tawakal expressgolis logo

globalbox90kthestraighter

Madaxweynaha Gaas oo xilkii ka qaaday agaasimaha la dagaalanka Burcad-badeeda(Akhriso)

gaas

Garowe-(RBC Radio)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo xil kaqaadis ku sameeyey Agaasimaha Guud ee ladagaalanka burcad badeeda dowladda Puntland, kadib markii Digreeto Xeer Madaxweyne Lr. ee March 19 2017 ay xafiiskiisa kasoo baxday.

unnamed

Xafiiska Warfaafinta, Wacyigelinta, Hiddaha Iyo Dhaqanka Ee Madaxtooyada 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *