Home » Hadalheynta Q You are browsing entries filed in “Hadalheynta Q”

Hadalheynta Qaranka: War miyeeynaan nagu habooneyn in aanu amaankeena sugno (Dhageyso)

Hadalheynta Qaranka: War miyeeynaan nagu habooneyn in aanu amaankeena sugno (Dhageyso)

 AMA

  • Share/Bookmark

March 3 2010 | Posted in Hadalheynta Q, WARARKA | Read More »

Hadalheynta Qaranka (Wadahadalkii Dhexmaray Puntland & Odayaasha Dhaqanka G/Sanaag) Dhageyso.

Hadalheynta Qaranka (Wadahadalkii Dhexmaray Puntland & Odayaasha Dhaqanka G/Sanaag) Dhageyso.

Cawil Maxamuud Cabdi
RBC Radio, Gaalkacyo
Cawil@raxanreeb.com

  • Share/Bookmark

February 3 2010 | Posted in Hadalheynta Q, WARARKA | Read More »

Hadalheynta Qaranka (Dagaaladii Gaalkacyo iyo Dadaaladii Nabadeed ee ka Danbeeyey) Dhageyso

Hadalheynta Qaranka (Dagaaladii Gaalkacyo iyo Dadaaladii Nabadeed ee ka Danbeeyey) Dhageyso

Cawil Maxamuud Cabdi
RBC Radio, Gaalkacyo
Cawil@raxanreeb.com
Barnaamijka Hadalheynta Qaranka waa barnaamij todobaadle ah oo aalaaba aan ku eegno xaaladaha ama wararka loogu hadalheyn badan yahay todobaadkaasi, waxaana todobaadkani aanu ku eegeynaa dagaal ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug iyo wadahadalo nabdeed oo ka dambeeyay kuwaasi oo laga soo saarey go’aamo adag oo wax ka taraya amaanka, [...]

  • Share/Bookmark

December 30 2009 | Posted in Hadalheynta Q, WARARKA | Read More »

Bayaan, Cambaareyn iyo Baaq ay beesha Leelkase ee Dibedda u direyso Maamulka Puntland.

Bayaan, Cambaareyn iyo Baaq ay beesha Leelkase ee Dibedda u direyso Maamulka Puntland.

Ku: Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud Faroole, Madaxwaynaha Puntland.
Ku: Cabdisamad Cali shire, Madaxwayne ku xigeenka Puntland
Ku: Cabdirashiid Maxamed Xirsi gudoomiyaha BDGP
Ku: Odayaasha iyo waxgaradka beeshe leelkase ee Maamulka Puntland
Ku: Dhamaan Warbaahinta ka hawlgasha Dawlad goboleedka Puntland.
Anagoo ah Cuqaasha, Waxgaradka, Aqoonyahanada, Dumarka, iyo Ganacsatada Beesha Leelkase ee ku nool dalalka Waqooyiga Mareykanka, Yurub iyo Dalalka Carabaha waxaan [...]

  • Share/Bookmark

December 27 2009 | Posted in Hadalheynta Q, Sawiro, WARARKA | Read More »

Hadalheynta Qaranka (Xaalada Amaanka, Dadka Soo Barakacay iyo Aragtida Puntland) (Dhageyso)

Hadalheynta Qaranka (Xaalada Amaanka, Dadka Soo Barakacay iyo Aragtida Puntland) (Dhageyso)

Boosaaso, (RBC Radio) Barnaamijka Hadalheynta Qaranka waxaan toddobaadkan ku soo qaadaneynaa magaalada Boosaaso ee gobolka Bari oo todobaadkii la soo dhaafay uu ka dhacay mudaaharaad rabshad dhaliyey kaasi oo ka dambeeyey qarax Talaaadadii ka dhacay magaalada oo lala beegsaday ciidamada amaanka ee Boosaaso.
Waxaa mudaaharaadkaasi uu sababay rabshad ay sameeyeen dad careysnaa oo mudaaharaadka ka qeybgalay [...]

