Home » Warbixin
You are browsing entries filed in “Warbixin”
Hordhac
Ka dib baaritaan in mudo ah socday oo ay wadeen bahda RBC Radio (Raxanreeb.com) oo ku aadanaa isbarbadhiga Dastuurka cusub ee hadda lagu qorayo dalka Jabuuti iyo dastuuradii hore ee dalku uu lahaa ayaa waxaa soo baxday hagardaamooyin iyo khiyaano loo maleegayo shacabka Soomaaliyeed oo 100% Muslim ah aaminsana ku dhaqanka Shareecada Islaamka.
Sida halkan aanu [...]
August 30 2010 | Posted in Daraasad, Fadeexad, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Ramadaan wanaagsan dhamaantiin . qalinka waxa aan u qaaday in walalahayga Somaaliyeed aan u iftiimiyo qaabka iyo hanaanka loo ogaado dhamaan wax soo saarka ka yimaada wadamada horuumaray gaara ahaan qalabka ka yimaada Israel ee loo dhoofiyo dunnida Islaamka. oo maalmaha farxadaha ah uga faa’iidaysta in ay dhaqaale ka helaan ummada Islamka .
Wadamada Islaamka ayaa [...]
August 26 2010 | Posted in WARARKA, Warbixin | Read More »
Marka dib loo yara milicsado golaha degaanada ee soo maray Boosaaso xilliyada dowladda Puntland ayaa waxaa kuu soo baxaya in dhamaan golayaashii degaan ee loo soo dhisay ahaaayeen gebigooduba kuwa aan dan u wadin Boosaaso, magaaladda ugu korinka badan Soomaaliyada qaran ahaan burburtay.
Habka soo xulashada golaha degaanka ee Boosaaso ayaa ah mid ku salaysan qaab [...]
August 25 2010 | Posted in RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
MUQDISHO (RBC) Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa shaaca ka qaaday in ciidamo kale oo ka yimid dalka Uganda ay maalmihii u dambeeyey ka soo degeen magaalada Muqdisho.
Ciidankan oo ah ciidanka lugta [infantry] ayaa warar kala duwan ka soo baxayaan tiradooda. waxaana warar hordhac ah sheegayaan in 2,000 askari ay gaarayaan halka warar kalana sheegayaan [...]
August 24 2010 | Posted in RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Mark Boyle oo ah 31 jir ku nool magaalada Bristol ee dalka UK ayaa bilaabay inuu iska joojiyo isticmaalka lacag ‘Cash’ ah bishii november 2008.
Ninka bilaa lacagta nool wuxuu ku nool yahay aqal uu ka dhistay dhirta oo ku yaalla Bristol. Wuxuu ka shaqeeyaa beer halkaasi ku taalla si tabarucaad ah isagoon wax kharash ka [...]
August 22 2010 | Posted in RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Bartamaha (Washington)- Muranka ka dhashay masaajid laga dhisayo meel u dhaw halka lagu magacaabo Groud Zero oo ah goobihii la weeraray 9/11 2001 ayaa dhaliyay iney sare u kacdo mucaaradada madaxweyne Obama iyadoo afhayeenka Congreska mareykankan ay go’aankaasi ku tilmaantay mid ay leedahay dawladda hoose ee magaalada Newyork.
Cod uruurin dhawaantan la sameeyay ayaa lagu ogaadau [...]
August 21 2010 | Posted in RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Koox suxufiyiin oo isugu jira kuwa gudaha iyo kuwo caalami ah ayaa markii ugu hooreysay maanta oo Jimce ah [20-08-2010] booqasho soo eegid ah ugu tagay C/fataax Jaamac Mire oo ku xiran xabsiga dhexe ee Boosaaso.
Booqashadan oo ahayd mid kooban ayaa suxufiyiintan ku go’aansadeen inay dareenkooda kula qeybsadaan saaxiibkood C/fataax Jaamac Mire oo ahaa agaasimihii [...]
August 20 2010 | Posted in RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Warar lagu kalsoon yahay oo laga helayo ilo wareedyo qarsoodi ah ayaa sheegay in xubno ganasato reer Puntland ah ay waanwaan nabadeed u bandhigeen Sheekh Maxamed Siciid Ata moo dagaal kula jira dowlada Puntland.
Wararka ayaa sheegaya in xubnaha ganacsatada oo ku sugan meelo kala duwan xiriiro toos ah oo dhanka telefoonka ay la yeesheen Sheekha [...]
August 19 2010 | Posted in Daraasad, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Marka hore waxaan salaan tiiaanyo leh u dirayaa dhamaan bahda warbaahinta Sooomaaliyeed iyo kuwa reer Puntland oo muujiyey dhabar adayg iyagoo u tafaxeytey u adeegida bulshada oo aan wax abaalmarin ahna lagu siin.
Waxaan marka xigta murugadayda la qeybsanayaa walaalkay C/FATAAX JAAMAC MIRE [agaasimihii Horseed Media] oo si xaqdaro ah loogu xukumay magaalada Boosaaso July 14, [...]
August 17 2010 | Posted in RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Cistiano Ronaldo ayaa la shaaciyay inuu qarka u saaranyahay inuu helo taageerahiisa 10 million-aad ee webka Facebook,iyadoona ay taasi ay ka dhigantahay inuu noqday ciyaaryahanka ugu taageeraha badaan dhamaan ciyaartooyda k/cagta Facebook.
Ronaldo ayaa kaalina kowaad ku galay 9.793.4308 booqadyaal,isagoona ka sara maray Xiddiga Adduunka Lionel Messi oo booska labaad xirtay,waxuuna qaybta [...]
August 16 2010 | Posted in RBC, Sports, VIDEO, Warbixin | Read More »
Boosaaso (RBC) Hay’ada wadaniga ee Tadamun ayaa qoysas barakacayaal ah ku gudoonsiisay magaalada Boosaaso deeq afur ah oo ay ku deeqday hay’ada gargaarka Afrika (African Relief Fund).
Deeqdan oo la soo marsiiyey hay’ada Tadamun ayaa ka koobneyd raashiin bariis iyo saliid ah, waxaana loogu talagalay in ay ku afuraan dadka barakacayaasha ah eek u nool Boosaaso [...]
August 15 2010 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA, Warbixin | Read More »
Sheekh Axmed C/samad
Email: alwaqaar@hotmail.com
Qofka muslimka ah waxaa looga baahan yahay inuu si weyn ugu diyaargaroobo bisha Ramadaan, uuna qaato go’aan adag oo uu sida ugu fiican ugaga faa’iidaysanayo fadliga iyo barakada bishaas.
Tan labaad waxaa looga baahanayahay inuu samaysto jadwal hawleed joogto ah oo uu ku dhaqmo. Jadwalkaas waxyaabaha ugu m uhiimsan ee lagu muujinayo waxaa [...]
August 10 2010 | Posted in Islam, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Galgala (RBC) Wararka laga helayo degaanka Galgala ee ay dhowaan dagaaladu ka dheceen ayaa lagu soo waramayaa inay degan tahay saacadihii la soo dhaafay, waxaana degaanka gaaray masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland.
Xaalada dadka degaanka ayaa sidoo kale caadi ku soo laabaneysa ka dib dagaalo mudooyinkanba ka socday hareeraha degmada Galgala, waxaana inta badan dadka degaanka [...]
August 10 2010 | Posted in RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Nairobi (RBC) Qaramada Midoobay xafiiskeeda u xilsaaran arimaha Soomaaliya iyo dowlada ku meel gaarka Soomaaliya ayaa si wadajir ah u amaanay sii wadida xasuuqa baahsan ee ciidamada AMISOM ku hayaan shacabka Muqdisho.
Bayaan ay soo saareen guddi la magacbaxay Africa Joint Committee oo ay Qaramada Midoobay horseed u tahay ayaa tilmaamay in UN ay si aad [...]
August 10 2010 | Posted in RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Raxanreeb(Nairobi) Dawladda Kenya oo xad aad u dheer lawadaagta mid kamida jamhuuriyaddaha guul dareysatay ee caalamka tooda loogu hadal haynta badan yahay ee Soomaaliya ayaa qarka u saaran ansixinta dastuur cusub oo ay Kenya yeelato, ilaa iyo haatan codadka la tiriyay waxay u muuqdaan iney kenya ku guulaysanayso ansixinta dastuurkan cusub iyadoo 34% ay dastuurka [...]
