leh. Laakiin hadalkoodu waa hal bacaad lagu lisey oo waxba kama soo baxayaan, maadaama aysan la tiigsan karin meelo waaweyn sida iney baarlamaanka hor geeyaan dacwaddooda ama ay maxkamad geeyaan.
Haddii intaad ra,iisal wasaarihii howsha u direy gadaal marsato aad ninkii howsha loo direy ka laad laadsato macnaheeda waa loo jeedaa ineysan daacad aheyn. Laakiin hadal macno leh maadaama uusan aheyn waa la iska ignore gareynayaa.
Qof wadan khiyaamo ka galay in uu maslaxad u raadiyo yaan laga sugin haddii wanaag la raadinaayo waxay ahayd in isaga iyo kuwii mas uuliyada ka ahaa maxkamad la soo saaro shir is kaadaaye.
ASC. Dowladii Nuur Hassan Hussien Nuur Ade Dowladiisa ayey eheed markii la saxixay waxaan loo heystaa Dowlada markas jirtay raga saxixayna waxaa ka mid ahaa Abdirahmaan Ibi iyo Abdirahman Abdishakuur labada nin oo markas matalayay Dolada soomaaliyeed taana waa lawada ogyahay taasna waxaa masuul ka ah Dowlada markaa jirtay marka soomaali yeynaan been isu shegin ok
waa dad ku heshiiyey sida ay u dhan yihiin xumaan iyo tuuganimo ,walina dagan guryo xaaran ah ,,dadkaa ayaan magac soomaaliyeed la sheeganaynaa,,,,amiin waligaa runta sheeg cidii caroonaysa ayaga ayeey u taalaa
@Garnaqsi, Hadii lagu yiraahdo adigoo wasiir ah wadankaaga qayb naga iibi, ma samaynaysaa. C/raxmaan Cabdishakuur khalad weyn buu galay asaga iyo IBBI, Soomaalida dhibta haysta waxay tahay, qofka aan wadaniyada lahayn dad buu halyay u yahay, Ninkaas saxiixsa ayaa meesha ku yaalay, Ilaahay baana naga badbaadiyay.
shaqsi sida ina cabdishakur oo kale ah ma mudna inuu wadanka wax xil ah ka qabto .aamiir camirna waa ku mahadsan yahey inuu mar walba dadka uga digo dadka ku caan baxey qiyaanada qaran
Waxaa haboon oo lama huraan ah in farta lagu fiiqo shakhsi kasta oo ka qeyb qaata hagardaameynta hantida qaranka. waxaa looga baahan-yahay shacabka Soomaaliyeed inay ceebeeyaan, takooraan, fogeeyaan, taariikhdana ku muujiyaan ruux kasta oo maalin qeyb ka noqday boobka dhaxalka awoowe. runtii Amiin Caamir wuxuu naga istaahilaa ku dayasho, iyo weliba inaynu ku bogaadino xil-kasnimadiisa ay wadaniyaddu hagto, Amiin Caamir wuxuu iila muuqdaa halyey aan hurdada ladin oo qalinkiisa har iyo habeenba ku difaaca Maandeeq.
Hadii ay run tahay waa dambi lagalayo dalka iyo dadka waana khiyaamo qaran
Wuxuuba isu sharaxay in uu madax weyne ka noqdo dalka,waa yaab waana amakaag AMIIN waad mahad santahay waxaad tahay muwaadin saalax ah ALLAH ha kula jiro
Cabdi raxman Cabdishakur waa aqoonyahan soomaliyed saxiix uu saxiixayna lagama yeelayo waxan usameeyay amarkii cumar cabdirashid koley labadoda iyo ibi taarikhda ayee ku xusnan doonan hadii arinka sida aan umaleeneno ee tahay oo ay badeena u saxiixen Kenya. Waxaase laga rabay in habeen iyo maalin ka hadlaan war baahinta oo ay cadeeyan in heshiiskas waxba ka jirin hadii ee run sheegayan mida kale wuu ka mid noqon karaa wufdi caalami ah oo cid ka reebesa ma jirto amiin waxa uu usoo sawirayna waa dulmi iyo fidno cz waxa UK ku shiraya soomali iyo Soomali land waana in ay kasoo qeeb galan bulshada kala duwan ee Soomaliyed intooda aan xaasidka muuqda ee hormarka bulshada ah
Waxaan qabaa dhamaantiin qabiil ayaa idinka guuxaya qaladka waxaa lahaa dhamaan nimankii masuuliyiinta sheeganaayay
1-Madaxweynihii oo aan ba la socon waxba aan ka fahan sanayn heshiiska waxa uu ahaa
2-Prime minsiterka oo si toos ah wasiirka ugu amray in uu saxiixo
3-Wasiirka oo yeelan waayay go aan diidmo oo raacay amarkii madaxda dawlada.