  • Share/Bookmark

December 19 2009 | Posted in Hadalheynta Q, WARARKA | Read More »

Hadalheynta Qaranka (Isqab qabsiga Siyaasadeed ee Madaxda Maamulka Galmudug)

Hadalheynta Qaranka (Isqab qabsiga Siyaasadeed ee Madaxda Maamulka Galmudug)

Bartamihii bishii aynu soo dhaafney ee November waxaa magaalada Muqdisho ee Dalka Soomaaliya la isugu yeeray xubnaha talada maamulka Galmudug isku haya, gaar ahaan labada shaqsi ee isku haysta jagada Madaxweynaha Galmudug, ee Axmed Shariif Cali (Hilowle) iyo Axmed Maxamed Caalin oo labadooduba xilliya isu dhow loo doortay maamulkaasi.
 
Ra’isul wasaaraha Dawladda Federaalka Kumeelgaarka Soomaaliya Dr. [...]

  • Share/Bookmark

December 2 2009 | Posted in Hadalheynta Q, WARARKA | Read More »

Hadalheynta Qaranka (Gudoomiyaha Gobolka Mudug Col. Axmed Cali Salaad )

Hadalheynta Qaranka (Gudoomiyaha Gobolka Mudug Col. Axmed Cali Salaad )

Todobaadkan Barnaamijka Hadalheynta Qaranka waxaanu ku eegi doonaa Gudoomiyaha Gobolka Mudug hadalkii ka soo yeeray ee ahaa in dadka aan u dhalan magaalada Gaalkacyo ee ka yimid Gobolada kale ee Soomaaliya oo ay xilligani nabadu ka jirto in ay faarujiyaan magaalada.
HADALKA GUDOONKA GOBOLKA.
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Col. Axmed Cali Salaad ayaa maalintii [...]

  • Share/Bookmark

November 25 2009 | Posted in Hadalheynta Q, WARARKA | Read More »

HADALHEYNTA QARANKA (Dugsiga sare ee Cumar Samatar)

HADALHEYNTA QARANKA (Dugsiga sare ee Cumar Samatar)

Cumar Samatar Secondry School waa Dugsi sare oo ku yaala gudaha magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, waxaa la aas’aasay sanadku markuu ahaa 1968, waxaana aas’aaskiisa lahaa Dawladii Shacbiga ee xilligaasi talada dalka heysay, waxaa la furay oo ay Ardeydii ugu horeysay fariisatey sanadku markuu ahaa 1970-kii.
Dugsiga sare ee Cumar Samatar, waxaa xilligii Aas’aaskiisa ka qeyb [...]

  • Share/Bookmark

November 18 2009 | Posted in Hadalheynta Q, WARARKA | Read More »

HADALHEYNTA QARANKA: Khamriga iyo Gaalkacyo (Daawo Sawiro)

HADALHEYNTA QARANKA: Khamriga iyo Gaalkacyo (Daawo Sawiro)

Barnaamijka Hadal heynta Qaranka, waa Barnaamij aanu ugu talo galnay inaan idinku soo gudbino waxyaabaha loogu hadal heynta badan yahay Magaalooyinka waaweyn ee Qaranka Soomaaliya, haddaba waxaa Todobaadkan idin heynaa Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug iyo waxyaabaha la hadal hayo.

KHAMRIGA IYO GAALKACYO.
Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug waxaa bilihii ugu dambeeyay ku soo badanayay Cabida iyo [...]

  • Share/Bookmark

November 11 2009 | Posted in Hadalheynta Q, WARARKA | Read More »

HADALHAYNTA QARANKA (DHACDADII 29-KII OCTOBER)

HADALHAYNTA QARANKA (DHACDADII 29-KII OCTOBER)

Cawil Maxamuud Cabdi
RBC Radio, Gaalkacyo
Cawil@raxanreeb.com
Barnaamijka Hadal heynta Qaranka, waa Barnaamij aanu ugu talo galnay inaan idinku soo gudbino waxyaabaha loogu hadal heynta badan yahay Magaalooyinka waaweyn ee Qaranka Soomaaliya, haddaba waxaa Todobaadkan idin heynaa Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug iyo waxyaabaha la hadal hayo.
SHARAXAAD GUUD.
Gaalkacyo waa Magaalo ceynkee ah? waa su’aal da’ weynoo madaxa daalinaysa, [...]