August 5 2010 | Posted in Barnaamijyo, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Waxaa la soo gaba gabeeyay shirka wasiirada arrimaha dibadda isbahaysiga Sanca Eek u yeesheen Wadanka Yemen Ee caasiamdda Sanca waxaana loogu hadlay Xaaladda Somaaliya iyo sdii wax loogu qaban lahaa Dhibaatooyinka circa isku shareeraray ee ka holcaya Soomaaliya.
Shirkani ayaa noqonaya Shirkii 12-aad ee wasiiro arrimo dibadeedka isbahaysiga Sanca ayaa looga hadlay sidii xal loogu heli [...]
August 2 2010 | Posted in WARARKA, Warbixin | Read More »
Warar kasoo baxaya Dowladda FKMG Soomaaliya ayaa markale ku celisay inay weerar cirka iyo dhulka ku qaadi doonaataa Kooxaha kasoo horjeeda Ee ku sugan Gobolka Benaadir Ee Magaalada Mugadisho.
C/rashiid Max’ed Xidig oo ah Wasiiro Dowlaha wasaarada arimaha gudaha dowladda FKMG Soomaal ayaa Warbaahinta Mugadisho u sheegay inay goor dhaw weerari doonaan goobaha ay gacanta ku [...]
August 2 2010 | Posted in RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Kulan ballaaran oo ahaa midkii ugu horeeyey ee noociisa ah ayaa maalintii shaley dhexmaray ganacsade Maxamud Cumar Caddaani oo ay walaalo yihiin ganacsade Abukar Cumar Caddaani iyo madaxda sare ee Xarakada Al Shabaab.
Kulankan oo ka dhacay guri ku yaalla agagaarka hotelka Ramadan ee magaalada Muqdisho ayaa ujeedadiisu ahayd ganacsade Maxamud Cumar Caddaani uu u taageeri [...]
August 1 2010 | Posted in RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Addis Ababa (RBC) Waxaa habeenkii xaley si rasmi ah loo soo afmeeray munaasabad lagu soo afmeerayey saxiixa heshiiskii u dhexeeyey jabhada UWSLF ee degaanka Soomaali Galbeed iyo xukuumada Ethiopia taasoo shaley ka bilaabatay magaalada Addis Ababa.
Xaflada heshiiska lagu saxiixay ayaa ka dambeysay ka dib markii in mudo ah loo diyaargaroobayey qabashada xafladan oo ay dad badan [...]
July 30 2010 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA, Warbixin | Read More »
W/T: Cabdalle Muumin
Nin dhalashiisu tahay Spanish ayaa noqday ninkii ugu horeeyey oo waji aan ahayn kiisii lagu tallaalo isla markaana uu ku shaqeeyo.
Ninkan oo 31 jir ah magaciisana lagu soo koobay Oscar ayaa maalintii Isniinta ee toddobaadkan waxaa laga saaray isbitaalka Vall d’Hebron hospital ee magaalada Barcelona ee dalka spain ka dib markii sida a [...]
July 28 2010 | Posted in Health, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Hargeysa (RBC) Madaxweynaha cusub ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta ku dhawaaqay liiska golihiisa wasiirada cusub kuwaasi oo ay ka buuxaan siyaasiyiinta u badan qurbe joog iyo aqoonyahano ka tirsanaa xisbiga Kulmiye.
Xubnahan cusub ee wasiirada ayaa gaaraya 26 wasiir oo ay ku jiraan labo wasiir iyo hal wasiir ku xigeen oo haween ah, waxaana [...]
July 28 2010 | Posted in RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Cabdalle Muumin
E-mail: Cabdalleaxmed@yahoo.com
Saraakiil sare oo ka tirsan xukuumada Yuhuuda ayaa kula talisay masuuliyiin Kenyan ah in gidaar weyn ay ka dhistaan Soomaalida si ay isaga celiyaan Soomaalida xuduuda ka soo talaabeysa oo laga yaabo inay ku soo dhex dhuuntaan kooxaha maleeshiyaadka ah ee hubeysan.
Arintan waxaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday wasiirka xukuumada Yuhuuda u qaabilsan [...]
July 28 2010 | Posted in Fadeexad, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Kampala (RBC) Hogaamiyaasha wadamada Afrika ee ka qeybgalaya shir madaxeedka magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa u muuqda inaysan diyaar u ahyn in wadana uu ciidamadiisa u diro Soomaaliya.
Shirka oo maanta la soo gabagabeynayo ayaa waxaa ka soo baxaya ifafaalayaal aan u rooneyn dowlada ku meel gaarka Soomaaliya oo wax badan ku hamineysay in ciidamada [...]
July 27 2010 | Posted in RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Tehran (RBC) Taliyihii hore ee ciidamada badda Jamhuuriyada Iran ayaa digniin u diray wadamada reer Galbeedka haddii ay weerar ku soo qaadaan dalka Iran.
Gen. Morteza Saffari oo markii ugu horeysay ka hadlay awooda ciidanka Iran ay u leeyihiin inay kaga hortagaan weerarka ay reer Galbeedku ku doonayaan inay ku weeraraan dalka Iran.
“Waxaan diyaarinay illaa 100 [...]
July 25 2010 | Posted in RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
W/Q: Cabdalle Muumin
Email: Cabdallemuumin2@gmail.com
Labo gabdhood oo ka mid ah Muslimiinta ku nool wadanka Britain ayaa sheegay in toddobaadkan ay la kulmeen dhacdo yaab leh ka dib markii gaari bus ah oo ay ka raaci lahaayeen bartamaha magaalada London loo diiday inay raacaan, iyadoo sababta qura ee loogu diidayna ay tahay xijaabka iyo indha shareerka ay [...]
July 24 2010 | Posted in Islam, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Muqdisho (RBC) Laga soo bilaabo garoonka diyaaradaha Muqdisho illlaa hotelka Saxafi ee aaga KM-4 waxaa isqabsaday guuxa gawaarida, dumar ala-laasaya caleemo qoyana ruxa iyo ciidamo ku hubeysan hubka culus iyo kan fudud- Sida la ii sheegay waa soo dhoweyntii wasiir Mustaf Dhuxulow.
Mustaf Dhuxulow waxaa dhowaan loo magacaabay wasiirka qprsheynta ee xukuumada Dr. Cumar C/rashiid, hase [...]
July 24 2010 | Posted in RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Geneva (RBC) Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan qoxootiga UNHCR ayaa warbixin ay soo saartay maanta waxay ku cambaareysay tarxiilka dadka ee maalmahan ka socota degaanka maamulka Puntland ee waqooyiga Soomaaliya.
Warbixinta UNHCR ayaa lagu sheegay in hay’adu ay ogaatay in 900 ruux toddobaadkan kaliya dib loogu musaafuriyey bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya oo marki hore ay dadku [...]
July 23 2010 | Posted in RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Garowe (RBC) Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta ku dhawaaqay dagaal weyn oo ka dhan ah buuraleyda Galgala ee gobolka Bari oo uu sheegay inay ku jiraan kooxo taabacsan ururka Shabaab.
Madaxweynaha oo maanta markii ugu horeysay ka hadlay arimaha amaanka Puntland ayaa si cad u qiray in Xarakada Al Shabaab ay ka hawlgalaan Puntland, [...]
July 21 2010 | Posted in WARARKA, Warbixin | Read More »
Garowe (RBC) Wasiirka amniga Puntland Gen. Yuusuf Axmed Khayr ayaa sheegay in hawlgalka dadka lagu qabqabanayo ee ka socda magaalada Boosaaso ujeedadiisu tahay in ;agu saaro dhamaan dadka aan u dhalan Puntland.
Wasiirka oo maalintii Isniinta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa sheegay in hawlgalku uu socon doono illaa inta Puntland laga saarayo dhamaan dadka aan [...]
July 21 2010 | Posted in WARARKA, Warbixin | Read More »
Bujumbura (RBC) Booliska Burundi ayaa xabsiga u taxaabay wariye u dhashay dalkaasi kaasi oo toddobaadkii hore soo bandhigay warbixin uu kaga hadlayo awooda Xarakada Al Shabaab ee dalka Soomaaliya.
Warbixinta oo lagu shaaciyey bar internetka ah ayaa wariyahaasi oo lagu magacaabo Jean Claude Kavumbagu ayaa shaaca ka qaaday in Xarakada Al Shabaab ay u fududahay haddii [...]
July 18 2010 | Posted in WARARKA, Warbixin | Read More »