Haddii aan la is yeelyeelayn oo qolyihiinaan reer Gaalkacyo(waqooyi iyo koonfur)aad runta rabtaan waxaa noqoteen dadka ugu qabyaalada badan somali uguna qabyaalada nacas sisan ay ku jirto ma aqaan in aad waqti ku limisaan in qoloba keeda ay libaax nooga dhigto waxaadna kala xigsateen 2 muwaadin oo somali ah qiyaanana sameeyay marka xishooda mise caqlgiinii aadka u badnaa ayaad nagu qasbaysaan waa la DIIDAY TAA
to banaadir boy duli baa tahay ka aamus dadka artistiga ah
adiga qabiil ayaa u hilisa waliga waana ku ogahay hadal kuma banaana ok.marka ninyoow indha shareer xeroin aad hadasho iskaba daayee
c/shakuur oo qain qaran ah ayaa anaga mesha nooga amaaneysa waryaa
mr amiin camir thanks ayan ku dhahay meshaada kasii wad wixii fal xaran ku kaca noo soo gudbi sida tuugaan ooo kale bada gadan lahaay , xamar ayeey guryo xaran ku jiraan ma badey ka naxayaan moryantan
Dr Abdirahman Abdishakur waa nin qiimo badan, heshiiska afgarad ee uu saxiixayna waxaa go’aamiyey Madaxweyne Shariif iyo RW Cumar Cabdirashiis Cali Sharmaake.
Skeekada Amiin Caamir haddii aysan shaqsi Naceyb aheyn, dadka meesha jooga isaga ayaaba u aqoon badan..
Soomaaliyeey qabiil naceybka joojiya, qabiilka Cabdirahman Cabdishakuur Wasiirna ma lasiin ilaa haddana Safiir lama siin. Halka beelaha qaar shan shan safiir leeyihiin….
soomajeeste adiga naftaada ayuu qabiilku kaa guuxaayaa oo waxaadtiri madax weynuhu waxba ma ogayn wasiirkana prime ministerkaa khasbay waadigaas benbigii oo dhan ina cabdirashiid saaray
Ninkaan magiciisa rasmiga ah ma taqaanaan???
waxaa la dhahaa SOO-MAHOYDE. Ingiriiska ayaa magacaas looga yaqaan, hadduu halka uu daggan yahay garto ayuu nasiib leeyahay, waxba laguma haleysto, dadna wasiir buuba u noqday. Soomaali in ay jabtay waxaa tusaale weyn u ah in Soomahoyde oo kale ayaa wasiirnimo soo noqday…
waa tuug iyo qaa in wadan oo dadka xoola hoodii dhacay waxan se way diin dadka leh in c\ rashiid baa amray asaga ma ramuud kon tarool baa haba dhinacii larabo loo is ticmaalaayo ?? saxiixiisuna dariiqa muu iska yaal ?? dadka nin kaan qaa inkaa ar kana maxay u arki waa yeen nuur cade oo safaaradihii gatay?? waxaase layaab leh tuug tuug buu faanshaa sida banaadir boy oo kale somaali alaa umaqan amin waxaa tahay wadani dhab ah waxaana mudan tahay in lagu keeno boos ka xasan guur guurte waayo sida aad wax u sawiray sid oo xaqiiqda usheegay sid ma awoodo asagoo madax kusheega kkkkkkk xoolo duf kubax
C/shakuur bad buu kenya u saxiixay kuwiinaan leh, waxay iska indho tirayaan kuwii
soo galiyay ciidamada kenya wadanka ee Axmed madoobe iyo kii kale ee isna ka horeeyey
ee ciidamadii itoobiya keenay ee C/laahi Yusuf, markaas ayay hadana muwaadin dal jecel iska
dhigayaan oo saxiix raiisul wasaarahoodu amray dad wax uga sheegayaan.