  • Share/Bookmark

November 7 2009 | Posted in Barnaamijyo, Hadalheynta Q, WARARKA | Read More »

Hadalheynta Qaranka: Afhayeenka WFP Maxamuud Xasan Guuleed (Dhageyso)

Hadalheynta Qaranka: Afhayeenka WFP Maxamuud Xasan Guuleed (Dhageyso)

Barnaamijka aad sida tooska ugula Socotan RBC Radio ee Hadalheynta Qaranka Waxaa maanta Marti Noogu ah  Afhayeenka Hayada WFP Maxamuud Xasan Guuleed isaga oo ku sugan Caasimada Wadanka Kenya ee Nairobi
HALKAAN KA DHAGEYSO

  • Share/Bookmark

July 18 2009 | Posted in Barnaamijyo, Hadalheynta Q, WARARKA, interviews | Read More »

Hadalheynta Qaranka: Wareysi Marwo Xaawo Xuseen Faarax (Dhageyso)

Hadalheynta Qaranka: Wareysi Marwo Xaawo Xuseen Faarax (Dhageyso)

HALKAAN KA DHAGEYSO

  • Share/Bookmark

July 15 2009 | Posted in Barnaamijyo, Hadalheynta Q, WARARKA | Read More »

Hadalheynta Qaranka:-Wareysi Afhayeenka Ciidanka Dowlada Farxaan Carsaanyo (Dhageyso)

Hadalheynta Qaranka:-Wareysi Afhayeenka Ciidanka Dowlada Farxaan Carsaanyo (Dhageyso)

Waxaa Maanta Marti noogu ah Barnaamijka ay sida Gaarka u Leedahay Idaacada RBC  laguna Magacaabo Hadalheynta Qaranka Afhayeenka Ciidanka Dowlada Soomaaliya Farxaan Mahdi Maxamad (Faxaan Carsaanyo)
HALKAAN KA DHAGEYSO

  • Share/Bookmark

July 14 2009 | Posted in Barnaamijyo, Hadalheynta Q, WARARKA, interviews | Read More »

“Awooda ciidamada Dowladu way dhamaystirantahay mana jiraan Ciidamo Dagaalada Muqdisho la galay” Afhayeenka Militiriga Dowlada Soomaliya .

“Awooda ciidamada Dowladu way dhamaystirantahay mana jiraan Ciidamo Dagaalada Muqdisho la galay”  Afhayeenka Militiriga Dowlada Soomaliya .

RBC Radio Gaalkacyo:- Iyadoo Xaalada magaalada muqdisho ay maanta tahay mid ka jawi degan Maalmihii aynu soo dhaafnay ee Dagaaladu ay ka dhacayeen ayaa hadana RBC Radio Barnaamijka Hadalheynta Qaranka oo Waraysi gaar ah la yeelatay Afhayeenka Militiriga Dowlada Soomaliya wuxuu si faahfaahsan uga hadlay Dagaaladii ugu danbeeyay ee Muqdisho ka Dhacay, Natiijadii ka soo [...]

  • Share/Bookmark

July 14 2009 | Posted in Barnaamijyo, Hadalheynta Q, WARARKA | Read More »

RBC Radio oo Wareysatay Aqoonyahanka Soomaaliyeed ee Mursal Maxamad Maxamuud (Dhageyso)

RBC Radio oo Wareysatay Aqoonyahanka Soomaaliyeed ee Mursal Maxamad Maxamuud (Dhageyso)

Waa barnaamijkii RBC Radio uga barateen  oo  aanu ku Baadi Goobi Jirnay xal u helida arimaha Soomaaliya, isla mar ahaantaasna aanu uga warqaadi jirnay Aqoonyahanada Soomaalida ku ee Hadal Heynta Qaranka
Waxaa Hadalheynta Qaranka noogu Marti ah Maanta Aqoonyahanka Soomaaliyeed ee  Mursal Maxamad Maxamuud
HALKAAN KA DHAGEYSO

  • Share/Bookmark

July 14 2009 | Posted in Barnaamijyo, Hadalheynta Q, WARARKA, interviews | Read More »