tawakal expressgolis logo



Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Caasimadda KMG ah ee Galmudug

CADAADO(RBC RADIO)Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle xaaf ayaa Magacaabay Caasimadda KMG ah ee Maamulka Galmudug.

Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Magaalada Cadaado u Magacaabay Caasimadda KMG ah ee Maamulka Galmudug uu yeelanayo,Wuxuuna xusay in loo baahan yahay Magacaabista Caasimadda KMG ah si loo dardar galiyo dismaha Xarumaha Dowladda iyo Kaabayaasha dhaqaalaha,wuxuuna ka codsaday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Beesha Caalamka iney kala shaqeeyaan horumarinta Galmudug.

 

 

RBC RADIO

 

 



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *