tawakal expressgolis logo



Guddoomiyihii hore ee maxkamadda sare Ilka Xanaf oo sheegay inuu ku laabanayo Soomaaliland (Dhagayso)

ilka-xanaf2Muqdisho (RBC Radio) Guddoomiyihii hore ee maxkamada sare ee Soomaaliya,Caydiid Cabdulaahi Ilka Xanaf ayaa markii ugu horreysay sheegay inuu dib ugu noqonayo deegaannada uu ka soo jeedo ee Soomaaliland.

Wuxuu sheegay haddii aysan madaxda Soomaalida ay siman ugu shaqeyn siyaasiyiinta xildoonka ah in uu dib ugu laabtan doono degaanadii uu kasoo jeeday.

Ilka Xanaf, wuxuu usoo jeediyay maxda dowladda inay ku shaqeeyaan caddaalad,iyadoo marka si siman loogu adeegayo bulshada.

Guddoomiyihii hore ee maxkamada sare,wuxuu muddo ku sugnaa magaalada Muqdisho,isagoo ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda ee dowladda faderaalka la shaqeynayay.

Hoos ka dhageyso Ilka Xanaf



__
RBC Radio



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *