tawakal expressgolis logo

globalbox90kthestraighter

Sadex kamid ah kooxaha kubada cagta Gaalkacyo oo laga saaray kooxaha heerka koowaad ee Puntland(Akhriso+Dhegeyso)

IMG_8114

Garowe-(RBC Radio)-Xiriirka kubadda cagta Puntland iyo Wasaaradda shaqada Shaqaalaha dhlainyarada iyo ciyaaraha Puntland ayaa kamid ahaanshaha kooxaha heerka koowaad ee Puntland ka saaray Comsed,Homboro iyo Somtel.

Masuuliyiinta xiriirka kubadda cagta Puntland oo maantay shir saxaafadeed ku qabtay ayaa ku sababeeyey saaritaanka kooxaan inay ka danbaysay kadib markii ay sheegeen inay ka bexeen koobkii horyaalka Puntland.

Halkaan ka akhriso warsaxaafadeedka xiirirka.

jeeeri5

Hoos ka dhegeyso codka.


Sawirro.

IMG_8105 IMG_8112 IMG_8114

RBC Radio

One Response to Sadex kamid ah kooxaha kubada cagta Gaalkacyo oo laga saaray kooxaha heerka koowaad ee Puntland(Akhriso+Dhegeyso)

  1. Ahmed

    April 21, 2017 at 12:11 pm

    wa wax laga filayay awalba ujeedka loo bajiyay kooxdii sabab la.aan u bajiray ciyaarya in lagu tagero cadalad daro wan sugaynay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *