tawakal expressgolis logo

globalbox90kthestraighter

Galmudug oo saddex bilood ku jiraysa xaalad deg deg ah (Akhriso)

guul-1Gaalkacyo (RBC Radio) Madaxweynaha Galmudug,Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa xaalad deg deg ah ku soo rogay deegaannada maamulka,sida ku cad wareegto ka soo baxday labo maalin ka hor.

Guuleed ayaa ku dhawaaqay muddo 90 cisho ah Galmudug inay ku jirayso xaalad deg deg ah,waxaa kalo qoraalka amar lugu siiyay ciidamada ammaanka inay u hoggansanaadan.

Xaaladda deg deg ah ee lugu soo ragay Galmudug ayaa ku soo aaday xilli khilaf adag uu ku taagan-yahay deegaannada,markii ay shalay baarlamaanka Galmudug kalsoonida kala noqdeen,madaxweyne Guuleed oo shir saxaafadeed uu Muqdisho ku qabtay sharci darro ku sheegay go’aanka ay baarlamaanka kalsoonida kala noqdeen.

Hoos ka akhriso waregtada ka soo baxday madaxweynaha Galmudug

baar
__
RBC Radio

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *