tawakal expressgolis logo

globalbox90kthestraighter

Issimada Iyo Waxgaradka Beesha Gumasoor oo soo dhaweeyey in kordhin lagu Sameeyo Kuraasta Baarlamaanka Puntland(Sawirro)

Garoowe(RBC Radio) Kulan ay isugu yimadeen Isimada waxgaradka aqoonyahanada Odayaasha iyo Siyaasiyinta Beesha Gumasoor oo kamid ah beelaha Puntland ,kana kamid ahaa beelihii wax ka dhisay Puntland ayaa waxay kaga hadleen kordhinta xildhibaanada Barlamaanka Puntland ee uu dhawaan Madaxweynaha dowladda Puntland ku dhawaaqay.

Beesha ayaa sheegtay inay Dowladda Puntland ka dalbanayaan saamiga ay ku leeyihin dowladda Maadama naf iyo maalba ay ku bixiyeen Puntland .

Dr Cabdirisaaq Sheekh Axmed oo kamid ah Aqoonyahanada Beesha Gumasoor ayaa ku dhawaaqay Bayaanka maanta Beeshu soo saartay .

nabdoon xirsi xasan maxamed ayaa shegay kulan beeshu ay yeelatay uu salka ku hayo in ay samiga beeshu puntland ku leedahay ay ka hesho.

Nabadoon maxamuud xasasan ali ayaayaa shegay fariin u diray madaxwayha Puntland iyo golha wakiilada Puntalnd.

Ugu tambayn tii kul kaasi waxaa soo af meeray Suldaanka Guud ee Beesha Gumasoor Suldaan C/laahi Axmed Nuur oo shir gudoominaayay kulanka Besha Gumasoor

Kulanka Beeshan Gumasoor ayaa kusoo beegmaya xili Dhawaan Madaxweynaha Dowladda Puntland uu sheegay in la kordhin doono Tirada Xildhibaanada maadama Cabasho xoogan ay katimid qaar kamid ah Beelaha Puntland daga

Beesha Gumasoor waxa ay ka mid yihiin beelaha Puntaland,waxana ay wax ka soo dhiseen asaaskii Puntland hadana barlanka puntland xubin kumalahan waana talabada keentay in ka ahlaan xili la sheegay in xubno cusub lagu daridoono barlanka Puntaland.


RBC Radio

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *